NABSI IYO NASIIB PART 4 FILIM CUSUB 2020

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 223

  • @clftaahzapanka5532
    @clftaahzapanka5532 5 ปีที่แล้ว +30

    igu la sali nebi suuban mohmed scw 😍

  • @maankadeeqa8030
    @maankadeeqa8030 5 ปีที่แล้ว +5

    Film shidan weye imankan niyada ku hayayba qofkii u horeyay ayan ahay🤣like isaara cawa

  • @hoodohappyofficiall2438
    @hoodohappyofficiall2438 5 ปีที่แล้ว +16

    Inanka samiya jecel my best actor suu jacaaylka u jilayaan ka helay

  • @yusranuur2348
    @yusranuur2348 5 ปีที่แล้ว +13

    Whoo whoo keep going walalahay idin jeclahay

  • @saraalli612
    @saraalli612 5 ปีที่แล้ว +8

    Horta zamir xilimuu ka yimidna dayax films wan tageeraa azhp hore u socda

  • @gabadhsomaliyed536
    @gabadhsomaliyed536 5 ปีที่แล้ว +20

    inta jacylka aaminsan oo lacagta aaminsaneyn like dhacdhc kusii

  • @naimmandeq6402
    @naimmandeq6402 5 ปีที่แล้ว +28

    Team somal entertainment
    Hore uu socda

  • @iqrocabdi867
    @iqrocabdi867 5 ปีที่แล้ว +41

    Waa musalsal wanagsan waan kahelay Anika ahanteyda yaa igu raacsan asxaabta

  • @farhiyadiamond4821
    @farhiyadiamond4821 5 ปีที่แล้ว +14

    100k waan gadhnee maydaan xaflad noo dhigayn 🎂🎊🎉

  • @mohamedbehi9520
    @mohamedbehi9520 5 ปีที่แล้ว +13

    Danta iyo duruufta layskuma nacee dadnimada la qadariyaa

  • @aydrusabdi8156
    @aydrusabdi8156 5 ปีที่แล้ว +4

    Wow caadi maaha businesska somalidu si fiican ayaa ay u barteeee

  • @mohamedkaahin5362
    @mohamedkaahin5362 5 ปีที่แล้ว +6

    Hibaaqoo wanaag ka talinaysa waa flimkii koobaad 😀😁

  • @hanadofficial422
    @hanadofficial422 5 ปีที่แล้ว +18

    Anaa ugu hordawaday liketa ii saara no views

  • @abdilahiadam7009
    @abdilahiadam7009 5 ปีที่แล้ว +2

    Waawo film ku du shidanyahay❤💗💝💝💝💝💝❤💗💖💕

    • @abdilahiadam7009
      @abdilahiadam7009 5 ปีที่แล้ว

      Qaybtii Shankar way shidnayd at ilaqaba like iisaar

  • @uzamehwaqalka7324
    @uzamehwaqalka7324 5 ปีที่แล้ว +38

    Walal ilahy tartii like 1000 igaadhsiya

  • @najmanalka542
    @najmanalka542 5 ปีที่แล้ว +27

    Nabsi iyo nasiib inta lasocta like dhac igusii

    • @yusraahmed2992
      @yusraahmed2992 4 ปีที่แล้ว

      najma nalka ma adiga najma nalka ma ii sheegi karta number kaga

    • @yusraahmed2992
      @yusraahmed2992 4 ปีที่แล้ว

      Haa dhac dhac

  • @nemodiamond6401
    @nemodiamond6401 5 ปีที่แล้ว +5

    Congratulations my team somal entertainment 100k subscribes waynu gaadhey❤️❤️

  • @Dcowlid
    @Dcowlid 5 ปีที่แล้ว +18

    Nabsigu mar ka uu saamiya soo rido ayaan sugayaa😢

  • @hipomohammed4909
    @hipomohammed4909 5 ปีที่แล้ว +6

    masha allah my team wad la soo dhakhsateen

  • @faraxcabdi5820
    @faraxcabdi5820 5 ปีที่แล้ว +21

    Anaa ugu horeeyey caawa like dhac igu kusii👍

  • @nadadhouh3015
    @nadadhouh3015 5 ปีที่แล้ว +11

    Inanta saamiya gacmaheeda waa ka naxaa
    Plz iska daa waxan aad is marinayso
    Gabadh waxay ku qurux badan midabkii allah swt ku abuuray

  • @drrana6881
    @drrana6881 5 ปีที่แล้ว +8

    😿maantu ugu murugo badnaa flimku😿 cilmi boodhari ayaanba ku xasuustay maxamed
    Wan sugayaa nolosha maxamed o is badashay

