SIDA LOO HELO WAXA AAD RABTO NOLOSHA | Dhiirigalin Awood Badan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ส.ค. 2019
  • Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
    Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
    Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
    Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
    Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
    Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789
  • แนวปฏิบัติและการใช้ชีวิต

ความคิดเห็น • 181

  • @kayse9381
    @kayse9381 4 ปีที่แล้ว +62

    TH-camrk kaliya wax laga faaiido 🔥
    Keep going bro 🙏✔️

    • @maryamaxmad5613
      @maryamaxmad5613 3 ปีที่แล้ว

      Kuwakalaba waa laga faiidaa

    • @NimcoLibaax
      @NimcoLibaax 5 หลายเดือนก่อน

      Haa wllhi wax badan laga faaidaa run ahaantii

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation3048 4 ปีที่แล้ว +68

    I give you million subscribe but I can't😭😭😳😳. Keep going brother I like you!! ☝☝☝

  • @guyomahamed259
    @guyomahamed259 4 ปีที่แล้ว +16

    First Macalin Horey uso Co! Wll Qli 💞💯

  • @abshirmaxamedabdulaahi1728
    @abshirmaxamedabdulaahi1728 3 ปีที่แล้ว +3

    Guuldarada guul ayaaaa ki xigta Marnaba ha is dhiibin

  • @guyomahamed259
    @guyomahamed259 4 ปีที่แล้ว +16

    Wlhi Walal Markan Dhageysto Hadall Kaga Aad Buu I Sameyaa Horey uso Wll Qli! 💞💞

  • @cabdishakurcali9032
    @cabdishakurcali9032 4 ปีที่แล้ว +8

    Mahadsanid wll sida luuqad cusub Loo barto barmaamijka xiga nooga dhig 🙏🏻🙏🏻🙏🏻👍

  • @nimaodiamond5179
    @nimaodiamond5179 4 ปีที่แล้ว +6

    Mahadsanid teacher abdirisak alleh haku xafido mowduuc aad iiqanciyey

  • @haliimosacdiyo642
    @haliimosacdiyo642 4 ปีที่แล้ว +16

    Sax waaaye wlhi💯 waligaaa ha niyad jabin💪🏼

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 4 ปีที่แล้ว +3

    mnzh alH wll Abdirizak FaraH jazaka LaH

  • @adeecagobtitogdher3333
    @adeecagobtitogdher3333 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxan noloshayda kafaiday mailawo janalkan thanks macli qlia ale haku sharfo😭❤️

  • @sharmaabtidon4478
    @sharmaabtidon4478 4 ปีที่แล้ว +2

    Sxb aad ayaa ugu mahadsan thy dhiirigalinta alle haku barakeeyo

  • @ayannour9428
    @ayannour9428 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ustaad

  • @hafsohassan9129
    @hafsohassan9129 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilahay ku xifdiyo aakhiro iyo aduun wlky

  • @ibraahimxigmat5689
    @ibraahimxigmat5689 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid mudane sidoo kale adigana niyada hakuu dhisnaato

  • @almanaarmedia4794
    @almanaarmedia4794 4 ปีที่แล้ว

    Maa shaa Allah, shukran ustaad

  • @mohammedjamaal8725
    @mohammedjamaal8725 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah wayey toobarre. Waxaan rabo insha allaah wan gaari guuusha. Mahadsanid!!!!!

  • @user-th9wq4nw9q
    @user-th9wq4nw9q 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank you dhiiragaliye fiican tahay ❤🧭

  • @abdishakuurcmc1544
    @abdishakuurcmc1544 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahadznd zxp qaali farxad dhamaanteed 😍😘😍😘😍💯💯💯🙌🏻🙌🏻🙌🏻

  • @queenznajwanita6558
    @queenznajwanita6558 4 ปีที่แล้ว

    C/risaaq jazaakallahu khayr wa zaadakallaahu cilmaa!!!

