Dood Xaasaasi ah oo ku Saabsan Wada-hadalada Somaliland iyo Soomaaliya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 158

  • @HusseinAli-rd7ki
    @HusseinAli-rd7ki 5 ปีที่แล้ว +7

    Wllee waa Niman is ixtiraamaya.
    Respect inay isku hayaan baa ka muuqda Saddexda Masuul ba

  • @alimussa5560
    @alimussa5560 5 ปีที่แล้ว +2

    The talk show is fair the difference in opinion, Somaliland is a State this is proved by these gentle men , There are Somaliladers and are looking at the Topic Objectively.Biva Somaliland.

  • @bellarota8044
    @bellarota8044 5 ปีที่แล้ว

    I do agree with Mr Ali. No need to waste time with talks that’s no good for Somaliland.

    • @yasinaware9939
      @yasinaware9939 4 ปีที่แล้ว

      sxb dooda waxaa kafahantey wax qaldan.mise indhahaa isa tireysaa oo xaqiiqda w marabtid inaad aragtid.

  • @abdiqanimahamed1778
    @abdiqanimahamed1778 5 ปีที่แล้ว +16

    From Awdal Somalia wa Hal 1111111

    • @ufsland
      @ufsland 5 ปีที่แล้ว

      Ugdadaa ku haye ku dhiimo

    • @diiriyeahmed6699
      @diiriyeahmed6699 5 ปีที่แล้ว

      abdiqani Mohamed
      Are you really samaroon

    • @cc-dc4fy
      @cc-dc4fy 5 ปีที่แล้ว

      Awdal wa somaliland

    • @abdiqanimahamed1778
      @abdiqanimahamed1778 5 ปีที่แล้ว +4

      Hargaysaba waa Somalia isaaq qaran manoqonkaro😂

    • @abdiqanimahamed1778
      @abdiqanimahamed1778 5 ปีที่แล้ว +2

      Samaroon SNM baa xasuuqday aqoonso

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 5 ปีที่แล้ว

    MAXAMED SALEBAN WALAL WAA RAYI FICAN LAKIN ANIGU MA DILI KARO WALASHAY,WALALKAY,HOYADAY ADEERKAY AYEEYDAY HABAR YARTAAY,LAKIN SI KALE OO FUFUF AYAANU U GOAYNAA ADNA WALAL SOMALI DAACAD AH AYAD TAHAYE THANKS

  • @mariamrobly
    @mariamrobly 5 ปีที่แล้ว +4

    Shacabka Somaliland iyo 🇸🇴 in yar baa huwan sharka midnimod Somaliwayn

    • @mrhassanali3297
      @mrhassanali3297 5 ปีที่แล้ว +2

      May Allah protect somaliland and Somalia. May Allah grant them both everlasting peace

  • @Jeheeye
    @Jeheeye 5 ปีที่แล้ว +1

    Ninka ugu yar ayaa ugu caqli fiican

  • @mohamedosmaan1777
    @mohamedosmaan1777 4 ปีที่แล้ว

    Abdikariim iyo Ali doododa saxa

  • @thesomalibrotherhood7112
    @thesomalibrotherhood7112 5 ปีที่แล้ว +1

    IT'S OK TO BE SOMALI!

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 5 ปีที่แล้ว +1

    WAAR TANI RUNTA ISUMA SHEEGAYSEE ANAGU INANA YAR OO SIYAAD DHALAY OO SABATA UU UGA TEGAY DABAYAAQADII 80NADII GABADH AY KUF SADEEN YAGOO AH DHAWR WIIL OO MAREEXAANA WAA WAQTIGAY KIBREENE INUU MAANTA YIDHAAHDO SOMALIYA NAA U TALIYA,ADEER WAA TAASI WAA TAANU KU RIDNAY XUKUUMADII SIYAAD BARE

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 ปีที่แล้ว +1

    shirkasi ma fashilmin wuu guulaystay sabataa keentay in dekeda somaliland la dhiso waa guushii ka timi shikii turkeyga ku shireen ahmed silanyo iyo xasan waad u geftay shirkaas somaliland waxay ka soo hooysay guul