  • @naemaahmed644
    @naemaahmed644 5 ปีที่แล้ว +9

    Anu cadnan wan tabaya walh😭😂 iyo heesihisa iska qadi jiray❤

  • @sahamiyemedia6013
    @sahamiyemedia6013 5 ปีที่แล้ว +14

    *Hibaaq DaaCad Ayay NoqOTay HanpaLyo Zhp HaLka Kazii Wad 🙏*

  • @maxamuudcllaahi1309
    @maxamuudcllaahi1309 5 ปีที่แล้ว +6

    Filimka waan sugaynay ee mid tala markad ledihin qaybta danbe laso waxad racisan insha allah

  • @ayaanhazzan6019
    @ayaanhazzan6019 5 ปีที่แล้ว +7

    maxmed Hassan
    agtar hore usoco

  • @awoabdi5552
    @awoabdi5552 5 ปีที่แล้ว +9

    Ax Maxamed waan ka xunahy in kasta oo ay filim tahay lkn wan kula murogoodey

  • @qiimahanolsha867
    @qiimahanolsha867 5 ปีที่แล้ว +16

    Naag yar oo (50laa) fadlan eryda Qaar dib u habeeya
    Salaanta Aan layska qadayn sida riwaayada kasocoto
    Habalaha wadada dhexdeeda ku jaasaya (Naagta) Tan kadaran) habalaha gacanta lagu dhagayo ayadoo

  • @khadraabdilahi2823
    @khadraabdilahi2823 5 ปีที่แล้ว +2

    filinka waa kahelay halaka noogo siiwad👍

  • @mohammadamiin9031
    @mohammadamiin9031 5 ปีที่แล้ว +2

    Fadlan waa codsi Qeebta 5 kusoo daba'ga'beeya #mahadsidiin bahdeena

  • @naimaarzhe107
    @naimaarzhe107 5 ปีที่แล้ว +4

    First like ta ilmaderayaalow

  • @حلاوهنصرين
    @حلاوهنصرين 5 ปีที่แล้ว +9

    hdaan soo dhacy❤❤

  • @hibakabdi9668
    @hibakabdi9668 5 ปีที่แล้ว +4

    Nabsigu ma gaboobo marbu ku gadye ...😭😭

  • @maahirTUBE
    @maahirTUBE 5 ปีที่แล้ว +3

    Wwww m.a filim kala kacsan keep going ❤

  • @bushraismacil3704
    @bushraismacil3704 5 ปีที่แล้ว +8

    Second one ✌

  • @zuzubrithish1920
    @zuzubrithish1920 4 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂😂kula haa xamaleee jacyl kudhacay ayan ahaay

  • @mohamedsomali716
    @mohamedsomali716 5 ปีที่แล้ว +12

    Wlalayl allan idinku dharshe subscriber isaara pls qofki isaara mnta hooydi macan alle jantul fardwsa ha geeyo amein adigna wx ka farxiya alle haku tuuso amein pls itab tuun pls

  • @sacdiyahoussein9044
    @sacdiyahoussein9044 5 ปีที่แล้ว +2

    Kaley ana jacaylka kula qabane caloshu iga huriyay wlhi 😭😭

  • @ayaanmohamud316
    @ayaanmohamud316 5 ปีที่แล้ว +2

    M.sh keep going

  • @naciimaabdirahmaan2145
    @naciimaabdirahmaan2145 5 ปีที่แล้ว +4

    Waligaa qof hayasin 😭😭😭😭

  • @adelali4210
    @adelali4210 5 ปีที่แล้ว +4

    Horta Su’aal
    #Saamiya iyo #Samiir xidhiidh adag baa ka dhaxeeya Films 🎥 walba way isku haystaa

  • @museabokr8589
    @museabokr8589 5 ปีที่แล้ว +3

    Wow actor zamir hadalkisan ku hystaa

  • @salahsalah2283
    @salahsalah2283 5 ปีที่แล้ว +3

    kkkkkk top film wa

  • @smartmm6267
    @smartmm6267 4 ปีที่แล้ว

    Hibaaq waa gabadh caqli badan ilaa filmkii shil jacayl I like siday u jisho

  • @ahmedsulub
    @ahmedsulub 5 ปีที่แล้ว +11

    Jacayl lahayne dantaada raac dheh qofka
    Gabadh yar hanooga daba calaacaline magaca raginimo dhawr

