Maxamuud Xaashi waa ninka qudha ee badali dona Axmed siilaanyo waa siyaasi af gaaban aan caytamin sharaf leh, next president bacda Cabdiraxmaan Cirro, love you from Gabiley
Majiro isbadal ee waxa la rabaa in ummada indho sarcaad loo sawiro iyo qabyaalad foolxun,kadibna hadii la doorto ay halkii kasii wadaan tuuganimadii,beenaha faafay 2024 isbadal doon iyo rejada shacabka😅.
Baw Ina isbadal doon war Ina xaashi car hala waydiyo mashruuci malayinta e Airportka hargeisa lagu updated Garaynay hala waydiyo bal warkas caruurta lo sheekeyaye😂 viva wadani🧡
Maasha Allah waa nin dacaad ah oo dadkiisa iyo dalkiisaba raba inuu u adeego lakin dadka reer somaliland ninkoodu markuu xayga yahay ama d'a yar yahay way eryadaan sidii siilaanyo iyo ina cigaal alle ha u naxariistee Aamiin. Ninkan reer somaliland intay iskadaayaan caydan ay dambiga kaga roganayaan ha ka faaideystaan inta uu yahay nin talin kara. Hala dhaafo reer hebel shakhsi shaqeyn Karaa la rabaa
Wili waxaa nool siyaasada gumaysiga ee dadka shisheeyaha la shaqeyo dadka hala dhafiyo ee dhalinyarada somaamliyay ee wanigahi dalkooda iyo diindooda dadkooda
Mansha allah hogaamiye dhab ah wax yaqaan ah cabqari ah daacad ah cod kar ah dhinac walba ka dhisan .hooy somalilandarkoow kaah ha u dayma la'aanina ee doorta oo xusbinimo u soo saara kaah guul guul guul ❤❤❤❤❤❤
Waa wareysigii labaad ee aan ka daawaday saxafigaan,
Dhammaan wariyaha su'aalihiisa waxay ka tarjumaysaa dhagaystaha baahidiisa su'aaleed.
Waana xirfadle ❤
Mahadsanid ❤😊
Haa wllhi waxd moodaa inuu aniga iga hadlayo
Thanks so much BBC somali , wuxuu maxamuud xaashi wareysigiisa ku cadeeyey in heshiiska uu lagaley xisbiga wadani uu yahay saami siyaasadeed oo ururka kaah ka helo hadii uu guuleysto c/rahman ciro . Wey cadahay.
Hilaac forever
No. ❌
Hilaac waa Kulmiye 2.0.
@fdama taas uunba yar khalada wlhi lkn hilaac ban wata anigu
Manashallh allow madaxa weyne noga dhig maxmuud xashi markey ciro u dhamato🤲😇🙏
😂😂😂 tuug la fashiliyey
@@abdicash8787 Aamiin Insha Allah
Hilaac
Hilaac
Hilaac
Hilaac
Hilaac
Hilaac
taydhi hilaac miyaa
Adigoo adeerkey ah ayaan kugu raacsaneyn oo wlhiya muusena u codeynayaaa 💚💚💚💚 💛💛💛💛
Ha dhaarane rerkaga shego ninkan rerkisu wa la aragti waa kaah iyo wadani deegankisuna wa isbedel doon
Aniguna waligey dooran mahayo adeerkay
Dee laba codbaad leedee adeerkaana isaga codee😅😅
Haashi is best leader
Maxamud Xaashi Wale wa siyaasi ruug vadaaya
ManshaAllah
Tuug tuug dhalay ina xaashi huwan
Kaleexo nink
Ma xaafadiina ayuu alaab ka xaday
Ma moda mid wax hayista laga xado saqajaan
Anoon qabiil ku dufaaceyn waxan taageersanahay aqoonyahanka axmed ismaacil samatar ururka hilaac
Madaxynha Mustaqblka DR cabdirixman cabdilhi ciro viva wadni🧡
Guull kaah wadani❤❤
Mnshlh gudoomiye sarre guuleyso
أطال الله عمرَه في طاعته وهو صحة اللهم آمين ❤
Landheer legend Viva Kaah 🦊🟥
Maxamuud Xaashi waa ninka qudha ee badali dona Axmed siilaanyo waa siyaasi af gaaban aan caytamin sharaf leh, next president bacda Cabdiraxmaan Cirro, love you from Gabiley
Anooon qabiiil io garasho ku codeyneyn waxa aan u codeynaya uruka Hilaac ee profosoorka🎉
Tuugii airportka iyo xumbaweyne cunay somaliana hawadii ka iibiyay
Kaah for ever ❤
Hooyadaa ma xaday
Ma aabahaa buu hoyadaa ka xaday😂😂😂
Adeero guulayso marwalbah
Umad Aad u AdeegTaa Kaa dheer
MasHruucii Xumbo waYne AYaa ka kow aH IYo Garoonka DuYaaradaHaa Hargaisa😂
isbadal doon bu kasheekenaya bal isaga iyo xisbiga faqasht ee cirO huwan wato maxy sameeyen😂
Ka maanta xukunka hayaa muxuu wadanka u soo kordhiyey aan ka ahayn inuu dalka kala Jaro mooye
Ilaahayow adaan kaamagangalnay ninkan
Sunta heehada 😂 ilaahay ka magan gala 😅
TUG RUUG CAADA AH
Guul kaah & wadani. ✊️✊️✊️
Kaaha debadaa loo tuuray hodhodhoo😂😂😂
Guul Insha Allah
Guul. Is bahaysiga insha alaah 🎉 dhawaan.
