FARXIYA FISKA MUUQAAL CUSUB HEESTA DUGSIIYE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 497

  • @kunaniukaalay2007
    @kunaniukaalay2007 8 ปีที่แล้ว +37

    waw! fiska inaba caadi ma ahan xaqiiq in ay tahay boqoradada codka love your songs iyo habka miyuusiga u raacdo waan la dhacay runti

    • @abdidigale9817
      @abdidigale9817 7 ปีที่แล้ว +2

      Kunani Ukaalay
      k kkkkkkkkkk

  • @fiskaelmi2423
    @fiskaelmi2423 5 ปีที่แล้ว +19

    2014 ayan ku dhageyste garwe 2019 waxan ku dhageysanaya caasimadi umada somaliyed muqdisha cadey allow cimri dheer na sii🤲

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade 5 หลายเดือนก่อน +29

    Who listen 2024😂😂😂

  • @ahlamyaara5577
    @ahlamyaara5577 10 ปีที่แล้ว +8

    you are the best naag ku gaari karto majirto waa hubaal la ogaaday cadawgaaga cagta hoosteed lov u fiska .......naagaha ama nimanka ku aflagaadeeyo waa kuwa kaa liito dheg ha u dhigin

  • @Yaxyebisle
    @Yaxyebisle 2 ปีที่แล้ว +31

    8🥺 years Later i am still in love with this Amazing Song🥰

  • @aliquruxali925
    @aliquruxali925 4 ปีที่แล้ว +26

    After 6years ago this song is my memories
    Jalam puntlad somalia

  • @ibraahimshakulyare3862
    @ibraahimshakulyare3862 7 ปีที่แล้ว +7

    bashiirkaygiiyoow miyaa
    layguu kaa diriikaaraaaaa
    waaaw xuuz hees igaa dheh
    fiska codwga mel bad sarty
    noloww👌👌👌💯💯👌💯

  • @Hamda_Aseyrrr
    @Hamda_Aseyrrr 3 ปีที่แล้ว +34

    "waan kudoonaya miyaa marna aniga lay digaa dugsigaygiyow miyaa laygu kaa diri karaa"❤😔 2021-feb-19 10:48pm las'Anod

    • @DamaashaadTV
      @DamaashaadTV  3 ปีที่แล้ว +6

      Reer lascanod nagu salaan.

    • @mohamedbunow3618
      @mohamedbunow3618 ปีที่แล้ว +3

      What are romantic lady I salute you

    • @Hamda_Aseyrrr
      @Hamda_Aseyrrr ปีที่แล้ว +2

      @@DamaashaadTV diyar huuno ❤️

  • @Rubyrae897
    @Rubyrae897 3 ปีที่แล้ว +21

    6 years later i am still in love with this amazing song

  • @abdullahiyussuf3588
    @abdullahiyussuf3588 6 ปีที่แล้ว +58

    I am from Oromo I lake somaliya music

    • @kinddubad631
      @kinddubad631 4 ปีที่แล้ว +4

      Naga xishood somali ayaad tahay lolz naag oromo ah ayaan qabaa i like oromo

    • @asadqiiroofficial8603
      @asadqiiroofficial8603 4 ปีที่แล้ว

      😂🤣

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 4 ปีที่แล้ว +1

      I lake ayu dhahay🤣🤣🤣🤣

    • @namuush1658
      @namuush1658 3 ปีที่แล้ว

      @@Ehel_Caashaq1 😂

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 ปีที่แล้ว

      @@namuush1658 Waan dhex jiifa ugaas TH-cam'ka🙄🤣🤣🤣

  • @marwanlyrics8540
    @marwanlyrics8540 4 ปีที่แล้ว +4

    Back 2012 xafadeyda kasa bal balare Mogadishu Somalia wakhti tagay soma labto shitttttttt😪😭😭😭😭😭😭

  • @birhanetekleab8471
    @birhanetekleab8471 7 ปีที่แล้ว +72

    Am From eritrean but I love Somalian song

  • @farascad6073
    @farascad6073 5 ปีที่แล้ว +8

    2013aan dhegesan jirey xasus
    Hrgysa
    2019kismyo kudhegesanayaah
    Cimriga illahaw no barakee

  • @zooyafaruuq9994
    @zooyafaruuq9994 8 ปีที่แล้ว +5

    Wwwww heestii qarniga fiskaay sxb midab kaagaan Ku dakhranehee ma hindidaad ka soo iibsatay codka stylka dance intuba waa wareer

