Dood Kululastay Oo Fatxiya Cabsiiye Iyo Gabadh Kale Dhex Martsy Part 2: Abaarso Iskuul 😒

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 76

  • @amijune1854
    @amijune1854 7 หลายเดือนก่อน +5

    Self love absolutely 💯 I agree with what you said.

  • @burco7626
    @burco7626 7 หลายเดือนก่อน +3

    Salaam, beautiful soul 💕
    There is absolutely nothing wrong with going to a Catholic school. In fact, Catholic schools are some of the best schools around.
    We have to separate education and religion. We also have to tolerate other faiths.

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 7 หลายเดือนก่อน +2

    Naagtan walayah qofka like u saara maalinta akharo ayaa la waydiinayaa naagtaan waa iblaysada waxay difaacdaa waxaa diintan lidkuah. Waxay dadka dhaliyarada marin habaabiso ilahay ha soo hadayo

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 7 หลายเดือนก่อน +2

    SALAAM ALAYKUMA MASHA ALLAHA thanks my dear farhiya cabsiiye🎉🎉🎉🎉🎉😊

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 7 หลายเดือนก่อน +3

    Abaarso school wa state of the art dadka dacayadaynaya wa dad wayay ama xasidnimo ka tahay

  • @aminayusuf517
    @aminayusuf517 7 หลายเดือนก่อน +5

    Dadka schoolka abaarso caayaa waa kuwa Somaliland neceb ee cuqdada ka qaba, ha ku daalin fathia doofaar ma daahiro

    • @khadaribraahim
      @khadaribraahim 7 หลายเดือนก่อน

      ilaahy kaxishood beenta jooji

    • @hashimege3467
      @hashimege3467 7 หลายเดือนก่อน

      ​@khadaribraahim wa runted wa nacayb somaliland

  • @EBYAN267
    @EBYAN267 7 หลายเดือนก่อน +3

    Aniga waxaa ufiirsaday dadkeena inay neceb yihiin qofkle oo soomali ah oo horay udhaqaaqay
    Waxoodu waa ama dhulka aan wada joogno ama aan kor wada joogno ma yaqanan wllkaaga haduu guulaystey u hampalyee oo uga dayo waxa wanaagsan ee faylaha ha qabsan marka school abaarso ladhaho ceeb iyo fadeexo aan jirin baa hawada loogaliyey ardayda dhigatana godob baa laga galay

  • @nadiiraadan5785
    @nadiiraadan5785 7 หลายเดือนก่อน +2

    Walhi eray been ah sheega maalinka qiiyame ilahay waydiinayaa coldoon school wuu ku gefay waanan lawaydiinayaa insha allah❤ vanuit yar yar waalidkoodu sharaftooda meel kaga dhacay

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abaro school ayay ku washeen malil kasta anogoo reer shee isaaq ka mid ah wa reer abaro ayay cay no ga dhigan❤❤❤👍fathiya iyo zam zam dumashi wan idin salamaya ❤

  • @user-lv9jq4nf7u
    @user-lv9jq4nf7u 7 หลายเดือนก่อน

    Exactly, thank you for here. Christmas christmas is a fact so many people. Why you coming in America. Why you coming? Why you coming exactly? If it is upstairs right? You're a darling system🎉❤

  • @Shankaroon266
    @Shankaroon266 7 หลายเดือนก่อน +1

    My next door neighbour waxy ka yimaadeen Yemen eey ayay haystaan waxaand tabankarin afkiisa iyo futadiisa wana la rabaysan kara

  • @ashkiromoxy
    @ashkiromoxy 7 หลายเดือนก่อน

    The British boarding schools in Somaliland from the 1940s, 50s and 70s where run by Christians but there was a mosque on the grounds the students went to. The graduates are ministers, ambassadors, engineers and doctors.

