DEG DEG MW Xasan Oo Qaatay Go'aan Ka Nixiyay Beesha Daarood, Shirkii Muqdisho Oo Weji Kale yeeshay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 39

  • @aadanaxmadmaxmuud1957
    @aadanaxmadmaxmuud1957 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    XASAN CIDDIU DOORATAY AYAA EEDDA ISKA LEH !!!

  • @AbdikarinAhmed-u2m
    @AbdikarinAhmed-u2m 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Xasanow goormaad saxantahey sheley iyo maantey

  • @FeysalAljaberti
    @FeysalAljaberti 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Madaxweyna Xassan Ma rabno Kaligii Taliya cusub sida: "Geele Jabuuti, Abiya Itoobiya iyo Asais Eritrea". Waxa lagugu dhaariyey Federalism, waxaad rabtaa in aad badasho adoon qofna kala tashan. "Doorasho ha", Maya sharici laan kordhiso xuikunka

  • @saladsaidmuse-xc4wj
    @saladsaidmuse-xc4wj 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Sharciga dalka uyaal ku dhaqan jacayl iyo nacayb iska iloow 🎉

  • @MahadYaasiinfaarax
    @MahadYaasiinfaarax 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Shaydaan malaikmaka fiicnaankaro Malika illahay macasiyaan shaydana wacaasi

  • @malaakyakub2559
    @malaakyakub2559 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Kkkkkkkk goan kanaxiyay besha daaroot/ kulahaa daaroot and hawiye waa isyaqaaniin

  • @inafarooleak3691
    @inafarooleak3691 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Daarood iska daaye Murursade ayaa idol socda oo care sanaya hadi uu doorasho wanna waayo, in taas ogle yariiseey!

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 วันที่ผ่านมา +3

    Waku Salaamay Madaxweyne
    Hadaa Run Ay Kaa Tahay Doorasho Qof iyo Cod waa Inaa Isku Af garataan Sidii Maxkamada Dastuuriga Ah dalka loogu Dooran lahaa 2 Waa Inaad Kala Tashataa Dhamaan Maamul Goboleedyada Wadar Ogol Qof iyo Cod loowada Saxiixa 3 Waa In Dastuurka Afarta Qodob ee Aad bedeshay Lagu Soo Celiya Sidiisii Hore 4 Waa Inaad Siyaasada Dhexda Dhigtaa Dhamaan Umadda Soomaliyeed Siyaasiyiin Maamul Goboleedyo Aqoon Yahay Aad dhexda Udhigtaa 5 Waa Inaad Cadeeysaa Heshiisyada Keligaa Aad Soogashay Dhexda Soodhigtaa Intaas Hadaa Diido Cid keligaa fikir Aad Wadato in laguu yeelo Taasi Hasigin Adigaa Dhib ku Ah Dalka oo Somaliya Kala qoqobaayo❤

  • @aadanaxmadmaxmuud1957
    @aadanaxmadmaxmuud1957 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    BEENLOOW HADAL macaanaa

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe วันที่ผ่านมา +5

    CANTARABAQASH

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Im not his fan , but that was a good speech 💬 i hope he really means it all

    • @abdifatahomarhussein95
      @abdifatahomarhussein95 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aniga aragisa i dhiwa wa marki an arke xooloo arursi in u kujiro waxan is weydiya waxan xagu geya waka indhaha bararsane mise so maogo waxan u xaadayo in la xisawini dono

  • @pubglite7148
    @pubglite7148 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadii shacab wax doortaan xabashidu majoogteen Abii imadamaacshiin soomaalaay ogsoonaaw

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan731 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Beeneey waa run

  • @pubglite7148
    @pubglite7148 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madaxweyne. Horayso hererrtaada naga fiiri madaxweene

  • @abdirahmanmohamedosman5784
    @abdirahmanmohamedosman5784 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ummadda Somaliyeed waa sugayan natiijada.

  • @pubglite7148
    @pubglite7148 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaqbaad ulleedahay

  • @pubglite7148
    @pubglite7148 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xildhibaanadeenoow xigmaan inaxasuusiine adinkaaxisaab tamikaroo xaajafuliyaahe Xasan iyo xamsookale looxushaa shacabe Xabashida ragaaskeenay eexeetabixinaaya kuxukuma xadgudubkeey dhigeen xarignasootaaga xaqnadana kara yaansikele looxisaabtamine

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daarood waa fashilmen

  • @mandermohamed6236
    @mandermohamed6236 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waxaas wax kaa dhageysana ma jiraan qabriyadii aad qoday iyo kuryihii aadba dumisee na dhaaf

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan731 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂 caalamkee dawarsiga shisheeye Halkay kugaadhsiin

  • @marianhassan9515
    @marianhassan9515 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xassanow ku dhaqan qorshahaga marna dibha ugganoq qabyaalad murqo uyeel sixirkan badi ad kubaradhide go Head lojojinmahayo

  • @AliTeela-ej5rp
    @AliTeela-ej5rp 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan iyo rerkoda midna kama naxo darod hadalkaga cadee

