المسائل المختلفة بين السلفيين وجماعة الإعتصام : ١: طلب الإمارة بقصد طلب الخلافة الإسلامية وهي التي سببت الحروبة. ٢: البعية والولاء. ٣: تفريق الأمة بالجماعات. ٤: الولاء والبراء بالجماعة . ٥: مشاركة قتال الفتنة. ٦: الاغتيالات ( التفجيرات) ٧: التسمي بأسماء غير شرعية. ٨: تنفيذ الحدود بغير إمام شرعي. ٩: مفهوم الحكم بغير ما أنزل الله.
ittixaad, ikhwanul muslimin, ictisaam, maxaakiim, al Shabaab, xizbul islaam. Dhamaan wa isku mid asalka way isku waafaqsanyiihiin wana ahlu bidac lunsan lunsan dad khaldan o sacuudiga ( salman cawda iyo safar al xawaali ) ka qaato fatwo , kuwaasn dawlada sacuudiga aya xirtay ilaahay haka abaal mariyo dadka ayay fitnadooda ka qabteen.
waxaa laga qoray kutub lagu cadaynaayo waxyaabahay ku khilaafeen ahlusunnaha sida: القول السامي في كشف مخالفات حزب اﻹتحاد اﻹسلامي سابقاً اﻹعتصام حالياً لشيخ ابي كريمة Iyo اﻹعلام بما في منهج اﻹعتصام لشيخ ابو سعيد احمد سعيد الجبرتي
اهل سنه السلفيون وسلفيون هو كل من اتبع من طريق سلف وسلف هم الني محمد وأصحابه كل ما سوء أحزاب وأحزاب ليس فائدة بل هي عداب كما قال نبينا (الجماعة الجنة وفرقة العداب)
@@ainansheali3743 beenaale itaaxaad wa koox xizbi ah bayco leh dowladaha muslimiinta ku hoos nool , sheek koox rabiic la dhoho o xafiis iyo bayco iyo ciidamo leh o muslimiinta gaaleesiiyo?? قال الله تعالى : قل هاتوا برهانكم إن كنتم صادقين
مثلكم مثل غيركم من أهل البدع الصوفيين الذين يسمون أتباع دعوة الإمام المجدد محمد بن عبدالوهاب بالوهابية لتنفير الناس عن التوحيد والسنة ، وكما قال الشيخ العلامة صالح الفوزان حفظه الله : ( يا حبذا هذا الجامي يا حبذا هذا الوهابي ) فتبا لأهل البدع والحزبيين الضلال.
Anigoo GABAN yar ah ayaan tegi jirey doodahaas oo dhici jirey maalmaha jimcayaasha ah. Allaha waqtigu orod badanaa! Maanta oday geesuhu cadyihiin baan ahay👨🏿🦳
Maashaa Allaah, inta halkaan ku doodeysey Sheekh Xasan Daahir Aweys wax ka mustawo sareeyo ma jiro. Qaab cilmiyeysan oo weliba fiqhi diineed iyo fiqhi waaqic uu ka muuqdo ayuu u hadlayey. Midda meelo dhow dhow ayuu wax kasoo qabanayey
Sheekh xasan Daahir uways run iska cad ayuu sheegay.
المسائل المختلفة بين السلفيين وجماعة الإعتصام :
١: طلب الإمارة بقصد طلب الخلافة الإسلامية وهي التي سببت الحروبة.
٢: البعية والولاء.
٣: تفريق الأمة بالجماعات.
٤: الولاء والبراء بالجماعة .
٥: مشاركة قتال الفتنة.
٦: الاغتيالات ( التفجيرات)
٧: التسمي بأسماء غير شرعية.
٨: تنفيذ الحدود بغير إمام شرعي.
٩: مفهوم الحكم بغير ما أنزل الله.
Beenaale Rabiici baad tahay. Salafiyada Somalia waxaa sal u ah Itixiaad aka Ictisam. Towbah dheh yaa miskiin hadaa
@@ainansheali3743 oo walal ictissamamka ka hor salafiyiintu may jirin miyaa???