  • @ahmedmohamudduale2797
    @ahmedmohamudduale2797 4 ปีที่แล้ว +3

    Hees xasuus igu leh markii ogu horesy waxn ku dhageeesty magalada Nairobi sandkii 2013 mnta ee bisha thy 2/18/2020 wxn ku dhagesanayaa magalada Borama

  • @zapnadiadduunka3772
    @zapnadiadduunka3772 3 ปีที่แล้ว +15

    Yaa Ila Dawanaayo 2021☝️😂😂

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 5 ปีที่แล้ว +26

    Farxiya fiska i love u pilaahi even if she like my mam any how i love u farxiya fiska /24/4/2019 like me plse

  • @MAHAD1272
    @MAHAD1272 ปีที่แล้ว +7

    2023/4/25/Habeen ay Talaado soogalayso,hadaad igadan bayso like iisaar mahad sanid wll❤️❤️❤️

  • @omaralli3033
    @omaralli3033 3 ปีที่แล้ว +4

    Omar from Tanzania, Love your song a lot.

  • @ayaankamas5929
    @ayaankamas5929 9 ปีที่แล้ว +4

    dugsigeygiyow miyala igu kadirikara waw fiska cadi matihid yaqey nice songs

  • @HajjiWarsamah24
    @HajjiWarsamah24 6 ปีที่แล้ว +8

    Boqoraddeena Fiska Hargeysa ayaan kaa sugaynaa insha allah.

  • @user-dh9bd5st6t
    @user-dh9bd5st6t 3 ปีที่แล้ว +2

    waa muuqaalka aan ugu jeclahay inta boqorada laga duubay, waan daalay sidaan u raadinayay. nooloow walaal.

  • @abdulrahmanfeysal5883
    @abdulrahmanfeysal5883 2 ปีที่แล้ว +10

    2021 listening 🎧 this song she sang like oromo music

  • @abdiwalihussain1814
    @abdiwalihussain1814 8 ปีที่แล้ว +14

    All xamdullilaah alle wuuw ku siiyay qurux iyo cod lkn kama faa ideeysan fursada uu alle ku siiyay

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 ปีที่แล้ว +28

    Tiktok ka soo maqley TH-cam'ka yimi markiiba wan garan wayey heesta magaceeda wan iskaga dhuftey isla markiiba tan waba iyadan doonayey heestan nasiib wacaniyaa maba radinba😁🤔❤🤣✋ 16 October 2020♡

  • @hodansabrieoffical5612
    @hodansabrieoffical5612 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah inabo my special song illahey ha ku xifdiyo

  • @nasteexamaxamed5327
    @nasteexamaxamed5327 4 ปีที่แล้ว +29

    *waxan xasusta Waqti ay habaryartey dhageysan jirtay 2013 allow ku dhowr hbr yr🥰😘heestan wagas xasuus walee. mnta oo ah 2020/4/18*

    • @asadqiiroofficial8603
      @asadqiiroofficial8603 4 ปีที่แล้ว +2

      Oo Hadaa Xasuustaadu Aad Bay U Wanaagsantahee Miyaadan Ciyaal KU Dhac Ahayn🤣😂😂

    • @nasteexamaxamed5327
      @nasteexamaxamed5327 4 ปีที่แล้ว +1

      @@asadqiiroofficial8603 may sxb hhhh

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 4 ปีที่แล้ว +1

      @@nasteexamaxamed5327 MashaAllah, waad xasuus dheertahay sideyda okale😄😄😄😄

    • @skyblackholles5403
      @skyblackholles5403 3 ปีที่แล้ว

      Adiga na caruurta habar yarta u tahay ka qarso heesaha oo dhegaha ku isticmaal ama hadii kale 7 sano ka dib bay utube ka ka raadin doonaan 😂😂