  • @A3v-w7q
    @A3v-w7q วันที่ผ่านมา

    Emirates o Somalia god galiyay u dabo ku wata shir mudulod hawiye=HAITI moryan
    Marxumka Daarood ma matalo

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan731 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂shisheeye caalam waxyeelo mise waxtar allow kadata nadhaafi

  • @abdihussein7849
    @abdihussein7849 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hassan sheikh wuxuu ku hadlaayo ma fahansana waayo wuxuu hadda afkiisa ka sheegay Sheydaanka aad taqaanid wuxuu ka fiican yahay Malaaikta aadan garaneynin Taasi waa Dambi xag ale gef uu xagga Alle uu galay Marna ma dhici karto in malaaigi sheydaan ka fiicnaanayo waxaan leeyahay Alle Dambi dhaaf weydiiso

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    HSN afkada iyo dhegahada hais maqlaan doorasho wadanka kamadhici karte afesiyone isuditaari waxaad diiday shalay manta cidna kayeli mayso

  • @wilwiil7630
    @wilwiil7630 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Walalayaal
    Madaxweynuhu si wanaagsan ayuu
    U hadlay kuwa diidan
    In dalka horey loo wado
    Maxay rabaan yey u shaqeeyaan?
    Hadii uu sheegay
    Madaxweynuhu
    2 arimood waxaan ahayn waan ka doodi karnaa waan bedeli karna doorasho iyo
    Horumar yaan la sameyn wixii ka baxsan
    Waan kawada hadli karnaa maxay iyagu ku diidanyihin? bal noo sheega cid la baryaa ma jirtee dalku wuu naga dhexeeyaahe
    Bal sheega xigmadiina?
    Hadii ay tahay waxan rabo ma aqaan waxna
    Ma yeelayo hade
    Yaa aqbali kara?
    Talo oday Somaliyed
    War nin wax uu rabo aan la aqoon iyo shisheeye
    Kalkaal iyo qabyaalad Somaliyey ka hara
    Waan ku jabnaye.

    • @farahyusuf9335
      @farahyusuf9335 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Haduu madaxweynuhu aderkaa yahay oo isku dameer saarantihiin waa yeelkaada
      Kii laga fadhiisan waayey diiday in farmaajo ku darsado isagana sidoo kale
      Doorasho cod iyo qofna ma xaafadaha xamar ku yaala baad ku qabam 😂😂😂
      Puntland kuma qaban kartid jubaland kuma qaban kartid somaliland kuma qaban kartid khaatuml state kuma qaban kartid waa iska riyoonaysaa
      Markaa miyaa shisheeye ninka kalkaalaya waa ninka turkiga masar keenaya somalia carabta marba meel diyaarad ku ordaya wakhtigiisa diyaarad buu ku dhameystay hadalka maala yacniga looma baahna facts baa la raba 😂😂😂😂

    • @wilwiil7630
      @wilwiil7630 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@farahyusuf9335
      Horta ha caytamin
      Miskinyohow
      Banaadir
      Hirshabele
      Gal mudud
      KoofurGalbeed
      Pundtland&Jupaland&
      Khatumoland
      Isaaqland
      Samaroon Ciise land
      Dds & NFD& Jibuuti
      Intaas oo dad iyo dal Somaliyed ah
      Qaabkii lagu mideyn lahaa ayuu ka hadlaya
      Madaxweynuhu
      Yaa kugu yiri
      Xukun kororsi ayuu rabaa adeer waad bugtaaye dhaqtar u tag
      Meel hoose ayaad joogtaaye xoogaa wax hakuu kordheen

  • @qaasimmohamed6246
    @qaasimmohamed6246 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    'QOF WALBO WAA YAQAANN SIDA UU U DANEESTO. MADAXWEYNE. HAL ARIN SAMEEY .MÈEL LAGAAGA DACWOODA ADIG MARAK HORE. YAA LAGAAGA DACWOONAYA. AAWAY MAXKAMAD MADAX BANAAAN. GAR YAQAAN. XUR AH. MARKA EEDAN LAGUUGU HAAYSTO YAA LAGAAG DACWOONA. MADAXWEYNE HOOSHAADA. WADO.

  • @yusufhassan1175
    @yusufhassan1175 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naxdin Allah ku bad. Ma Culusow baa Darood ka nixin kara? Urur Samaale isu taga waxba ka qaadi maysaan Darood, baaba' baa idiin dambeeya. Maxaa yeelay caqligii Somalida ayaa dagaal kula jirtaan. Darood waa caqliga Somalida.

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadalkiisu waa nacnac been tuugo waxaan uma qalmo madaxwayne

  • @ibrahimfiqi4578
    @ibrahimfiqi4578 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul madaxweyne Hassan iyo dawladdaba insha allah kheyr.

  • @MuufoYare
    @MuufoYare วันที่ผ่านมา

    Guuuuuuleyso madaxweyne

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan731 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂 allow kadarta nadhaafi