Iska hadlow ina iggare
نبرأ إلى الله من تفرقة المسلمين والتحزب
وفرقة الاعتصام على ضلالة وليسوا من أهل السنة
Sheekh Daahir waa qosol miidhan. Qolo kaste waxay tiri "والله إن هؤلاؤ أخطر من اليهود والنصارى "😂
Sh xasan dahir aweys cilmi baden ba kuduugan
( وقل جاء الحق وزهق الباطل إن الباطل كان زهوقا )
قبح الله أهل البدع الحزبيين
الحق بين احق ان يتبع
subaxan alah waxn wali lahy ictisam ama iti xaad waxy halkan ku qiranayaan in aanay manta wali ka toobad keenin
نحن سفلي
Cinwaanka ayaa qaldan,itixaadka ahlu sunah ma aha miyaa?
Maaha, waa Ahlu Bidco. Yaysan iska kaa dhex qaldamin
Sunnada usoonoqda ictisaamaw ilaahay kacabsada
Ictisaam Sunaday ka bexeen yaa kugu yidhi
@@mucawiyeali1062 dooda miyaanad dhagaysan miyaad is dhaafdhaafinaysaa?
@@abuucumayr2557 sxb dooda maxad ila soo daraafsan aniga maxaa iga cidla ah
Waa wadaado xiiqsan. Iyana magac fiican ayey isisiinayaan, qolooyinka kasoo horjeedana magac xizbi ayey ku shaabadaynayaan!! Ra'yigaagu diin ma ahan shiiqoow. Wixii khilaaf ka furan yahay dadka haku qasbin sidaada ineey wax u fahmaan. Nabi Daa'uud iyo wiilkiisii N. Sulaymaan ayaa xukun ari isku khilaafay. Labadoodana cilmi ayaa loo sugay.
Dooda ayaa lagu kale socday.
Xizbi ictisaam ex ittxaad iyo ehlu sunna waljamaaca.
Subxaanalaah doodaan waxy dhacady dhala shadaydii sanad kahor waagaana show jadiidiyo way joogty wadanka war niman ka dalka halaqabto faa iido mala eh
Wllee itixaadbaanan faa fido lahayn maxaad jadiidiyo kusheegi hooyadaa oon laqabin ayay dadka diinta usheegayeeene
Dadka dooda soojedinaya iyo kuwa dhagaystayba waxaa kaqaldan waxbadan
1 horta marka kowaad sheekh daahir iyo abushayba midna kanatirsana jamaacada al ictisaam
2 itixaad markuu burburay sh xasan iyo abu shaba waxay noqdeen alshabaab
Marka yaaanlaysku qaldin itixaad iyo ictisaam
Xassan dahir raggii ictisaam la baxay ayuu ka mid yahay markii uu ka wasakhoobay magicii ay itixaad la oran jiray oo dagaal ku galeen.
midda labaad Ragii itixaadka ayaa magicii iska badaleye caqiidadu waa uutii.
al-shabaabna waa farac ka yimid itixaadka(ictisaam).
ittixaad, ikhwanul muslimin, ictisaam, maxaakiim, al Shabaab, xizbul islaam. Dhamaan wa isku mid asalka way isku waafaqsanyiihiin wana ahlu bidac lunsan lunsan dad khaldan o sacuudiga ( salman cawda iyo safar al xawaali ) ka qaato fatwo , kuwaasn dawlada sacuudiga aya xirtay ilaahay haka abaal mariyo dadka ayay fitnadooda ka qabteen.
waxaa laga qoray kutub lagu cadaynaayo waxyaabahay ku khilaafeen ahlusunnaha sida: القول السامي في كشف مخالفات حزب اﻹتحاد اﻹسلامي سابقاً اﻹعتصام حالياً لشيخ ابي كريمة Iyo اﻹعلام بما في منهج اﻹعتصام لشيخ ابو سعيد احمد سعيد الجبرتي
kutaabkii eberka ahaaa
Iska hadle. Waar diinta baro yaa miskiin haadaa
اهل سنه السلفيون وسلفيون هو كل من اتبع من طريق سلف وسلف هم الني محمد وأصحابه كل ما سوء أحزاب وأحزاب ليس فائدة بل هي عداب كما قال نبينا (الجماعة الجنة وفرقة العداب)
hadal caam ah. Itixaadka waa salafiyiin yaa rabiiciyiin
@@ainansheali3743 beenaale itaaxaad wa koox xizbi ah bayco leh dowladaha muslimiinta ku hoos nool , sheek koox rabiic la dhoho o xafiis iyo bayco iyo ciidamo leh o muslimiinta gaaleesiiyo?? قال الله تعالى : قل هاتوا برهانكم إن كنتم صادقين