  • @Hamdiyey1
    @Hamdiyey1 7 หลายเดือนก่อน +3

    Dhibka somali haysta waxba iskuma ogala isaaqna waaba la daba dhigay hadii ay somali dhinaca kaso raaci lahayen ayaga nasi fogaynaya wlhi we will never go back to their wicked government

  • @user-wh7kj5tj6k
    @user-wh7kj5tj6k 7 หลายเดือนก่อน +1

    Farhiyo channel wax badan video wan dawaday. In aan ubadkeyno barno dhaqamo kale iyo diintan juhalada ah ee chiristanka maxa ugu bahanahay yaah. Waa in aan ubadkeyno barna Islamka

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  7 หลายเดือนก่อน +1

      Ubadkaaga ha keenin dibada hadaad doonay inay kuu indho iyo qalbi xidhnaadaan. Umadaha kale adaa soo doonta Kuma soo doontaan

    • @user-wh7kj5tj6k
      @user-wh7kj5tj6k 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@FatxiyaCabsiiyeChannel
      Alhamdullah in aan ubadkeyga eeysan ku nooleyn meel juhalo iyo indhala aan isku darsatay sida westerner ka oo kale. Dhamanteyn Illahay towfiiqda hana waa fajiyo

  • @fay.flower
    @fay.flower 5 หลายเดือนก่อน

    @fatxiyacabsi Habo, please 🙏 I worked in Abaarso as a teacher. Do not bother with these people. It infuriates me!!! These ppl need to learn to coexist with other cultures and religions and stop being xenophobic. This is precisely why Somalis will not develop and progress. It's heartbreaking. I'd be more than happy to tell you what Abaarso is about.

  • @adamadam4065
    @adamadam4065 7 หลายเดือนก่อน

    CabdiMaalik Allaha u maciino, xaqqa inuu sheego kama gambado ee xag-xagashada ka daaya

  • @xalimokuusey
    @xalimokuusey 7 หลายเดือนก่อน

    Sax waa run most of us in Kenya went to Catholic schools and it never had any effect on our deen. Dadka waxaa ugu wanaagsan qofka dad kala deen iyo dhaqan lanolaan karo, someone oo lanolaan karo people from all walks of life despite their religion or ethnicity.

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wall waxaan ka xumahay marka aad u diidey ninka 50 jira oo guursadey gabarya. Maxaa u haysata kuwa muslimka. Waadigii u hanbalyeeyneyse gabadha yar ee guursatey odeygii Abaarso dhisey ee 60 miya mise 70 jirka ee gabaryar oo aan u maleynayaa iney tahay 19 jir maybe. Marka Fathia I am sorry sis 😢😢😢

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  7 หลายเดือนก่อน

      Gabadha aad sheegay waa Naag 26 jir isaguna waa 46. Ma 14 jir lagu khasbay nin gabadhyar oo kale ku filaan waydeey iyo 26 jir wax baratay oo iyadu dookheeda citaartay ayaa isku mid ah? Adiga oo miidhan ayaa dumar kaga soo galay iyo caqli madhan. Beenta iska daa qabriyar ayaa ku sugayee! Subhan Allah

    • @hamdi27889
      @hamdi27889 7 หลายเดือนก่อน

      @@FatxiyaCabsiiyeChannel so sorry I am 10 years old

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 7 หลายเดือนก่อน +1

    Somalidu cilmiga oo dhan way ka baqdaan. Way isku caayaan wayna la dagalaman, markay fahmana way u oyaan. Wadamada reer gelbedka yaa ku soo casumay?

  • @especialeyes3404
    @especialeyes3404 7 หลายเดือนก่อน

    Oo Farxiyaay sawdigii yidhi anoo yar baan nin iska jeclaaday oo aan Korea intaa koro eegi jiray ilaa uu ayaantii dambe naag keensaday 😅

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 7 หลายเดือนก่อน +1

    Qoyan ilmo yar 14 yrs ah sidee Oday waynaaday u guursada,

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 7 หลายเดือนก่อน

    Schoolka waa quality waxbarashada ee dibada waliba U SA loogu dirayo ayay col la yihiin iyo waliba qaar somaliland sii neceb wax xumaan ah oo ka jirtaa ma jirto culimada ayaaba muxaadaro ku soo qabta xiisad diin ahna waa loo dhigaa ardayda markaas nin kaakumo kiniisadi kansoo qaaday ayaa wax ka sheegaya !!!

