Masjidka ugu weyn Somalia - The largest mosque in Somalia ( Mogadishu )

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 231

  • @GeediSahan
    @GeediSahan  ปีที่แล้ว +48

    Fadlan 5 kun Like iyo Share iyo comments.
    Mahadsanid 🙏🏾🙏🏾

    • @Cirguje2023
      @Cirguje2023 ปีที่แล้ว +2

      Waa misaajid eebe 40k like hala haadhsiiyo

    • @shukriabdi6852
      @shukriabdi6852 ปีที่แล้ว

      Give your cameraman a time to capture. You are walking too fast to explain. Thanks bro Geedi sahan

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 ปีที่แล้ว

      Masaajidka ugu weyn ma ahan masaajidka al hidaaya wye ee ku yaala xaafada huriwaa ee suuqa xoolaha

    • @seanjohnjohn6722
      @seanjohnjohn6722 ปีที่แล้ว

      ​@@Cirguje2023q

    • @giftshow
      @giftshow ปีที่แล้ว

      جزاه الله خيرا
      Waa xaafadee ?

  • @ahmedabdulahigalbeyte2990
    @ahmedabdulahigalbeyte2990 ปีที่แล้ว +10

    Maashaa allaah wax fiican ayaad na tustay Geedi sahan
    Jazaaka allaah dadka nooleeyay Diinta allaah iyo goobaha u qaaska ah sida Masjidkaan

  • @Tutulisho
    @Tutulisho ปีที่แล้ว +9

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad❤❤❤scw

  • @smiletvfilms
    @smiletvfilms ปีที่แล้ว +14

    Waad la heli doontaa wixii aad ilaahay weydiistay waqti dheer kahor kaas oo laga yaabo inaad afigu ilaawday lkn ilaahay sw mailaawin sida aad ubariday xiligaas asiga❤️🤗🥺
    Jimco wanaagsan All my friends 😎🤍🖤👍

  • @zahrahussein2703
    @zahrahussein2703 ปีที่แล้ว +4

    mash allh wlh aad baan uga helay adeerkaas somaliyeed e masjidka dhisayna maalkisa allh u barakeeyo❤

  • @sadydalel2247
    @sadydalel2247 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah ilaahay ajar badan haka siiyo A.N. Jimcaale. asaga iyo waalodkiisba ilaahay sadaqa jaaariyaa ha uga dhigo aamin

  • @ashaelmi7863
    @ashaelmi7863 ปีที่แล้ว

    Masha Allaha Aad Iyo Aad Ayuu Uu Quruux Badan Yahay. Thank Mr Geedi

  • @bashiressa2999
    @bashiressa2999 ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allaah Waa Masjid weeyn Aadna u wurx Badan

  • @ima6751
    @ima6751 10 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah its beautiful

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah. May Allah bless brother sheekh Axmad Jumcaale

  • @mahamedmurtiile188
    @mahamedmurtiile188 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah geedi keep going wll ilaahay haku xafido aaamiiin aaamiiin

  • @IntawanaagsanWalashood
    @IntawanaagsanWalashood ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wlhi wanka helay muqaalkan ya allah ajar kasi qofka malkisa ku bixiyey masjidkan qurxda badan 🥰

  • @hassantaawar8554
    @hassantaawar8554 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah khayr alle hasiiyo cidkasta oo kaqayqaadatay hirgalumta mashruucan kharkabadan

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah amazing masjid

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 ปีที่แล้ว +2

    Maa shaa Allah. Illaah ha ka dhigo masaajid si yiqiin ah Illaahay loogu caabudo oo salaadaha lagu oogo oo la buuxiyo. Masaajidadu ha noqdeen gobo ikhlaas iyo nasiixo dacwada loogu fidiyo oo dadka Qur'aanka, tafsiirka iyo Sunnaha lagu baro. Mssaajidadu yaanay noqon gobo lakala leeyahay oo dariiqad ama qabiil leeyahay
    Masaajidadu ha noqdeen goobo cibaado iyo waxbarasho oo aan la kala lahayn. Masaajidadu ha noqdeen meelo sadaqad masaakiinta laga siiyo. Masaajidadu yaanay noqon daaro istus iyo daawasho iyo dalxiis loo dhistay oo aan la camirin oo ciidaha iyo jimcayaasha uun lagu tukado.

