Ciidankii la oran jiray psf wixii kaga harsanaa ilma diyaano waakuwaas xaqa iyo dowladnimada Raacay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 16

  • @Sooman-e8t
    @Sooman-e8t 3 หลายเดือนก่อน +4

    Walaahi waa idin sugeyney sabatoo ah meel xunjoog idinkuma aanan baran🎉🎉🎉🎉🎉🎉. Guuleysta❤❤❤❤❤

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud 3 หลายเดือนก่อน

    Maanshaa Allah Dawlada Puntland Guul iyo Horayumar.

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 หลายเดือนก่อน +1

    VIVA Pundland waa lamtabtan 🇸🇴🇸🇴
    Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AbdiwaliAhmed-d1y
    @AbdiwaliAhmed-d1y 3 หลายเดือนก่อน +2

    Absolutely Dowladnimada ha shaqeso ader ninkii diidana tabartada baa lagu tusayaa Guulesta aderayal❤❤❤

  • @Barwaaqo2005
    @Barwaaqo2005 3 หลายเดือนก่อน +2

    Guul iyo gobanimo reer tolkeey 🦁🦁🦁🦁🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🦁🦁🇸🇱👍👍👋👋✅✅✅👍👍

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud 3 หลายเดือนก่อน

    General Ayub waa next PSF Chief Commander.

  • @BadeedBadmaax
    @BadeedBadmaax 3 หลายเดือนก่อน +3

    kabtan ayuub halagadhigo wasiirka gaanshaandhiga putilan horgalada xasan dhiiqo waasoo afjaraa aqoonteeda ayuu leeyahay

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel 3 หลายเดือนก่อน +3

    Guul❤❤❤🫡🇸🇱💪

  • @Abdalla-1122
    @Abdalla-1122 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan meyd xaraashte ayaa kadambeeya mushkilada bosaso

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 หลายเดือนก่อน

    Askarta somaliya guud ahanba war dhibka dalku waa mucarad iyo muhafad siyasiyin ah oo kursi dhaqala iney kusameyan radinayo si ay dantoda ugaaraan sherciga inu fulo diidayo taas ayaa dalka haysato 24sano waa siyasi bala leyahey danbiilaha umadaas halagaya marka sidee loga baxaa

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 3 หลายเดือนก่อน

    Puntland dadku waa iskumid majirto qof uu jareernimo ku afduubankarin ina diyaano inuu kalasooco shacabka soomaaliyeed ee puntland ku nool waa waxuushnimo waa in laga soo qabtaa caruurta uu afduubtay ina diyaano mooryaan buu ahaa halayska qabto

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud 3 หลายเดือนก่อน

    Magac xun ay reebeen waa in disbanded lagu sameeyaa aan dib danbe magacaas loo maqal. Inta maskixiyan iyo physical u fiyoow waa in lagu kala daraa ciidamada kala duwan

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 หลายเดือนก่อน

    Bossaso ninkii xabad kuridow ogow somaliya ayaad kuridey xabadaas

    • @abdulahmad2368
      @abdulahmad2368 3 หลายเดือนก่อน

      Adigoo ah tuug xamar lagasoo diray