  • @duuliyexxx9105
    @duuliyexxx9105 5 ปีที่แล้ว +5

    Ilahow somaliya ha ila midayn anaa wax walba isu ahe💪💪💪

  • @mohamedosmaan1777
    @mohamedosmaan1777 4 ปีที่แล้ว

    Mustafe waa:muran wixiisu

  • @mohamedahmedhassan7174
    @mohamedahmedhassan7174 5 ปีที่แล้ว +2

    anigu waxaan ahay nin kasoo jeeda koonfurta soomaaliya waxaan tageersanahay ninka suutka cad wata iyo shaarka gaduudan waxaana ku taageersanahay in soomaaliland weerarto qabsatana soomaaliya waana sida ugu fiican uguna fudud midnimada soomaaliland

    • @ayaanahmed1555
      @ayaanahmed1555 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh miyaa hurudaa xamar iska deeyee puntland horta soo dhaaf waa tii lagu qaban lahaa lkn nacas ayaa tahay adoo somaliland eh baa sheegane somali

  • @Abas996
    @Abas996 5 ปีที่แล้ว

    Kkk abaay axmed kulahaa

  • @khalidcabdi2597
    @khalidcabdi2597 5 ปีที่แล้ว +2

    Waxan wariyaha ahee wareer San tolow maxuu ahaa waa yaabe ma muusa joojiyay wada hadalka mise afkiisa iyo dhaga hiisan is maqlayn muuse sanad buu joogaa hadii sanad aytaagnaayeen haa hadii kale cidaan eed lahayn eed looma sameeyo.

    • @HusseinAli-rd7ki
      @HusseinAli-rd7ki 5 ปีที่แล้ว

      Haa muusaa joojiyey markii DPworld ay diideen somalia. Iyadoo march-2018 la ballansanaa ayuu diiday ee dib ugu noqo ha Degdegine

    • @khalidcabdi2597
      @khalidcabdi2597 5 ปีที่แล้ว

      @@HusseinAli-rd7ki dhakhtar wacan baanad ahayn adaaba sheegaya in arinkii Dp world uu u joojiyay waxa weeyaan qadaadwayn balan iyo wax lagu heshiin kara inaanay jirin ilaah iyo aadmiguba waa arkaa mid na ogow maanta Somalia wax uyaal gobolkan dhexdiisa ma jirto oo aan ahayn in Somaliland ay aqoonsato waxna la qabsato .

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 5 ปีที่แล้ว +1

    SOMALIYA HADAY HAGAAGTO INTA SOMLILAND LA ICTIRAFAYO WALAHAY BEEN BAN IDIINKU DHAARTAY,HA SUGINA IN SOMALIYADAWALD CAADI AH NOQOQTO,WAXASINA WAA DEMBIGII SOMALILAND LAGA GALAY EE ILAA HADANA LAGU WADO

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 5 ปีที่แล้ว +1

    Bilawgiiba waxaa diiday weriyuhu wuxuu yidhi wadahadaladu waxay joogsadeen markii muuse biixi la doortay
    Waxaanu u fahmaynaa inuu u jeedo muuse dhinaciisa oo kaliyaata u sabab ahaa inay joogsadaan

  • @mowlidmohamed
    @mowlidmohamed 5 ปีที่แล้ว +2

    Plse Don't be selfishness understand difference of republic of Somaliland and Somaliland administration you can feel brother otherwise why Mr Biihi send feedback Somalia like that statement

  • @qadracabdullahi2717
    @qadracabdullahi2717 5 ปีที่แล้ว +1

    Dad ka waa wada xamareey sanyihiin sodhowaada

  • @bashirgana1614
    @bashirgana1614 5 ปีที่แล้ว +1

    DODA KAA LEH MUSSE BIXI WAXA UU LAHA FARMAJO II GEEYA AYUUNBUU KA WADAY. DOQONKAS OO MIDHAN AYAA LAGU ODHANAYA WAA AQONYAHAN. FAQASH ILAA FAQASH MUUSE BIXI WAA QOFKA UGU DANBEYA EE SAMALIYA DONA EE ADIGA AYAA RABA MASHA ALAHA BAL RAGA KALE SIDA FIICAN EE AY U SHEGAYAN QADIYADA SAMALILAND EEG XASID KA SAMALILAND HA DHACO

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 5 ปีที่แล้ว +2

    Aniiga wilkan ugu daada yeer waa gental man fariid ah oo intelligent ah laakin kaan dharka caad ee shatiga. Caas waaba nacas hantatacaya
    Maaba hadel caad caado warkisu waa mucaradad

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 5 ปีที่แล้ว +1

    QORYOOLEY HAL QOF KOONFURI KAMAY DILIN MARKAA WAXA KU QASAB AH INUU SOMALILAND SAMCADEEDA WAX UDHIMO.WALAHAY SOMALLAND WAA DAWLAD BUUXDA XXASID KEEDUNA HA DHACAO

  • @abdiyounis2389
    @abdiyounis2389 5 ปีที่แล้ว

    Referendum-ka ma inta ogol baa laga qaadi mise waa lawada qasbi. Inta rabta inay go'do halaga qaado.