LOVELY Somalia 🇸🇴 we are so Big Isaaq Darood Hawiye Iyo..
Waxay calaacalku ader this is not somalia her Somaliland viva mahamuud xaashi abdi 😊
Madaxweynaha 7-aad ee SLN Mudane Xaashi. Guul Cirro iyo KAAH.
Munaafaq Munaafaq dhalay walee way kaa dheer tahay
Dhilaa kudhashy
Tuug tuug tuug
Tuugad😂😂
-Ninkii qorigii ku jihaad la yidhi iibsaday baan ahay
-ninkii mashruucii xumbawayne shafka u dhigtay baan ahayd
- ninkii mashruucii madaarka ee kuwayt laabta ku saydhiyey baan ahay
- iyo qaar kaloo badan
Meesha ma jaamacad baa la dhigayaaa
President future of somaliland mahmuod hashi abdi
Tuug Wal OO qaranka soxaday tay iyu inoso xidhay
7 sano ayad wasiir ahad wamxay isbedelkad shegayas
Cirro 14 sano ayuu gudomiye barlaman ah wamaxay sibedelka iso wad ? 🤔
Majiro isbadal ee waxa la rabaa in ummada indho sarcaad loo sawiro iyo qabyaalad foolxun,kadibna hadii la doorto ay halkii kasii wadaan tuuganimadii,beenaha faafay 2024 isbadal doon iyo rejada shacabka😅.
Baw Ina isbadal doon war Ina xaashi car hala waydiyo mashruuci malayinta e Airportka hargeisa lagu updated Garaynay hala waydiyo bal warkas caruurta lo sheekeyaye😂 viva wadani🧡
Ma tuug mouse ka wayn baa jira oo dalka suu u boobay ee meelkasta u iibiyay sameeyay
Haa wax katugasan Maxamuud xashi 💯 🤔
@@nimcoqalbac6915
Waligay cid tuugnimada kaga caansan ina xaaashi ma arag.
❤❤❤guul baan kuu rajeynayaa ileyska soo Kaahey
Maxamuud waa nin waxbadan soo qaribay
Qaldan😅
Madaxweyne 7aad ee Somaliland ciro dabadi maxamud hashi
Viva kaah viva wadani isbedel doonku ha guulaysto
JOKARkA SiyaasAdA sOmaliyEED GUUL mAdAxwaynE✌️🚩
Guulayso inaadeer maxamuud❤❤❤❤❤❤❤❤
Eedaday nin baay dhashay❤
Ka guur hargeysa .wallaahi inaadan sii joogi doonin. H.Awal. S.lander
hambalyo guul baan rayjayaanayaa insha all
Kana ugu dhaw sida madaxwayne u hadalaya Maxmuud Xaashi guul baan kuu rajaynaya adiga iyo Xisbiga Kaah kolay wuu soobaxaya inshalah
Ninkani waxz dhMa hogaanka hilaac pro.samataer
Waa maxay barmaamijkaaga siyaasadeed?
Maxamuud Xaashi waa is bedel
Prof Ahmed Ismail Samatar wuxuu sheegay lix qodob oo cadcad... Waa aad bay ukala fogyihiin🙏
Ma Nin Waalan Ee Xittaa Aan Wadan Siyaasiyiintii Deegaankiisa
Waa tuugii alaahuma najaynaa
Guulayso insha allh
Tuug Tuug Kuma Rabno From Habar Jeclo
Isaga wax ka sheeg shakhsiyadiisa , lkn qabiil ha u gefin
@@Burcaawi2010goormu wax ka sheegay cid
XUKUMADII SILANYO RAGII DHULKA GEEYEY XIRSI IYO XAASHI SOMALILAND RAGGA IIBSADAY AYAA TIHIN
Sida waxlo musuqmasuqo aqoon dheer ayad uleedahay
Aad io aad taas ayuu jookar ku yahay macalinkani musuqa io tuuganimada waa tuug afar kaboodle ah.
Dhaqalaha adsheegayso biyaxireenki xumawayne ayaanamulayey
Gulayso mudane gudomiye
Jookarku waa hadalyaqaan walee guulayso adr
Tuuugan cida dooranaysa, waa Cid wax u dhiman yihiin.