  • @ommusalehen6130
    @ommusalehen6130 7 หลายเดือนก่อน

    Adna aadam maxay haysataa kolka?? Iyadoo cumrigaa jirta ayeey qoor qaawantahay oo haddana xasarad iyo ummadoo lakala guro u wareegaysaaye.

  • @Rabiyownabadbaadi
    @Rabiyownabadbaadi 7 หลายเดือนก่อน

    Somalidu waa munaafaqiin, iyagaaa caruurta fuuka ufff waaa uskag

  • @Shankaroon266
    @Shankaroon266 7 หลายเดือนก่อน

    So true

  • @bellarota8044
    @bellarota8044 7 หลายเดือนก่อน +2

    Abaros is the best school. Great education we are lucky to have.

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 7 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdi maalik waa nin wanaagsan oo iimaanleh

  • @adamadam4065
    @adamadam4065 7 หลายเดือนก่อน

    Abaarso future nooma hayaan ee war kale keena

  • @Rabiyownabadbaadi
    @Rabiyownabadbaadi 7 หลายเดือนก่อน

    Coldooon asagaaba wax baacsada, coldooon waxaan maqlay jeeelka markuu galo reerkisa waa loo biilaaa, asagaaba ka helo baan maslay in uu jeelkisa galo

  • @fihiimamohmet4948
    @fihiimamohmet4948 7 หลายเดือนก่อน +1

    Fatxiya absiiye waa tiir adag oo dumarka somaaliyeed u soo baxday guulayso hbo from ogadeen bahgeri

    • @hodanhibo6984
      @hodanhibo6984 7 หลายเดือนก่อน +1

      Maxa marka qabiilkaga ka shegaysa hadad tageerto wax sax lakin qabiilka joji

  • @saluuglawashington9232
    @saluuglawashington9232 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 7 หลายเดือนก่อน

    Gabdhaha hada jooga somaliya 10 jirku waxan 20 jirka ahaa ka xishoon jirey baa caadi u ah

  • @MumtaaOmar-rg2gj
    @MumtaaOmar-rg2gj 7 หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉❤

  • @mfrpu
    @mfrpu 7 หลายเดือนก่อน

    Viking. Norwey reer oslo ayaa garan

  • @misafaa2000
    @misafaa2000 7 หลายเดือนก่อน

    Family host waa caadi

  • @misafaa2000
    @misafaa2000 7 หลายเดือนก่อน

    Lama aan muslim ah the n ayaan host ayaan ku heyn. Jirey
    Waana I la isoo baarey

  • @saynabsaafi3942
    @saynabsaafi3942 7 หลายเดือนก่อน

    No no qof wadan musulin jooga ma dhigikaro diin kirishitan

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 7 หลายเดือนก่อน

    Oo maxaa dhiig kuugu karaaya waxaan ku weydiinayaa farthia C/maalig iska daaye islaanta Adna oo leh Somland waxaa 💯 2 waa gaalo marka walaal I am sorry sis good like 👍 😢😢😢

  • @dekahaji
    @dekahaji 7 หลายเดือนก่อน +1

    Somalidu waa paranoid hooskoda ayey ka cararaan cidwalba oo garad le wu ogyahay school dhul Somaliyed ku yaala in aan waxas lagu baran

  • @YasminCabdi-qi8fh
    @YasminCabdi-qi8fh 4 หลายเดือนก่อน

    Warning faraxiyo waratah

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr 7 หลายเดือนก่อน

    Suxbaan Allah

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 7 หลายเดือนก่อน

    Fatxiya 2 sano ka hor ayaan tegay Soomali weliba woqooyiga Mum 13 kuwa ah ayaa shukaansiga bilaab waxaan Indhahayga ku arkay 12 wejiga dawo iyo huruud marsan oo galabtii markay labisato naag weyn iska dhigta oo dafira da,d waqtigaygii Aniga oo labaatan jira ayaan nimanka ka biqi jiray kii isoo eega waan nicijiray kaas ka baxsadad dadku dadkii ma aha.