    • @ibrahimbulshaawi84
      @ibrahimbulshaawi84 5 ปีที่แล้ว

      Nadka ayad ka hadashey Dumar wax LA isku haleelyo maaha

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 5 ปีที่แล้ว +2

    Maxamed shaqdin waa lag eryay waan ka xumahay huno manta aftaage bari uu tuugsan isga samir inyar BAA kaga hadhe

  • @najaxxayd6901
    @najaxxayd6901 5 ปีที่แล้ว +5

    🌺🌺💖💖💖💙💙💚💚💋💋💯💯💞💞Like saar inta somal Entertainmet taageertah💋💋💋

  • @samiamaxamed2476
    @samiamaxamed2476 5 ปีที่แล้ว +2

    Dan iyo jecelhy 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ayaanhazzan6019
    @ayaanhazzan6019 5 ปีที่แล้ว +5

    maxamed Hassan
    wan kula ilmeyay

  • @BURAALE2024
    @BURAALE2024 ปีที่แล้ว +1

    DAAWO 17:20 TAN YAREE SAAMIYA LASOCOTA AYAABAN KU DAKHRANAY IISO SHEEGA TEL KEEDA ANA JACAYL BAA IHAYE KKKKK

    • @idilidiris7038
      @idilidiris7038 11 หลายเดือนก่อน

      6rry796yffuiģ5 7:21 7:22

  • @MohamedHassan-nc4wy
    @MohamedHassan-nc4wy 5 ปีที่แล้ว +4

    Dumarku cadowsanah xamaligu miyuusan biniaadan aheen

  • @Ridwaan426
    @Ridwaan426 5 ปีที่แล้ว +1

    Somali entertainment wlhi idin jeclahy lkn actarka filimka iska yara hagaajiya inuu yara boodsan yhy ayadba mooda Ilaa xalqadihi kale wlhi idn tagera markaa qofku jecelba wax kuushege intaayar aan idinku darsado💋💖keep going

  • @qaalimahamedmuhumed9208
    @qaalimahamedmuhumed9208 5 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhhh naag lacag u walaty😃😃😃

  • @afnaanyousuf5844
    @afnaanyousuf5844 5 ปีที่แล้ว +10

    Www caawa ana uhoreeya ku faraxsanhy 😜

    • @hoodoqurux9647
      @hoodoqurux9647 4 ปีที่แล้ว

      Zaamiya waxa jeceshahay dadka lacagtaleh ee dibada jooga

  • @mawliidmahadmaxamedxajigal1475
    @mawliidmahadmaxamedxajigal1475 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhh tan yari way iga qoslisay ma anaa xamaal i jeclaadaa

  • @muzhtakupdy5834
    @muzhtakupdy5834 5 ปีที่แล้ว +1

    Dadkaygii meeyen ridwan say

  • @quuenindho7711
    @quuenindho7711 5 ปีที่แล้ว +6

    Lambar kow keeep going mi teaam somaal intertainment
    Mida kale tani waa riwayad oo qudha lkn saasay u dhacdaa hhhhhhhh
    Ciyaar waa galin danbe samiyah sagaley hhh aduu cashaqa ku danbayn
    Xamilaow iska samir bari baa lagu daba ordi doonaye

  • @zumayodaxik5621
    @zumayodaxik5621 5 ปีที่แล้ว +7

    cadnaN tesma na wu ka taGy somaleY wad kacdeN wLe🤣🤣

  • @xariiftuulolamaciilo7328
    @xariiftuulolamaciilo7328 5 ปีที่แล้ว +10

    Filmkan waxa laga soo koobiyey hob films dan iyo jaceyl yaa ila arkey 🤣🤣🤣

    • @iam_zalman0726
      @iam_zalman0726 5 ปีที่แล้ว

      Bartedi ayaad dhigtey #hob_films

  • @sarajihadig5545
    @sarajihadig5545 5 ปีที่แล้ว +4

    Lord have mercy Ya Allah

  • @abshircisamngmailcom
    @abshircisamngmailcom 5 ปีที่แล้ว +1

    Aakhirka maxamed waxa uu guursan doonaa zaamiya siday wax usocdaan

  • @qaliafnaan1813
    @qaliafnaan1813 5 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂 xamaale jecel ku dhacay hhh