Ethiopianow maxa rabta? Ma muuse?
Hoyadaba tugaa
Siilkii hooyada ba dhiman garacyhow xininyaha uga fuq ninka hw
Inshaa alaah kulmiye
Quusi kursi uun isbadal ah Uma baahnin DIIN MAADI MIDNA KU GOIN
" Hadalna lakala odhan og allena lakala baryi og " Hogaamiye Aftahan ah weeye
Boqor sameeye xaashi❤️🫅i.a kaah oo xisbi qaran ah only 5days left⏳️
Halgankii suwdigi faqash ta usoo galay kasoo cararay eexamil waayay
❤❤❤
Jookarka siyaasada guulayso libaax
Wa siyaasiga qudha ee aqoonta leh
Tuuug kabo la oo indho adag.
Da'daadu intay leegtahay iyo waxaad ku hadlaysid ismalaha
Tuugo waxaa ah reerkiina shaqaalaha dowlada boqolkii ba 80% qaatay
Somaliland ❤❤
Professor samar ayaanu dooranaynaa
Ruug cadaa siyaasadeed Maxamuud Xaashi Abdi Guulayso Mudane.
Well done gudoomiye
Muuse biixi
KaaH !
Waa miskiin doonaya haddaan H/jeclonay Maxamed Abokor shalay waan soo saaranay ee maantana Muuse Abokor hadaanu nahay na doorta
Maxaa tiri jookar❤✊
Waa waayo oo bisil arag runtii allh ha ku gaadhsiisyo doonitaankaaga
Additional information on this issue and the best way to somali 😂
Nin culus
Guul
Viva Rejo ❤
Allaahummina jinaa
Aniga oo aad u ixtiraamaya mudane maxmuud xaashi cabdi.waxan ku talin lahaa in kelmada isbeldel waxan odhan lahaa halagu bedello kelmada horumar.
❤❤kaah iyo cirro
❤
Mahamud ruun sheeg ilahay kayaab
Maasha Allah waa nin dacaad ah oo dadkiisa iyo dalkiisaba raba inuu u adeego lakin dadka reer somaliland ninkoodu markuu xayga yahay ama d'a yar yahay way eryadaan sidii siilaanyo iyo ina cigaal alle ha u naxariistee Aamiin.
Ninkan reer somaliland intay iskadaayaan caydan ay dambiga kaga roganayaan ha ka faaideystaan inta uu yahay nin talin kara. Hala dhaafo reer hebel shakhsi shaqeyn Karaa la rabaa
Mashallah
Wilka waraysanaya wlhi waa professionnel wax bartay maxamud xaashi naa waa nin rageed dagan war ha la so saro odaygan.
Habalyo maxmuud. Xaashi 2:30 2:32
Haashi waa nin culus runtii. Guul
Guulayso
❤kaah
Guul wadani iyo kaah
Waxaasoo dhan waxaa kahorreeya inaad beertaan jirrid adagoo wadaniyad Somalilandnimo!
Qof wlbo hbar yonisa wa kaah ✊🏾
Nin qiimo badan maxamud xaashi
Tuuga miyaa uu qiimo badan yahay.
TUUG
Xashaaw adeer ma imikay ku jirtaa mugdi
Habeen dhalad guusha la saaxiiba
Wili waxaa nool siyaasada gumaysiga ee dadka shisheeyaha la shaqeyo dadka hala dhafiyo ee dhalinyarada somaamliyay ee wanigahi dalkooda iyo diindooda dadkooda
Waxan,odhanlahaa,kiladootaba,cadalad,hakushaqeeyo,wan,isalamaya
Vivo kaaaaaaaaaaaah
Mansha allah hogaamiye dhab ah wax yaqaan ah cabqari ah daacad ah cod kar ah dhinac walba ka dhisan .hooy somalilandarkoow kaah ha u dayma la'aanina ee doorta oo xusbinimo u soo saara kaah guul guul guul ❤❤❤❤❤❤
Waa TUUG dalka xaday oo boobay lacagtii airport ka hargeysa biyihii Hargeisa airspace kii somaliland TUUG
Adiga maalinta qiyamaha ku cadayn doona in uu tuug yahay intna xaday
Hogaamiye guushu agtiisa taak
قل أعوذ برب الفلق
Waar is qari adaa jano keeni miyaa
Miyuu Kuwasay
Waa tuuug waa tuug
Anigoo jooga gobolka awdal ururka kaah codka ugu badan ururada waa in uu ka helaa gobolka awdal from habar cafaan waa kaah iyo wadani
@@CaydarusOmarwx garad
insha all
Anaga hadaa Nahay Bah weynta Umada Somaliyeed 🇸🇴 waxaan Doneynaa in maamul goboledka Somaliland uu helo Hogaan wanagsan❤