Tabliiq SHeekh Xuseen Cali "Dacwadii Saxaabada"Warfidiyeenka SHantaSoomaaliya.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 มิ.ย. 2012
  • Tabliiq Dacwadii saxaada:

ความคิดเห็น • 408

  • @juulimcm1
    @juulimcm1 11 ปีที่แล้ว +20

    Ilaahow ahlu jano naga wada dhig aamiin shiikhana ilaah qyer hasiiyo insha alaah ilaah dacwadaaada januu kuugu badali doonaan.

  • @zamiirmoh8989
    @zamiirmoh8989 5 ปีที่แล้ว +9

    Mnchlh inta 2019 ka ila daawanaysa sh xusen Ali Alle dartii u jecelahay😥😥😥

  • @Hassan-qk8kl
    @Hassan-qk8kl 4 ปีที่แล้ว +5

    Sheikh housen muxaa diradisaa waan izka Jeclhy nasiib umaan yellaan inaan MaliN uun fadhiisTo like igu Qabo hadad ilaa mid thy

    • @ayaalecubayd3228
      @ayaalecubayd3228 4 ปีที่แล้ว +1

      Masha alah
      Ilahay misanka
      Ha kuu saaro
      Malinta aakhiro

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 5 ปีที่แล้ว +7

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد 💯✔
    يا طالبَ الرِزقِ في الدنيا بِقُوَّتِهِ
    تَدورُ من بلدٍ فيها إلى بلدٍ
    أَتعَبتَ نَفسَكَ فيما لستَ تُدرِكُهُ
    وضَاعَ عُمركَ في همٍ وفي نَكدٍ
    لو طِرتَ بينَ السماءِ والأرضِ مُجتهِداً
    شَربَتَ الماءِ غَيرِ رِزقِكَ لم تَجِدِ
    أَقصِر عَناكَ فإن الرِزقَ مُنقَسِمٌ
    يَأتي إليكَ ولو في جَبهَتِ الأُسُدِ
    لا تَعجَلَنَّ فإن الرزقَ ليس بالعَجَلِ
    الرِزقُ مَكتوبٌ في اللوحِ مع الأَجَلِ
    لوصبرنا لكانَ الرِزقُ يَطلُبُنا
    ولكنهُ خُلِقَ الإنسانُ من عجلٍ

  • @Shumure
    @Shumure 5 ปีที่แล้ว +13

    mshlh ilhy ha barkeeyo mrkan dhgysto aduun oo dhan wan nacaaa akhrina waa i xasuusiyay

  • @ahmedqabayo557
    @ahmedqabayo557 6 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah waan ilmeyaa markaan shekhad dhegaysto allah hakuxafido shekh

  • @ciyaalxamaraahay2714
    @ciyaalxamaraahay2714 6 ปีที่แล้ว +3

    Barakalaahu Sheekh Xuseen Cali Kama Dhargo Muxadaroyinkaga

  • @adekaliil250
    @adekaliil250 9 ปีที่แล้ว +27

    Maansha allah allah ha xafido sheikh xuseen cali

  • @dgsh5577
    @dgsh5577 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah sh husen cali jazkl Kher tabrkhl sh Allah ku dayo Allah nokaa dayo Amiiiin wlhi runta weye anigu markan dhagesth qalbiga aya idaga runti

  • @MohamedSalah-vb4le
    @MohamedSalah-vb4le 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah shekh xusen tabliq alaha quruj nowada sara jazakumalahu qeyr

  • @cabdiqanialcadala9307
    @cabdiqanialcadala9307 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha ALLAH
    Sheikh xusen cali jabuuti
    YAXFIDULLAH

  • @goldenboy2305
    @goldenboy2305 6 ปีที่แล้ว +7

    Sheikh Hussein Ali.😘😘😘😘😘👍 Love You FroM Around The World 🌎.🙌

    • @TestTest-hr6fk
      @TestTest-hr6fk 6 ปีที่แล้ว

      Sh . hussein Allah Dartiis ayaan kujeclahy.my contact;+254721438603.

