HEES | Fiidmeerta Duushaay | Xasan Diiriye | lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 224

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal 3 ปีที่แล้ว +15

    Nasiibku wuxuu igu simay abwaanka iyo fanaanka heestaba inaan nolosha kula kulmo, Xuseen Ow faarax waxaan kula kulmay 1995 dabayaaqadeedi xaafadi uu deganaa ee Fiyooraha goor casar ah aniga oo la socday nin weriye ah oo ka shaqeyn jirey radio Muqdisho, sidoo kale Xasan Diiriye waxaan kula kulmay black sea jidka 30ka goor barqa ah marar badana waan arki jirey markaas kadib. Allaha u wada naxariisto.

    • @qumanhorusocod6177
      @qumanhorusocod6177 9 หลายเดือนก่อน +1

      2008 uu dhintey maahaynoo Allaha unaxariisto. Markaan dadkii hore raadadkoodii arko waxaan isdhahaa malaha waagaas nolosho wacneedaa Hadaad lanoolan lahayd fiicnaan lahayd

  • @abdikarimmohamedabdi7901
    @abdikarimmohamedabdi7901 3 ปีที่แล้ว +55

    Heestaan Waxaan ku sugayaa Quraac aan Gacantayda Ku Farsamaystay .
    USA (22/Marso/2021 ) ❤️

    • @maxameddeeq2426
      @maxameddeeq2426 3 ปีที่แล้ว +2

      Lp

    • @CabdiSalaan-b3l
      @CabdiSalaan-b3l 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@maxameddeeq2426❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qanijacayl5784
    @qanijacayl5784 4 ปีที่แล้ว +15

    Allaha u Naxariisto Xasan Diiriye Faarax & Muslimiintii Geeriyootay.
    Aamiin.
    Sabti 2/1/2021
    London, UK

  • @luulhassan7154
    @luulhassan7154 2 ปีที่แล้ว +5

    Allah ha u naxariisto fananteeni axxx yaa dal waan qiirooda markaan maqlo heesihii qiimaha lahaa iyo wanageenii an laheeyn 😭😭😭😭

  • @mohamedsalat-h3m
    @mohamedsalat-h3m ปีที่แล้ว +1

    alle ha u raxmado hassan diriye farax asal reer towfiiq ah wagaa waan dadka xafada xushmad siinaya arki jiryay rabbi ha uraxmado

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 4 ปีที่แล้ว +41

    Fiinta ciyeysee
    Foorida ku odiyo
    Foodlaha gobyahankoo
    Waa fulee tukuhuyee
    Kuma fiicna dirashee
    Adiga ka fududo
    Ficilkana adkeeyo
    Ka fogaanin shirarkoo
    Fagaraha dhex tagaye
    Fiidmerta duushay
    Farintayda qaado
    Ha furfurin adoon arag
    Farxadi jaclke kucalol fayow....
    😭😭😭😭😭😭 heska wan dhamestiri wayay waxba xasusty nabaro bogsady baan daremaya iney damqanayan ax 😭😭😭

    • @nasronasib
      @nasronasib 4 ปีที่แล้ว

      Sorry

    • @abdulkadirainab8098
      @abdulkadirainab8098 4 ปีที่แล้ว

      Naqib sorry sxb hestu mel bay tabane runtii

    • @farhiashireabdiahmed7640
      @farhiashireabdiahmed7640 2 ปีที่แล้ว +3

      Ma,hadhada uu reebo jaceyl aan guuleysan waligii laga ma bogsoodo alle wxaan ka baryaya badal kheyr qabo 💔😰🥺😥😢😭😭

    • @umuashraf7911
      @umuashraf7911 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 ปีที่แล้ว +3

    Xasan gareet waa laxamis tayasha ugu
    Sareeya somalida 50 hesod ayaan ka qoray 50 hesod waa wada caan lkn
    In badan ayaa ika dhiman qofkii yaqan
    Laxamadii xasan gareet uu sameyay
    Ila soo xariir wll

    • @maxamedmuqtaar8516
      @maxamedmuqtaar8516 7 หลายเดือนก่อน

      Heesta xurmo daran ban ugu jeclahay heesaha uu laxanka saary

  • @kingofvoice2442
    @kingofvoice2442 4 ปีที่แล้ว +14

    Àxad 8:46 AM 16/8/2020 muqdisho dayniile xusuustayda heeskaan waxaan bartay oo aan aad udhegaysan jiray 2000 long time