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah baarakalaah .
    Saas u Soo bandhiga quruxda dalkeena

  • @siadabdiabi2406
    @siadabdiabi2406 ปีที่แล้ว

    Amazing Ali Jimale Mosque
    Geedi Sahan thanks alot

  • @MOHAMUD550
    @MOHAMUD550 ปีที่แล้ว

    Masha allah inaba caadi mhan
    Dadkii kashaqeeyay oo dhan alle ajar iyo xasanaad haka siiyo

  • @MM-tw7pu
    @MM-tw7pu ปีที่แล้ว

    Wow, qeer kabadan Alle hasiiyo qofkiidhisay

  • @SaidMohamedali-ol5rv
    @SaidMohamedali-ol5rv ปีที่แล้ว

    Maasha allah qof aan taageero@geedi sahan

  • @FaridaEleye-r3r
    @FaridaEleye-r3r ปีที่แล้ว +1

    Masha allah it’s so beautiful ❤❤❤

  • @mohammedhassan7654
    @mohammedhassan7654 9 หลายเดือนก่อน

    Masaajidka cida lagu sheegayo waa marxuun iga gaarsiiyo axmed nuur jimcale lacagtu macaamiisha barakaat ka dhacay uu alle ka abaal mariyo.

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 ปีที่แล้ว

    Manshaallah beautiful, illaahayoow shaar daan ka illaali

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Mashallah runahanti wa masajidka somaliya ugu quruxbadan mashallah ❤

  • @saaraali9688
    @saaraali9688 ปีที่แล้ว

    i can not believe it masha allah wallahi khatar waaye

  • @hassansomali4014
    @hassansomali4014 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal Mogadihsu ayaan kula joogaa waana gurigaagii , agoon koris ayaa la yiraah magaaladan aniga oo yar ayaan imid waan ku wacanahay

  • @iskoonaking8665
    @iskoonaking8665 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah ilaahey ajir iyo xasanaad hakasiiyo intii dhistay masjidkan quruxda badan

  • @sweetkokii
    @sweetkokii ปีที่แล้ว

    Masha Allah wa masjid casri ah 👍 si wanaagsan ayaad warbixin uga sameesay

  • @HasanMohamedGamaadiid-fn3ot
    @HasanMohamedGamaadiid-fn3ot ปีที่แล้ว

    manshlh Brother keep going

  • @ciisaha
    @ciisaha ปีที่แล้ว

    Masha ALLAH MASAJIDKAN WA MASAJID FICAN

  • @dr.jamaal21
    @dr.jamaal21 ปีที่แล้ว

    Mnshallh best video I have ever seen ❤

  • @Cirguje2023
    @Cirguje2023 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah ❤ waa muuqaal sharaf iyo khayrle. Guriga alle

  • @munashAmiin
    @munashAmiin ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا يا اخي الغالي ألله يحفظك و يطول بعمرك ان شاء الله

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Masaajid aad u quruxoon

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah beautiful ❤❤❤❤ allow nabad waarto nasii insha Allah

  • @abokorcabdalle9826
    @abokorcabdalle9826 ปีที่แล้ว

    Geedi Sahan Go Forwarding Brother ❤❤❤❤❤❤❤

  • @aishomohamed1791
    @aishomohamed1791 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah caadi ma,ahan

  • @nuuradde4769
    @nuuradde4769 ปีที่แล้ว

    Masha allah bro allah ku desto❤❤❤

  • @ELZ24104
    @ELZ24104 ปีที่แล้ว +1

    Beautiful!!!

  • @kurana289
    @kurana289 ปีที่แล้ว +1

    guulayso wll geedi sahan 👑😍❤🙏

  • @Laila-nuraa
    @Laila-nuraa ปีที่แล้ว

    Cajib maashaala tabaraka lah ❤

  • @deqa868
    @deqa868 ปีที่แล้ว +4

    Mashalahaaaaaa beautiful❤❤❤❤

    • @Zurich527
      @Zurich527 ปีที่แล้ว

      Masha Allah

  • @youtuub..c.f
    @youtuub..c.f ปีที่แล้ว +1

    dadka masaajidkaan dhisay dalka haloo dhiibo yaa ilaqaba❤❤

  • @saciidooww
    @saciidooww ปีที่แล้ว +3

    Alhidaaya ayaa Ka Weyn Sidaan filaaya Waliba Qeybta gudaha Soo eega bro

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 ปีที่แล้ว

      Sax, alhidaaya ayaa ka weyn

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah waa guul iyo horumar.

  • @munashAmiin
    @munashAmiin ปีที่แล้ว +5

    ماشاء الله
    الله أكبر
    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @ahmedmohamedabdi8814
    @ahmedmohamedabdi8814 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah subxaanallah

  • @dhegnaas
    @dhegnaas ปีที่แล้ว

    Waa TH-camr Yes Wallaahi ah.

