ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
Hoyo mcne rabi cimri dheer io cafimad haku siiyo hoyo marku abahey uu dhintad adiga yaa hoyo Aabo ii noqoday rabi janatul fardowso haku keeyo hayo mcn❤
Hooyo mcney waxan kaga mahad celinayaa inaad ilaalisay amaanadii aabehey mcn uu kaga tegay waligaa nin ku qaba inuu na adeegsado xitaa nooma ogolaaj mahadsanid hooyo mcn ❤❤❤
M.sh alle ha kubarakeeyo❤
Isku mid ayn nhy wlhi hooyoyinkeena alle hau abaal gudo❤❤❤
@@simranileys4525 aamin abyo
😊😊😊@@umumumtaz4880
Rabi kamagan galay nin nocas ah subxana allah dumarow hada hesitn ilmo abo goni ah nin.iska daya ilmihin lakufa lakaca nin mahire
Hoyooy macan ilahey nagana kaa qadoo aduun ka qofan Hoyo lehen xanuun waye yaa Allah Hoyo kaasto cimri dheer iyo cafimad alllh siiyoo cibada Wanag san wafaji
Wan ka xumahay seynab waxa kudacay Wlhi aderkey hooyodey qabo wa qofka aan dunida ugu jeclahay illahey shanta farood masimin
Illaahow nin ilmahayga saas udhibaateeyey aana lasii joogin
Subaxanalaha 😢 wa qiso xanun badan
Maasha allah farxiya
Nin wadada lacag sinayo hoyada lacag sinayo iyadane dahab ugadayo o hadne walagugu dara ladhihin o iyadale baratay meyba dhehe marabo😂 ciyal weero anaga xta aroska wllshey imaden asa waxa maqlay iyago dhahyn manta hde sabta no diidan aroska waqasena nucas matihina dhahay anile wye wana itaqanine aroska wllshey maqaseysiin sabtiina diyar wye dhahay Ana iga socotin. Idinka inkasto ciyal wero atihin hdane aniga isku fcnhy o iwanajiyan marka mnta waidinka dhisa dhahay iyago duceynaye bexen marka aroska wllshey xta ciyal wera ka duceyeay😂😂😂
Farxiya xbbti Allah hakuu xafido cimri dheer iyo cafimad iyo cibado suban Allah hakuu siiyo qali macnto keep going
Qisadan seddex saac ba kaleexlexanyy ciwaanka dartiss 😢😢😢qalbi uma hayo
Ader hoyo qabo iyo adeer abo la dhashay dhibane u ah ilmo yar badanaa shekoyinkaas naga dhaaf juwa caadi ah soo eaadi jabka ninka soo badi
Walayahe qalig 😢 i soduceyo wa bil Ramadan in ilahay ducadin i aqbal nag yab murad leyahy i soduceyo 😢
Muraadkaaga waxa aad jecshahay oo qeyr alle haku siiyo😊
@@umumumtaz4880 amiin yarbi
Farhiyo❤❤❤❤❤
Horta cajiin waaxey reer xamaroow
Ax maxa gabar godob laga galay😢😢😢
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
Wsc abayo ❤❤❤❤❤
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah abyo guleso
Wcs abayo mcn 😢😢😢
Ano dhamesan ayan calol xumaday wlhi
Farxiyo Change kaan waxaa ubixiyi subaxley 😅kankala habeenleey ani labamar aa wax bartaa nooh😂😂😂
Isoduceya asxbta qaliga ah murad ayn leyahy inu illhay ee sahlo
❤❤❤❤❤
Subxa allh 😢😢😢😢😢😢😢
Hbo waa sheeko xanun badan saynabay doqon baa kuhely diin iyo imaan Ann lahyn Alx Alla ku joga
Subxanallah😭😭💔💔😢😢
Aniga waxaan mrkasta is weydiyay. Daadkaan. Daadka kalee dhibayaan. Meshaa lees geynaayo iyo waxaa Bini adan ka. Lamarsiin donoo yaa aalllh aqira jiirtooo isma lihid aqira jirta isma lihid good yaroo 2mitira ayaa lees geynii donaa. Yaa aalllh yaaraxman umada sharkoda naga qabo yaa raxaman waar yaan less dulminin somali yey