  • @sadaammohamedali9608
    @sadaammohamedali9608 4 ปีที่แล้ว +6

    100% thanks wll in badan ayaan raadinaayay heestaan respect

  • @aravattali
    @aravattali 3 ปีที่แล้ว +7

    20 June 2021
    Haben Axad ah
    Qorshe Taariikhiya oo aan dejinayo
    Ilahayow igu guuleey i.a
    Xasan Dirie Farax

  • @aliosman1722
    @aliosman1722 ปีที่แล้ว +1

    Xasan diiriye ilaahow unaxariiso waa fanaan cod naxariis leh aan lahelikarin

  • @ismailaden6939
    @ismailaden6939 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaaahey naxariistii janno ha siiyo amiin yaa rabi amiin

  • @muusenuur9926
    @muusenuur9926 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ha u Naxariisto xasan diiriye waa hees qaaliya

  • @abdirahiimmohamed4078
    @abdirahiimmohamed4078 4 ปีที่แล้ว +9

    Thanks broh inbadan l like this song😍😍

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 4 ปีที่แล้ว +14

    9:20pm Goobtu Waa Thika Nairobi waxaan heeskaan macaanka badan ku sugooya cashada aan gacanteyda ku karsaday🥰🥰AUN Xassan diiriye Janadii kusii naso😭

    • @rahoynur5169
      @rahoynur5169 4 ปีที่แล้ว +1

      Xpkey qaliga aya kuarki jiri asaga zaid udagaysta anigana waan kabarti ..... mashallah walalkey iga yar mk🥰

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 4 ปีที่แล้ว +1

      @@rahoynur5169 Waaba asigii brother😂😂

    • @rahoynur5169
      @rahoynur5169 4 ปีที่แล้ว +1

      Respect xpkey qali 🥰🤙

    • @cabdicadow1472
      @cabdicadow1472 3 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkkkkkkkk commentigaaga waxaan arkay, 29/12/2021 waa maalin arboco ah, goobtu waa nairobi oo aan fasax u inid hotelkeyga ayaan ju jiraa anigoo dharkeyga siixiranayo ayey soo gashay heestaan sxb waan kusalaamayaa nairobi hadaad degentahay illaahey ha idinku amaano yeelo aniga waan laqabsanwaayay mana aha meel sahlan

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 ปีที่แล้ว

      @@cabdicadow1472 Mahadsanid saaxib adigana sido kale meel walbood aadid ku barakow idim Alle. Kkkk maxaad ula qabsan wayday nolasha Nairobi ma ugaali baad dalbatay adigoon waligaa cunin 😄 🤣 😂 😆

  • @Illahayowiigargaar
    @Illahayowiigargaar 3 ปีที่แล้ว +2

    Nio heestan waan iska jeclan jiray awal hore lkn Eega waxy noqon doonta insha Allah mid ani i khusaysa 👊🏾❤️

  • @ZackihOmmer
    @ZackihOmmer 2 หลายเดือนก่อน

    Lapadii faqaysapa
    Sidii foore jiidhe😢❤😊
    Fiid meerta duushayy
    Fariintayda qaado
    Ha fur furin adoon arag
    Farxadii chacaylkee
    Ku calol fayooopa❤😢
    2024.10.15 in Hargeisa ❤

  • @ahmeddirirmohamoud1634
    @ahmeddirirmohamoud1634 3 ปีที่แล้ว +5

    9 fabruary 2021 laascanood samalia 💟iyo xili uu jaceyl daran ila soo dersay

  • @mahadamadaxyar2165
    @mahadamadaxyar2165 2 ปีที่แล้ว +2

    Rabi Haku Naxaristo Xasan Diiriye Faarax Aamin in sha alah

  • @husseinmohamedosman4420
    @husseinmohamedosman4420 4 ปีที่แล้ว +3

    Maadeys thanks cumar dhuule shimbiryahay buliyeey oo lyrics ah

    • @baariyoo
      @baariyoo 4 ปีที่แล้ว +2

      Sxb waan kula qabaa dookha Bulliyeey Shimbiryahay oo lyrics keeda wadata. AUN cumar dhuule is the best.

