123 sano jir ka sheekeynaya waaya joogiisa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 278

  • @cabdiraxmaanqaasim2095
    @cabdiraxmaanqaasim2095 5 ปีที่แล้ว +25

    Mashaa allh codkaan .nin ow.kuu.kuu ayuu u.ek yahay allha una xariistee inta ila aragtey like ta

    • @tebiyenews639
      @tebiyenews639 5 ปีที่แล้ว

      Haa xitaa hadalka iyo codka

  • @hiboahmed2892
    @hiboahmed2892 5 ปีที่แล้ว +13

    Bismilaahi raxmaani raxiim yaaqay ka daaya cayda dadka waawen ixtiraama somali ma haysato qof intaan soo gaaray wuu iska kaftamaayaa wariye adigana su,aalo fiican weydii oo ka wareyso waqtiyadii hore adeer allaah ha kuu danbi dhaafo hana ku xifdiyo adiga iyo dhamaan waayeelkeena

    • @naciimacqadir8114
      @naciimacqadir8114 ปีที่แล้ว

      Ilaahy wugadhsinkara maxa diidayay

    • @CaliAfrax
      @CaliAfrax 6 หลายเดือนก่อน

      😊😊😊😊0⁰😊

    • @CaliAfrax
      @CaliAfrax 6 หลายเดือนก่อน

      😊😊😊😊0😊😊😊😊😊

    • @CaliAfrax
      @CaliAfrax 6 หลายเดือนก่อน

      ​@naciimacqadir8114😊😊😊😊😊😊😊😊😊

    • @CaliAfrax
      @CaliAfrax 6 หลายเดือนก่อน

      😊😊😊

  • @ilovemymom1028
    @ilovemymom1028 5 ปีที่แล้ว +3

    😲masha Allah
    1927🙀uu shaqeyn jiray illahaw cimriga ku barakeey adi annagaba cibaado suuban

  • @abdihakinahmedhassanwarfaa333
    @abdihakinahmedhassanwarfaa333 2 ปีที่แล้ว +2

    Please ninka odeyga meel lagala xidhiidhi karo ii sheega World genius record baan ku dari lahaa.

  • @thephenomenon6258
    @thephenomenon6258 5 ปีที่แล้ว +5

    Ninkaan waan la sheekeystay Nasiib ayaan u yeeshay inaan la kulmo masha allah waaye da’da uu ku jiro iyo caafimaadkiisa masha allah

    • @yusufhassanibrahim7470
      @yusufhassanibrahim7470 2 ปีที่แล้ว +1

      this Somali man has 123 years and still has good health and meeting
      with every person who
      after the chatter takes
      the 0ppinan it's God's
      Affairs

  • @abdirahmanahmed2586
    @abdirahmanahmed2586 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah, waxan jeclaa inad waydiiso sida wagas nolasha aheyd, gabadha muqdisha u talinaysay maamulkeda wuxu ka koobnaa, gumeystaha qaabkuu udilay, iyo sida markii danbo wadanka u qabsaday.

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 ปีที่แล้ว

    Hooyadey Hadda Guriga ayey Joogtaa.
    Saaka Ayaan kasoo qureecdey.
    Ma fahmin.
    Allah Caafimaad Haku Barakeeyo Aamiin
    Maxmed yare.

  • @samiiryare9032
    @samiiryare9032 5 ปีที่แล้ว +24

    Alle haku dhowro
    Waa nin funy ah
    I love dadki hore 👌

    • @yacquubaadenqanciye7296
      @yacquubaadenqanciye7296 5 ปีที่แล้ว +1

      Asaga adaa kadaran ilve maxaad uleedahay ninkaan ben buu sheegayaa

    • @abdiaziizshaamow6185
      @abdiaziizshaamow6185 5 ปีที่แล้ว +1

      Funi waa ila taqaanna

    • @samiiryare9032
      @samiiryare9032 5 ปีที่แล้ว

      @@yacquubaadenqanciye7296 hahahhaha adi iney beentis thy side ku ogaatay 🤣😂

  • @basheybsb7919
    @basheybsb7919 4 ปีที่แล้ว +11

    This guy can break Guinness World Record but the problem of Somalia is everything goes unnoticed.