    • @nasteexamaxamed5327
      @nasteexamaxamed5327 3 ปีที่แล้ว

      @@skyblackholles5403 hhhhhh maba dhageysto kawaran hee

  • @lidiatsegai307
    @lidiatsegai307 9 ปีที่แล้ว +21

    love from eritrea

    • @sumayaamiin3640
      @sumayaamiin3640 2 ปีที่แล้ว

      @@noaha5484 after 6yr sethn 😂

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 4 ปีที่แล้ว +3

    After 6 years ago fiska waa sideedi m.a ❤❤💗🔥😘😘😘👌👌

  • @miskimohamed4840
    @miskimohamed4840 2 ปีที่แล้ว +5

    2022 aduunyo ilahow cimriga no dheere🤲🏾❤

  • @dangerouswomantim4793
    @dangerouswomantim4793 7 ปีที่แล้ว +92

    I'm not Somali 😂but I'm in love with this song

    • @liibaanfaarax2763
      @liibaanfaarax2763 7 ปีที่แล้ว +2

      Leila Muse bweeeeeeeh

    • @ibraahimshakulyare3862
      @ibraahimshakulyare3862 7 ปีที่แล้ว +1

      Leila Muse 👌👌Supeer

    • @axmedmaxamuud2890
      @axmedmaxamuud2890 7 ปีที่แล้ว +5

      Leila Muse naa somaliyad baa tahay. maxaad jinsiyaada u dafiri. muse waa magac somalidu la baxdo oo la somliyeey. dadka kale ee muslimka ahi waxay adeegsadaan magacii saxda ahaa oo waa muusaa

    • @Aragtida1
      @Aragtida1 7 ปีที่แล้ว +2

      sure , welome we love you too, @leila

    • @fartunibrahim851
      @fartunibrahim851 7 ปีที่แล้ว +1

      Leila Muse wow u Well.com my dear

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 8 ปีที่แล้ว +14

    fanaanda kaliya ee leh shacbiyad kufilan waaye inta kale waa 70% lkn fiska waa 100% dhan walbo

  • @darwishboy5255
    @darwishboy5255 4 ปีที่แล้ว +4

    Farxiya fiska wa fananad qaali Ah cod iyo qurux ilahy ugu deeqay lkn nin xun baa ilahy calaf ugu daray ilahy waa kasaray dhibtay ku hayen

  • @kivanctatlitug951
    @kivanctatlitug951 2 ปีที่แล้ว +5

    Really Love it!❤

  • @nasraabdullahi4557
    @nasraabdullahi4557 5 ปีที่แล้ว +3

    2019 cml kashidan thy fiska 😍 love you

  • @raqad4642
    @raqad4642 4 ปีที่แล้ว +3

    Queen fiska masha allah cod iyo qurux allah ba kusiiyay

  • @BintiChiracha
    @BintiChiracha หลายเดือนก่อน

    My fevryt i can't listen 10 times 😪 my fevryt song 😢

  • @asiye717
    @asiye717 5 ปีที่แล้ว +8

    Dugsigaygiyow mia laiguka Diri karaa 🚫👎🙅
    2019?
    👇
    👍👍

  • @abdirashidomar5909
    @abdirashidomar5909 9 ปีที่แล้ว +3

    waaaaaaaw qoftaaan cadi maha waan ku haysataa fiska hadaa gaboowdo xataa waan ku rawaaa fiskaa bayb

  • @ifraaxcabdullahi8517
    @ifraaxcabdullahi8517 4 ปีที่แล้ว

    wkhti dheer kadib ayaan dhgysnyaa🎧🤸‍♂️🥰fiska🥀

  • @buuhproductions9088
    @buuhproductions9088 6 ปีที่แล้ว +5

    I am not from Somalia i am from Puntland but i like Somali music. Go forward brothers.

    • @fadumoahmed1801
      @fadumoahmed1801 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😫😫😫😫😩😫😫😫👿

    • @barirahahmed4230
      @barirahahmed4230 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @saynabbintulula2790
      @saynabbintulula2790 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah waga ila hada dhaxda fiska isma badalin wa gabadh ilahey qrx siiyay

    • @padronedelmare1307
      @padronedelmare1307 10 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aad naag ka qurux weg yar tahay.

  • @cawalehassan7146
    @cawalehassan7146 4 ปีที่แล้ว +3

    Anigo marti ah cawa i miss family geydi 😢 21/09/2020

  • @hamdiadid927
    @hamdiadid927 5 หลายเดือนก่อน

    Jamiila garuun wan ku salaamay😊

  • @LION99901
    @LION99901 10 ปีที่แล้ว +3

    Masha alllah farxiya fiska macnto ad kutageraa

  • @casiisacabdi6159
    @casiisacabdi6159 3 ปีที่แล้ว

    Farxiya axmed cadaawe wll qaaliya allow ku dhawro dariiqa wanaagsana eebe hakugu soorido yaa daawanaya 2021

  • @akrammaanaf8748
    @akrammaanaf8748 3 ปีที่แล้ว

    Heestu wey iska mcn thy inkasto gabdhaha eekusii mcn thy🤩

  • @asadkimmich6234
    @asadkimmich6234 3 ปีที่แล้ว +3

    Wali waaan fiirsanaaga 2021🔥🔥

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 8 ปีที่แล้ว +14

    Beautiful😍😘😘.