  • @luqmansuleiman7870
    @luqmansuleiman7870 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaanka Xuseen Aw Faarax, silic buu Xamar ugu dhintay, ALLAH janada ha ku cazuumo, Deegaan ahaan ka soo jeeda Aw-Barkhadle 30km bariga Hargeysa, Abwaan Miizaanka Culus ayuu ahaa ......... Fannaanka laftiisu Xasan Diirie isna waa nawaaxiga Hargeysa isagana ALLAH janada ha ku cazuumo, fannaan Miizaanka Culus ayuu ahaa
    Heestu waa Abbaarahii 1967-68

  • @mohammedadow3360
    @mohammedadow3360 ปีที่แล้ว

    Allah ayaa unaxaristaa legenka wah baay ibartay wllh indaha ayaa ikala furtay

  • @Abdisalaanali2799
    @Abdisalaanali2799 3 ปีที่แล้ว +17

    Faajiye libaaxiyo
    Feeraarta cawshiyo
    Farawgaan udirayee
    Dadku faani jiray baa
    Meel kale u fuulee
    Adigaa fariidoo
    Daalada ku dheeroo
    Dhulka foorareee oon
    Weligaa fadhiisane
    Fiidmeerta duushay
    Fariinteyda qaadoo
    Ha furfurin adoon arag
    Farxadii jeceylkeen
    Ku calool fiyoobaa
    Fiintaa ciyeeysee
    Foorida ku oydiyo
    Foodlaha gobyahanka Faajiye libaaxiyo
    Feeraarta cawshiyo
    Farawgaan udirayee

  • @xantaproductionTVXB
    @xantaproductionTVXB 4 ปีที่แล้ว +2

    Alaa yaa ciziik hees waa heesihi hoore daadna waa dadki hoore
    Dadki hoore sifooyinka kuficnayeen
    Ruunta,100%95
    Balanta100%100
    Murtida 100%100
    Kalsonida iyo xikmad uhadalka 100%100
    Dadki hoore all the best

  • @feisalotoneto2908
    @feisalotoneto2908 2 ปีที่แล้ว +4

    Si xad daaf ah ayan ujeclahay oo waqti waxan isku de’eya si walba oo aay iga fogaan, halka ayadhana eey waqti walba ku holantahay sidhan ku kala fogan leheen💔
    “”Waan kusugayA wanan kusugi dona farxaadi jacl kan ku calool fiyobaa”””
    “Hadaan calaf isku yeelano ☝️malin ayan qoralkan ku tusi donaa”
    I miss ya 🥰🤞

    • @sadaamahmedhassandrsadaam339
      @sadaamahmedhassandrsadaam339 2 ปีที่แล้ว

      Ilaahey ha idin mideeyo walaal mcn 😔

    • @mascudofficial2822
      @mascudofficial2822 ปีที่แล้ว

      Ilahay haku fududeyo wll wan kula daremi kara dhabatada ku haysato ilahay haidin mideeyo oo qalbiyadina haisku furo Aamiin

  • @aarcade8634
    @aarcade8634 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto xasan diuriye faarax bagaan 75 hadaal nin kibirkaga taga isaga la hayaa

  • @Nestamohamed
    @Nestamohamed ปีที่แล้ว

    Waaw allaha u naxariiisto xasan diiriye walee waa heesay

  • @mohamedhassen733
    @mohamedhassen733 3 ปีที่แล้ว +1

    Xasan diiriye fanaankeenii muqdisho 80th kii ilaahay haunaxariisto .

  • @Ibnuciisaa
    @Ibnuciisaa 4 ปีที่แล้ว +1

    wow wow wow masha allah waxba lagama qaban karo nice song adaa dhulka ku fooraroo aan waligaa fariisane 🙀 shukran libaax heesaha cayn kaan ah noosoo badi mudane ✊

  • @salebaanjaama
    @salebaanjaama 10 หลายเดือนก่อน +4

    FiidmeerTa duushaY fariintada qadoo ha furfurin adoon araaaag😢
    Farxadii jacaYlkee ku calool faYooba❤😢
    19/2/24 22:57 wajaallE