  • @abubakarmohammed7884
    @abubakarmohammed7884 5 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah illaahay cumrigiisa cumri kale Alle ha ugu ziyaadsho anagana Illaahay hanoo ziyaadsho 😊🌷
    Waa nin fican ogow qalbiga wanaagsan oo saafiga ah cumriga xitaa Alle wuu kuu barakeyaa. Thanks alot Al Risalah.

  • @abdalehamed5771
    @abdalehamed5771 5 ปีที่แล้ว +14

    ODAYGAN WAA CIYAAL XAFADA OO UGU DADA WEYN WAA XAFRIIF DHUL JIIF AH. RAGEEDA

    • @yusurmariinxiga4277
      @yusurmariinxiga4277 5 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkkkk

    • @abdalehamed5771
      @abdalehamed5771 5 ปีที่แล้ว

      @@yusurmariinxiga4277 ADIGANA XARIFAD DHUL JIIF AH NOQO. JACEELKA DHALO KU SHUBO HANA DADININ AMCN

  • @shaakir_ig
    @shaakir_ig 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay cimriga hakuu barakeeyo baba janadana hakugu arsaaqo ❤

  • @hamdimocow1594
    @hamdimocow1594 5 ปีที่แล้ว +8

    Masha allaha Ader cimriga cafimad allaha hayo. Waa mucsjiso. Dadka lagu tusalina ino cimriga alaha awoodo

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 5 ปีที่แล้ว +10

    asç.masha allah.odeygaan wuxuu hayaa taariikh fog.waxan ka heley maqcad shah.oo ah magacii uu yiri muqdisho ka soo if baxay.wallahu aclam.

  • @rugtaciyaraha2629
    @rugtaciyaraha2629 5 ปีที่แล้ว +10

    Mazha allah nin raged waa ki jabkiza ka zhekeya wlhi

  • @anisadaoud2440
    @anisadaoud2440 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah apkogega ilhey cimri dheer iyo cafimaad ilhey ku siyo this is my grandfather my mum father 💖💖 I love u very much

  • @asmasumaya8501
    @asmasumaya8501 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah allow caafimaad kusii hoyadaana allaha kuudayo 123jir hadiiadthy hoyokuunoshahayadawanasiibleh

  • @roodohappy7715
    @roodohappy7715 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah ma umaleyn jirin in Somalia qof cimrigan jiro inuu ku noolyahay ilaah cimriga ha u siyaadiyo

  • @cabdiwasac3967
    @cabdiwasac3967 5 ปีที่แล้ว +15

    Odaygaan xariif waaye runti asiga haduu 123 sano jiro tolow hoyadiis waa meqa jir

  • @maxamedxasan929
    @maxamedxasan929 5 ปีที่แล้ว +13

    123 sano jirkan hooyadiina miyaa nooshahay hadii ay nooshahay hooyadii maxaad u soo waraysan weydeen intay jirto ayaana

    • @sportschannel6987
      @sportschannel6987 5 ปีที่แล้ว

      150 sno jir weeye

    • @abdulkhaqdirugaaska1465
      @abdulkhaqdirugaaska1465 5 ปีที่แล้ว

      145 ayeey jirta

    • @xogbaar
      @xogbaar 5 ปีที่แล้ว +1

      waraysi xumaa niman ku war qof meel ku sheega taariikhda ama sooyaalka somalida ayaaba la waysanaa ee haddii la helay 123 jir noo way diiya wax nuxur leh jacayl war ama taariikh boqol jir lawaydiiyo maahee waaxay kuwaan gabadha uu yiri madax weyne ayay ahayd baaban u dhag taagayay in uu ka waraysto taariikh deeda iyo waxa ay ahayd

