Safwan Halac Heestii Sir sarbeeban Xafladi Munchen Germany 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ธ.ค. 2018
  • Ilkacase Lyrics
    ilkacase
    Lyrics
    SOMALI
    Hees Qoraa
  • เพลง

ความคิดเห็น • 353

  • @SafwanHalac
    @SafwanHalac 5 ปีที่แล้ว +163

    Tanks axmed ilkacase heestan inbadan aya videoclip keega loo baahna ❤️ aadban usalamay taageerayashayda meelkastoy joogan

  • @hamzydmtjigjigawi1216
    @hamzydmtjigjigawi1216 5 ปีที่แล้ว +310

    Qof walpa oo qoralkan arka waxan leyahay wixi aad higsanyso alle haku rumeyo✊😭😭😭

    • @mesaabdi5111
      @mesaabdi5111 5 ปีที่แล้ว

      Aamiin

    • @muntimoh4323
      @muntimoh4323 5 ปีที่แล้ว

      Amiin hno qli adina so kle

    • @safiyahirsi3464
      @safiyahirsi3464 5 ปีที่แล้ว +1

      Hamzy DmT jigjigawi aamiin aboowe adnah sidoo kale waxaad rabto alle haku siiyo farom muqdisho🇸🇴🇸🇴

    • @safiyahirsi3464
      @safiyahirsi3464 5 ปีที่แล้ว +1

      Hamzy DmT jigjigawi aamiin aboowe adnah sidoo kale waxaad rabto alle haku siiyo farom muqdisho

    • @ranyaran9656
      @ranyaran9656 5 ปีที่แล้ว

      Amiin ya rab

  • @ironlady8943
    @ironlady8943 ปีที่แล้ว +7

    Yaa TikTok ka imi sidayda heestii dibay kasoo macaanaatay😂

  • @samiirjsugulle1680
    @samiirjsugulle1680 5 ปีที่แล้ว +27

    Tahriib laga badbaaday markii alle loo mahad celin lahaaa iyo saaan wlahi gabdhaha Somali Alla umaqaan allow nasoo wada hanuuni

  • @xaashisky7350
    @xaashisky7350 5 ปีที่แล้ว +83

    Intii Janada Jecel inay Gazho Ilahay Dartii Like igu Saar

    • @maxamed9673
      @maxamed9673 5 ปีที่แล้ว

      Xaashi Sky Meeshan maaha meel janno lagu helo Sxb

  • @aasiyasuliemanahmed6200
    @aasiyasuliemanahmed6200 5 ปีที่แล้ว +66

    Akhas meel walba gabadh qaawan taagan raggu mar walba waa asturan yhn cakuye ciiil badanaaa😢😢😢😢😢

    • @ladanlucky3480
      @ladanlucky3480 5 ปีที่แล้ว +3

      Quen Asia Zwety wlle beentaada mahan waa wx lga murugodo cakuye hah dee maan oynaa mrka 😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @aasiyasuliemanahmed6200
      @aasiyasuliemanahmed6200 5 ปีที่แล้ว +3

      @@ladanlucky3480 haa hbbty wlhi alle hasoo hanuunsho dhqnkoda kufani mayaan sida dhqnkuba ay galadu ugu faanto iyo qaawinidoodaba😓😓

    • @mgaas8211
      @mgaas8211 5 ปีที่แล้ว +1

      Wllo mcn Haplaha alle ha no Xifdiyo
      Dhaqanku waa diinTa oo lgu dhignaado ilaaheY hanagu Dilo ango muslimiin ah😭😭😭

    • @aasiyasuliemanahmed6200
      @aasiyasuliemanahmed6200 5 ปีที่แล้ว

      @@mgaas8211 amn wl

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 5 ปีที่แล้ว

      Quen Asia Zwety Naayahe Caawan Baad tahye Ragu Ma Cawro Leeyiihin Caqliga Fidhiqo Lagu Daree Maad Is Astura uun tidhaah maxaad Raga Ku Daba Dhigay

  • @Xulkaqaraamka
    @Xulkaqaraamka ปีที่แล้ว +4

    Tiktok baan Kasoo dawaday Hees iyo bar weeye walhi 09/12/2022 Ismuujiya Dhalin yaro

  • @mujaahidmohamethargaisawi6103
    @mujaahidmohamethargaisawi6103 5 ปีที่แล้ว +10

