Gabar Sabab U Noqotay Burburka Guriga Walaasheeda (MAXAA KU DHACI DOONA) QISO CAJIIB AH!::Dr Yamaani

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • #QISO_CAJIIB_AH
    #JIMCO_WALBA
    #MUSLIM
    Please: Subscribe, Like, comment and Share
    / @ahmedalyamaani
    follow us on
    / ahmedalyamaani
    / yamani1979
    / ahmed_alyamaani

ความคิดเห็น • 151

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin 3 ปีที่แล้ว +19

    Masha allah tabaarakallah sheeq axmed yamaani qisadaan meelo badan ayay iga taabatay ani waxma dulmin anaa lay dulmiyay alxamdulillah maanta nolol kale oo fahan iyo farxadleh ayaankujiraa asagina nolol cariiri uukujiraa allaha usaqiree gabdhow sabra allaa idin aargudaa walaahi

  • @caashiqatulquran2154
    @caashiqatulquran2154 3 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxaan ka dhex arkaa qisadan wax aan LA yaabay oo ah, dumar hadaa nahay iNaa is qiimo ridnay, subxaanallah tu walba dhib malaha waa kugu rabaa, iyo waa ogolahay leeba is kasoo jaree, war naagoow meel Naga fariista jufma MA idin dhihi karee. Waa ogolahay iyo waxkasta waa kugu rabaa MA afbaa? 😳

  • @nimoelabe272
    @nimoelabe272 3 ปีที่แล้ว +7

    I don't understand why somali men always looks for another women when they don't even look after the first family..most of them don't teach their kids..don't go to parent teacher interview at school..everywhere you go you will only see somali mothers with their kids..the mothers all looks like single mothers ...it is very sad..it is okay to merry a second or third wife but first be responsible...it is not only making money..it is been there for your kids and wife emotionally ...a lot of the somali young lady's don't want to merry somali men because of this

    • @abdullahiadanshabanshaban6594
      @abdullahiadanshabanshaban6594 3 ปีที่แล้ว

      Not all men siz

    • @caashiqatulquran2154
      @caashiqatulquran2154 3 ปีที่แล้ว

      Subxaanallah, I totally agree with you and it is reall sad, I always mostly only mothers Taking and getting kids to school, it feels like even those who are married are just like single mothers. MAY ALLAH BRING HIS JUST. نسأل الله السلامة والعافية

  • @farxiyorage1762
    @farxiyorage1762 3 ปีที่แล้ว +5

    Kusali nabiga scw 🥰🥰🥰

  • @ubaxciise9955
    @ubaxciise9955 3 ปีที่แล้ว +4

    Allow guuri muslim sabab hanogadhigi dumitaankisa ama dhib aan ugeysano hanagu sababin

  • @umumalak1947
    @umumalak1947 3 ปีที่แล้ว +4

    Raga somali maxaa bilaa naxariis ka dhigay gabadha nolosha la bilowday e intaaso ubada udhashay ee udaashay ubukootay u dhiig baxday usamirtay cidlo ugaga tagaan aya goo dhalanteed ka dooranaya una dayacaan
    Hadayba xitaa guursanayaa maxay Uwharrie wayaan una dhawri wayaan qalbigeeda wayo waxa xumaanta keenay wa ninka
    Xaaskada kowaad yaa dhahay nolol cusub lama jili kartid yaa diiday
    Hal naag moyaane nimankan somaliyeed tu 2 baad ma awoodan garaad ku filan malaha takowaad bayba cadaalad siin karin nagaha ay kadaba keenaan xaas koodaa utalisa marka naar hashaqaysaninee aayar iska fadhiya balaayo idinku dhacdaye inta noocaas ah

    • @fatimiina4272
      @fatimiina4272 3 ปีที่แล้ว

      Walalo runta ayaad ka hadashay waxaas ayaan kaga yaabanahay ragenii soomaliyeed ma ila aragtay subxanallah

    • @umumalak1947
      @umumalak1947 3 ปีที่แล้ว +1

      @@fatimiina4272 ha wllo wlhi wa niyad jab wayn guurku alle wuxuu dhahay wa meel lagu dago lkn guurka somalida ragooda markad gursato unbay dhibato kugu bilaabayaan kii kudaba carari jirayba maha waxba kama yaqanaan nolosha waxayvkaliya ku qancaan malinba guri cusub qof cusub oon hadana lagu nagaanayn

  • @halimohussein7292
    @halimohussein7292 3 ปีที่แล้ว +6

    Horaa loo yidhi what goes around comes around

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 ปีที่แล้ว +3

    Wcs sheeq walahi waa sax dulmiga xaram waye guri walalshada hada burburiso adiga aye kugu solabanesa ilahey hanaga koriyo dulmiga jizakalaha qeer sheeq allha haku xafido Aamiin Yaa rabi jimco wanagsan

