Ma ogtahay Sawirka profile kaaga saaran in laguugu sixri karo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 27

  • @Gantaal1
    @Gantaal1 7 วันที่ผ่านมา +5

    Ilaahey hanaga qabto kuwa Allah ka cabsaneynin oo muslinka dhibaateynaa 😢

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 4 วันที่ผ่านมา

    Allahu manajeynaa bikuli shar.
    Illahow naga badbaadi kuwa wax sixra iyo shartoodaba

  • @abdullahiabdikadir3575
    @abdullahiabdikadir3575 6 วันที่ผ่านมา +3

    ILLAAHAYOW QOFKA SAAXIRKA IYO QOFKA MALEEGA WADO ADIGA AYAAN KA MAGAN GALNAY

  • @FadumoSiyaad-s7y
    @FadumoSiyaad-s7y 4 วันที่ผ่านมา +2

    ولا يفلح الساحر حيث اتى

  • @mohamedsayidhassan4486
    @mohamedsayidhassan4486 7 วันที่ผ่านมา +3

    illahay ayaan ka magan galnay dhibtooda.

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 4 วันที่ผ่านมา

    سورة طه(وَلَا يُفْلِحُ السَّاحِرُ حَيْثُ أَتَىٰ )
    ( MA GUULAYSTO SAAXIR KU
    MEESHU DOONO HA KA YIAMAADO)
    Surat :Taaha
    Macnihii sixi rooluhu ma guulaysto
    Cidduu doono ha noqdo.
    ADEER XUSEEN

  • @doone9873
    @doone9873 6 วันที่ผ่านมา +3

    PLEASE WARKA NAGAHA SOMALIYED GAR SIH AJAR WEN AYA HELYSA WALAL MIDA KALE MAHADSANID WALAL

  • @hanadmohamed78
    @hanadmohamed78 6 วันที่ผ่านมา +1

    Subxaanallah🤲

  • @bellasharif9501
    @bellasharif9501 4 วันที่ผ่านมา

    Subxaanallaah ruux weynoo sidii xoolahii ku daba socda bal malee

  • @leodafle
    @leodafle 4 วันที่ผ่านมา

    Barnamijyadada adbey u wanagsan yihiin waxtarna bulshada wa uleyihiin lkn codka iska hagaaji maqalka xun

  • @Yaasoow
    @Yaasoow 2 วันที่ผ่านมา

    Somalia wuu kusoo batay noocaan sixirka sawirka, midka mobilka laga soo wacaayo iyo whatsapp ama facebook qoraal lagugu soo qoraayo sixir ah iyo nooca siatica dadka dhabarka iyo lugta fadhiisaya.

  • @HawahasanHawahasan
    @HawahasanHawahasan 5 วันที่ผ่านมา +1

    Subxanallah

  • @ebrahima6654
    @ebrahima6654 6 วันที่ผ่านมา +1

    Subxanallah 😢

  • @alphamale5802
    @alphamale5802 5 วันที่ผ่านมา +1

    Car kaaly aniga isixir

    • @thewariah
      @thewariah 4 วันที่ผ่านมา

      😂 aniga xita sidaas baa iri marka furay muqaalkaan

  • @DrAli28-Y
    @DrAli28-Y 5 วันที่ผ่านมา

    Sheikh qof muslim ah oo qof kale sixtaayo ma muslimbaa?
    Arrinkaasi sual ayaa ka qabaaa?

  • @thewariah
    @thewariah 4 วันที่ผ่านมา

    Sheeko marqaan baa ladahaa😂

  • @doone9873
    @doone9873 6 วันที่ผ่านมา +1

    WA ARIN LAYAB LEH ARINKA WANA RUN LAKIN U SHEGA NAGAHA SOMALIYED E TIKTOK SAWIRDA SOO DHIGA AYAGA OO QAWAN WAXA ADUNKA UGU DARAN NAGAHA SOMALIA O CEEB WEN KA WADA BARAHA SOCIAL MEDIA WAXA LA FIRIN KARO MAHAN WA WAXA AN QOF MUSLIM AH KA SURTO GALIN WAN YABAY FUSAQ IYO XUMANTA IYO JAHIL NIMADA

  • @FadumoSiyaad-s7y
    @FadumoSiyaad-s7y 4 วันที่ผ่านมา

    وماهم بضارين به من أحد إلا بإذن الله

  • @heegabomedia9644
    @heegabomedia9644 5 วันที่ผ่านมา

    Dna

  • @xamdiwarfa6216
    @xamdiwarfa6216 6 วันที่ผ่านมา

    waxaa soo batay kulahaa war been abuurka jooji sawir leeysku sixraa ma aragnee haddeey wax badan yihiin xaa loo arki waayey waa dad dhibaato on afkooda ku raadsado yaab!

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 6 วันที่ผ่านมา

    Ordo banka iyo cida haysta sixra waxani waa khurafad

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 6 วันที่ผ่านมา

    Khurqfadlayashan idinku eeega

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 4 วันที่ผ่านมา

    سورة طه(وَلَا يُفْلِحُ السَّاحِرُ حَيْثُ أَتَىٰ )
    ( MA GUULAYSTO SAAXIR KU
    MEESHU DOONO HA KA YIAMAADO)
    Surat :Taaha
    Macnihii sixi rooluhu ma guulaysto
    Cidduu doono ha noqdo.
    ADEER XUSEEN

  • @AnnoyedAquariumFish-dr1uz
    @AnnoyedAquariumFish-dr1uz 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ولا يفلح الساحر حيث اتي

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 4 วันที่ผ่านมา

    سورة طه(وَلَا يُفْلِحُ السَّاحِرُ حَيْثُ أَتَىٰ )
    ( MA GUULAYSTO SAAXIR KU
    MEESHU DOONO HA KA YIAMAADO)
    Surat :Taaha
    Macnihii sixi rooluhu ma guulaysto
    Cidduu doono ha noqdo.
    ADEER XUSEEN