Doolsho somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 64

  • @CumarCismaan-wn8yu
    @CumarCismaan-wn8yu 3 หลายเดือนก่อน +1

    Salamacalaykum deeqay Allow Noo so toos insha Allah bbe mcn hakubaraķèo❤❤😮

  • @ISAOF2023
    @ISAOF2023 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah wllhi Aad iyo Aad ayay u macan badan mahad sinid Walasha

  • @hothanahmed3151
    @hothanahmed3151 3 ปีที่แล้ว +3

    Manshallah wan sameeyey, si fican ayuu so baxay shukran Walalo mcn was

  • @deqowmuse3716
    @deqowmuse3716 4 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllha Apaayo gacantaad Allha kubarkeyo jazaka Allha xbbti deeqa

    • @deeqadhemancooking2521
      @deeqadhemancooking2521  4 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid🙏

    • @ramaas5896
      @ramaas5896 4 ปีที่แล้ว +1

      @@deeqadhemancooking2521 bakin mku drin miya apyo

    • @deeqadhemancooking2521
      @deeqadhemancooking2521  4 ปีที่แล้ว

      @@ramaas5896 Asc walale waan ku daray si wanagsan u rawo mahad sanid iga a rali ahaaw hadii aan kala so dahay jawabta iina sii share garey adoo mahadsan lawadag asxabtada mahad sanid mar lawaad

  • @muraayaisaaq5814
    @muraayaisaaq5814 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah macanto aad iyo ad ayaad umahadsan tahay wan sameyay sifican ayeey igu sobaxday

  • @ayaanmohamed1932
    @ayaanmohamed1932 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha ❤❤❤

  • @faridawome2783
    @faridawome2783 3 ปีที่แล้ว +2

    masha alle walashay waan kusara ana isara mahadsani

  • @FaysaMahdi-s4b
    @FaysaMahdi-s4b ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤

  • @shamsomohamoud7569
    @shamsomohamoud7569 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah xabibti ilahey gacantada ha ku barakeyo

  • @ayaanahmed6843
    @ayaanahmed6843 4 ปีที่แล้ว +3

    Mash Allah tabark Allah quruxu 😍

  • @jeylaaniMJ
    @jeylaaniMJ 10 หลายเดือนก่อน

    Mash Allah thanks xppti ❤❤

  • @iqraladan4312
    @iqraladan4312 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah shukran xabibti

  • @seedaremasahami3234
    @seedaremasahami3234 3 ปีที่แล้ว +1

    Man sh Allah wllo qlli shukran

  • @baariyeey
    @baariyeey 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

  • @fafiiwanaga2520
    @fafiiwanaga2520 3 ปีที่แล้ว +2

    Manshaallh tabarakalla

  • @abdifatahali9551
    @abdifatahali9551 3 ปีที่แล้ว +4

    Wllo meeqa daqiiqo ayuu ku jiri dabka? Mahadsanid

  • @dalkaalmedia9846
    @dalkaalmedia9846 4 ปีที่แล้ว +2

    Maa shaa allah wlsheyda hore u soco

  • @amiiraxasan8077
    @amiiraxasan8077 2 ปีที่แล้ว +1

    Xpiipti wan ku salami foornada gaas miyaa mise koronto doorshada mar walbo wee iga halowda waa koronto kor iyo hoos miyaa biri hore gaas oo ihaayi toorshada ma iga lawi jirin 170 dhigi karaa jwb

  • @Asia_said
    @Asia_said 2 ปีที่แล้ว +1

    nahadsanid bayo walhy wadicawisay cawa kalay iskarg ahhahahha

  • @munoali7044
    @munoali7044 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh abyo

  • @Pink-r7g
    @Pink-r7g 4 ปีที่แล้ว +2

    Mnshalllh

  • @Knowledgeiskey12
    @Knowledgeiskey12 3 ปีที่แล้ว +2

    Asalamu alaikum. Can someone please write or translate the recipe in english.
    JazakAllah khair

  • @muslimoabukar7303
    @muslimoabukar7303 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaala abayocn

  • @mohammedhussengire6099
    @mohammedhussengire6099 4 ปีที่แล้ว +3

    Fornada malasi kulelina?