  • @maxamedwehliye7481
    @maxamedwehliye7481 ปีที่แล้ว

    Geedi sahan wan ku tagera halke kugu imaadaa legend ❤❤❤

  • @fatimaabdulkadir8118
    @fatimaabdulkadir8118 6 หลายเดือนก่อน

    Maa shaa Allah

  • @munashAmiin
    @munashAmiin ปีที่แล้ว +5

    سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم
    سبحان الله
    الحمدلله
    الله أكبر لا حول ولا قوة إلا بالله
    لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير
    لا إله إلا انت سبحانك إني كنت من الظالمين يا الله يا الله يا الله ماشاء الله

  • @HindaMaxmuud-q6o
    @HindaMaxmuud-q6o ปีที่แล้ว

    Masha Allaa,, mahadsanid

  • @blackpantherwnt
    @blackpantherwnt ปีที่แล้ว

    Masha allah qurux badna

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 9 หลายเดือนก่อน

    Asc masha Allah Alxamdulilaah Rabilcalamiin yaa Rabi noo xafid muqdisho umada ku nool muqdisho .yaa Rabi baga xijaab cadowga gudaha iyo midja dibada Amiin yaa Rabi .Alxamdulilaah Rabilcalamiin

  • @theheatshow8324
    @theheatshow8324 ปีที่แล้ว +1

    99% Muslim… Alhamdulilah

  • @bobena84
    @bobena84 ปีที่แล้ว

    Hore u soco

  • @qm689
    @qm689 ปีที่แล้ว

    Mashaaaa Allaaaaah it is so massive❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹💜💜💜💜✌️🇨🇦

  • @xuseenkulaneppw7748
    @xuseenkulaneppw7748 ปีที่แล้ว +1

    MASHA ALLAH

  • @abdiibrahim8612
    @abdiibrahim8612 ปีที่แล้ว

    Allaha inoo Barakeeyo wadankeena iyo diinta Allaha ugargaara

  • @falisa576
    @falisa576 ปีที่แล้ว +2

    Màasha Allaah masjidka sida lo dhisay
    Wuxu u qaab eg yahay blue masjidka ku yaala Turkey wu ka yar yahay mahee

  • @Anasmaamo7
    @Anasmaamo7 ปีที่แล้ว +1

    ما شاء الله

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o ปีที่แล้ว

    Maansha allah ilaahow wadanka nabad nooga dhig dowlad daacadoo diinta kudhaqdana nasii

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 ปีที่แล้ว

    Adiga TH-camr kaliyaata ugu wanaagsan sxb

  • @ethiopia9011
    @ethiopia9011 ปีที่แล้ว +1

    Mansh Allah

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah ❤❤❤❤

  • @ima6291
    @ima6291 ปีที่แล้ว +1

    Xafadee kuyaalaa

  • @mohamedbashierosoble113
    @mohamedbashierosoble113 ปีที่แล้ว

    Masaajidka xagee ku yaalaa shiikhow

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 ปีที่แล้ว +3

    Masha'allah, laakiin maahan masjidka ugu weyn, waxaa ka weyn masjidka hidaaya ee ku yaala waxaracadde huriwaa.

    • @sheymaaaadam4077
      @sheymaaaadam4077 ปีที่แล้ว

      Masajidkii geerida ithopianka dadka ku gowracen 2008 soma hn suuqa xolaha kuyaala hdan qaldanen

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 ปีที่แล้ว

      @@sheymaaaadam4077 haa waa isaga waxaracadde ayuu ku yaalaa, suuqaxoolaha kuma yaal.

  • @mohamedamiin2889
    @mohamedamiin2889 ปีที่แล้ว +1

    Mn sh allah

  • @تذتاعلهاا
    @تذتاعلهاا ปีที่แล้ว

    ما شاء الله تبارك الله

  • @happyofficiall
    @happyofficiall ปีที่แล้ว

    Somalida TH-cam leyga wa xasad been ma ahan taas wll hor mar wacan mar an isku dayay Ina weydiisto garab wan ka wayay ❤

    • @Umumahamed1
      @Umumahamed1 ปีที่แล้ว

      Xasid nimo waxba kaga qadi mayan video taye leh soomali ba wax kadhigay adne wey ka dhigayan ani ahan wan ku saray

  • @caaganemaxamuud1390
    @caaganemaxamuud1390 ปีที่แล้ว +1

    Magaalada uu ku yaallo ii sheega iyo xaafadda si aan ugu soo tukado jimay

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 ปีที่แล้ว

      Xamar buu ku yalaa waxuu u dhawyahay Airportka

  • @عبداللهاحمدبنعمرباعمر
    @عبداللهاحمدبنعمرباعمر ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله روعه 🤍🤍

  • @hamcumc4549
    @hamcumc4549 ปีที่แล้ว

    Ninka ugu wanaaagsan TH-cam ka

  • @raxmocabdi2876
    @raxmocabdi2876 ปีที่แล้ว

    Maasha'allaah

  • @waxiidocumarcusmaan6649
    @waxiidocumarcusmaan6649 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah ❤❤❤