  • @lilxashi7522
    @lilxashi7522 4 ปีที่แล้ว +3

    Jazakallah sheik ilaahey cimriga hakuu dheereeyo janadii Fardowsa allaha haku geeyo

  • @muraadmaxamed5165
    @muraadmaxamed5165 5 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh xuseen Cali Jabuuti dar ilahay u JeclaY wlhi Alle hakaa jasaa I siiyo

  • @suleymanabdisuldan3525
    @suleymanabdisuldan3525 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaalh jazaaka laahu khayr
    Dar ilaahy ayaan ujecelnhy
    Sh xuseen cali jabuuti

  • @guleedfarah4255
    @guleedfarah4255 10 ปีที่แล้ว +15

    Maasha Alah Ilaahow hanaga qaadin sheekh xuseen Ilaahow xaafid oo adaa

    • @samirafarah2007
      @samirafarah2007 10 ปีที่แล้ว +1

      alahu akbar
      ilaahow naga dhig oo nagu duw wadadii ay mareen abu dar iyo cumar

    • @samealjackson3939
      @samealjackson3939 7 ปีที่แล้ว

      samira farah Ameeen bro.

    • @samealjackson3939
      @samealjackson3939 7 ปีที่แล้ว

      guleed farah Ameeen bro.

  • @ZamZam-bh7ku
    @ZamZam-bh7ku 7 ปีที่แล้ว +11

    mashallah shek xusen jabuti wanag ayad nafartay ajariyo xasanad allahaka. siyo

  • @abdifataxjowhar7565
    @abdifataxjowhar7565 8 ปีที่แล้ว +5

    mansha Allah sheekh ilahay aakhiro iyo aduunba haku xafido anaga kuwii ku waan toomo ale hanaga yeelo aamiin

  • @issaomer3421
    @issaomer3421 4 ปีที่แล้ว +2

    Walhi wan kuraxaysta marku walalkay xusen cali Naxasusiyo imanka iyo cadamada illahay 🙏🙏🙏🙏

  • @Burcawi24
    @Burcawi24 9 ปีที่แล้ว +23

    Shiikh xuseen cali Alle dartii ayaan kuu jecelahay sida wanagsan ee aad dadka wax ugu shegayso Alle hakaa abaal mariyo

  • @ibrahimali5343
    @ibrahimali5343 6 ปีที่แล้ว +9

    Sheekh xusein cali illaahay khayr hakaasiiyo anagana hanagadhigo kuwii ku soo hanuuuni lahaa

  • @mohamedAli-yp6zd
    @mohamedAli-yp6zd 7 ปีที่แล้ว +2

    manshaAllah wlhi sheikhan Allah dartis ayan u jeclahay Illahayow no barakey culumada

  • @AH-xq8et
    @AH-xq8et 8 ปีที่แล้ว +14

    masha allah allow ku barakee sheekh xuseen ilaahow ku xafid aamiin

  • @aliabdi9764
    @aliabdi9764 7 ปีที่แล้ว +28

    sh xusen waxaa iigu dambaysay bayankisi aan la ooyay markaz al hidaaya muqdishi 15/3/2017

    • @bukharihassan2488
      @bukharihassan2488 4 ปีที่แล้ว

      Ali Abdi yaa I aamusin doono maalintaan arko😓😭

  • @deganahmedali
    @deganahmedali 5 ปีที่แล้ว +1

    Manch Allah jasakallahu khyrn sheekh xuseen Cali anaga kuwii waxKu qaata rabbi ha naga yeelo
    Yaaa Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @guuleedkosar2170
    @guuleedkosar2170 8 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah Jasakalahul Khayr Sh Xuseen alle Ha ku Xafido

  • @zamiirmoh8989
    @zamiirmoh8989 5 ปีที่แล้ว +3

    Mnchlh ka shaqee dacwada walaalkayga muslimka ahoow ama wlasheyda muslimada aheey 😍😍

  • @qalanjofilsanqalanjofilsan3768
    @qalanjofilsanqalanjofilsan3768 8 ปีที่แล้ว +7

    manshaallah......allaha kuxifdiyo aduun iyo aqiro

  • @ahmednuh4975
    @ahmednuh4975 7 ปีที่แล้ว +6

    masha alaah ya sheikh shukran jazakalaahu qayral jazaaa

  • @muhumedmohamed7253
    @muhumedmohamed7253 9 ปีที่แล้ว +12

    illahay khyr hakasayo sheikh xuseincali

  • @shaffeemohamedabdi8506
    @shaffeemohamedabdi8506 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilahi ha kubarakeyo
    Ilahow janada kawarabi walalken

  • @hamdialhadi2037
    @hamdialhadi2037 7 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah jasaklaaahu khayr

  • @exgaaruf1373
    @exgaaruf1373 9 ปีที่แล้ว +20

    maansha/allaah maansha/allaah jazaakallaaah khayran kaziira shiikh tabliqii illahay hakaa abaal mariyo dhamaanba islaamka meelkastoo ay jogaan illahay haxafido oo cadaabta haka koriyo amiin amiina amiin

