Muuqaal qalbi jab ah :- "Waxaa iga dhintey 5 carruur ah , hooyadey & aabahay sidaan xaq miyaa?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ค. 2024
  • Muuqaal qalbi jab ah :- "Waxaa iga dhintey 5 carruur ah , hooyadey & aabahay sidaan xaq miyaa?

ความคิดเห็น • 56

  • @safiyaabdulle8573
    @safiyaabdulle8573 13 วันที่ผ่านมา +5

    ilaahayow calaamadu ka sooo saaar kuweee sidaaaaa ogalay yaaaa rabbi 🤲🥺😥😢😭🖤

  • @MawliidAadanmuumin
    @MawliidAadanmuumin 13 วันที่ผ่านมา +5

    Dadka qaar waxaa kadhintay damiirkii qof shan cunug waayay oo murugaysan ayay wax sharax leeyihiin dad kale maa lawaayay oo dhacdada ogaa

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 13 วันที่ผ่านมา +1

    Sibxanallaah intii dhimatay rbi ha unxristo intanolna allaha cfiyo somaliyana illhey dhibatada hakadulqado yrabbii ino miciin😢

  • @Abdallahmohamed59127
    @Abdallahmohamed59127 13 วันที่ผ่านมา +3

    Inaalillahi wa inaa illayhi rajicuun alle ha unaxariisto maamo alle qalbiga hakuu qabojiyo😢😢😢
    Inta dhawaca alle cafimad taam hasiiyo aamiin yarabi 🤲🏻

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 13 วันที่ผ่านมา +2

    wanaagn asxaabta Aallah ha u naxariisto Aamiin

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 13 วันที่ผ่านมา

    Allaha uwada Naxariiso Dhamatooda inta dhawaca Ahna Allha cafimad deg deg ah siiyo Hooyo Alle Haku siiyo Bedelkoda

  • @qatraali5138
    @qatraali5138 11 วันที่ผ่านมา

    Subaxnalah allwo unaxariso intd dhimatay inta nol alle hacafiyo amiiin amiin

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 13 วันที่ผ่านมา +3

    HOYO BADAL QEER QABO KU RAJEENAYAA
    WADAN WADA KA DHALANAY QUUS AH WLHI

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 13 วันที่ผ่านมา +3

    Inaa lilaah ilaahow adaa noo maqan

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 12 วันที่ผ่านมา

    Allah Allah Allah aduunyo raaxa ma taalo wa daaru imtixaani wa tilaain allow khaatimada kheer inoga dhig cadaalad alle SWT aktiisa ayay taalaa alle taladiina u dhiibta isaga aya idin kaafiyo😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @maryanalifandhe8423
    @maryanalifandhe8423 13 วันที่ผ่านมา

    Inaa lilaahi waa inaa ileyhi raajicuun ilahay ha gargaaro dadkan Somaaliyeed oo masiibadu kuhabsatay.

  • @user-uv4ut3nj4u
    @user-uv4ut3nj4u 13 วันที่ผ่านมา

    Inaa lilaahi Wainaa ileyhi Rajicuun ilahow u Naxariso amin Inta dhawacana U Booga dhaay amin ilahow ino gaar gaaar hada nahay Umada islaam kaa Amin

  • @Sahra881
    @Sahra881 9 วันที่ผ่านมา

    Innaalilah allaha u saqiro
    Waa dad aan madax qabin iyo ma'suul midne

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 13 วันที่ผ่านมา

    Xassan tuug illahey dhulka hakugu gooyo, illaahow dayaarada ku rid, illaheyow meydkiisa hala waayo

  • @fahima6666
    @fahima6666 13 วันที่ผ่านมา

    Maskiin Allah yaa raxma🤲🏻♥️🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻♥️♥️

  • @superfun1819
    @superfun1819 13 วันที่ผ่านมา +1

    allaha akbar 😢

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 13 วันที่ผ่านมา

    Subxaanallah Allah u gargaaro

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 13 วันที่ผ่านมา +2

    إنا لله وإنا إليه راجعون

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er 13 วันที่ผ่านมา

    Asc wll Allah kuu boogo dhayo samir iyo iimaan Allah idinka siiyo allahayow naga qabo kuwa maalin kasta dadkeena soomaaliyeed diyaaradaha kuxasuuqa allahayow dhulka lagoo aamiin yaarabi

  • @lazerlightgaming5334
    @lazerlightgaming5334 13 วันที่ผ่านมา

    انا لله وانا اليه راجعون
    Yaa layey dadka😢😢😢😢

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 13 วันที่ผ่านมา

    inaa lillaahi wa inaa ilayhi Raajicuun Allow qalibiga uqabooji Yaa Rabi

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 13 วันที่ผ่านมา +2

    waxan dowlad maaha ee dadka hslaga qabto way dhameeyene mooryaanta see shacab loo duqeeya dowladu iyadaba sidi alshabaab udhaqmeyse

  • @user-vu4st2hd8o
    @user-vu4st2hd8o 13 วันที่ผ่านมา

    dowlada iyo kuwa shacabka maalin walbo duqeeynta kuhayaan weey is okyihiin in shacabka masaakiinta laxasuuqo ilaahoow xasan sheeq umada kaqabso maalin walbo hooyo ooyneysa aaba ooynaaya dad qubuurahooda lafaago kuwo dhulkii degenaayeey laga bara kiciyey oona lasii gata shacabkii iyo dhulkii wax fayoow malahan ilaahey cuquubo aan daawo leheen allah kurido xasan sheeq iyo lafta gareen

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii 13 วันที่ผ่านมา +1

    Subxana allah murug badnaa dalkan wa nuucee😭😭😭😭😭😭😭

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 13 วันที่ผ่านมา

    Kooxdii damujadiid ma waxay bilaabeen inay shacabka xasuuqaan!Yaahuu!