    Safwaan Halac Fanaan Buuxa weeye wlhi👌👍

  • @bluefaceofficial4430
    @bluefaceofficial4430 5 ปีที่แล้ว +16

    Safwan halac inta tagerta like

  • @wardaamiizha3661
    @wardaamiizha3661 5 ปีที่แล้ว +4

    Intii showgii München ka qayb gashay liketa ku yaaca from frankfurt✌✌✌

  • @abdiaziizifiso3508
    @abdiaziizifiso3508 5 ปีที่แล้ว +2

    Xalfad xadir ban ah wan jogay wale 👋inti il jogtay hbenki München 👋like yan lyl dhafin

  • @suldaanka7576
    @suldaanka7576 5 ปีที่แล้ว +51

    Waxn kacodsanayaa dhalinyarada somaliyed ineysan u ogolaanin Gabdh si qaabdaran uso labisaty iney masraxa sokorin plz gacanteena ayey kujirtaa sumcada gabdhaha walaalaheena ee plz si dagan aan wax ugu sheegno
    Gabdhi isaso qaabiso yaanan loo ogolaan iney so istaagto masraxa intaas waa iga waano
    Wlh Gabdh somaliyed oo qaaban markaan arko meel unbaa igo'do

    • @aminajama5628
      @aminajama5628 5 ปีที่แล้ว +1

      @xisaabi naftaada inta lagu xisaabinin wlo wanadada way fican tahay balse dadkan wax kale ucad👍

    • @lovelyqueen1392
      @lovelyqueen1392 5 ปีที่แล้ว +1

      xisaabi naftaada inta lagu xisaabinin noolw inbadan

    • @suldaanka7576
      @suldaanka7576 5 ปีที่แล้ว +1

      Thanks dadki la'iga beerow wan udinku faanaa wlh rabi ha'idin dhowro meel kasto ad jogtaaan

    • @yasminabdisalan2830
      @yasminabdisalan2830 5 ปีที่แล้ว +1

      xisaabi naftaada inta lagu xisaabinin Thnks wll

    • @suldaanka7576
      @suldaanka7576 5 ปีที่แล้ว

      @@yasminabdisalan2830 adaa mudan walshey qaali

  • @kawsariinakunkaroon5665
    @kawsariinakunkaroon5665 5 ปีที่แล้ว +10

    Wall halkaas hoose Taapo blue ee isku badalee 😍😆
    👇

  • @ibramuumin1309
    @ibramuumin1309 5 ปีที่แล้ว +3

    Sacad Sarmaan my all time fanaan and Safwan salute👏👏

  • @ayaanmohamed1862
    @ayaanmohamed1862 3 ปีที่แล้ว

    Calankaygi ba gacanta ugu jira
    Durriyadu isma qariso waleee
    💚💚💚🤍🖤🤍❤❤❤

  • @---ismacil
    @---ismacil 5 ปีที่แล้ว +2

    Mansh alaah walaha isjecel hore usocdaa wah wah safwan hilaac

  • @sahlawiibrahim6672
    @sahlawiibrahim6672 5 ปีที่แล้ว +10

    Anaa Ugu Soo Horeyay
    hayla dhaafina
    hadaan tolnahy #somali maxamed

  • @rayanitaahmed1735
    @rayanitaahmed1735 5 ปีที่แล้ว +1

    Woow ahmed nasir johar😘😍😘❤️❤️❤️ridwan halasi😍dad igu qaaliya an arka

  • @guleedmaxamed9203
    @guleedmaxamed9203 ปีที่แล้ว +1

    Hees iyo badh legend safwaan halac the one nd only❤🦁

  • @zacklyrics2128
    @zacklyrics2128 5 ปีที่แล้ว +2

    SafwaaN halac the baste fanaan aan jecelahay 😗

  • @user-re8yk4ti2w
    @user-re8yk4ti2w 5 ปีที่แล้ว

    Reer Germany waan idin salaamay kama maqneey show kaan safwaan salaan. ☝️☝️☝️☝️☝️☝️

  • @nuuriyenuuriye895
    @nuuriyenuuriye895 5 ปีที่แล้ว +1

    Alla heestan mxaan raadiyay thankz ILKACASE LYRICS.