    • @abdulahiahmedraage7113
      @abdulahiahmedraage7113 6 ปีที่แล้ว

      jazakumulahi qeyran shikh xuseen cali tablaq ale dartiis ayaanku jeclahy wana jeclahy ina kulakulmo

    • @HassanHassan-rk6bj
      @HassanHassan-rk6bj 4 ปีที่แล้ว

      ex gaaruf Masha Allah

    • @hooyomcn7497
      @hooyomcn7497 2 ปีที่แล้ว

      Amiin

  • @abdisalansuniyale9805
    @abdisalansuniyale9805 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah illhay haku nafuto sh.............
    Waxa ahay qof Mar walipaa xadiistad dhageestaa wan jecl hy inaa Mar walib dhameesto

  • @guuleedyusuf7268
    @guuleedyusuf7268 7 ปีที่แล้ว +2

    maasha Allah khyre alle ha ku Siiyo sheikh Hussein Ali

  • @alihassan-ry8bx
    @alihassan-ry8bx 7 ปีที่แล้ว +7

    shikh xusen ali jabuuti allaha haku xafido

  • @libancabdi9750
    @libancabdi9750 6 ปีที่แล้ว +1

    Maasha,allah alow barakeey sheekh xuseen cali

  • @farduuscumar4316
    @farduuscumar4316 8 ปีที่แล้ว +12

    yaa rabi sheekha noo barkee aamin aamin

  • @mfanaan4209
    @mfanaan4209 7 ปีที่แล้ว +10

    Alle haku ja iseeyo qeyrka

  • @abdirahmankoronto8648
    @abdirahmankoronto8648 6 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakallaahu kahayran sheek xuseen cali ilaahey hangu anfaco aamiin aamiin

  • @maxameddaalo6012
    @maxameddaalo6012 7 ปีที่แล้ว +10

    maSha Allaah

  • @wadaniilaawadaniwadani3937
    @wadaniilaawadaniwadani3937 7 ปีที่แล้ว +6

    ma shaa allaah jazaka laah Sheekh xuseen cali allaaha ku xafido

  • @faysalmohamed9256
    @faysalmohamed9256 7 ปีที่แล้ว +6

    masha Allah
    jaskum khaar

  • @samadiininabacaadimahan1580
    @samadiininabacaadimahan1580 7 ปีที่แล้ว +4

    masha aĺlah sheekh allah ku barakeeyo amiin

  • @abdiqanimabdi1580
    @abdiqanimabdi1580 10 ปีที่แล้ว +6

    maasha alaah sh ,xuseen cali jazaakulaah khayr

  • @munasaromar4355
    @munasaromar4355 7 ปีที่แล้ว +3

    mansha alaah manshavalaah shiikh ilahay ha kaa abaal mariyo aaaamin

  • @maxamudabdi3580
    @maxamudabdi3580 6 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah sheekh xusen cali

  • @asmamahamuudasmadhool5723
    @asmamahamuudasmadhool5723 6 ปีที่แล้ว +3

    ماشاءالله ياشيخ احبك في الله

  • @seaditeyib9070
    @seaditeyib9070 5 ปีที่แล้ว +1

    Mash allaaaaah
    SHEIKH xuseen ali
    Jazaaakalaaah

  • @muzamilissack8990
    @muzamilissack8990 8 ปีที่แล้ว +4

    allah hanaga digo kuwi qata qeyrka onaa kucamalfala jazakalah kheir s. xussen

  • @sakiahaji4686
    @sakiahaji4686 8 ปีที่แล้ว +4

    masha Allah .Allaha ku dhowra sheekheena

  • @abdirahmaanmohet537
    @abdirahmaanmohet537 5 ปีที่แล้ว +1

    Who is watching 2018 August

  • @daruuraha4471
    @daruuraha4471 5 ปีที่แล้ว +1

    Sh.xuseen alaha cimtigaga dheereeyo

  • @khadarmaxamad8259
    @khadarmaxamad8259 8 ปีที่แล้ว +11

    jasaakalah khayr

  • @bashiircumar4613
    @bashiircumar4613 4 ปีที่แล้ว

    Maansha allah sheekh hussen cali jabuuti ilahay ha kaa raali noqdo aakharo iyo aduunba