  • @saidali6305
    @saidali6305 5 ปีที่แล้ว

    Yahoo

  • @jsanikdany3330
    @jsanikdany3330 5 ปีที่แล้ว +4

    Dhulbahante oo noqday somaliland waa habarjecloo noqday putiland idoor ka faa iidayso intuu dhulbahante is hayo

    • @Dabayl
      @Dabayl 5 ปีที่แล้ว

      Dhulbahante waxaa uu ka yahay Somalilland sidaa Isaaq ka yahay kililka Shanaad.

    • @umalkhyremohamed5308
      @umalkhyremohamed5308 5 ปีที่แล้ว

      Kriim25 Hakiim22 dhulmahante ado dhabayaco ah waa kaa tashadeeye lacagti ade kuu duul unayseen waa laaga dhariyeey caaac dhulmahante kaa goobsan dhabayaco oyee dee

  • @farhanhagi4764
    @farhanhagi4764 4 ปีที่แล้ว

    Anigu waxan qabaa in somaliland ay siyasada jiilka cusub la timaado oo waliba samaysato dad rer Somalia ah oo aminsan in lakala go anigu Somali ayan kawsoo jeeda waxana o olalaya in ay noqo dad Somali ah oo 2 dawladood gudaha somali dad dagan halaga gado fikirka kala taga

  • @muusehaarun7000
    @muusehaarun7000 5 ปีที่แล้ว

    rer waqoyega engrs amisan yehin iyo itobian waxeyna diidayaan turky oo muslim ah oo mideynta musliminta jacayl 1500 turky somalida difaci jiray muslimnimo ayu u difacayey axmed gureey hanti kama rabin muhimada waa ku dhaqanka diinta afka muslim lagama ma noqdo khabriga nawada suga ilahow na bad bad rer somaliland itobiya ha u jabina somalida anaga isla dhashanay an hishino waxey donto an ku hishino lkn itobiya naga reba iyo engrs konfur mar hore ee ka xuroyday italia adinka wali engrska ksma xuroobin maskaxdina ka xureya insha allah guul musliminta

    • @cc-dc4fy
      @cc-dc4fy 5 ปีที่แล้ว +1

      Adba muslim bad sheganaysa hadana wad ixasidaysa...nolol ima ogolid lakin ada ku khasari waxad ka heshid banu egi

    • @fuadmahamud9660
      @fuadmahamud9660 5 ปีที่แล้ว

      Muuse Haarun kuwa afka duuban iyo amison marka hore iska dhici xataa inla hadlo oo wakhti lagu lumiyo waa khasare reer amison

    • @Ciiltire20
      @Ciiltire20 5 ปีที่แล้ว

      @@fuadmahamud9660 oromada maxaad ula midoobi wayday ileen iyaguba waa muslim e

  • @abdilahiobsiiye158
    @abdilahiobsiiye158 5 ปีที่แล้ว +3

    Wallee professor. cali qoryooley. ayaa. runtii. qarxiyey. Oo. bayaanshey. maxaa. rag. badan. fashilmay. siyaasiyiin. Sheegan. jirey. Ooy maradu. ka. dhacday. aheey. ah. ceebeey. tacaal illahow. kuwaa. sidood. hanaga. yeelin

    • @MubYus
      @MubYus 5 ปีที่แล้ว

      Goorma ayuu professor noqday ? yaaaab

  • @kulmiyehiilwalal3720
    @kulmiyehiilwalal3720 5 ปีที่แล้ว

    Somaliya arrimo ka waawayn qaddiyadan somaliland ayaa u yaaalla waqti xaadirkan caalamkana waa ogyahay umalaynmaayo inay usoo jeedaan xattaa. Aragtidayda

  • @bileawil6095
    @bileawil6095 5 ปีที่แล้ว +3

    Siidaa mudane aan dhagaysanee waxa ragu isu sheegayo

  • @johnjordon8947
    @johnjordon8947 5 ปีที่แล้ว +1

    Dowlad Goboleedyka Soomaaliland oo ogolaaday in UU la shaqeeyo Dowlada Federaalka Soomaalia

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 ปีที่แล้ว +2

    somaliland hadan ahayn dal jira maxa dadka soo tahriiiba loo yidhada idinka somaliland baad tihiin noqda idinka moodayee somaliland wa dowlad jirta walee

