ziyaaro sh cali samater iyo sh cali cilmi iyo sh muxamed cisman p.2

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @maryannur9254
    @maryannur9254 8 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah, Illaahow nagu anfac madadkooda

  • @daruusmedia9655
    @daruusmedia9655 10 ปีที่แล้ว +2

    masha allah wacdiga sh cumer malin allaha nagu anfaco

  • @daruusmedia9655
    @daruusmedia9655 10 ปีที่แล้ว +2

    qisonka mashaayikhda allaha nagu wada anfaco dhamanten

  • @daarulmaqam3371
    @daarulmaqam3371 5 ปีที่แล้ว

    Masha alllh masha iqda barkadooda alllh naso gaarasiyo

  • @safiafarah8602
    @safiafarah8602 8 ปีที่แล้ว +4

    mohamed mohamud jaahil baad tahay diin wax kama taqaanid culumadaan inay ahaayeen ahludiin waxaa marqaati ka ah sida ay diinta islaamka ufaafiyeen iyo ixtiraamka ay uhayaan mashaa ikhdooda lkn wahaabiyada waxaa laga dhaxlay qarax qof miskiin ah oo qoorta laga jaro aagoonta oo xoolahooda lacuno carabi ay dadka diinta uga dhigaan marka ilahay ayaan kamagan galnay khawarijta iyo fitnadoda uf uf uf khawarij ahlusuna allaha xifdiyo

  • @sufism1516
    @sufism1516 9 ปีที่แล้ว +1

    Shiikhaya ga cimigiisa allah hanagu anfoco

  • @fartuunahmed1924
    @fartuunahmed1924 8 ปีที่แล้ว +2

    asbax wa tariqda culumada qurafad kushegtay walal arintas malin ale hortisa latagan yahay aya kajawabi donta qurafad side unoqotay hada kula dodi meno jesakalahu qeyra

  • @sufism1516
    @sufism1516 9 ปีที่แล้ว +2

    Car !! arag wahaabi siidaas Nabiga iyo Culimada u'amaanaya.

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 8 ปีที่แล้ว

    halkaan ma nairobi baa??

  • @momamedmohomoud4280
    @momamedmohomoud4280 9 ปีที่แล้ว

    Waxaan xusuustay riwayadii awbustaale

  • @momamedmohomoud4280
    @momamedmohomoud4280 9 ปีที่แล้ว

    quraafaad iyo been! Anigu waxaan la yaabanahay dadka beentan dhagaysanaya ee hadana rumaysanaya