  • @farxaanjaacuur3308
    @farxaanjaacuur3308 4 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan waa heesta ugu kabanka macaan kabanada laxiriira abwaanada heesaha iyo kuwa garaaca musikada kaban lamida mijiro nama soomarin sida xasan diiriye uu utumay ruux utumi kara

    • @maadeys
      @maadeys  4 ปีที่แล้ว

      waxaa tumaya xasan great xasan diiriye ma tumi jirin sxb

  • @mohamettahmettjama4278
    @mohamettahmettjama4278 3 ปีที่แล้ว

    Ciid mu baarig 2021 goobtu was hoygii fanka iyo suugaanta hargysa
    13 may 2021
    30 of ramadaan full days
    Allah maxan Heestan day dayayay zxp waad kumahadsanatahay

  • @KAYDKA-HAG
    @KAYDKA-HAG 4 ปีที่แล้ว +3

    Yaa salaam Team Maadeys. Guulaysta saaxiibayaal heestaan bari dhexaan raadiyo waan waayay. Abaal wayn baan idiin haynaa.

  • @MustafeMustafexareed
    @MustafeMustafexareed 2 หลายเดือนก่อน

    Iga Gadan Heeskani Maadaysow ❤

  • @Kaarto101
    @Kaarto101 ปีที่แล้ว

    26/11/2023 habeen isniini soo galayso axadina baxayso, Garoowe Puntland State Gaar Ahaan xaafada 1August.❤😢

  • @mohamedabdirahman5468
    @mohamedabdirahman5468 4 ปีที่แล้ว +1

    yaa salaam rageedii in mudaa waa sugaayay hasan diiriye iyo fiidmeerta duushaay✌

  • @abdishakurdahirmilifyare5537
    @abdishakurdahirmilifyare5537 4 ปีที่แล้ว +2

    Thanks masuul walahi heeskan inaad soo geliso waan sugaayay mahadsanid boqol jeer

  • @AxmedDaahir-g4n
    @AxmedDaahir-g4n 8 หลายเดือนก่อน

    Waa ereyadii abwaan cali cabdi saayiq

  • @sahrahassan3038
    @sahrahassan3038 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilahow u naxariiso Hassan iyo codkiisa halaasiga ahaa aaamin

  • @riyaaqahmedmahamed4061
    @riyaaqahmedmahamed4061 4 ปีที่แล้ว +2

    Brothers heesaha khadra daahir noo soo galiya♥️🙏

  • @nadaarasoomali6107
    @nadaarasoomali6107 4 ปีที่แล้ว +5

    Waxa lahaabka leh ee heesta kusii jecleysiinayo baa ah muuqaalka quruxda badan ee jaziiradaha, wabiyada dacalada isku haya, dhirta shimbiruhu kadul qeylinayaan iyo weliba waxkasta oo indhaha uroon.
    Mahadsanidin maadeys tube

  • @macallinkaxayawaanada9178
    @macallinkaxayawaanada9178 3 ปีที่แล้ว +1

    Sida aad
    aad ereyada
    U qorteen💯💯💯

  • @ayaneymohamed9888
    @ayaneymohamed9888 3 ปีที่แล้ว +1

    Taloow hesta maana lay qaday cajab 🤔 qof aktayda qaali kuah ba iso dira ❤️💓💞

    • @ahmedabdi5805
      @ahmedabdi5805 ปีที่แล้ว

      Haa adaa laguu qaaday

    • @ahmedabdi5805
      @ahmedabdi5805 ปีที่แล้ว

      Burco kula kulmay xasan diiriye 1984 nin cas oo gaaban buu aha ilaahay haw naxariisto