    • @zeituniyassin8488
      @zeituniyassin8488 8 ปีที่แล้ว +3

      Meel kasta ma joogta😂😂 mida kale gossip guy maxa iskugu wacdinaya t

    • @whitephoenixofthecrown8523
      @whitephoenixofthecrown8523 8 ปีที่แล้ว +6

      +Zeituni Yassin iskuma jeedid miyaa walaal adigaan joogo meesha kaste oo aan aniga joogo??? Being the Gossip is nolosha cusub walaal😊

    • @itti7833
      @itti7833 7 ปีที่แล้ว +2

      Guled Abdo ةزىرؤءذ

  • @farhiyajamaboqoradapuntlan5331
    @farhiyajamaboqoradapuntlan5331 10 ปีที่แล้ว +10

    Farhiya fiska hees mcn iga dheh

  • @abdullmajidabdullahi2519
    @abdullmajidabdullahi2519 9 ปีที่แล้ว +1

    macha allah farxiya fiska yarta sanadka ilahay codka hakuu siyaadiyu

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +25

    heees shidaan ❤❤❤❤
    anigaba ku rabee yareey😢😭🌷 miyaa lagaygu kaa dirii karaa❤🌷🙏
    yaa ilaa dawaanayaa 2017🌷❤

  • @Mohamoud-Buuhoodlaawi12
    @Mohamoud-Buuhoodlaawi12 ปีที่แล้ว

    Heestani waa another level runtii".❤

  • @xazanabdi9425
    @xazanabdi9425 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤ fananimo haday qimoleedahay fiska heerkagadhilahayd runti fananada kamaxisodhigo ilaa iyo 2014 ki ila 23 ka anjogno midakale waxay kubka kuqadayba tariikhda raga sida abaalkooda loomariyo ee lokalabadalo ❤❤❤❤

  • @axmedmaxmed165
    @axmedmaxmed165 2 ปีที่แล้ว +2

    Wwww Axsan hees♥️♥️♥️

  • @deeqoabdirihman1124
    @deeqoabdirihman1124 4 ปีที่แล้ว +18

    Stay home darteed ya u dawanaya 2020😭🤭19 April😭

  • @abdulkadirmohamedyusuf
    @abdulkadirmohamedyusuf 3 ปีที่แล้ว +5

    Heestan Sxpkay ban kuso xasuustay caawa 2013kii👬❤💯

    • @DamaashaadTV
      @DamaashaadTV  3 ปีที่แล้ว +1

      Miyuu jeclaa heestan?

    • @abdulkadirmohamedyusuf
      @abdulkadirmohamedyusuf 3 ปีที่แล้ว +2

      @@DamaashaadTV Haa, Quruxey Wan isla dhagesan jirnay. Waqtigaas ayaana iskugu keen danbausay.🧍🏿‍♂️😢

  • @abdishakuurabdullaahi5639
    @abdishakuurabdullaahi5639 10 ปีที่แล้ว

    masha allh wlaashay farxiyo axmed cawaale waa ka baxsatay iska ilaal dadka qaar aan dadnimada lahen isha bxarka

  • @samiramohamud1787
    @samiramohamud1787 2 ปีที่แล้ว +1

    Woow heestan dareen gara bey leedhy anoo macneheda fahmeyn ban iska dhagesan jiray hadeerna SI fcn ban u fahmayaa

    • @DamaashaadTV
      @DamaashaadTV  2 ปีที่แล้ว +1

      Afsomaliga miyaa gab ahaa macnaha.

    • @samiramohamud1787
      @samiramohamud1787 2 ปีที่แล้ว +1

      @@DamaashaadTV hhhh Mya markaas wan yaraa 15 ban jirbanahaa hestu makey so baxday macnehedu waa weynyhy hadeerse waxan mooda iney aniga iga hadleyso aniga wadanki ban ku Soo koray af somali cidna iga ma badiso

  • @Apdalla_Montana
    @Apdalla_Montana ปีที่แล้ว

    Jamiilo Garruun 2011 TH-camr bey ahayd miyaa😱

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +5

    Farxiya Fiska Heeseheeda markaan dhagaysto Jacyl aanan garanayn meelu iiga yimi ayaan dareema