Aderow maxaa ula jeda dhiib ka balayo hele Allah u Yasiro seynab
حسبي الله ونعم الوكيل 😭😭😭
Walhi qisadii ugu xanunka badned waye ilaho qof saxira wax hanugu darin😢 seynab dhib waba so aragtee waxan urajeyna iney nolol tan kasi fican gasho i.a😢😊😊😊
Subxanallah 😢😢😢
Aderkey too iku dhigay ilaahey uun baa og hoyadeeyna warkiisa ayee qadan jirtay hadalkeyga maba qadan jirin anigo liiga qaldan yhy
Xanun waye walahi😭 ilahy hausahlo😭
Subxaanalah 😭😭
Wcl sister farxiyo ❤❤
Wcs abayo mcn ramadan mubarak❤❤❤
Sister Farhiyo❤️, oh my god oh my Allah
Wcs ❤
Habo Mcnto Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅️💯🗣👂🌹❤️🥰🫀❤️🩹🫂🫡👸👑🎁🫶
Saxir in qorta laga goye moye talo kale malahan
Wcs abaayo 😢😢😢🤲🤲☝️☝️
❤
Asc
Wcs abayo
Wsc
Salam sister ❤❤
maskiin
😢😢😢😢😢
Thanks 😊 😂
Kkkk
Wcs
Inkaar kugu dhacday bal maxay u dhintay laakiin waxaan la yaabay hooyada lasii joogtay saaxirka. Alxamdulilaah inaad caafimaaday saynab
Sorry seynab😢😢😢😢😢😢
Lambar 1😂 waaniisalaamy
Ascww walaasheey ama wallkeey waxaankaa codsanayaa inaad iisoo booqato TH-cam kaan please 🥺 illaaheey darrtii iigu saar wll
Ale kuinqab
aniga hooyo abo wakala tagan nin ayay gursatay hooyo walahi nin fican ayu ahaa sida abo kale nola dhaqma anigo reer lee ayaan xanun saday waan dhici jiray hooyo sucudi ayaay tagtay adero hooyo qaba waxan xasuusta iyado laygu nacay ninka iqabo iyo reer kisu xanunka igu cayan xanunka adero hooyo qaba ayaa intu i kaxayay magalo kale shiikh joga i gayaay antanu ku sii soconay tuulo walba istaago adhiigu intu qofka miiskinka soo istago gadhiga agtiisa inu lacaag siiyo ayu laaha gabadhan ayaa iga xanunsane iguso duceeya kasiba waa adero hooyo qaba xaata lamay joogine sucudi ayaay iskaa tagtay hooyo aderky waan u duceya walahi walashay oo adiga ilaa abo ayaa biilka usoo diirta jarmaay joogta soow wanaag u naso gashaday maaha adeky
Masha Allah
Abayo hada xanuunkaas makaa ba ay walashy iga yar baa xanuunkaas hayaa
Masha alah
wllo mcn 12 sano wan cafimad qabay mudo 2 sano kahor ayu igu so noqday dawo aya i socota hada iso duceye inu allah igu cafiyo wllsha allah ha cafiyo@@lamafilaan4509
Subxanallah😢😢😢
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
Hoyo mcne rabi cimri dheer io cafimad haku siiyo hoyo marku abahey uu dhintad adiga yaa hoyo Aabo ii noqoday rabi janatul fardowso haku keeyo hayo mcn❤
Hooyo mcney waxan kaga mahad celinayaa inaad ilaalisay amaanadii aabehey mcn uu kaga tegay waligaa nin ku qaba inuu na adeegsado xitaa nooma ogolaaj mahadsanid hooyo mcn ❤❤❤
M.sh alle ha kubarakeeyo❤
Isku mid ayn nhy wlhi hooyoyinkeena alle hau abaal gudo❤❤❤
@@simranileys4525 aamin abyo
😊😊😊@@umumumtaz4880
Rabi kamagan galay nin nocas ah subxana allah dumarow hada hesitn ilmo abo goni ah nin.iska daya ilmihin lakufa lakaca nin mahire
Hoyooy macan ilahey nagana kaa qadoo aduun ka qofan Hoyo lehen xanuun waye yaa Allah Hoyo kaasto cimri dheer iyo cafimad alllh siiyoo cibada Wanag san wafaji
Wan ka xumahay seynab waxa kudacay
Wlhi aderkey hooyodey qabo wa qofka aan dunida ugu jeclahay illahey shanta farood masimin