  • @farxiyafarxiyacabaas5557
    @farxiyafarxiyacabaas5557 11 หลายเดือนก่อน

    Shìikhòw cùdķàgu wagabañyahaý mhdsñid

  • @sahrahassansahruja3092
    @sahrahassansahruja3092 3 ปีที่แล้ว

    Gudqiimo haqodin hadaaqodid hadherenin kudhicdontaa magid iyadaakusodhacday

  • @caishahashi68
    @caishahashi68 3 ปีที่แล้ว +5

    قال النبي : (الظلم ظلمات يوم القيامه)

    • @sweetamla2058
      @sweetamla2058 3 ปีที่แล้ว +1

      صلي الله عليه وسلم

  • @deqaahmepp680p4
    @deqaahmepp680p4 2 ปีที่แล้ว

    You know what's so unfortunate Somali people don't count men accountable they just blame the ladies why would you cheat yours spouse. Why can't he be tureful about his marriages. Destroying other people's life is forbidden in Islam of course and she shouldn't do that but it is also his fault all this homes destroyed. No offense sh but I think you are blaming the victim and not the victimizer.

  • @maryamaturkeyal-aswad595
    @maryamaturkeyal-aswad595 3 ปีที่แล้ว +4

    Sometimes men the don't use mind so may Allah make our houses the happiest life 🥰

  • @samiraige4360
    @samiraige4360 2 ปีที่แล้ว

    Nimankan caqliba kuma jiro sidii ilmaha yar baa marba dhinac loo jeedsanaya. Walahi kuwaas oo kale looma banayn 4. nimanka soomalida 99% ma laha awoodii lagu xidhay xaasaska badan.

  • @nimcohabi8214
    @nimcohabi8214 2 ปีที่แล้ว

    Shekh axmed fsbuga iaqbal

  • @xamdiaxmed898
    @xamdiaxmed898 2 ปีที่แล้ว

    M.a hafida hullah DR.😍😍

  • @alidadwanaaje5749
    @alidadwanaaje5749 3 ปีที่แล้ว +2

    Shiikh mikirifoonka isku dhaway sisifiican laguu maqlo📡🔍👍

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 ปีที่แล้ว

    masha Allah

  • @bushroomar5487
    @bushroomar5487 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah sheikh waxbadan kaa faaiidnay one love

    • @salmayaxye7130
      @salmayaxye7130 3 ปีที่แล้ว

      Manshalaah.sheikh.waxbadan.kaa.faaiidnay..xafiidu.allaah

  • @nalkaabubakar1439
    @nalkaabubakar1439 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah jizakalhu qeyran sheikh Ahmed

  • @hoodoxassan7968
    @hoodoxassan7968 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashalllh allh haku xifdiyo .qiso ficn ayaa noosoo gudbiso .horaa loo yidhi waxd gashaa waa lgaa gooyaa

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil 3 ปีที่แล้ว +4

    Ragow Hadii aydaan lahayn ,Caqli ,karti iyo Awood maskaxeed iyo mid maaliyadeed ,fadlan Guurka badan faraha ka qaada✋.
    Habloow Guri dhisan inaa dumisaan haisku deyina ,Almuhiim kaaga wa dumi kartaa lkn Ku kale waa kugu denbi waana kugu qalad Xaqiiqdi

    • @sharxabiil3305
      @sharxabiil3305 3 ปีที่แล้ว

      may afar kayar marabno waa diidnay

    • @bushroomar5487
      @bushroomar5487 3 ปีที่แล้ว +1

      @@sharxabiil3305 hhhhh anaguna waa diidnay nin naag leh

    • @riyaanmohamed7790
      @riyaanmohamed7790 2 ปีที่แล้ว

      @@sharxabiil3305 somali ayaa laga helaa nin hal naag heesan hadni afar ayuu ku haminaa yaab

  • @smaxamoud756
    @smaxamoud756 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc waxan raba inad sualo diiniya iga jawanto igana jahil sarto ee whappkaga isoo qor kheyr alaaha ku siyee

  • @sagalinahersichannel8395
    @sagalinahersichannel8395 3 ปีที่แล้ว

    Qiyanada ma ficno Waxayna ku dhamataa sidi ay kubilaabatay. What goes around comes around.