  • @usamearwax2999
    @usamearwax2999 ปีที่แล้ว +5

    Badriya Waxe ehed qofan ad isu jeceleyn waxan eheyn deris isu dhow caruur nimadeniya is barane wana isku dhereyn weliba subixi marka iskuulka adeyo ama we iso mari jirte anine wan sugi jire malinki iskulka adin anine maba adi jirin marka walalehed ba i fahme inan isku dhernahay inanta 2 dena familne waxa ka dhax jire waxa ugu.xum eee somalida kala dhantalay (qabiil) inantii wa la raray o.waxa lo warejiyey ayded o miyiga jogte ani waxan isi ira mante imaneysa asaaa mel burah inta istago firiin jire wax so socdo😢😢 sa usugayo an iska bixi jire halkasena wax barashadii uga harte buug an u dhibi jire marka hestan ku qoran tahay walked oo jimcaha ado badiyaha dhowr mar hadan dhibey be timid malinki danbe anine jaceylku wui idalshadey 😢😢😢😢😢😢 hoyo iyo abe we i fahmen inan jecelajay anine markaz ugu danbeyti inantii is qab qabsi dher iyo muran waa li dhisey wan ishelne weliba habenki aroskena galbiska dhalnted be ila ehed dhalantedkeygii ohinbu isu bedeley😢😢😢😢😢😢😢 Badriya hada waa xaskeyga dhib iyo dhef wada marne wana 5teyda caruura hoyadood
    MUHIIMADU jaceylku hawaro wuxu rabana waa dhabr adeyga😢❤❤❤❤❤❤

  • @mmustafchannel8731
    @mmustafchannel8731 4 ปีที่แล้ว +10

    Waa heer sare. Mahadsanid saaxiibbadeennow.

    • @iqraali8188
      @iqraali8188 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @Ali...Daar2418
    @Ali...Daar2418 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waa habeenimo fiida aha waxan ku jira xada Dareen oo aad itabanaysa dhanka qalbiga....
    Taaarikhdu February 19/2024
    Habeen isniin aha ....😢

  • @maxamedaadan8760
    @maxamedaadan8760 ปีที่แล้ว

    fanaanka heesta Qaadaya xasan diiriy weye habeen wacan

  • @saleemanmaxamed7674
    @saleemanmaxamed7674 4 ปีที่แล้ว +2

    AUN xasan diiriye faarax faananaan wadani heesaha jaceelka laguma gaaro alle janadiisa weyn geeyo

  • @garaadyusuv8545
    @garaadyusuv8545 2 ปีที่แล้ว +1

    23/8/2022 Music ga laba dhacaya iyo Erayada Murtida xanbaarsan Ayuu dareenkaygu Yahay 🤔

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 4 ปีที่แล้ว +3

    Keep going legend

  • @salladahmed952
    @salladahmed952 ปีที่แล้ว

    Waw wale shalay la arka mahaan kabanadan

  • @aliabdi4502
    @aliabdi4502 2 ปีที่แล้ว +1

    15 Aug 2022 buug baan kudul akhrinayaa anoo weliba kuraaxaysanaya.yaa salaam!

  • @amiinmohamed857
    @amiinmohamed857 3 ปีที่แล้ว +1

    13 feb 2021 hbn sabti waqtigan yahay 04:51 anigoo safar isku diyarina sacada kadib ayan dhageysanayaa ax ya jacel

  • @bashiiradeinahmed389
    @bashiiradeinahmed389 4 ปีที่แล้ว +1

    Axya hes wllhi Legend Madeysi 👏👏🤙

  • @RooblemuxdiinnuurRooblemuxdiin
    @RooblemuxdiinnuurRooblemuxdiin หลายเดือนก่อน +2

    Maslh🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @m.sow5511
    @m.sow5511 ปีที่แล้ว

    Heesaha xasan diiriye inta badan waxa sameeyay xuseen aw faarax dubad

  • @zahraladan5280
    @zahraladan5280 3 ปีที่แล้ว +6

    Farxadii jacaylke ku calool fayooba🤷‍♀️🥰

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 3 ปีที่แล้ว +1

    iiiddoor dhaqe xassan diiriye fanaan soomaliyeed qaaliya jeclaa calanka bulluuggaa

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u naxariisto

  • @dalkachannel
    @dalkachannel ปีที่แล้ว

    🎉 Madeys Mahadcelintaada halkan kuma soo koobi karee. MAHADSANIIN

  • @mohammedadow3360
    @mohammedadow3360 ปีที่แล้ว

    Heestan aad baay loilabe kariin wayo waa hees xasus igaa muthan intaa ilawiin waa wakti lajogaa tariq lajoga 7/3/2023

  • @abshiribrahim2013
    @abshiribrahim2013 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah thanks

  • @Abdimohamed2795
    @Abdimohamed2795 3 ปีที่แล้ว +1

    Xasus 2014 ayan dhageysan jiray yaaa ila mid ah❤💯👏✌

  • @saidhirsimohamud4890
    @saidhirsimohamud4890 7 หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxariisto

  • @khairecadde6262
    @khairecadde6262 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestaan qiso gooni bey igu Leedahay habeen habeenada ka mid ah baa gabar aad aan eclaa Gurigoda jardiinkiisa Isla fadhinay Anago heestan mobilkeyga nooga daaran tahay markas baa gabdhu Nin ay iigu sheegtay inuu abtiged yahay intu Soo baxay biyo wasakh nagu shubay si uu noo fowdeeyo intaan xanaaqay baa hadana is xakameyey ciil daran baa habeenkas la seexday ma ilaawo dhaxan baa jirtay anigo qoyan oo ciil hayo baa gurigii tagay habeenkas

    • @nurabdiqadirahmed8294
      @nurabdiqadirahmed8294 ปีที่แล้ว

      Heestii kuhaboonayd may ahayn heestaan madaaba aad isla meel fadhideen hees qaldan baad udaartay gabadha mudane😂
      Heestaan waxaa loodaarikaraa qof aad jeclayd lknse meelad karaadiso aadan garanayn
      Waa jcylkii shibiraha iyo fiidmeeraha.😅

  • @ramadanaxmed6520
    @ramadanaxmed6520 2 ปีที่แล้ว

    Maxaan soo dhageystay heestaan xilli ay xaaladuhu igu adkaayeen.
    Jaceyl nacallaa aabahaa ku yaal

  • @husseinabdi6951
    @husseinabdi6951 4 ปีที่แล้ว

    Xasuus qali aah sxbkey #maadays media

  • @MubYus
    @MubYus 3 ปีที่แล้ว

    Xasan dciiraya.. Fanaan weyn..

  • @ahmedtabit
    @ahmedtabit 4 ปีที่แล้ว +1

    thanks, brother

  • @mohamedabdulle9904
    @mohamedabdulle9904 4 ปีที่แล้ว +1

    waa ku mahadsanthy MAADEYS HEESTAAN OO QAACI AH KUMA JIRIN YUTUBKA

  • @arafadjama
    @arafadjama 3 หลายเดือนก่อน

    Heesahii hore hala dhagaysto hadaad rabto in maskaxdaadu kobacdo oo aad rabto waxbadan inaad ogaato xaqiiq arintaas waa xaqiiq

  • @abshirgare8749
    @abshirgare8749 ปีที่แล้ว

    Fahanka ereyada waa very hard

  • @shaykhcawil9958
    @shaykhcawil9958 7 หลายเดือนก่อน

    Maanta waan qurayaa maalmo kadib bilo kadibna sanado kadib 10 sano kadib rubcu qarni kadib nusqarni kadibna qarni kadibna taarikh taxana ah aduunyo like saara IGA danbaye

  • @abdikadirfarey
    @abdikadirfarey 4 ปีที่แล้ว +3

    Meel dooxa ah ayaan ku dhegeysanayaa
    Anigoo safar ku jiro.

    • @sharmaabdifitah4288
      @sharmaabdifitah4288 4 ปีที่แล้ว

      Dooxadee ku dhagaysanaysaa

    • @abdikadirfarey
      @abdikadirfarey 4 ปีที่แล้ว

      @@sharmaabdifitah4288 sxb dooxadda qorqoryaalle waaye una dhaxeysa Guriceel iyo ceelmeegaag.

    • @sharmaabdifitah4288
      @sharmaabdifitah4288 4 ปีที่แล้ว

      @@abdikadirfarey ha sxp ani kmpla uganda heestu inama caadi ma aha

    • @najiibalpha9409
      @najiibalpha9409 4 ปีที่แล้ว +1

      @@abdikadirfarey guricel agagar keda internet miya laga hela wadanka wuu hormarye

    • @axmedwelicali2941
      @axmedwelicali2941 3 ปีที่แล้ว

      Guud

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Maadeys Channel🙏

  • @amhettsayid9203
    @amhettsayid9203 3 ปีที่แล้ว

    Hestan wa mid ku weyn qalbiga

  • @abdimalikleego9113
    @abdimalikleego9113 4 ปีที่แล้ว

    Howl adag bad wada walee halka ka wad .
    Hees xasuus mudan alfanan xasan diriye farax alla ya raxma