  • @yaaziinappleking2077
    @yaaziinappleking2077 7 ปีที่แล้ว +5

    maaN sha allaah sheekh xuseen

  • @abdiwalisayidka9893
    @abdiwalisayidka9893 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha shq xusen ali

  • @axmedibnumaxamed1833
    @axmedibnumaxamed1833 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sh xuseen alle hakuxafido

  • @Zakigaming102
    @Zakigaming102 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahow igu sin sheekha xuseen in aan kulano anoo caafimaad qaba àamin

  • @hanomohamed1021
    @hanomohamed1021 7 ปีที่แล้ว +4

    MashaAllah jizakumu Allah kheeyr

  • @simanidrissdiriyeh96
    @simanidrissdiriyeh96 7 ปีที่แล้ว +12

    waan jecelahay

  • @tasniimali8289
    @tasniimali8289 5 ปีที่แล้ว +1

    جزاكم الله خيرا و احسن الجزء شیخنا

  • @mohametizmailov4682
    @mohametizmailov4682 7 ปีที่แล้ว +8

    manshaa Allah

  • @feysalsultan9118
    @feysalsultan9118 4 ปีที่แล้ว

    Manshalh jazakalu khyr ilahay mizaanka xasanadka hakusaro ya sheikh Ali djabuti

  • @fardowsaahmed4937
    @fardowsaahmed4937 7 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah xafiduhullah sheikh Allah hakuuu naxariisto aduun iyo aaaqiraba

  • @binaraffamatan9282
    @binaraffamatan9282 7 ปีที่แล้ว +3

    mash alaha jazaka alahaa alow naga dhiig kuwii jano frdawsa nasiib uu hela ameen

  • @davidgaston1927
    @davidgaston1927 10 ปีที่แล้ว +3

    Maanshaa allah allow naga dhig kuwii ku camal fala amiiin

  • @shamsetiger5174
    @shamsetiger5174 7 ปีที่แล้ว +7

    mnsha Allahh
    Alaha ku xifdiyo

  • @cabdulahiaxmed5882
    @cabdulahiaxmed5882 6 ปีที่แล้ว +3

    xafidahu laah sheeq xuseen tabliiq

  • @captainhajjiproduction9286
    @captainhajjiproduction9286 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah sheikh jazaakumullahu kheyran

  • @fowziaschannel1202
    @fowziaschannel1202 7 ปีที่แล้ว +22

    masha allaah sh jzkillaah

  • @happyboy7810
    @happyboy7810 5 ปีที่แล้ว +1

    mufasiriintu waxay dhaheen nolosha wanaagsani waa 3
    1 Qalbigoo kuu daga
    2Arsaaqadoo kugu filnaata
    3 dadkoo ku jeclaada
    intaa qofkii laga hela
    iimaan saalixa ayaa ALLE u balan qaaday
    SHEEKH CALI Jazaakallah khayr

  • @mohamedali4724
    @mohamedali4724 8 ปีที่แล้ว +6

    janada alha kawarabiyo sheqa xusena cali jabuti

  • @yahyemohamed7556
    @yahyemohamed7556 9 ปีที่แล้ว +1

    Subhaanallaah war ilaahay ka baqda sideebaad u taaban kartiin unlike innaalillaahi wa innaa ilayhi rajicuun

  • @dgsh5577
    @dgsh5577 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shekh xusen cali Allah noka dayo Amiiiin Amiiiin Amiiiin runtaa weye waxa kasta waa losmara xaqiq sheikh Allah nogu waa fajchyo Amiiiin yaa Allah sheikh adunka ugu jacehay Allah ikaa dayo

  • @shairmohamed7636
    @shairmohamed7636 7 ปีที่แล้ว +1

    MANSHA Allah sheikh hussein ALI DI Jabuuti

  • @hanadgulwade
    @hanadgulwade 9 ปีที่แล้ว +2

    Maashalah sheekh xuseen ali

  • @reydalrigaax5644
    @reydalrigaax5644 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah allow nagu anfac kuwa waxku qaatana eed quluub toodu ku shubto agayeel aamiin aamiin Amin

  • @burmadstudio6968
    @burmadstudio6968 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah sh xuseen cali

  • @odahamali2519
    @odahamali2519 8 ปีที่แล้ว +3

    mashalllah allah ku xafido

  • @alamaawaloow8882
    @alamaawaloow8882 8 ปีที่แล้ว +4

    man sha Allah sheekh

  • @user-gk6uk8nl3e
    @user-gk6uk8nl3e 6 ปีที่แล้ว +2

    Hapeen kazta wan dHagaaYztaa
    wan jecelaHaY sheikh Husein Ali
    Allah Yacizak

