Ustad hadad Cashirka dhamaysatay Hal qayb kama design gareynin ee Left side iyo back side aan ka design gareyay Mida xigtana Inkasto anan idin shegin balse gaari had iyo jeerba left side iyo right side waa isku design Xita kuwa magalada aad ku aragtid soo fiiri ama xita Amblusta soo fiiri Gaariyada qaar front design looguma talagalin marka gariga dhan waa intas
Masha Allah
Mhadsanid 💯
Soo badi
Masha'Allah ustad😊
Ustaad mockup cashar gaar ah ka soo same
Ustaad mock up cashar gooniya nooga soo samee
Shirti ama nadaha kooxaha kubada dheelo sida loo design gareyo soo same
Ustaad gawarida Hal dhinac baa design garaysa gariga dhincyada oo dhan design garay oo ardayda bar qaabka gariga dhincyadiisa loola Soo dego
Ustad hadad Cashirka dhamaysatay Hal qayb kama design gareynin ee Left side iyo back side aan ka design gareyay Mida xigtana Inkasto anan idin shegin balse gaari had iyo jeerba left side iyo right side waa isku design Xita kuwa magalada aad ku aragtid soo fiiri ama xita Amblusta soo fiiri Gaariyada qaar front design looguma talagalin marka gariga dhan waa intas
Mock up cashar goniya oa so samee
Kuwaan nosoo badi
Sxb Ani done degsine waaan wada dhamaaysaty intaad Soo dhigtay maxaan sameeya ila Tali Kow Adobe degsine ayaan ka bilaabay waaana fahmay alx
Masoo Practice gareysay Hadii Dhaman Practice-kooda aad soo sameysay isoo dir waxan kusiina Labo Shahado Adobe Illustrator iyo Adobe Photoshop Wiliba si free ah baan kugu siinaa Lkn Inaad practice-ka i tustud oo aan qiimeeyo kadib baad helaysa Shahadooyiinka.
Indesign aa hada socoto iyadana lasii soco hadad dhamaysidna isla sidas oo kale Shahado Free baad heli doontaa Insha Allah
Alle ajar hakaaga dhigo iyo dambi dhaaf Nabiga Wuxuu yiri dadka waxaa oogu kheerbadan kwa dadka anfaca waana kamid tahay Oo xadiiskaa waad Soo gali hadii dar Alle aaykaa tahay shukran jazakalahu Khayran