  • @dearabii
    @dearabii 5 ปีที่แล้ว +5

    MASHA ALLAH LEGEND DEAR GRANDPA LONG LIVE ALWAYS

  • @kornelrabile5411
    @kornelrabile5411 5 ปีที่แล้ว +14

    Legend waye Haji Mohamed yare ❤

  • @dfghbbcgghjm5356
    @dfghbbcgghjm5356 5 ปีที่แล้ว +7

    Maashaalhu aabo ilaho cimri kale ha kugu daro intaad jirto aakhirana jantul farduusa ilaahow ku gee aamin aabo war taarikhta ka reeba

  • @fatmabarre6037
    @fatmabarre6037 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤cibaado ayuu heerkaan ku gaaray m.a awoowe mcn ilaahey hanoo kaa xafido

  • @ahmednasir7104
    @ahmednasir7104 5 ปีที่แล้ว +3

    Mxmed yare cimri & caafimaad ilahey haku dheereyo

  • @mahadomar3089
    @mahadomar3089 5 ปีที่แล้ว +1

    Odayga cayaalki horuu ahaa wakhtiga ka dhamaadey. Msha allah ilahay haku barakeeyo cilmigiisa

  • @MDacar
    @MDacar 2 ปีที่แล้ว

    Muqdisho,Waxaa la sheegaa mudada la yaqaan,Ilaa 1.200 sano.
    Waxaa la xaqiijinayaa Masjid C/Casiis in uu cimrigiisu yahay 1.200sano.
    Waxaa la xaqiijinayaa,In Muqdisho ay tahay magaalo weyn wakhtiga Masaajidka la dhisay.

  • @gulledmarin482
    @gulledmarin482 5 ปีที่แล้ว +4

    Awkuku Ayaan soo xasuustay alla ya raxma 🤲

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 ปีที่แล้ว

    wadafarxaday nolow kumaankun aaaakhiroooo laakiin ku noolow farxad gabadha yaryarta tiistiis ooriyareeyminyarooybahyarey igadheh marwayareydumarooo xaasad yarey igadhah janatiiiii dhigeeykhayryashay waan dhafaaaaaaaaaaaaaaa

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan 11 หลายเดือนก่อน +1

    Suubxaan Suubxaan Suubxaan Suubxaan Suubxaan Suubxaan Suubxaan Suubxaan Suubxaan Suubxaan Suubxaan Suubxaan

  • @mohamedjamac64
    @mohamedjamac64 ปีที่แล้ว

    Odagaan 1974tii waxaan ku arki jiray,chenema misione, qiyaastii 50 ilas60 bui ahaa.

  • @ramlajama1809
    @ramlajama1809 5 ปีที่แล้ว +1

    Illahay ha u barakeeyo cimrigiisa insha Allah waa daa ad

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Walee waa mudoo Eeeee. Qaatimokhayr janno.WAX SAAID UYAR BAS ISLAAHAADAYBA CIBRO IYO TUSAALEE II TAHAYBA.MASHAAAAAAALAH IYAAASH EEEEEEE.

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 ปีที่แล้ว

    generationssssssssssssssssssssssssssssss xaasad yarey oori yarey marwa yaroodumarooo ugu qiimobdan naaaaagodumar ugu muhiimsam ugu fariidatansan ugu aqooncaqlimaarayso soodhawoow tanayto seebaaaye hakuu ahaato jannno iyo nolowanagsan kunoolow farxad. shido laaaan waa lanaaxaaa ay reerxamardhahahen seebaaaye. igadheh