  • @sanparlosiento455
    @sanparlosiento455 7 ปีที่แล้ว +6

    masha allah

  • @cutieilhaz9443
    @cutieilhaz9443 4 ปีที่แล้ว +1

    آلله يحفظك يا الشيخنا حسين على

  • @anabharetanab1408
    @anabharetanab1408 6 ปีที่แล้ว

    manshallah illow intas nagu anfac sheikh waxbadhan ayu noshege illahow asaganah janadha kawarawii

  • @AliMohamed-zw1gu
    @AliMohamed-zw1gu 9 ปีที่แล้ว

    mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah sheekh xuseen cali allaha inaga dhiigo kuwu ilahay dorday

  • @hirsikasabi2451
    @hirsikasabi2451 8 ปีที่แล้ว +1

    mansha Allah shiekh allaha ajarhakasiyo daci weye

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah jazaka Allah khayran wllkeen sh xussein jabuuti

  • @Muhiyadin-Dalmar
    @Muhiyadin-Dalmar 5 หลายเดือนก่อน

    Alle cimrigiisa iyo cafimadkiisa dhere sheikha ❤

  • @yuumahamed2689
    @yuumahamed2689 8 ปีที่แล้ว +3

    masha allaah
    illaahay ha ku bara keeeyo Jazaakallaahu kheyr

    • @amraninahji1620
      @amraninahji1620 2 ปีที่แล้ว

      Mashaalaah mashaalaah sheekh cali

  • @muniir1438
    @muniir1438 5 ปีที่แล้ว

    Mnshllh Allh hakunabd yeelo sheikh Hussein Djibouti.

  • @xaajowcabdiraxmaan872
    @xaajowcabdiraxmaan872 2 ปีที่แล้ว

    M.a sheekh xuseen cali jabuuti

  • @geeseywaxanahayjeceyl2489
    @geeseywaxanahayjeceyl2489 5 ปีที่แล้ว

    Illaahay haku xifdiyo sheekh xusen cali

  • @ahmedcadaani2520
    @ahmedcadaani2520 6 ปีที่แล้ว +4

    MashaAllah

  • @maxameddaalo6012
    @maxameddaalo6012 7 ปีที่แล้ว +5

    xafido llaahi sh.

  • @xulkacaashaqa9032
    @xulkacaashaqa9032 7 ปีที่แล้ว +49

    Waar ku sheekha dislike saarey ma kiristan baa tolow

    • @nasiibabdi2468
      @nasiibabdi2468 7 ปีที่แล้ว +6

      Seif Badraawi hhh maya waxaa laga yaabAA in uu si kale u waday yaan khalad laga fahmin

    • @user-qf4ii8yj4n
      @user-qf4ii8yj4n 7 ปีที่แล้ว +4

      Seif Badraawi sxp dadka xun ayaa badan alle ha inoo sahleee

    • @dekaawled7867
      @dekaawled7867 7 ปีที่แล้ว +2

      Xulka Caashaqa warya allah kabaq

    • @maxamedcalidaad8576
      @maxamedcalidaad8576 6 ปีที่แล้ว +4

      Xulka Caashaqa
      Inuusan garanayn baa laga yaaba waxay tahayba suulka hoos ujeeda marka haku xukumn christan wll

    • @aminkafi9785
      @aminkafi9785 6 ปีที่แล้ว +2

      Waa Ibliis ka Gubanaya Xaqa iyo Caruurtiisa, inta kale lkn waa dad ay kaga Dhacday gacantu sxp

  • @alihassanadan2716
    @alihassanadan2716 3 ปีที่แล้ว

    M Allah Wlahi Shiikh Ali Jabuuti Wlahi Alle Dartii Ayaan U jeclahay Alle H xafido

  • @Zakigaming102
    @Zakigaming102 4 ปีที่แล้ว

    Laa ila laah ilahayoow na hanuuni sheekh cimri dheer iyo càafimaad ale ha siiyo

  • @abdihakimmohamud9723
    @abdihakimmohamud9723 9 ปีที่แล้ว

    m allah sheekh xuseen cali allaha ka abaal mariyo anagana nagu anfaco

  • @cbdullcbdull6030
    @cbdullcbdull6030 4 ปีที่แล้ว

    mnshaallh wlhi waxa iguugu dambeyse bayankii muqdisho al hidaya 2020 Abril