  • @qiimahanolsha867
    @qiimahanolsha867 5 ปีที่แล้ว +2

    Dumarka matalaya u waniya Ama soo bara Anshaxa matalaada riwaayada fadalan

  • @abdulaziizabdlaa8846
    @abdulaziizabdlaa8846 5 ปีที่แล้ว +1

    Nabsi iyo Nasiib qofkii ugu horeyay Akhrista Commonte igu deeqa like 😁👍🔥❤👌✔🔱

  • @nagaadjamaal2433
    @nagaadjamaal2433 5 ปีที่แล้ว +2

    nabsi madhaxee adaa udhiman saamiyaay

  • @somali11cade92
    @somali11cade92 5 ปีที่แล้ว

    Kulaha mahamed dee xamali jcl ku dhacay wad garanaysaaa 😉😂😂😂

  • @zeinaibrahim0542
    @zeinaibrahim0542 5 ปีที่แล้ว

    Term somal entertainment hore it usocda

  • @wardaadan3962
    @wardaadan3962 ปีที่แล้ว +1

    Grh

  • @ayaanabshir54
    @ayaanabshir54 5 ปีที่แล้ว

    Nabsigu ma gaboobo marbuu ku gadaaaya kalay garabkyga gacan iisii maanta 🙏🙏🙏

  • @motazmoha9926
    @motazmoha9926 5 ปีที่แล้ว +2

    Zamir garnki hplhu xidhyahy😂

  • @shanaayagoodir3886
    @shanaayagoodir3886 5 ปีที่แล้ว +3

    Ku laHaa xooGaas baad leedahay NinkaGa u shaqeee waa fariid Hipaaq

    • @hanayuusuf4524
      @hanayuusuf4524 4 ปีที่แล้ว

      nabsiga waligaa iska ilaali sida saamiya

  • @qiimahanolsha867
    @qiimahanolsha867 5 ปีที่แล้ว +2

    Eryda Qaldan xaga wiilsha (kusfsi) iyo eryo kle fadlan dadaalka siibadiya

  • @mihimxasan5908
    @mihimxasan5908 5 ปีที่แล้ว

    M.A Hadan Ahay qofkii ugu horeyay we daawada

  • @cnasirudhis7401
    @cnasirudhis7401 5 ปีที่แล้ว +1

    Xamalahan wata

  • @najaxsiyat5944
    @najaxsiyat5944 5 ปีที่แล้ว

    Filin iga ohinsiya o somali aah wa kan wlhi

  • @hamzemartiniz3932
    @hamzemartiniz3932 4 ปีที่แล้ว

    Duz🌿💖

  • @laylafaarax3747
    @laylafaarax3747 4 ปีที่แล้ว

    Maxamed best octor wn taageeraa

  • @qiimahanolsha867
    @qiimahanolsha867 5 ปีที่แล้ว +3

    Wad mahdsantihiin dhalinyaro

  • @asadismail7170
    @asadismail7170 5 ปีที่แล้ว

    Horta habalaha iyo rag riwaadahan ma tala shaan iyo shaab badaaa

  • @HaiderDlion
    @HaiderDlion 4 ปีที่แล้ว

    16:09 second good jumpscare

  • @faraxmahamed7367
    @faraxmahamed7367 5 ปีที่แล้ว +2

    Samiir hadalkisu ma sidasa mise wuu is yelyelayaa 😂😂😂

    • @hanayuusuf4524
      @hanayuusuf4524 4 ปีที่แล้ว

      samiir talow mxaa udanbayn doona

    • @hanayuusuf4524
      @hanayuusuf4524 4 ปีที่แล้ว

      samiyasagal ilaahow nin kanadajoogasii

  • @m4ysv1be33
    @m4ysv1be33 5 ปีที่แล้ว +1

    Maskiin lacagta illaahaybaa bixiya

  • @rahmahussien9124
    @rahmahussien9124 5 ปีที่แล้ว +1

    hore usocda koocdaydii waan idin jclhy dhamaantiin

  • @safiasaed8454
    @safiasaed8454 5 ปีที่แล้ว +1

    Anaa uhoreeya caawa

  • @munamuna3686
    @munamuna3686 5 ปีที่แล้ว +2

    Sorry mohamed 🙏🌹

  • @ShaarubFilms
    @ShaarubFilms 5 ปีที่แล้ว +3

    Jin iyo jacayl
    Film dadkaba ka yaabsaday
    Iyo reer burco
    th-cam.com/video/qnPleOgEd30/w-d-xo.html

  • @qiimahanolsha867
    @qiimahanolsha867 5 ปีที่แล้ว +3

    Habalaha in Gacnta lagu dhaga ma waxay noqty riwaad reer hargysa dhaqankaas lauaqaanan plz dhaqamadaas joojiya