  • @abdifatahahmed9380
    @abdifatahahmed9380 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Jazakallah kheyr walal qaali ah hore usoco waligaa big brother full respect 👍🤳

  • @kowsar39
    @kowsar39 4 ปีที่แล้ว +2

    mahadsanid aboowe Thanks💯💯♥️♥️♥️

  • @muxudiinyare6281
    @muxudiinyare6281 4 ปีที่แล้ว

    thankz wll dhamaan bahda isku soo daba riday sidee loo hela waxa aad rabto nolasha
    thnkz dhamantin 👍wax ka barro❤️👍

  • @mhohaaji5328
    @mhohaaji5328 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah aad baan ku Tageersanahay Sxb..hadaladaada dheeri Galinta ah Qalbigaan ka Dareemaa...Bookaada intee laga helaa dad badan ayaa rabo walal ..Horey u soco waxaad ka mid tahay ..Halyeeyada dadka somaliyed Dhiiri Galiyo

  • @asmailwad96
    @asmailwad96 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll wax badan kaa faiday

  • @gulledbazma586
    @gulledbazma586 4 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid wll Aad iyo aad👍🙏

  • @garabuukombale1555
    @garabuukombale1555 4 ปีที่แล้ว +4

    TH-cam ka aan ugu dunida ugu jeclahy mahad sanid macalin🙏🏿❤️

  • @liibanhussen8916
    @liibanhussen8916 3 ปีที่แล้ว

    Shukran wllo

  • @caqli_kaabchannel2885
    @caqli_kaabchannel2885 4 ปีที่แล้ว +3

    Macalinka qudhe aan kuxidhanahy✔🤗

  • @ayaa35
    @ayaa35 4 ปีที่แล้ว +2

    Chnelka an ugu jechy inan dawado youtube because hadal yari xikmadna leh well done wall

  • @mrbaaxeer4203
    @mrbaaxeer4203 4 ปีที่แล้ว +5

    Thank you so much teacher

  • @mowliidcllaahi4968
    @mowliidcllaahi4968 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah Teacher aad bad umahadsanthay

  • @aamtube9647
    @aamtube9647 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wax badanaa iga badashay

  • @ahmetpazy7
    @ahmetpazy7 4 ปีที่แล้ว +2

    mahadsanid sxb keep going

  • @Ibraahim_Sm21
    @Ibraahim_Sm21 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsani brotherkey noloshu
    waaa samir Iyo dadaal 👍🏽

  • @salmakelli8600
    @salmakelli8600 3 ปีที่แล้ว

    Jasaka allahu khayr🤲

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalaahu khayr wll

  • @c8kk9kkjj
    @c8kk9kkjj 2 ปีที่แล้ว

    masha allah wll

  • @mahadmohamedjamac8596
    @mahadmohamedjamac8596 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid pro

  • @cabdiraxmaancm5209
    @cabdiraxmaancm5209 4 ปีที่แล้ว

    Maasshaa allah cabdi risaaq faarax

  • @fartuunmohamed636
    @fartuunmohamed636 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @xm6725
    @xm6725 4 ปีที่แล้ว +1

    Walahi xaqiiq sxb alaha inagarbgalo 👏

  • @yahyeabdiahmed9793
    @yahyeabdiahmed9793 4 ปีที่แล้ว

    mahadsanid walaal

  • @ABWANQAYS
    @ABWANQAYS 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah wllo tankz

  • @aminaabdallah5763
    @aminaabdallah5763 4 ปีที่แล้ว

    M,a mahadsanid walal waa arin na,anfacday

  • @alyconde423
    @alyconde423 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks you teacher

  • @sayidcumar6536
    @sayidcumar6536 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah walal hore usoco

  • @ashkircaliashkircali4064
    @ashkircaliashkircali4064 4 ปีที่แล้ว +3

    mash Allah bless you with you channel

  • @hipoothmaan1136
    @hipoothmaan1136 4 ปีที่แล้ว

    thnks wllo wad mahad san thy aad ayaan oga hely mu qal ka thkns

  • @abdirahmanali958
    @abdirahmanali958 4 ปีที่แล้ว

    Waan dhararaayay muqalada aad lasoo dahday wlh TH-cam ka dhan waxaan kasuga waxad sodhigtid alaha kuxafido adiga iyo reerkaada dhan