  • @odaydaad7539
    @odaydaad7539 5 ปีที่แล้ว

    anigu 2013 ayaa la kulmay nin 130 jir ah hada wuu dhintay waan lafariistay welibah nin igeeyey ayaa waraystay markii aanu lashakaysanay ayuu noo sheegay awoowahay ka waynaa waxbadan markaa odaygaa dhul jiif buu ahaa lakiin xisku caadi buu ahaa

  • @ijoadan2061
    @ijoadan2061 5 ปีที่แล้ว +20

    Soomaalida maanta 40. Qofkii jira ayay layaabaan macadalaa 123 sano yaab

  • @mubashirofficial8060
    @mubashirofficial8060 5 ปีที่แล้ว +5

    Ninkan Maxamed Yare Ah Funny Waye Allaha Dhaafo

  • @saadoahmed3227
    @saadoahmed3227 5 ปีที่แล้ว +2

    MashAllah

  • @bahur1187
    @bahur1187 ปีที่แล้ว

    Wax odeyga ka sheekeynaaya ma aha wax munaasib ku ah dhanka da'diisa.waa cimri ardaal ah.

  • @xamdicali471
    @xamdicali471 5 ปีที่แล้ว +13

    mashaAllah wallhi waa funy allow cimri dheer siii ilaa 200sano

  • @ismailali-nd5dp
    @ismailali-nd5dp ปีที่แล้ว

    ManshAllah , Rabigen cimrigas oo kale hana siiyo.

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว

    masha allah cimri dheer awoowe

  • @sidiiqali6906
    @sidiiqali6906 4 ปีที่แล้ว +3

    Alle cimriga haku sii boqol jibaaro insha allaha

  • @moohancilmi3232
    @moohancilmi3232 11 หลายเดือนก่อน

    Adeer maxamed Yare hada manool yahay yaa war u haayo

  • @abshirali1879
    @abshirali1879 3 ปีที่แล้ว

    Maxamed yare Sidaan ayoo ahaay markaan dugsiga quranka dhiganaayey wlhi waa nin wanagsan oo sheeka badan Anoo nin weyn ilaaha weynee wan la shekeystay as REER BONDHERE Caadi Maahin

  • @yuusufkapilla8865
    @yuusufkapilla8865 5 ปีที่แล้ว +3

    Waxa ula yaap pdnaay kulanki geedka asi iyo gapdhadisa 😂😂😂😂 Wlhi cdi mahn mazha allh allh ku xifdiyo awoowe Aakirana janatul firdowso

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 ปีที่แล้ว

    M.a cilmi dheer iyo cibaado suuban ALLOOW sii❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Ahyareeydumaaroo haween tani.ka ahay waa jn intaaan.ama familyyy ihihihihihihihii haa

  • @abdimoha4079
    @abdimoha4079 4 ปีที่แล้ว

    Maxamed yare aaa hhhh 123 waa jirtaa taas waxaaba ka siiba daran hooyaday saaka laqureecday imise jiri kartaa hooyadiis markaas ilaahay cimrigaas Hana gaarsiiyee

  • @jamalwarsame7124
    @jamalwarsame7124 5 ปีที่แล้ว

    Odey xariif ah. Ilaahey haku daayo adeer.

  • @usmaanwaaqo
    @usmaanwaaqo ปีที่แล้ว

    Usman waaq0

  • @calicabdilaahi9299
    @calicabdilaahi9299 2 ปีที่แล้ว

    Yaa qaatay diyadii madax weynahaas tslyaanugu dilay hada waa in LAGA qaadaa diyadii gabadhaas waqtigaas MADAXWEYE ahsyd taariikhda bay gashay

  • @ahmedtuuhe9850
    @ahmedtuuhe9850 5 ปีที่แล้ว +3

    Qurbaha waa is caadi 123 iyo ilaa 130 lakin Somalia Yaap katahay

    • @siradessa2279
      @siradessa2279 5 ปีที่แล้ว

      Cadi maha ninkan maskaxdiiso waa taam mo asaasaqin mashaalah

  • @jalbisgeelqaad984
    @jalbisgeelqaad984 2 ปีที่แล้ว

    75 78 jir durufaysan haduu jiro 123 hoyadi hadaan dhahno waxeey ku dhashay 14 iir 123+14=137 macquul miyaa mohamad yare naga dhaaf cayaarta