@@ياسر-ص2ك5ض Waar beenta kala tag meesha. Itixaad wuxuu ahaa Somalia xisbiga dacwada salafiyada ku fidiyay oo aad ku caasiseen. Dowaldda Islaamka uu Itixaad ku hoos noolaa ma xukumkii siyaad barraaa. Kathabta wallaahi dowlad Islaami mayan ahayn. Bayco inay lahaayeen anigaa kuu qiraya mana haysid dalill aad ku diiddo. Midda kale Itixaad waxaa tazkiyeey culimada salafka sida Bin Baaz iwm. Dowladaha islaamka kulahaa. midda kale rabiic almadkhali wuxuu ahaa ikhwaani haalik kaddib wuxuu sheegtay inuu yahay salafi cunahaya dhiigga salafiyiinta iyo muslimiinta kale. Bal waxaad noo sheegtaa waxaad u taqaan dowladaha Islaamka/? Farqiqa u dhaxeeya dowladda sacuudiga iyo dowlad Talibaan? Miskiin beenaala ah .ITixaad waxaa diiday koox salafiyada ku dhex dhuumanaysay oo hawiysim qarsanaysay oo tidhi Caydiid oo weli qabsan xitaa koonfurta Soomaaliya yaan lala dagaalin waa amiirul mu'miniin.. Caydiid baa madaxwayne aha ama jihaad galay waxaa laga hayaa jaamiyada iyo rabiiciyada. Sidaa oo kale Xaftar baa salafiyada u libaax ah sida kooxda ku halaageen salafiyiinta liibiya. Adeer waxaa naga dhaxeeya fahamka caqiidada qudha ammaa fahamka kale ee salafka waxaa tihiind murj'iin sida Xalabi u baahan in la saxo. oo weliba dhegaha lagu dhufto
الجامية المدخلية ادعوا أنهم وحدهم أهل السنة والجماعة!!!!
مثلكم مثل غيركم من أهل البدع الصوفيين الذين يسمون أتباع دعوة الإمام المجدد محمد بن عبدالوهاب بالوهابية لتنفير الناس عن التوحيد والسنة ، وكما قال الشيخ العلامة صالح الفوزان حفظه الله : ( يا حبذا هذا الجامي يا حبذا هذا الوهابي )
فتبا لأهل البدع والحزبيين الضلال.
Culumadu say ukala horayso magacyadood iyo xagay kaso jedaan noo faahfaahiya
Assalamu alaykum intey ka haley kara dood kan ?
Qeebtii labaad/ PT2????pls
inla doodaa ma xuma ee lkn waxba yaan la qarin
Qabiil bay ku waree gayaan qolada itixaadka masaa'il diiniya meesha ma keenin
Adeer fitnada waxaa abuuray kitaabka Hawiye ah..........taariikhda baro
dood wanaagsan xaqu hacadaado
Jamacatu ictisaamka ama itixaadka waxbay ahulusunnaha kukhilaafeen bidacbay diintakusoodareen
Beenaale rabiici jaammi ah.
Bidcada ay diinta kuso dareen noo sheeg?
xaqa hala caddeeyo
Dooda uu ku doodayo xasan daahir waa khaarijul mowduuc shiiga muslimiinta oo laxalaashado ayuu kudanbeeyey jahaadka uu sheegayo qabiil iyo waxakale ayuu kuwareegayaa
Itixaad iyo ictisaam ama jamaacaad yaa kuu baneeyey
Daliilka lagu reebay ma haysaa........Miskiin
Dacwa salafiya halagu dadaalo waxii kaleba waabaadil
Qadiyda
ragan mawqif khaldan ayay haystaan
سلفية جديدة مرجئة العصر وسرطان الامة محمد صلي الله عليه وسلم
Ader allaah kabaq oo cilmi waxku xukun
Layskama hadkee wax cilmiyeysanku hadal
waa sidaa weeye
أسكت يا جويهل
الجماعة اعتصام أوﻹلتحات ليسو من أهل السنة والجماعة
Beenaale.......diinta baro jaahil yahow caamiga ah
Walee qofkii wax garatay waa u cadaatay in wahaabiyo baadil tahay oo rag dano ku wateen waxaasa yaab ah in ilaa hada rag daba ordaayan oo diin ka sugayan war diinta naafic ah waa sufiya ahlu suna waljamaaca laa qabila laa siyaasa laa timir sacuudi only diin naafic
Umada qubuuro ha uugu yeedhin iyo in ay mushrikiin noqdaan.
Ilaahay umada idinka qabay qubuuriyiintaay
إنقلع يا جاهل