  • @umuaishaumuaisha1774
    @umuaishaumuaisha1774 5 ปีที่แล้ว +5

    Zxp ad iyo ad ku tagera bro like isar zxp blz

  • @yayayaya6188
    @yayayaya6188 2 ปีที่แล้ว +2

    Fanan an tagero safwan hilac habin tariqa oo nolshda is badshay aniga neh gon saday wax hidsay hada neh ku fa iday baa hestan kuso xasusuta

  • @ayaanzandheere1260
    @ayaanzandheere1260 3 ปีที่แล้ว +1

    Aduunka anoo u jecel nin dheer ayaan sanad ka hor ka helay inanka naagta qaawan la ciyaraya mrkii dambe hinsay oo ka boodey lkn alxm hda mid kun jeer ka Shidan hly oo ka dheer oo si mcn u dhisan love you dear❤💋🥀🤴🌍💓💞💗

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 ปีที่แล้ว +6

    DuriyaDi ❤

  • @nastehahussein3973
    @nastehahussein3973 5 ปีที่แล้ว

    Nagahaan wada qaawan maxey ahayen uf dhaqanki reer galbeedka Ee wadaan
    Naag qawan ragiba asturan somalidu il baxnimee naarta ugu aruuri doonaan allow alle

  • @rayanitaahmed1735
    @rayanitaahmed1735 5 ปีที่แล้ว +1

    Mubarig tedy❤️💋💋😍😍woow inder

  • @raxmajamac5351
    @raxmajamac5351 5 ปีที่แล้ว

    Haweenki tahriibow naga daaya ciyaarta haysku kaaya soo qaawinine
    Halac🤴👈
    Heesta laxankeedu waa Top

  • @elbashiiri6866
    @elbashiiri6866 5 ปีที่แล้ว +27

    Like hadaa safwaan taageerto is muuji 😂😂
    👇

  • @faisakiin2012
    @faisakiin2012 5 ปีที่แล้ว +4

    wiiiiilkiiiii HARGYZA SAFWAN

  • @odaysoomaaliyed538
    @odaysoomaaliyed538 5 ปีที่แล้ว +6

    Haataf abdi waxa inoo badalaya ilkacase ✔️hadaa taageero u tahay safwaan halac liketa hayla dhaafin 🙏🙏🙏😍

  • @azmarosman259
    @azmarosman259 5 ปีที่แล้ว

    Best song ever big xushmad🙏🙏 fanaaan safwaan horey usoco bro

  • @carafaatmaxamed4099
    @carafaatmaxamed4099 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah safwan wallahay waa kugu farxay iyo barigi hore sidad ahayd illahay kuguma soo celiyo zhp waxaa ahayd xayran wayn

  • @iamalasow7454
    @iamalasow7454 5 ปีที่แล้ว +41

    Iisaara hee somaliyey xaasidnimada iska daayee waa waxa hormar lagaari diideene xaasidnimadee😂

    • @ladanlucky3480
      @ladanlucky3480 5 ปีที่แล้ว

      Muuse Aadan sharaawe hhhhhhh afsoomali wax kuradinee gob

  • @farhiyanitaa6998
    @farhiyanitaa6998 5 ปีที่แล้ว +2

    Safwaan cod👏👏❤

  • @muniir4388
    @muniir4388 5 ปีที่แล้ว

    First Ahay WlHi Ilkcase Love Bro

  • @cabdiqadarcali1782
    @cabdiqadarcali1782 5 ปีที่แล้ว

    Hees an ad utagero 😍

  • @hoodoupdiasis6283
    @hoodoupdiasis6283 5 ปีที่แล้ว

    Habeenkii safwan❤️munchen 🔥🔥

  • @fatuusharagsan6049
    @fatuusharagsan6049 5 ปีที่แล้ว

    Bashal wcn asaxabt iyo safwan halac 😘

  • @akleemamohamed6596
    @akleemamohamed6596 5 ปีที่แล้ว +1

    Subxaana laaaaah Tolow habalihiii maxaaa dharkiii ka xayuubiyay uuuun bisinkeee Ish Wiiilashaaad la dhalato iyo waalidkaa waaa la dhawraaa sharaftoooda waligaaa wiiilkiina Ama waalidkaaa yaaan lagu odhan walaashaabaa qaaawanayd