    • @kariimyare360
      @kariimyare360 10 หลายเดือนก่อน

      148 alle ayaa og Run ama been adoo hadalka ruuxa fahmin ha dambaabin

  • @yonezcrown
    @yonezcrown 5 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah Alle haku dhowro aamiin yaarabi

  • @jamalwarsame7124
    @jamalwarsame7124 5 ปีที่แล้ว

    Waa laga yaaba haduu isaga jiro 123 hooyadii kasoo qaad 15 ineey ku guursatey marka waxeet y ka weentahay baa laga yaaba 138 waa macquul waayo dad waxaan maay gaaray ilaa 150 sano.

  • @kalabariigabarodadkaismaac3489
    @kalabariigabarodadkaismaac3489 5 ปีที่แล้ว +1

    alxma dulilah allah mahad iskaleh cirikag ilahay waku barakeeyo insha allah

  • @barafbaraf983
    @barafbaraf983 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allah duqa sheko fcn ayu ka shekayay

  • @shafieiomarjama7564
    @shafieiomarjama7564 5 ปีที่แล้ว

    Bismillaahi
    Kulahaa annaga talyaanigii soi dejinay 1935 .
    Taariikhdana waxaa ku cad inuu talyaanigu 1885

  • @sheekhfaarax114
    @sheekhfaarax114 5 ปีที่แล้ว

    Ani waxa imari la. 123 sano jira hooyade aaaa nool yaaah 150sano me hoyadisa jirta marka risala hooyadisa video kaso duuba

  • @faadumocali9841
    @faadumocali9841 5 ปีที่แล้ว +6

    ninkan nuuca dhiigiisa hala soo ogaado. his blood group type.

    • @Rasabdi
      @Rasabdi 5 ปีที่แล้ว +2

      Hhh maxaa ka faaidee blood type-kiisa waa A ama A+ ama b ama ab

    • @ishdabarani
      @ishdabarani 5 ปีที่แล้ว

      Faadumo Cali most likely AB positive

    • @shaficiqes5659
      @shaficiqes5659 5 ปีที่แล้ว +1

      Masha allah fadumo qof caqli fican aya tahay wa in la oga da dhiiga wa in la geya mousumka ama tiyaatarka qaran wayo xikmad iyo tariikh ayu haya wayo somalia tariikh dheer kama naqan masha allah owewgen allaha xafido an ilashano geesigan somaliyed ee wadan u halgamay wadankane tariikhdiisa haya hana la horgeeyo barlamankan caloosha weny ee dalka iyo dadka intaba ka naxeen wayo dalka dhibka laga so maray mayaqanan dhaman wayo dal walba tariikh ayu leyahay dadka wa weyna xikmad iyo farxad aya laga hela masha allah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @halambeygroup5809
    @halambeygroup5809 5 ปีที่แล้ว

    kan wareysanayo ayaaba si lowareysto dadka da da ah aqoonin war dadka aad warey saneysid oo wayeel ka ah cabitaan biyo ah aysa agta laga dhigaa 100 kahorna taariikh inta uu xasuustona waa laga dhaxlaa ee sida qof caadi ah looma wareeysto inta igu racsan LIKE

  • @alzashariff2847
    @alzashariff2847 5 ปีที่แล้ว +4

    Wow ilaahow cimri dheer iyo caafimaad nasii

    • @M.mahmed
      @M.mahmed 5 ปีที่แล้ว

      Hooyaiisa 145 ayeey jirtaa

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilaahay Cimriga ha u Barakeeyo