  • @SafiyoYusuf-wn2ds
    @SafiyoYusuf-wn2ds 13 วันที่ผ่านมา

    Subxanalaah

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 13 วันที่ผ่านมา +1

    xasan sheekh ba kamasuula ee xilka halaga qaado sidan wa cuquube hadi laga aamuse

    • @AboweAdo
      @AboweAdo 13 วันที่ผ่านมา

      Allaah na dhaafiyo xsn sheq

  • @user-gp1li7ok1r
    @user-gp1li7ok1r 13 วันที่ผ่านมา

    Subxanllah 😭😭😭😭😭

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 13 วันที่ผ่านมา

    wanaagn asxaabta Aallah cafiyo Aamiin

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 13 วันที่ผ่านมา

    Illahey badal kheyrqabo hasiiyo hooyoyinkaan

  • @abdirabisuufi3305
    @abdirabisuufi3305 13 วันที่ผ่านมา

    Maasha alaah waa hooyo iimaan leh balse aniga markaan eedeenayo madaxda somalida dadbaa igu dhaleceya balse waxaan ayaan ogahay iney jiraan iyo wax kaloo badan eey qariyaan alow umada ugargaar

    • @saamka8
      @saamka8 13 วันที่ผ่านมา

      Vmo0yeb5😅

    • @saamka8
      @saamka8 13 วันที่ผ่านมา

      Þhgdi655ghre6😊😮😮😢😢🎉😂😂❤ndhu❤❤❤❤❤❤❤❤❤j ❤❤❤❤❤u❤❤❤❤h❤❤❤2❤❤😂😂😂😂❤❤1😊

    • @saamka8
      @saamka8 13 วันที่ผ่านมา

      Hbcgjij0😊

  • @saidali7233
    @saidali7233 13 วันที่ผ่านมา

    asc dalka Somalia gumaysi buu ku jiraa I think it's kenya

  • @canabmohamed6213
    @canabmohamed6213 13 วันที่ผ่านมา

    Subxanallaah Subxanallaah

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 13 วันที่ผ่านมา

    xasan gurguurte mee adhaxda ka jabe mee 😢😢

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 13 วันที่ผ่านมา

    Dowlad kulahaa mooriyantii iyo hogaamiye kooxeedkii ayaa kuwaan dhaamo illahey ayaa umaqan dadkaan somaliyeed

  • @mohamedsherif134
    @mohamedsherif134 13 วันที่ผ่านมา

    Allow u gargaar

  • @user-yr2ey5qw8e
    @user-yr2ey5qw8e 9 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 13 วันที่ผ่านมา

    Subxanallaah

  • @user-ci9uc3jf6t
    @user-ci9uc3jf6t 13 วันที่ผ่านมา

    Dadka maxa loduqaynayan ay galabsadeen sidan waa dulmi weyn shacabka wixii sidan ugalay waa in lala xisabtama

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 13 วันที่ผ่านมา

    Yaa waaye dadka saasyeeley

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 13 วันที่ผ่านมา

    Aaway munasar(laamaha amnigan la hadlay), dayaaradahan duqeynta geestay waxaa lahaa shabaab. Shabaab ayaa laayey oo dayaarad shacbiga ku laayey. Xaqoodi illahey ha uga qaado xassan tuug

  • @user-nv5dm7rl4q
    @user-nv5dm7rl4q 9 วันที่ผ่านมา

    Wadan ka xor ta ah ee aynu joogno noo sheeg indha buurow gaala shacab ka ya gii saan u gu maadi car ha ka hadlaan murta ziqa dan fadhida vila somaliya waa munaa fiqiin

  • @mohameddeeq3294
    @mohameddeeq3294 13 วันที่ผ่านมา

    Umadan maxaa ka qaldan acuudu qof ilmihi ka dhinteen asagina dhawac oo sariirta saran maxaa laga waraysanaya subxanalh

    • @marzuqadan5840
      @marzuqadan5840 13 วันที่ผ่านมา

      Qalbi aadka kan wareysanayo

  • @xasankaafimaxamed1226
    @xasankaafimaxamed1226 13 วันที่ผ่านมา

    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
    War heedhe waxa kan looma dulqaadan karo, war tani waa cuqubo laga gelayo ummad aan waxba galabsan oo si ula kac ah loogelayo.
    War sani si maaha ee mujrimiintaan dadka iska leeyneysa ee manaxayaasha ah gacanta aan ulatagno cidedeey doonaanba ha katirsanadeene.
    Ciqaab soo deg degta Alle idinku hugi aaqarana naartu hooy idiin noqotay Allaan idiin baryee.
    War wuxu arxan daranaa!!!

  • @kanzismail
    @kanzismail 13 วันที่ผ่านมา

    dadka ya sanugalay o duqeyay walayalow wax ishega

  • @khadrocabdi2985
    @khadrocabdi2985 13 วันที่ผ่านมา

    Xasbiyalah

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 13 วันที่ผ่านมา

    Subxaanalaah waaxagee??

    • @AboweAdo
      @AboweAdo 13 วันที่ผ่านมา

      Tuulada bariira

    • @zhako77
      @zhako77 13 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@AboweAdo gobolkee hoostimaadaa