  • @hanadgigis8049
    @hanadgigis8049 5 ปีที่แล้ว

    Safwaan iyo naasir ayaan halka ka arka alle haydin xafido

  • @hamdamohamed6313
    @hamdamohamed6313 5 ปีที่แล้ว

    axlaa sng
    one lv zafwan❤

  • @munoxuseen1965
    @munoxuseen1965 5 ปีที่แล้ว

    Wwwwww safwan halac fanan an jeclay

  • @qadanmohamed2547
    @qadanmohamed2547 5 ปีที่แล้ว +1

    Ayan ayankkkkk👍👍👍👍👍

  • @abassrastaman9992
    @abassrastaman9992 3 ปีที่แล้ว +1

    Www best songs thanks, please come Ireland please

  • @abdiato21
    @abdiato21 2 ปีที่แล้ว

    Kal io Laap Wlhi🥰🥰🥰

  • @axsanismael706
    @axsanismael706 5 ปีที่แล้ว

    Tahriibayaasha Sharafta leh waan idin salaamay

  • @mustaphaguleid9479
    @mustaphaguleid9479 ปีที่แล้ว

    Waa nice

  • @yasminaragsan5979
    @yasminaragsan5979 5 ปีที่แล้ว

    Waaaw safwan hilaac hees iyo bar

  • @salmaanabdirisaq5411
    @salmaanabdirisaq5411 3 ปีที่แล้ว

    Keep goewn pro

  • @Moapdi21
    @Moapdi21 5 ปีที่แล้ว

    Warmana uguso horeyaY

  • @intisaarmohamed1488
    @intisaarmohamed1488 5 ปีที่แล้ว

    Tagera safwan halac ❤❤❤

  • @hibonuura6063
    @hibonuura6063 5 ปีที่แล้ว

    Qofki 9 noqday safwan hilac keep going bro

  • @boqoradapuntland7084
    @boqoradapuntland7084 5 ปีที่แล้ว

    subxanaka yaa caadiim taaani wa wali caas

  • @kingkhadarck9987
    @kingkhadarck9987 5 ปีที่แล้ว

    München by kaa zhidnayiid ✌👌

  • @amiinali4692
    @amiinali4692 4 ปีที่แล้ว

    Balaqeydan Buran libia ku arkay runtiiii

  • @quruxwaadiniyoakhlaaq7113
    @quruxwaadiniyoakhlaaq7113 5 ปีที่แล้ว

    Bisinka ka dhalada Sita khamriga walahay Somali ur bay noqden wax qawan wax nolosha ka dhacay alow noo danbi dhaaf walee xaflad banan waligay tagin man aqalkayga ka dhex jaaso af libax donan laha

  • @Fogaan_Aragmedia
    @Fogaan_Aragmedia 5 ปีที่แล้ว

    Ha xizhoone zoo Dhaq dhaqaaji bbeh

  • @kuwiinkuwiin2062
    @kuwiinkuwiin2062 5 ปีที่แล้ว

    I love you safwaan halac

  • @ninkadhiigaushubasomalilan6991
    @ninkadhiigaushubasomalilan6991 5 ปีที่แล้ว +7

    Duriyada nuuux ismaaciiil oo fanasn da' yar usoo baxay

  • @hanadflvr8503
    @hanadflvr8503 5 ปีที่แล้ว

    Sp.safwan

  • @jamiilweheliye
    @jamiilweheliye 5 ปีที่แล้ว

    Clip ka heestan ad Ba Logu baahnaa cool 😎

  • @itahildiini3017
    @itahildiini3017 5 ปีที่แล้ว +2

    alla wa heestan jeclaa

  • @zamanziman3461
    @zamanziman3461 5 ปีที่แล้ว

    So nice

  • @nasromohammed8596
    @nasromohammed8596 5 ปีที่แล้ว

    Walee show reer korad qabanaayo ma imaado qawnasho meey qurux modeen gabdhahan allaha idin hanuuniyo

  • @imaanaxmed1297
    @imaanaxmed1297 5 ปีที่แล้ว

    Woow Ana manta uhoreya wuuuuuuwing like igu qabta 😂

  • @asmamaxamudmaxamud6641
    @asmamaxamudmaxamud6641 5 ปีที่แล้ว

    Safwan hore usoco my dhigaygi

  • @samiraibrahimsaid2638
    @samiraibrahimsaid2638 5 ปีที่แล้ว

    allah ha so hanuuniyo

  • @safiyasalal4254
    @safiyasalal4254 5 ปีที่แล้ว

    Shax shax

  • @aliisastyle8192
    @aliisastyle8192 5 ปีที่แล้ว

    Safwan Halac❤❤❤❤

  • @mohamoodibrahim30
    @mohamoodibrahim30 5 ปีที่แล้ว

    ma haddana sheeko xariiro miyuu hees nooga dhigay
    waaaaaaaaaaaaaar Hush

  • @imabdifatah9471
    @imabdifatah9471 3 ปีที่แล้ว

    Inta 2021 daawaneysa like

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 ปีที่แล้ว

    Nice son safwan hallac❤❤❤❤❤

  • @annadiabdulaim1880
    @annadiabdulaim1880 5 ปีที่แล้ว

    Walashey wadato dharka gariijaha iney subcada ineysan noga ciyarin Wayo waa ceb ilhyna ha udhawaato cid kale ayeysan hadi qurbo sogaraano yana Laga tagin ale kacabsiga Anga xuman ulama jeedi Lkn wan baraarujinaya walashey mcnto Ilhy dartisa Ayn wax Kugu shegaya ado qalatna iifahmin Ilhy qayr badan hakusiiyo