  • @khaalidcamuud7103
    @khaalidcamuud7103 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestani qofka fahmayaa eraydeedii qiimo gaara ayey u samanaysaa , qof jacayl ku dhacay uunba garanayaa ,,

  • @Abdikadar.
    @Abdikadar. 8 หลายเดือนก่อน

    6 April 2024 waqti habeen ah ax yaa jaceyl 😢

  • @Hagardiidd
    @Hagardiidd 3 ปีที่แล้ว

    Fiidmeerta duushay ilove 💖❤💕♥💗

  • @cabdullahixusencali6164
    @cabdullahixusencali6164 2 ปีที่แล้ว

    Heestan fiidmeerto yaa tumsy kabankan

  • @cabdicasiiscaaqil
    @cabdicasiiscaaqil 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan dib udhagaysatay habeenka sanadka cusub soo galay 1/1/2022 magaala madaxada soomali galbeed jigjiga

  • @farxaanahmed1014
    @farxaanahmed1014 ปีที่แล้ว

    Faantiye libaaxiyo weeye

  • @MohamedOsman-lf8cw
    @MohamedOsman-lf8cw ปีที่แล้ว

    Heestaan iyo heesta hanuuniye ee shimbir labadaba aadbaan u jclhay

  • @janasuge2514
    @janasuge2514 4 ปีที่แล้ว

    Mudug boy naga sobarejeya

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 ปีที่แล้ว

    28/JAN/2023, 12:33AM
    Habeen farxad gaara ii leh
    Xasuus baan galey 28/JAN/2011 iyo Galkacyo aduunyo maalinbe meel iyo jawi.

  • @mahirmanka6595
    @mahirmanka6595 4 ปีที่แล้ว

    2020 12 30 sannadka cusub ayan kuso dhawaynaya heesta kii tagayna waa ku sagootinayaa

  • @MuxudiinNuur-xq9sx
    @MuxudiinNuur-xq9sx 4 หลายเดือนก่อน

    Adigaa foorarsado aaaaaaaaaa

  • @murtidhawr01
    @murtidhawr01 4 ปีที่แล้ว +2

    Heesaha dalxiiska ku wacn iyo safarka marka la yahay bay ka mid tahy

  • @WariyeAbdirahmanIsmailSaeed
    @WariyeAbdirahmanIsmailSaeed ปีที่แล้ว

    7/21/23 2:45 Am baan marii iigu horeysay dhagaystey heestan laakiin fadlan waxan u baahnay Qisada heesan ka dambeysay ee Abwaankii sameeyay uu ka curiyay, mahadsanidin

  • @osmankulane1525
    @osmankulane1525 4 ปีที่แล้ว

    Wuu ku xaragooday Xasan Diiriye Aun.

  • @awayswaldeawayswalde3388
    @awayswaldeawayswalde3388 3 ปีที่แล้ว

    Faaliye wax sheegiyo fili kama ku magtiyo fooxlaha ka baydho cajaaib

  • @cfitaaxfaraxmahdi8877
    @cfitaaxfaraxmahdi8877 2 ปีที่แล้ว

    Heestaan waxaan dhagaystay haben taariikhda ay ahayd 14/10/2022

  • @dhalanteedtv7553
    @dhalanteedtv7553 4 ปีที่แล้ว +2

    12:30 axad 16/august 2020 muqdisho israac

  • @suldaanmaxamed1517
    @suldaanmaxamed1517 2 ปีที่แล้ว

    Madadsanid wll kama daalo dhageysiga heesaha xasan dìiriye faarax

  • @mubaramahemed2075
    @mubaramahemed2075 2 ปีที่แล้ว

    Shibirba shinkiisu LA Dula!!$$$

  • @DHAANTO-h6m
    @DHAANTO-h6m ปีที่แล้ว

    2023 (4) (11) in Nairobi 😢

  • @Abdiwarsamemedia
    @Abdiwarsamemedia 3 ปีที่แล้ว

    Wayo waaye

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 3 ปีที่แล้ว

    Sahan laguma jabo dani waaseto yadunba kuso dabarta✔👌😍🙄😐🤔

  • @Axmeddaahir_
    @Axmeddaahir_ ปีที่แล้ว

    14/11/2023 Habeen arbaca ah 11-kii.