    • @iam_zalman0726
      @iam_zalman0726 5 ปีที่แล้ว

      Rer hargysa way saglan yihiin miyand arag ku is kufsanya 😂😂😂

    • @najmayuusuf2975
      @najmayuusuf2975 5 ปีที่แล้ว +1

      Qiimaha Nolsha naa kuwa is jaqaya ee xamar jooga cml usamee

    • @qiimahanolsha867
      @qiimahanolsha867 5 ปีที่แล้ว

      @@najmayuusuf2975 wlshy Horta Aan kusaxee wiil ayan Ahy xamar kuwa jogaana was dadkaygiii hargysa waba tan kudhshy ee hadalka have xuseen gabana watahy aan filaya hdanad iskaga qorane

    • @qiimahanolsha867
      @qiimahanolsha867 5 ปีที่แล้ว

      @@iam_zalman0726 gacntaa kuwa kaga dhacday Reer kuwa waxkusfsadaana nama matalaan ee madheere ayey kujiraaye shodhygi

    • @qiimahanolsha867
      @qiimahanolsha867 5 ปีที่แล้ว

      @@iam_zalman0726 ee waxba ha kashegin maskiinta mala Baanagad ayan madxa laga sarinee

  • @hibaaqlayli887
    @hibaaqlayli887 5 ปีที่แล้ว

    anaa u horeeya

  • @fofororolifestyle9163
    @fofororolifestyle9163 5 ปีที่แล้ว +2

    Aniga waa qofkee 2

  • @naciimakadar3526
    @naciimakadar3526 5 ปีที่แล้ว

    Hablaha soo bariya waa shidmeysaanee

  • @abwaaanxamse9515
    @abwaaanxamse9515 5 ปีที่แล้ว +5

    Hadaad akhrinayso comantiga fadlan subscribe iisaar wll

    • @Qaraaxo_media
      @Qaraaxo_media 5 ปีที่แล้ว

      Abwaan wll subscribe isaar

  • @mariacayuuni8815
    @mariacayuuni8815 5 ปีที่แล้ว

    Hobfilms😂😂😂😂🤣😃😄😂😁

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 5 ปีที่แล้ว

    Wa qisa jirta wllhi dadka mntayba hystaa qrkood hore usocda jaalayaal

  • @anabmuhammed523
    @anabmuhammed523 5 ปีที่แล้ว +1

    Kan carabka la'a ee samiir la leeyahay filmka halaga saaro jilitaan waxba ka garan maayee

    • @ayaanhassan1284
      @ayaanhassan1284 5 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkk maasiir baa ku haya

    • @anabmuhammed523
      @anabmuhammed523 5 ปีที่แล้ว

      Aragsan indhaha u roondaadisow xaal qado adeer waa bilaa maseyr anigu ra 'igayga uunban ka sheegay wiilkan hadaad adigu jaceyl u hayso orod oo u sheego

    • @anabmuhammed523
      @anabmuhammed523 5 ปีที่แล้ว

      Ayaan Hassan masiirmise maseyr intaanad ii jawaabin af soomaliga sida loo qoro soo baro mida kale qasab maha qofkii jilitaankisa uunba i qancin in uu adi ku qanciyo wax aan ka maseyrsana meesha kumaba arko qof la jecel yhy baa loo maseyraa

  • @canbarocali5763
    @canbarocali5763 5 ปีที่แล้ว

    Yurub wax yaala maleh a nagaa joogna wiila sheena guur sada gabdhahena wadanka joogow

  • @mustafemaxamed5566
    @mustafemaxamed5566 4 ปีที่แล้ว +1

    Wan ka helely ee ya igu raacsan

  • @seadabdi3932
    @seadabdi3932 5 ปีที่แล้ว

    asaxaabe wanu salamantin wanu anagu jacyl lakiin ubaax beeday iyo rudwaan iyo cabdi raxmaan iyo faysa meeye filimak siwacan ayaa humaateljideen

    • @seadabdi3932
      @seadabdi3932 5 ปีที่แล้ว

      ubaax iyo rudwaan iyo cabdi raxmaan faysa itii somali entertainment madhaxbu nopday

  • @seinababdi1835
    @seinababdi1835 5 ปีที่แล้ว +3

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @suheybamuhiyidn3080
    @suheybamuhiyidn3080 5 ปีที่แล้ว

    Nayaaa samiya is astur

  • @Amiiraqurux12345
    @Amiiraqurux12345 5 ปีที่แล้ว

    😂😂ninkan jcyl ba waxba ksgarnmayr iz yra habee