  • @maska1977
    @maska1977 5 ปีที่แล้ว

    Halac😍🎤

  • @bildhallad9733
    @bildhallad9733 5 ปีที่แล้ว

    Nice song

  • @drsnaciima4743
    @drsnaciima4743 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaaw

  • @redwnn
    @redwnn 5 ปีที่แล้ว

    First✅✅👏

  • @smilegril4327
    @smilegril4327 5 ปีที่แล้ว +5

    habeenadan waa dadaalooya he reer like waa idin xiisay😝

  • @juweriyacumar6722
    @juweriyacumar6722 5 ปีที่แล้ว

    Safwankayaga nolow wllo

  • @maxamedcade5950
    @maxamedcade5950 5 ปีที่แล้ว

    safwan hilaac horey usoco kaabo

  • @abdullaahiahmed8534
    @abdullaahiahmed8534 5 ปีที่แล้ว

    Ilma aderaYalow dumarka xaflada saaran ma Africanba
    Wax sidi somalida u labisan wa yartaheee

  • @khadanibraahin9802
    @khadanibraahin9802 3 ปีที่แล้ว

    Waaw

  • @Magave11
    @Magave11 5 ปีที่แล้ว +1

    Xarfaanay like

  • @queenmoha4932
    @queenmoha4932 5 ปีที่แล้ว +24

    3:43 ninka cadanka stgeka nin kaxambaray yaa ila arakay😂😂😂😂

    • @fatushfilsan4106
      @fatushfilsan4106 5 ปีที่แล้ว +2

      iptihaz z kkkkkkkkkkkkkkkkk aniga kula arkay kkkk tolow xaguu u wadaa

    • @ladanlucky3480
      @ladanlucky3480 5 ปีที่แล้ว +2

      iptihaz z hhhhhhhhhhhhhh😂😂😌😌😌 meel xun wax ka aragtaa

    • @queenmoha4932
      @queenmoha4932 5 ปีที่แล้ว

      @@fatushfilsan4106 moji DJ gi weyeban umlyn 😂😂

    • @queenmoha4932
      @queenmoha4932 5 ปีที่แล้ว +1

      @@ladanlucky3480 luuq luqyada eegaa😂😂😂

    • @arimahajacaylka1500
      @arimahajacaylka1500 5 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂ma nooli indho dheeridaa wll

  • @ubahabdilaah4888
    @ubahabdilaah4888 5 ปีที่แล้ว

    Safwan Switzerland waa laga maydhay waxa ku nool Dadkii badiya ka soo galay hhhh
    Reer Germany wlhi funny ❤

  • @xafidomar5442
    @xafidomar5442 5 ปีที่แล้ว +1

    Halac😍😍❤

  • @abdisamadfaantow7807
    @abdisamadfaantow7807 5 ปีที่แล้ว

    waa gabdho shi shidane

  • @jamaldhaaye9917
    @jamaldhaaye9917 5 ปีที่แล้ว

    safwan heesti heesaha

  • @zuuzppe385
    @zuuzppe385 5 ปีที่แล้ว

    Ha igusabin sacad babeena Sfwaan Halac kp gwn

  • @garaadzamehchannel5915
    @garaadzamehchannel5915 5 ปีที่แล้ว +1

    Safwaan halac wiilka zanadka

  • @drnacimaadanosman6044
    @drnacimaadanosman6044 5 ปีที่แล้ว

    dhalinyaridi tahribtay waa taa allaw sahal

  • @diomandluula9885
    @diomandluula9885 5 ปีที่แล้ว +1

    Inta dawnaysa 2019 like sar

  • @khadradeganmaxamud218
    @khadradeganmaxamud218 5 ปีที่แล้ว

    Here's mcn😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @zulthaanmahomad5510
    @zulthaanmahomad5510 5 ปีที่แล้ว +1

    Hadii kale wuu kaga oooohinayaa wllhi sida tan

  • @ladanlucky3480
    @ladanlucky3480 5 ปีที่แล้ว

    ilkacase hestn lyricskeda ka sugeynaa sxb iyo heesta cusub ee DAWEEYA, axmed zaki iyo ifrax bargeysa. tyxx

  • @saeedasaeed7345
    @saeedasaeed7345 5 ปีที่แล้ว

    Alow dhar la aan hana dhigin yaaa rabi

  • @ItsMe-ti5es
    @ItsMe-ti5es 5 ปีที่แล้ว

    Wan jogay ya kale oo jogay ama Germany kunol 🙌

  • @__ACHRAF
    @__ACHRAF ปีที่แล้ว +1

    ❤️👈🏼