  • @hodmaniitaqueen267
    @hodmaniitaqueen267 ปีที่แล้ว +2

    Dugsigeygiyow miyaa leesku keen diri kara🥺🫂❤taariikhdu waa maalin isniin ah 2023/6/12 ♥nolosha hami badan ayaan ka leeyahay ilaahow wxaa raali ka tahay ana raali iiga dhig 🤲🥺❤

  • @dibjirkawayn5862
    @dibjirkawayn5862 7 ปีที่แล้ว +9

    I'm not Somali but I love Somali songs

  • @ahmedhadi9525
    @ahmedhadi9525 4 ปีที่แล้ว +1

    best songer of our lideas except #magol end #sado ali

  • @عليعبدالله-ث5د
    @عليعبدالله-ث5د 8 ปีที่แล้ว +22

    cod iyo waxa is ku dar saty qurux

    • @lalu7838
      @lalu7838 4 ปีที่แล้ว

      علي عبدالله say mashallah wllo

  • @certifiedprogrammer4598
    @certifiedprogrammer4598 7 ปีที่แล้ว

    Waa Fanaanada kaliya een dhagayzto halis cod mcal xab-xab nin aan zhpnay aad ayuu u jeclaaa fizka fankeeda
    wan ku doortaye miyaan dira diraalaha kuu maqlaa ?jwabtu waa may may

  • @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
    @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 2 ปีที่แล้ว

    Heestaan waan jeclhy wxn dhageeysan jiray 2016 ilaa hada oo 2022 ayaan soo booqday bisha 10 alxm alle hana xafido

  • @ahmmedisse
    @ahmmedisse 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestan iyo heesaha kale eey qaado farxiya dhayman ( Fiska) xasuusta eey igu leeyihiin marka laga soo tago waxaa kaloo xasuus gaar ah igalaniyaa inaan ka daawanaayo boqoradii Saxaafada ee Jamiila Garuun chanelkeeda . JAMIILA toloow xagee ku dambeeysay ? IYO FISKA iyo JAMIILA 👏

    • @DamaashaadTV
      @DamaashaadTV  3 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed isse walalkey mahadsanid waa xusuus Horleh . 😍

  • @googlegmail3753
    @googlegmail3753 7 ปีที่แล้ว +4

    Fiiska aad bay u jeceshahay ninkeda Bashiir. Ilahay ha isku destoo. Heestaan isagey u qaaday markay isku dheceen dadba Isku diiray duf hakubaxanee

  • @maxamedbashiir8214
    @maxamedbashiir8214 ปีที่แล้ว

    Dugsigaygii miyaa La igu gaa diri karaa from borama. childood memory

  • @bakarbiixbootan8797
    @bakarbiixbootan8797 7 ปีที่แล้ว +2

    Somali waxaan is lahaa qabiil jiilka cusub ma yaqanane waba kuwa ka daran kuwii naga horeyay maxaa yelay ayagoo qurbo joog ah ayey hawiye iyo darood isku heystaan

  • @Axmed_Hobyo
    @Axmed_Hobyo 3 ปีที่แล้ว +2

    Why tf I'm hearing this song now 😭.
    Anyway one love Somali Ontario

  • @MaxamedAamiin-wu3ze
    @MaxamedAamiin-wu3ze 5 หลายเดือนก่อน

    2014 waxan kudawady kismaayo 2024 moqdisho❤

  • @asadqiiroofficial8603
    @asadqiiroofficial8603 4 ปีที่แล้ว +3

    I'm Digil iyo Mirifle But I Like Somalian Music 🤣😂

  • @sadrisiman4711
    @sadrisiman4711 2 ปีที่แล้ว +2

    2022/ 16 February Amazing 👏song 🎵❤

  • @ahmedabdi8219
    @ahmedabdi8219 9 ปีที่แล้ว +1

    a good one this song among the songs i like from you fiska

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilove this song
    Farhia fiska

  • @cayuushahme9178
    @cayuushahme9178 5 ปีที่แล้ว +3

    2019 ya ila daawaday💔

  • @canuni3039
    @canuni3039 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestan waxa kuso xasusta walalkey ❤️

  • @omarabdigarane2359
    @omarabdigarane2359 6 ปีที่แล้ว +5

    Watching Fiska cadeey
    2018

    • @axlamgacal9416
      @axlamgacal9416 5 ปีที่แล้ว +2

      Gadudey miyaa TH-cam kudawataaa

    • @lifesweets8948
      @lifesweets8948 13 วันที่ผ่านมา

      2024 😂😂

  • @goraad8252
    @goraad8252 ปีที่แล้ว

    Date 15th December hwn jumca ah iyo waliba dhulki poqortoyadii kismayo is cadey dhageesi aad u mcn iyo jawi jecl oo aad u daran am not somali am from jubaland lkn waa jecl heesaha somali da

  • @sowdasabanddskufanta5tasom247
    @sowdasabanddskufanta5tasom247 7 ปีที่แล้ว +46

    2017 yaa ila dawanaya waxan Naga dhafe?