    • @deeqadhemancooking2521
      @deeqadhemancooking2521  4 ปีที่แล้ว +1

      Maya walal uma bahnid inaad sii ku kuleyso 🙏

    • @mohammedhussengire6099
      @mohammedhussengire6099 4 ปีที่แล้ว +2

      Thanks walal 😊👍🏾

    • @mohammedhussengire6099
      @mohammedhussengire6099 4 ปีที่แล้ว +1

      Adbaad uumahadsantahay walal deqa wan isku dayay inan sameyo wanan kugulaystay.😍 isku daygu waa waxa uugu fican.👍🏾👍🏾 iskabulo isku filanbad naga dhigtay aniga iiyo qaar halkan iila jogaba wad nofaidaysay.🤣👍🏾

    • @deeqadhemancooking2521
      @deeqadhemancooking2521  4 ปีที่แล้ว +2

      @@mohammedhussengire6099 masha allah wan ku faraxsanahay inaad ku guleysate wadna awodaa wac walbo isku daygu ayaa muhiim ah 🙏👌

  • @hodanahmed6070
    @hodanahmed6070 4 ปีที่แล้ว +2

    Mash allaaha xabibti 👌👌❤️❤️❤️

  • @aragsaninadaahir2608
    @aragsaninadaahir2608 3 ปีที่แล้ว

    imisa daqiiqo ayuu ooladaa wll yacnii layara dhigaa

  • @nimoaden3873
    @nimoaden3873 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah 💕💕💕

  • @hawomuhammed1452
    @hawomuhammed1452 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah abaayo

  • @baupahassani1754
    @baupahassani1754 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allh

  • @hanimohamedjama2979
    @hanimohamedjama2979 3 ปีที่แล้ว +3

    Meeqo daqiiqo ayay ku jiraysa foornada abyo mise 170 markay dhamaaata laga damin karaa. Faniilo la an mala sameen kara abyo jwb plz

    • @deeqadhemancooking2521
      @deeqadhemancooking2521  3 ปีที่แล้ว +3

      Asc abaayo iga roligt ahaaw wayoo mashqulkeyga ayaa badan wlhi hade ayaa arke qoralkada sorry ugu horeen fornada waxee ku jireysaa 30 ilaa 40 daqiir 170 waa fornada kulen keeda abaayo mina kale ha wad sameysan kartaa faniliyaha la aan tiisa waxaad ku badalan kartaa heel waxan rajeynaa inaad heshay jawabta mahad sanid qaali

    • @nasrakabayere6871
      @nasrakabayere6871 3 ปีที่แล้ว +1

      Deeqa dheman Cooking ...abyo waad mahadsanthy horta ...waxa raba inaan ogaadho foirnadha first on makasi degeysa marka aad burka sii qaseysid mase halmar le daari markaadh qasista bookto??

    • @deeqadhemancooking2521
      @deeqadhemancooking2521  3 ปีที่แล้ว +3

      Adaa mudan abaayo haa markaan qasho lee daraa

    • @nasrakabayere6871
      @nasrakabayere6871 3 ปีที่แล้ว +1

      Jazakallah abyo❤️

  • @bintimuxudin9490
    @bintimuxudin9490 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abayo fanaan jeer moo ubhn yahay doorshada abayo

    • @deeqadhemancooking2521
      @deeqadhemancooking2521  3 ปีที่แล้ว +1

      Sorry wan ka so dahay abaayo sidaad jeceshahay lkn qasab ma ahan

  • @ganicisman7893
    @ganicisman7893 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh ilah gctad aku dayo

  • @bellahussein2590
    @bellahussein2590 3 ปีที่แล้ว

    ❤️thanks

  • @sacaadiyahassandiini684
    @sacaadiyahassandiini684 3 ปีที่แล้ว +3

    asc

  • @نورالحياة-ش3خ4ز
    @نورالحياة-ش3خ4ز 4 ปีที่แล้ว +2

    Meqo daqiiqo lagu haynaa fornada

    • @deeqadhemancooking2521
      @deeqadhemancooking2521  4 ปีที่แล้ว +1

      Walalo 30 daqiiqo fornadana waxaad ka dhigeysaa 170 ❤️🙏

    • @نورالحياة-ش3خ4ز
      @نورالحياة-ش3خ4ز 4 ปีที่แล้ว +2

      @@deeqadhemancooking2521 mahadsanid abayo 1👍

    • @ramaas5896
      @ramaas5896 4 ปีที่แล้ว +2

      @@deeqadhemancooking2521 abayo 3 ukun maka dhigikra

    • @deeqadhemancooking2521
      @deeqadhemancooking2521  4 ปีที่แล้ว +1

      Haa

    • @shuceybyare3545
      @shuceybyare3545 3 ปีที่แล้ว +2

      @@deeqadhemancooking2521 abyo fornada korntada ah miya hadysan ahen oay tada thy midi gazka mixa korntada 170 malo gen kara

  • @farhanabdullahi715
    @farhanabdullahi715 2 ปีที่แล้ว

    Mmm

  • @fafiiwanaga2520
    @fafiiwanaga2520 3 ปีที่แล้ว +2

    Manshaallh tabarakalla