    • @patorenking988
      @patorenking988 5 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkkkkkkkkkk ader benta dadka kalatag

  • @Kiilaani
    @Kiilaani 5 ปีที่แล้ว +1

    War yey matalaan ragaan ma qabil
    Maxayse ka helayaan haddii lafasaxo
    Mainey ku tuntaan qabiilada kale

    • @umalkhyremohamed5308
      @umalkhyremohamed5308 5 ปีที่แล้ว +1

      Somalia 1 Somalia1 huus ilmo faqashmajo kama hadlikartiid somaliland maaxa kaa galaaye adiiga orood meshada hagajiiso

  • @18maychannel23
    @18maychannel23 5 ปีที่แล้ว +1

    Aqoonyahanadan maxaa ka qaldan sawta madaxwaynuhu yidhi anagu madal calamiya ayaanu kugarnaqsanaynaa hadii wadahadalo larabo.

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 ปีที่แล้ว

    tukoraq maxaa keenay meesha tuko raq marki ahmed silanyo joogayba sowtii ssc laga saray ee aaay xor ahayd xiligii silanyo ka dib way soo galeen hadana waa laga saray amaaxad uga dhigaysa tukoraq sheekada maad tidhaadid ali khaiif iyo ahmed silanyo heshiiyay bay ku timi xataaa taasaba ku dhantaye

  • @Dabayl
    @Dabayl 5 ปีที่แล้ว

    Wasaarada Warfaafinta Itoobiya waxay sheegeen inay 3000 kun oo qaxooti ah ka soo qaxeen Somaliland. Ma run baa taasi ? Xafiiska ra'iisal wasaaraha Itoobiyaa ciyaal baa ka shaqeeyaa, waxay doonaan ku hadlaa. Hadalka inta aan rumaysto Itoobiyaa , ta Somaliland ma beensan karno

  • @صداميةوافتخر-ف5ح
    @صداميةوافتخر-ف5ح 5 ปีที่แล้ว

    Xududa waa din daka waa muslim wada jirken waa anshaxa umadnimo

  • @herssihailoula8249
    @herssihailoula8249 5 ปีที่แล้ว

    Qoryooley dood I isu maxuma , lakiin south Sudan waxaa soo gooey kirishtaanka khaasatan ibaanjelikanka .

    • @Dabayl
      @Dabayl 5 ปีที่แล้ว

      Evengelical haday waddan samaynayaan Biafra, Nigeriaa waddan noqan lahayd . Sudan khaatiyaan bay taagnayd, dagaal joogtaa iyo cunaqabatayn baa isagu tagay. Nabad bay siisatay aqoonsigaa.

  • @abdilahiobsiiye158
    @abdilahiobsiiye158 5 ปีที่แล้ว +1

    Wallee professor. cali qoryooley. ayaa. runtii. qarxiyey. Oo. bayaanshey. maxaa. rag. badan. fashilmay. siyaasiyiin. Sheegan. jirey. Ooy maradu. ka. dhacday. aheey. ah.

  • @abdilahiobsiiye158
    @abdilahiobsiiye158 5 ปีที่แล้ว

    Wallee Ninkii. dadkiisa. khiyaamaa. Isagaa. Naftiisa. khiyaamay

  • @dahirwarsame9603
    @dahirwarsame9603 5 ปีที่แล้ว

    Aad ayaan ugu qoslay cali qoyeeyey waa nin aan hal maalin dagaal ka qayb qaadan marka waxa uu yiri ilaa jowhar aan gaarno marka haduu dagaal rabo waa uu helayaa oo dadka uu wato iyo fikirka uu qabo waa uu ku fashilmay aduu sheegtay aqoon yahan lakiin labada nin oo kale waa rag fahmaaya xaaladaha soomaaliya caliyoow dagaal waa lagu fashilmaa ilaa jowharna ma qabdan kartid lakiin waxaan kuu sheegayaa aqooyahan in aadan ahay ee aad tahay raga iska qayila oo kalaya (reerbarigu waxay ku maah maahaan *waa lataahay * marka in aad wax qabsan kartid wey kula tahay)

  • @nassirm7040
    @nassirm7040 5 ปีที่แล้ว

    Waxa fiican inaad dhahdaan dawlada xamar not dawlada fedaralka somaliya... barta sida wax u didisaan viva somaliland.