  • @xusuustaariikh4887
    @xusuustaariikh4887 ปีที่แล้ว

    Horey usoco sxb

  • @siidcalisiidka4992
    @siidcalisiidka4992 ปีที่แล้ว

    Masjidka ugu weyn somaliya waa masaajidka isbaheysiga

  • @user-om4nx5qm4z
    @user-om4nx5qm4z ปีที่แล้ว +2

    Masha'allah! Masjadka waa hormar lagu farxo,lkn maxeytahay sababta Turkiga ay noogu ogolan wayen hormar dhanka dhaqalo(warshado) ,maxan u heli weyne tusale qalab sida dhanka amniga, dhismo sidan oo kale iyo kombuyuutaro? ( Saldhigyo) ?!

    • @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
      @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 ปีที่แล้ว

      Fikrad keen adigu oo shaqayso khayrkaana ka maaran allena wax ka sug bani aadam sidaada oo kle ah waxba haka sugin

    • @user-om4nx5qm4z
      @user-om4nx5qm4z ปีที่แล้ว

      @@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 Adiga caqliga wa hooseeya,meesha sadaqo cid wax ku dhistey ma jirto,lkn waa siyasad qoto dheer marki laga hadlayo hormar Amni/dhaqalo, dawladaha sahal kuma aqblan in ay ka dhisan inta kor ku sheegey. Wax fahan😬

    • @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
      @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 ปีที่แล้ว

      @@user-om4nx5qm4z ha baryatamin maa caqli hoose ah 😄😄😄 masha allah caqliga aad sidaa ugu fekerayso alle ha kuu barakeeyo

  • @AhmedRoble-mx3gz
    @AhmedRoble-mx3gz 10 หลายเดือนก่อน

    Nice!!

  • @buraaletaajirweyd486
    @buraaletaajirweyd486 ปีที่แล้ว

    Warbixintiini waxa weeye qabyo. Immisa qofood ayaa masjidka ku tukan karo markiiba? Halkee buu Xamar uga yaalaa? Waa ayo Cali Jimcaale? Oo aan u qaatay Axmad Nuur aabbahiis. Waa aasaasaha Albarakaat hormuud.

  • @maryamacabdulqaadirmaxamuu3199
    @maryamacabdulqaadirmaxamuu3199 ปีที่แล้ว

    Mashaa alllh❤❤

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 ปีที่แล้ว

    maansha alaah

  • @qoriinthebuilding2185
    @qoriinthebuilding2185 ปีที่แล้ว +1

  • @einkundr6483
    @einkundr6483 ปีที่แล้ว

    Msha allh ❤

  • @ahmad6967
    @ahmad6967 ปีที่แล้ว

    Ninkaani ma inaa geedi shanbo baa😮 ‏‪5:17‬‏

  • @Darwiish-music-channel
    @Darwiish-music-channel ปีที่แล้ว

    Maanshaalah

  • @60ilbiriqsi
    @60ilbiriqsi ปีที่แล้ว

    M.a muqaal qurux badan goob qurux badan

  • @abdirahmanar3432
    @abdirahmanar3432 ปีที่แล้ว

    Waqti fiican aa soo dhigtay Video ga Jumca Waliba waqtigaan cml noo soo fasax Video ga ❤

  • @munasaidchannel5767
    @munasaidchannel5767 ปีที่แล้ว

    Mashllaah tabarakallah

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o ปีที่แล้ว

    Barxadaas weyn waxaa ka maqan in looyeelo meel jardiina oo wareegsan biyana ka socdaan

  • @weproduction1804
    @weproduction1804 ปีที่แล้ว

    ASC MASHA ALLAH TABARAKA ALLAH
    Walal xagu kuyala masjidkan

  • @makomaxamed9252
    @makomaxamed9252 ปีที่แล้ว

    Maanshallah ❤

  • @Aweesaxmd
    @Aweesaxmd ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @mukhtarhassan4964
    @mukhtarhassan4964 ปีที่แล้ว

    Mansha.allah

  • @nursingarmedjamacnursingax9368
    @nursingarmedjamacnursingax9368 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤masha allaah

  • @maxdar11
    @maxdar11 ปีที่แล้ว

    Maxamuud waa qof diimeed waddan walba oo uu booqdo masajidku wuu booqdaa

  • @naturere-laxationw
    @naturere-laxationw ปีที่แล้ว

    Mahad sanid wll muuqalo qurux badan ayaad soduubtaa

  • @igudayo5163
    @igudayo5163 ปีที่แล้ว

    Mashallah