  • @basrahassan724
    @basrahassan724 9 ปีที่แล้ว

    farxiya qali ilahay haku dhoowro quruxay

  • @nastexocumar6241
    @nastexocumar6241 3 ปีที่แล้ว

    9/2021🙄🏃🏽‍♀️😹 ano quracanaye igu soo dhcday wlhi

  • @dhaagawel4428
    @dhaagawel4428 4 ปีที่แล้ว +4

    Heestaan markaan maqlo waan qiiroodaa runtii

  • @sahrocabdullaahi376
    @sahrocabdullaahi376 2 ปีที่แล้ว +1

    19-jan-2022 8years ago
    Hda leeba jecladay o an so radiyay anneh hhh

  • @alto4989
    @alto4989 2 ปีที่แล้ว +2

    Update badan kadib kama daalo heestan

  • @ruun5573
    @ruun5573 3 ปีที่แล้ว +2

    Hestn anigoo hooydy ka fog kana yar dada 15 sano baa hooydy laigu diri jira saa malin anigoo schoolka usocda gbrn isla socna dhagysneysa saa earyga ah dugsigygiyow miyaa la igu kaa diri kraa mrkn mqla inyada ka iri hoooyadaydiyy miyaa laigu kaa diri karaa walipa ilin iga imaada anigoo gbdha ka qarinya ilintyda😭😭😭😭

    • @DamaashaadTV
      @DamaashaadTV  3 ปีที่แล้ว

      Masha Allah allow waalidka wax nagu dira hana tusin.

    • @ruun5573
      @ruun5573 3 ปีที่แล้ว

      @@DamaashaadTV aaamiin walhi wax ka xun mlhn walidkaa lguuugu diro😪

    • @abdulkadirainab8098
      @abdulkadirainab8098 2 ปีที่แล้ว

      Waridka lagugu diro wax kaxun majiran lkn hoyo way naxaris badantahy qof warkis badana maqadato lkn mar mar wa laga yaaba iney xanaq latago

  • @beertanolosha8727
    @beertanolosha8727 2 ปีที่แล้ว +1

    Farxiya fiska heestii dugsigaygiyow 2022 iyadoo 25 malin ka hadhdantyy waxad mooda in haduun daawaha lagasoo qaady

  • @nimoshwazirad2305
    @nimoshwazirad2305 4 ปีที่แล้ว

    2020 dawan hestn ninkaygi ugu horeye an shukansady ban u qad qadi jiray😂😂 hadana nag bu bb ku haya dhulku kula goo war

  • @abdirahmanearly6173
    @abdirahmanearly6173 7 ปีที่แล้ว

    very interesting son.....fiska thumb up.....

  • @animelov8457
    @animelov8457 5 ปีที่แล้ว +6

    Yaa ila daawanaya 2019

  • @padronedelmare1307
    @padronedelmare1307 10 หลายเดือนก่อน

    Ar tan cod macaanaa iyo qurux badanaa xaaax

  • @khaalidxaaji9585
    @khaalidxaaji9585 8 ปีที่แล้ว +3

    fiska long life nice song

  • @somaneadennoor2925
    @somaneadennoor2925 4 ปีที่แล้ว +1

    Iska keey cafii aboyo wan ogsonahay in an sixuun Ku galaay ehee😭😭😭 #Hodaney

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 2 ปีที่แล้ว +1

    Boqorada codka Yaa ila daawanaya 2022

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 3 ปีที่แล้ว +2

    Anigaa ley dagaa ley dur culaa hadba dabino ley dhigaa 💔

  • @mahamedcade5327
    @mahamedcade5327 2 ปีที่แล้ว +1

    Naagti naagaH fiska

  • @fardousaismailofficial6631
    @fardousaismailofficial6631 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilove this song

  • @sharmarkewaaberi8523
    @sharmarkewaaberi8523 6 ปีที่แล้ว

    Wow Masha allah afkaa canoo qabow Laguna qabay fiska