  • @herssihailoula8249
    @herssihailoula8249 5 ปีที่แล้ว

    Wasiirku waa nin sare , cabdillahina waa garma maqaate .

  • @ashcariabdi5737
    @ashcariabdi5737 5 ปีที่แล้ว +3

    Runti wxa cadaatay uun in aan koonfur one minite waqooyi ka maarmi karin sababtoo ah waqooyi waa caqliga somalia hhhhhhh

    • @ELMANSSON
      @ELMANSSON 5 ปีที่แล้ว

      Ashcari Abdi oo ninyohow koonfurtaas lala hartaa puntland maku jirtaa oo caqliga u baahan?
      haddaad haa tiraahdid dee puntland waa mashiinka siyaasadda iyo caqliga soomaalida oo koonfur baa buro sidda, haddaad maya tiraahna dee halkay raacdaa buro sidda.
      Anigu waxaan qabaa laga bilaabo koonfurta gaalkacyo baa 27sannadood micne keena laga la'yahay oo marba balo kasoo baxaysay, odoyaal baa dadku ku badbaadeene xitaa odoyaal laga waayey, koonfur oo dhan ha isku rarinee koonfuri isku caqli maahan.

    • @yahyaelmi8435
      @yahyaelmi8435 5 ปีที่แล้ว

      Ashcari Abdi been ma ahan laakin waa xasidiin caqliguud wana xasdiid oo guryahuud bii intee la galiin aya irida neh naga so xirtaa laakin waa loo bahnay hada anaga xooga wan caqliyeesanay

  • @yonisadan5197
    @yonisadan5197 5 ปีที่แล้ว

    Conspiracy theory ayay Sheegan

  • @abdilahiobsiiye158
    @abdilahiobsiiye158 5 ปีที่แล้ว +4

    waryaara Reer S/land now cali qoryooley. madaxweyne. u. doorta. kkkkkkk

    • @alimussa5560
      @alimussa5560 5 ปีที่แล้ว

      He is one of many Somalilanders , True Somalilanders have a vision long . SOMALILAND will Win because facts Support them.

    • @maxbuubyare6791
      @maxbuubyare6791 5 ปีที่แล้ว

      Haye waa sax

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 ปีที่แล้ว

    waxan duliga ah aan dhegaysnaya maxay ahayeen waaba wax mucarida ila war idin dhegaysan maayoba labada kelmadood hore aaya igaga kiin filan unlikena qaataa dad yahow maadhani

  • @ahmedmo9833
    @ahmedmo9833 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaryaa mucaarada caydiisi u sii cabaysanty

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 ปีที่แล้ว

    ragan xun xun somaliland wa ku cadow laba wejilaayaal iga dheh

  • @Jeheeye
    @Jeheeye 5 ปีที่แล้ว

    Yaakuu dagaalamaya adeer marbaad nugu sirtay tollaaa yaa isaaqaaay .....
    af ka badaysha ka qarso cid dagaalamaysa majirto

  • @herssihailoula8249
    @herssihailoula8249 5 ปีที่แล้ว

    Horta yaa Raba goonigoosadka ? Haddii gobolada waqooyi dadkooda dhami ay rabaan afti dadwayne kabacdi markaas waa in la ogolaado . Haddii hal qabiil oo somali ahi uu rabo inay dawlad noqoto waa gacma daalis .

    • @Dabayl
      @Dabayl 5 ปีที่แล้ว

      Hal qabiil baa aqlibayadaa Waqooyiga ah.. Orod oo taariikhda baar.

  • @isku-dubba-ridnaan384
    @isku-dubba-ridnaan384 5 ปีที่แล้ว

    Cali qoryooleu illeyn waa faataadhugle een.

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 5 ปีที่แล้ว

    At the end of the day no unity with that shit hole zoomalia

  • @balayaxmedia9091
    @balayaxmedia9091 5 ปีที่แล้ว

    Dooda fasaxa.....

  • @ednaadan4074
    @ednaadan4074 3 ปีที่แล้ว

    Kulahaa farmaajo malaha inuu masiir gaadho .labada hadii la eego muuse ayan haysan inuu masiir gaadho caaliman ahaa.