  • @fadumosaid5170
    @fadumosaid5170 ปีที่แล้ว

    masha allah mexemed cimri dheer iyo cafimad

  • @mkh8898
    @mkh8898 5 ปีที่แล้ว

    Asc odeyga wax kasta waan Ka dhageysaney, lkn hoyadey 145 jir ah ayaa la ıga soo dooney haduu yirahdo ma ka dhageysaneyno,

  • @abdisalanhassan1700
    @abdisalanhassan1700 5 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah ilaahay janada hageeyo

  • @bigmohasalah5095
    @bigmohasalah5095 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah ku dhowra aabe qaali ah

  • @khadigiamohamud9938
    @khadigiamohamud9938 2 ปีที่แล้ว

    Nagta boradda ahayd warshiik deganka ahayd

  • @xaliimotooyaa870
    @xaliimotooyaa870 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkk Masha Allah ilaahay baa cimrikiisa ubarakeeyay 90 jir 18 jelaaday wali ma arkin oday gaan wa nin maskax iyo taariikh ba haayee wareysi badan halala yeesho in tuu noolyahay ani waan iska lasheekey san lahaa marwalba hadaad isku meeljoogno

  • @abubakarmohammed7884
    @abubakarmohammed7884 5 ปีที่แล้ว +3

    Waa nin Ustuuri ah oo aad u xikmad badan inaan la kulmo waan jeclaan lahaa oo in badan kafaaideysto😊

  • @tclchnal7879
    @tclchnal7879 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah

  • @ahmadjama6593
    @ahmadjama6593 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @Islamicteaching22255
    @Islamicteaching22255 5 ปีที่แล้ว +6

    Aw kuuku mxey iskuyihin talow

  • @dahirguuleed8813
    @dahirguuleed8813 ปีที่แล้ว

    Ninkani mafayoba waxanina sheeko wanaagsan maahan waa matatac kan waraysanayana waa qaablaaway kale

  • @umuosama2956
    @umuosama2956 5 ปีที่แล้ว +1

    مقعد الشاي / مقديشو waligey manta kahor mamaqlin lkn macquul wayae

    • @eng.abdikanimohamedhussein6312
      @eng.abdikanimohamedhussein6312 5 ปีที่แล้ว

      Taariikhda aqri in badan Magacaas Mogadishu meelaha lagakeenay waa dooda ugu adag midaas lkn lama hubo

    • @umuosama2956
      @umuosama2956 5 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walal

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr 5 ปีที่แล้ว +2

    Allohoow cafi waayeelkan. Ilaahaw khaatumuda u hagaaji. Fadlan u duceeya.

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    tanaa labartaygabadha khatraaayqarancadayyareeylagufarxoyarta 95 Bay ahayd

  • @tamaamrohosafi1147
    @tamaamrohosafi1147 5 ปีที่แล้ว +2

    Msh llah gafkaga iyo geeridada ilahy ma kulmiyo

  • @lunamud3143
    @lunamud3143 5 ปีที่แล้ว +13

    Ninkaan ma haysaan meel lagala xiriiro.

    • @abdulkhaqdirugaaska1465
      @abdulkhaqdirugaaska1465 5 ปีที่แล้ว +1

      Haa

    • @fahmabile1806
      @fahmabile1806 5 ปีที่แล้ว

      @@abdulkhaqdirugaaska1465 eedo ii soo qor meel laga wici karo.

    • @fadumasheikhchanel9761
      @fadumasheikhchanel9761 5 ปีที่แล้ว

      Wallo

    • @fadumasheikhchanel9761
      @fadumasheikhchanel9761 5 ปีที่แล้ว +1

      @@fahmabile1806 abayo duqan meel lagala xariiro maad heshay igu caawi hada heshay abayo

    • @lunamud3143
      @lunamud3143 5 ปีที่แล้ว

      @@fadumasheikhchanel9761 weli ma helin laakiin waxay ila tahay in la raadsho yarka media ha ee waraysanaya.