  • @Xogaha181
    @Xogaha181 4 ปีที่แล้ว +4

    Nin la waayay
    Keep going bro

  • @sxpfcniyowllba2793
    @sxpfcniyowllba2793 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa allh

  • @abfitahaisse6398
    @abfitahaisse6398 2 ปีที่แล้ว

    msh allh bro

  • @shafshechannel1232
    @shafshechannel1232 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @zahradagan6168
    @zahradagan6168 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @Nafiso059
    @Nafiso059 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @moustaphahoussein3105
    @moustaphahoussein3105 2 ปีที่แล้ว

    Maashallah thank you

  • @najiibabdi7188
    @najiibabdi7188 4 ปีที่แล้ว +1

    Wax ka baro chanel waa chanalka ugu jeclahay yutubka wlhi waayo nolasheyda ayuu waxbadan ka badaley mahadsanid sxp

    • @yaxyemuxumed5419
      @yaxyemuxumed5419 4 ปีที่แล้ว

      masha alla ilahay haku xifdiyo wllo
      c/rasaaq aad iyo aad ayaan uga helay barnaamishkaagani waxkabaro chanel
      waa erayo dhiirigalinleh
      aad ayaan ula dhacay
      barnaamishkani
      waa waxkudayasho mudan
      ilahayna hanaga yeelo
      kuwii fahma ficilkeedana
      layimaada

  • @deeqoshire8681
    @deeqoshire8681 7 หลายเดือนก่อน

    Thank you much Teacher

  • @zaara.queenzaara5899
    @zaara.queenzaara5899 4 ปีที่แล้ว

    Www masha allha keep going bro

  • @mostafahassantv6600
    @mostafahassantv6600 4 ปีที่แล้ว +1

    Good advice 🖒

  • @zuwaaraahmed6059
    @zuwaaraahmed6059 4 ปีที่แล้ว

    masha allah mahad sanid macalin wlhy wanka faaiidey zakalla khayr

  • @MunaCalidiriye
    @MunaCalidiriye 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsani brother

  • @xoogsademindset3609
    @xoogsademindset3609 2 ปีที่แล้ว

    MaashaAllah ustaad. You nailed it!

  • @nimcoabshir9473
    @nimcoabshir9473 2 ปีที่แล้ว +1

    Helkeen ka heel kaar buugaas

  • @ciidcabdi8526
    @ciidcabdi8526 4 ปีที่แล้ว

    mahadsanid

  • @dauudmohamud9011
    @dauudmohamud9011 4 ปีที่แล้ว

    Thank so much Bro

  • @somalidamaanta6199
    @somalidamaanta6199 4 ปีที่แล้ว +1

    C/risaq faarax wll wan kugu Faaidnay Waadna Na dhiira Gelisay Alle haku dhowro wlh Mar walboid wax soo dhigto Wan ka faaiida Caqli aftahanimo iyo Aqoon buu alle kuu Dhameyay Alle hakuu siyadsho wlle

  • @mahadcabdi5371
    @mahadcabdi5371 4 ปีที่แล้ว

    keep going my dear pro

  • @cabdixasan1532
    @cabdixasan1532 ปีที่แล้ว

    Wax kabaro aadbaad umaadsantihiin waanay marwalbana aad ayaan uxiiseeyaa xigmadihiina xigmad kasta ooaad soo ban dhigtaana aad ayay macno wayn uleedahay halkaa kasii wada waayo dad dad badan oo soomaali ah ayaa u bashan Ana aad ayaan mar walba ugu baahanahay guul ayaanan idiin rajaynayaa zxpayaal aadna waad usalaaman tihiin

  • @yousufhassan1206
    @yousufhassan1206 4 ปีที่แล้ว

    Good point🙌🙌🙌

  • @hamzefantaztic7405
    @hamzefantaztic7405 4 ปีที่แล้ว +2

    Legend ina faarax

  • @user-fh3ci6oz2m
    @user-fh3ci6oz2m 4 ปีที่แล้ว

    Thanks my brother

  • @user-dm7fm2tn8y
    @user-dm7fm2tn8y 8 หลายเดือนก่อน

    thanks brother ❤😊

  • @cabdimuuse6008
    @cabdimuuse6008 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw yassa laam thanks Nooso badi Arimaha jaceylka iyo Arimaha Guurka in bdn