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 5 ปีที่แล้ว

    Ali oromo you don't look like somaliland blood those who born mix blood mother isaq father oromo

  • @suweydcabdikariim8720
    @suweydcabdikariim8720 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkk markii aan jowhar marayno habar fadisa lagdan la fududaa kkkk puntland ayaan idin kibrisay wlhi sidani in aysan wax cali idin ku jirin dadka samaroon ayaad moodeen hhhjjj

  • @cabdicasiisdacar4078
    @cabdicasiisdacar4078 5 ปีที่แล้ว

    Cali qoryolay Runta ayuu sheegay yaa LA aaminaya nin baahani biyo iskama dhowro kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @nimosheikh5099
    @nimosheikh5099 5 ปีที่แล้ว

    Gumestihi kahor S/land halkee joogteen somalia ma kamid ahayn miyaa.

    • @khalidcabdi2597
      @khalidcabdi2597 5 ปีที่แล้ว +1

      Walawaynay adoon taariikh hayn hayska soo badhaacin dawlada Somali yeelatay yaa umadax ahaa gumaysiga ka hot tusaale Somaliland ingiriiska heshiis buu Ku soo galay adigana talyaanigu awoowayaashaa wabiga ayuu kaga talaa bayay markaa ayar socda.

    • @Ciiltire20
      @Ciiltire20 5 ปีที่แล้ว +1

      gumaystaha ka hor afrika halkay joogtay baan joognay

    • @mowgayare916
      @mowgayare916 5 ปีที่แล้ว

      Soomaali uunbaa la wada ahaa dawladnimo mabay aqoon jabuuti koonfur iyo waqooyi iyo kuwa kiinya iyo kuwa eithopia 5tuba soomaali uunbaa la wada odhan jiray

  • @saidali6305
    @saidali6305 5 ปีที่แล้ว

    Laba dal been badanaa

    • @Dabayl
      @Dabayl 5 ปีที่แล้ว

      Siil ka xaarto

  • @AhmedMohamed-gu8hr
    @AhmedMohamed-gu8hr 5 ปีที่แล้ว

    *Somaliland Ma SNM baa* ?
    *Somali land beelaha degaa ma* *ogola in somaliweyn la kala gooyo*

    • @khalidcabdi2597
      @khalidcabdi2597 5 ปีที่แล้ว

      Ahmed somaliwayn xagay haysataa ,mise somaliwayn baad wax gashatay raadinteed yaa qadaadwayn.

    • @AhmedMohamed-gu8hr
      @AhmedMohamed-gu8hr 5 ปีที่แล้ว

      @@khalidcabdi2597
      *Maxaad ka hadashay* ?
      *Hadaa ma siilka - cas ee SNM baa wax ii keeni hadaanan soomaliweyn wax la qabsan*
      Waad riyoonaysaa* 😎

    • @khalidcabdi2597
      @khalidcabdi2597 5 ปีที่แล้ว +1

      @@AhmedMohamed-gu8hr alaylehe riyo maalmeed iyo doqoniimo wada jiraaba aday Ku hayaan xagay Ku nooshahay Somali wayntaad sheegaysaa anagu qadaadwayn somaliwayn uma naqaan waxa kalee kuu muuqda adaa yaqaan laakiin waxaan Ku leeyahay hadii riyo dib leeyihiin dabadooday Ku qarsan lahaayeen Ku waad sheegaysaan 30 noolosha xayawaan ka kumay noolaadeen haday umad yihiin shakhsiydaada hadaad wax Ku biirinayso waad u tagi kartaa qaarbadaniba waala joogaan waxa Ku tareena ma jirto adna soo tijaabi.

    • @AhmedMohamed-gu8hr
      @AhmedMohamed-gu8hr 5 ปีที่แล้ว

      @@khalidcabdi2597
      *Muuse biixi, Madaxweynaha SNM waxuu kaga dhawaaway Ethiopia farmaajo ii geeya*

    • @khalidcabdi2597
      @khalidcabdi2597 5 ปีที่แล้ว +1

      @@AhmedMohamed-gu8hr waa caqligiini horya meel maleeyahay farmaajo futada Uganda ayuu Ku jiraa markaasaad wax sheegaysa war waqtiga hayskaga ciyaarina sidaa dawlad laguma noqdee.

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 ปีที่แล้ว

    ma kuwii gaaladu aha baa meesha ka hadalaya ee cuqdada qabaay waanba yabay maxay u leeyihiin shirka waa fashilmay show waa damiintiin cuqdu waashay waxan maba dhegaysto ma ogayn wale haduun baan u fiirsaday hadana dislike qata maca salama waxan buaka ma dhegaystee

    • @Ciiltire20
      @Ciiltire20 5 ปีที่แล้ว

      dhilo adaa gaalada ee dadka ha cayin

    • @Dabayl
      @Dabayl 5 ปีที่แล้ว

      Sharmuuto !