ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Guul somalia manshallah dalkaygo dhaan ban filaya inan ku damashaado allo ino ruume riyada dalkayga. Inta dadayda jirta ee dalka anan ka bixiin tarikhda ku xuusi doonta
aniga ayaa leh
Siyaad 1995 markuu hadlayay ma muslim ayuu ahaa inuu diinta intaa wax ka sheegay ma moodeen subxaanalaah.
Diintu maxay kusoo kordisay waataasi qax iyo qarax ku baday iyo wadan laaan
Hada wa meyde allaha unaxaristo naxarista alle wey baladhantahay plze qurunkibuba kahoryimide wayabe mrkzu culimadina layey iyo dad shacaba oo wxba galabsan😶
Xukuumadihii Rayidka ahaaWanaagna way lahayeenXumaana way lahayeenWanaagooda Wax dimuquraadiyada dhaama majiraan Wayna ilaaliyeen intii dabartood ahDowladii rayidka ahaydMusuqana mahan wax dowladahaas rayidka ay keeneneWa qayb kamida dhaqanka dadkaSomaliyeedHaday xukumadahaas sijoogi lahayeen wanagoda iyo xumantoda si cad walo arki lahaaAskartii dalka qabsatayWanaag iyo xumaan waylahayenWax qabad muuqda way qabteenDalkiina way aruuriyeenUmadiina way jiheeyeen8-sano uhoreeyayXumaantooda1.Aqoon la,aan siyaasiya2. Talada dalkoo u hagaminayayAskar awoodii isku koobay aqoon kalana baqaya on fikir madax banaan an-koodikarin Kexjeclaysi kursigaAskartii talada qabsatay islaysay ama istoogatay3- markii dambe awood yareeyay caqlina yareeyay iyo dalka awoodisii waxa lawareegay Qabiil kuna tacadiyay.Somalidido qabyalada iyo xigtada sax iyo qalad kutaageertaMucaraad shisheeye maal galiyo sohubeeyay dalkiina burburiyay
guul iyo gobanimo kkk
Waa run
Ina cigaal ayaa kufashilmay xukumaddas aqoonyhn ayuu sidaa kusheganyy. Inuu isku shandhayn degdega inuu sameyo ayy ahyd
Nin wadanka dabadiisa ku maaan ayuu ahaa ina cigaal markii la dilay cadirashiid cali sharmaarke madaxwaynihii dalkii la oshan jiray dalka umada somaliyeed balse hadda ah Somalia. Suashu waxay tahay siduu u samaynkaraa raysalwasaare maqan oo ka maaan wadankaba isku shaandhayn? Dawladnimo waxba kama taqaanod sxb sida muuqatee... raysalwasare maqan isku shaandhayn maba samayn karo. Dalkaba waa la qabsadey markiiba xitaa.....
Viva nfd
Af-weyne gaal cad ayuu ahaa maadaama qofkii beeniya aayadaha quraan uu toos u gaaloobayo.
Dintay maxay inoo tartay sawtani wadankeeni burburise ee qax iyo qurax nabiday
Gumayssi ayay wali somallidu kujiraan
Sow jidkii uu jexay mahin afweyne😏
Qof qowlkii ilaahay beeniyay xaalkiisu waa ciqaab alleh dadka taageera jaale siyaad kuna tilmaama geesi iyo nin dalka iyo dadkaba uu wacnaa ayagoo ku taageeraya ilaa maanta reer nimo qabiil kuna kala qiimo batay kitaabka quraanka ah ayaa aniga iga dhaadhici l'a
1974-tiii buu yiri saaxiiib waana laga laabtay hantiwadaagii marka yaan lagu danbaabin ninkaas wuxuu shaqaustay waaka horeeyaan xumaan io samaane
@@abdiqadirali1562 waa runtaa ilahay ayaa xukunka iska leh
@@abdiqadirali1562 in laga labtey mxd kucadeyneysa cadeyn maheysa keen🤔🤔🤔
@@abdulkarimy5949 xita hadi laga noqdey Gorma laga noqdey mrku culimadi baski rasulka scw nogu jirey munan layneyn subxanalaha 😶😶😶
9
Guul somalia manshallah dalkaygo dhaan ban filaya inan ku damashaado allo ino ruume riyada dalkayga. Inta dadayda jirta ee dalka anan ka bixiin tarikhda ku xuusi doonta
aniga ayaa leh
Siyaad 1995 markuu hadlayay ma muslim ayuu ahaa inuu diinta intaa wax ka sheegay ma moodeen subxaanalaah.
Diintu maxay kusoo kordisay waataasi qax iyo qarax ku baday iyo wadan laaan
Hada wa meyde allaha unaxaristo naxarista alle wey baladhantahay plze qurunkibuba kahoryimide wayabe mrkzu culimadina layey iyo dad shacaba oo wxba galabsan😶
Xukuumadihii Rayidka ahaa
Wanaagna way lahayeen
Xumaana way lahayeen
Wanaagooda
Wax dimuquraadiyada dhaama majiraan
Wayna ilaaliyeen intii dabartood ah
Dowladii rayidka ahayd
Musuqana mahan wax dowladahaas rayidka ay keenene
Wa qayb kamida dhaqanka dadka
Somaliyeed
Haday xukumadahaas sijoogi lahayeen wanagoda iyo xumantoda si cad walo arki lahaa
Askartii dalka qabsatay
Wanaag iyo xumaan waylahayen
Wax qabad muuqda way qabteen
Dalkiina way aruuriyeen
Umadiina way jiheeyeen
8-sano uhoreeyay
Xumaantooda
1.Aqoon la,aan siyaasiya
2. Talada dalkoo u hagaminayay
Askar awoodii isku koobay aqoon kalana baqaya on fikir madax banaan an-koodikarin
Kexjeclaysi kursiga
Askartii talada qabsatay islaysay ama istoogatay
3- markii dambe awood yareeyay caqlina yareeyay iyo dalka awoodisii waxa lawareegay Qabiil kuna tacadiyay.
Somalidido qabyalada iyo xigtada sax iyo qalad kutaageerta
Mucaraad shisheeye maal galiyo sohubeeyay dalkiina burburiyay