  • @hodan112013
    @hodan112013 7 หลายเดือนก่อน

    Eeygu miyaanu aheeyn xayawaan maskiin ah oo ilaahay abuuray. Somaalida waxoodu waa halkii Chris Rock ee selective outrage.

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 7 หลายเดือนก่อน +2

    Shekh adan sune marka laxidho waxay odhan jiren wa laxidhay E free adan sune marku ARGAGIXISO di u baxsaday wa laso diray bay yidhahdan cabdimalk na wa la mid naxaris uguma hadlayan waxay raban inu fitno burco ka sameyo si ay ugu nafisan alah ha cafiyo dadkan

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v 7 หลายเดือนก่อน

    Abaarso skola waa skola aad u ficaan soomaali markey wayeen cayaaan

  • @hashimege3467
    @hashimege3467 7 หลายเดือนก่อน

    Coldoon jacayl kama aha wa somaliland ceebe ciil bay qabaan abarso waxay u cayayaan wa nacayb isaaq

  • @waddanitv484
    @waddanitv484 7 หลายเดือนก่อน

    Isoo qoor numberka

  • @ugbadali4286
    @ugbadali4286 7 หลายเดือนก่อน

    Fathia wllo Cadimalik waa masaankiinta u gargaaro Cay uma helaysid 14 somali ku dhalatay maa la guursadaa wayo waa Taabo gal cay ma leh

    • @Username11249
      @Username11249 7 หลายเดือนก่อน +2

      Waxaan kuugu daraa cooldoon daarood uu taageeraa somaliland waaka soo horjeedaa taas u wadataa wax kale maaha qabyaalada daaroodka sida diinta u caabudaan qof kasta isaaq ah oo isaaq caayana way jecel yihiin taas weeye adiguna waxaad noo sheegaysaa inaad daarood tahay

  • @abdirahmansaid1977
    @abdirahmansaid1977 7 หลายเดือนก่อน

    Qofkatan qaylo un bay haysaa

  • @faafintadiintaislaamka2942
    @faafintadiintaislaamka2942 7 หลายเดือนก่อน

    S

  • @hindaseenyo1556
    @hindaseenyo1556 7 หลายเดือนก่อน

    Fathiya obsiye coldoon meesha ay kala qaaday waan ogahay hada kahor ayuu soo hadal qaaday marka jaanis bay ku gaadaysaa

  • @abdifataax715
    @abdifataax715 7 หลายเดือนก่อน

    Fatxiyo markaad doodaysid aad baad u kacsantahay is daji maxaanba kula doodaa maba fadhidid eh

  • @Xirsishow
    @Xirsishow 7 หลายเดือนก่อน

    Eeey ga hadii la salaaxo ma den bibaa yadu maxay u joogtaab????

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 7 หลายเดือนก่อน

    🙊🙊🙈🙈😳😳

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 7 หลายเดือนก่อน

    🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 7 หลายเดือนก่อน

    Somalida beentaasay kuwada noolyihin huuhaadaas

  • @user-lv9jq4nf7u
    @user-lv9jq4nf7u 7 หลายเดือนก่อน

    Sax

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 7 หลายเดือนก่อน

    Aar maxey soomaali been isku sheegtay Aar maxey carabi na waaleen Aar maxey dhaqan diin nogaa dhigeen Aar maxey na habaabiyeen . Sidaad modeen mahan.diinta islamku waa qurafad. Been la macaneyay sixiir la bunbuuniyay.dhaqan gaaar ah oo diin laga dhigay. Jidka toosan sooracaa .Badbaadiyaha dhabta ah waa ciise masixii 💜✝️

    • @ahmedfn1103
      @ahmedfn1103 7 หลายเดือนก่อน

      Intaad noshahay ayaad haysata fursad aad ku ogato xaqa ee wax aqri baro diinta. Diintuna malahan carab waxa leh Allah.

    • @ummaisha876
      @ummaisha876 7 หลายเดือนก่อน

      Miskiin intay nafta kugu jirto toolbar keen.

  • @waddanitv484
    @waddanitv484 7 หลายเดือนก่อน

    Telephone numberka