  • @aniishacadey3886
    @aniishacadey3886 4 ปีที่แล้ว

    Keep going on bro

  • @umsaamiya8043
    @umsaamiya8043 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa sax

  • @naimamaxamed6061
    @naimamaxamed6061 4 ปีที่แล้ว +1

    Mhdsandi wll aad bn uga helay dhiirigalintada

  • @moussemahamoud859
    @moussemahamoud859 3 ปีที่แล้ว

    Merci beaucoup mon frere

  • @abdinasirhassan7529
    @abdinasirhassan7529 2 ปีที่แล้ว

    Fact and very useful

  • @salmanducaale6081
    @salmanducaale6081 4 ปีที่แล้ว

    Horay usoco Abdi rizaq farax 💞

  • @halazixasan5475
    @halazixasan5475 4 ปีที่แล้ว +2

    Thank you bro

  • @user-yo8tq9ol7i
    @user-yo8tq9ol7i 9 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going ❤❤❤❤❤

  • @simplyaweys6968
    @simplyaweys6968 4 ปีที่แล้ว +8

    thanks you #walakey#
    this video has just come when i needed

  • @dheemanjag2021
    @dheemanjag2021 4 ปีที่แล้ว

    Waxa rabto le haku cadaadaano guul

  • @Filsanahmad-jb2sl
    @Filsanahmad-jb2sl หลายเดือนก่อน

    Jibaax hal ma, aha thinking you❤❤❤❤

  • @cabdullahiabukar8369
    @cabdullahiabukar8369 ปีที่แล้ว

    Thank you

  • @apdmaalikbadby6617
    @apdmaalikbadby6617 2 ปีที่แล้ว

    Inshalah you will reach 1B

  • @Musalsalmedia1
    @Musalsalmedia1 4 ปีที่แล้ว +2

    Wax Ka Baro Chanelka Kliyee Wax laGa faaideyo Go Forword 💟

  • @abdalla715
    @abdalla715 4 ปีที่แล้ว +2

    halka meeel waxpadan kafaaido hor mar wacan zxp

  • @Madadaalotv31
    @Madadaalotv31 4 ปีที่แล้ว

    waa sax

  • @samiyoabdisalam8485
    @samiyoabdisalam8485 ปีที่แล้ว

    M.a wamuhim wandu

  • @mahamedwayrah4441
    @mahamedwayrah4441 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @hakabashow8473
    @hakabashow8473 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc codsi
    Sxp waxan jeclaan lahaa inaad noo soo diyaariso sida loo doorto faculty of university iyo wax yaabaha lagu doorto?
    Waxan u malayn inaad ii tixgalin doontid inshallah.

  • @iftiimiye1038
    @iftiimiye1038 4 ปีที่แล้ว

    mahadsanid waa mawduc dhiirigalin leh.codsi kasoo haldal fagaara kahadalka.wllkay waxan rajaynayaa inad codsigyga kasoo jawabi dontid

  • @NimcaAdem-wz5nn
    @NimcaAdem-wz5nn 4 หลายเดือนก่อน

    Keep going

  • @ashaaskaaliisha6794
    @ashaaskaaliisha6794 4 ปีที่แล้ว

    Tnks wllo

  • @secretdiamond1745
    @secretdiamond1745 4 ปีที่แล้ว

    Thanks😊

  • @faysalmuniir7824
    @faysalmuniir7824 2 ปีที่แล้ว

    Thanks🙏

  • @abdihakimhussein1661
    @abdihakimhussein1661 4 ปีที่แล้ว

    Waar ugaaaz waan kuu xiiiznay nagu sooo wada dhiiri galinta brother

  • @madiinailwaad6476
    @madiinailwaad6476 4 ปีที่แล้ว

    M.a kEep going wlaL