  • @mahadayweyne2022
    @mahadayweyne2022 5 ปีที่แล้ว

    Fadlan channelkaan subscribe ii saara mahadsanidiin axbaabii

  • @noway3238
    @noway3238 5 ปีที่แล้ว

    1331 dii MUQDISHO ayaa la dhihi jiray waa 700 oo sano kahor qofkii rabo ha aqristo kutub uu qoray nin carab ahaay oo xiligaas booqday MUQDISHO Magiciisa waa (Ibnu baduda) بن بطوطة.

    • @caliyare2206
      @caliyare2206 5 ปีที่แล้ว

      Wa sax lkn odayguba inta si kale ayu u yiri meesha nin carab ah ee maqaayada muqdisho ku qortay carab maahan wa nin Persian ah ama iiraani ah magaca muqdisho na wa eray persian ah o xiliga baxay odaygu waan so gaadhay ayu yiri iyadu nin cad uu maqyad ku haysto

  • @qaazimarab5521
    @qaazimarab5521 5 ปีที่แล้ว +6

    Alle how barakeeyo cimriga xaajigan

  • @mouwlidsiyad9600
    @mouwlidsiyad9600 ปีที่แล้ว

    Masha Allah masha Allah

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Wwadayaroowadajirooo xaafiyanba utareyd baaba Havana waxbadan yaraatey iyaaaah ma cimrigaan Walesee waa mudoo 135

  • @naanownuure2801
    @naanownuure2801 5 ปีที่แล้ว

    Nice

  • @ikarade3274
    @ikarade3274 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah odayga xariif ah, inkistoo xisaabta ay ka wareersan tahay.

  • @umuosama2956
    @umuosama2956 5 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂aabo gedkaas tag dhahay kulahaa 😋

  • @abdirazakhersi3487
    @abdirazakhersi3487 11 หลายเดือนก่อน

    Mas allah and mas allah

  • @hamdaegal6911
    @hamdaegal6911 5 ปีที่แล้ว +5

    Markiii uu cabdiwarab dhintay baa so sariin so maha

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allaah👍💖💖🌹🌹🌹🌹🌹♥️♥️♥️💪🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @badrudinofficial1826
    @badrudinofficial1826 5 ปีที่แล้ว

    Cimri dheer oo ciwaada leh allh nasiiyo

  • @aalacadde
    @aalacadde 5 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh odayga soomaliyeed Allah xafido waa shaqai muhiim ah Masha Allah.

  • @AhmedAli-wt2rq
    @AhmedAli-wt2rq 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allah cimrigeeena alla hadhowro

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 5 ปีที่แล้ว

    *beenta nagala taga ma jiro wakhtigan maanta qof da'diisa gaadhay 123 sano qofkii ugu badnaa wuxuu garay 116 sano 6dii milyan ee qof waxaa gaara qof kaliya 116 odaygaan waxaan ku qiyaasaayaa 85 jir hadii aysan jirin duruuf xag dhaqaale iyo xag caafimaad sida hada uu yahay uma gaboobeen*

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Ihihihihihihihii haa iyaaaah boulevards xamar qooxle bledwayne

  • @todaymedia9949
    @todaymedia9949 5 ปีที่แล้ว

    Ninkaan wareysanaayo waa Nin baadiyo ah oo saxaafada garaneyn hadalada u weydiinaayo looma baahno

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 5 ปีที่แล้ว

    maxamed yare daanquurow aya ladhahaa taksiilayaashii hore waaye

  • @أبومأمون-ز2ه
    @أبومأمون-ز2ه 5 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الله أخي محمد بس بقولك الله يوفقك طول عمرك يالبي

  • @bishaarasal1484
    @bishaarasal1484 5 ปีที่แล้ว +1

    Wariyahaan see cml jcl ayuu kawaresanaaaeee tariikh ayaaa laga rebaaa iyo wax laga sheken karo