  • @sahrahussein3756
    @sahrahussein3756 3 ปีที่แล้ว +1

    Waano fiican ayaad siisey labada dhanba
    Maxaad kula talin laheyd

  • @masaarre
    @masaarre 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa cajiib wllhi qof qofkale dulmiyay oo laga jaraayo markan arko waaba kufarxaa

  • @aaminomohamedaaminadaacad8595
    @aaminomohamedaaminadaacad8595 3 ปีที่แล้ว

    Somali waxay tiri ushii walasha ku dhacday gumudkeda ku dambeyo بالتوفيق ان شاء الله شيخ احمد الله يبارك 🤲

  • @hudahuda5943
    @hudahuda5943 3 ปีที่แล้ว +1

    Dulmi dulmimaad qof walba wixi u dulmiye wuu maryaa

  • @kadramousseab5776
    @kadramousseab5776 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah 🥰🥰💔💔👍😭😭💔💔

  • @hudahuda5943
    @hudahuda5943 3 ปีที่แล้ว +1

    Jizaallaahu khayre shiikh Ahmed

  • @jiddowmuridi8532
    @jiddowmuridi8532 3 ปีที่แล้ว +1

    🕋🕋🕋جزاك الله خيرا🕋🕋🕋

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 3 ปีที่แล้ว

    Waa Qiso cibro qaadasho leh, haween Iyo Ragba
    1: hubsimo hal baa la siistaa, waa inaad ka fiirsato ninka ama gabadha aad guursanayso.
    2: Noqo inaad reer ku soo biiriso ama kordhiso Farxad iyo barako ee ha noqon burburinta qoyska.
    3: Nimanka inay ku ekaadaan mid hadii aanay simi karin in shaa Allah.

  • @fadumoabdi576
    @fadumoabdi576 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa Qiso cajiiba inaba cadimahan jasaakallahu qayr waal

  • @obsaaxayiib840
    @obsaaxayiib840 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh allah ku xafido

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanalah alaahumana jinaa

  • @luulhaji3001
    @luulhaji3001 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah jizaakallaahu qeer yaa sheikh waxaana horay looyiri dulmiga mar unboosoobaxaa reer xamarna wexeedheheen naagtii madaxeet naag loofuro magaceet furoow waaye micnaha iidana waalafuri doonaa waaye marka dab holaciisa adi kuudambeeyo maxaa daaroowgiisa kuugeeyi illaaheey halaga cabsado

  • @miskihassan9547
    @miskihassan9547 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah cadiim

  • @sharxabiil3305
    @sharxabiil3305 3 ปีที่แล้ว +1

    shiikhow wiil dhalinyaro aa ahay inaa guursadaa rabaa mana awoodo soonkana waa ka caajisaa ee maxaa sameeyaa sheekh allah haku xifdiyee

    • @sharxabiil3305
      @sharxabiil3305 3 ปีที่แล้ว +1

      shahwana waa isoo riixaysaa ee ii sooducee gabar taqiyada oo cafiifada ii gu soo ducee shiikh

    • @farxiyamalin
      @farxiyamalin 3 ปีที่แล้ว +1

      Hadaa adi dhowrsan tahay alle waaku dhowraa ogow

    • @xumeyraqaali
      @xumeyraqaali 3 ปีที่แล้ว

      @@sharxabiil3305 cibaadada kudadaal weysadaada ilaali markasta salaada ilaali iska ilaali gabdhaha iyo xaaraamta

    • @xumeyraqaali
      @xumeyraqaali 3 ปีที่แล้ว

      @@sharxabiil3305 guurka waa sahal qof wanaagsan raadso isfahanka muhiim ah

  • @fatimaibrahimfatimaibrahim3214
    @fatimaibrahimfatimaibrahim3214 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shikhow ka ku mahad santahay wanadada Allah yaxfadu ka faaido badan iyo cimro qadasho
    horey aya loyiri god ha qodin hadad qodid hadherayn ku dhicidontaye ma ogid

  • @abdulkadirmusse5940
    @abdulkadirmusse5940 3 ปีที่แล้ว

    Asc Mashallah kheyr nimanka waxa loo bahanyahay vadskada Oo keliya

  • @safiyadagan7346
    @safiyadagan7346 3 ปีที่แล้ว

    Khaladka koobad wAxa leh ninka oo leh qalbi aan fadhiyin oon isku hayn Karin dhawr qof oo kolba dhan u badanaayo ta klena waxa leh gabadha oo godki iyo khiyaamaday samaysay ku dhacday

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 ปีที่แล้ว

    SALAM SHEIKH, REER MAHADAAY WEYNE" HA NOLADAANO🤲🤲🤲 ALLAH YAHFEDKA FRATELLO 🤲🤲🤲

  • @farxiyofarxiyoibrahiimdubo6869
    @farxiyofarxiyoibrahiimdubo6869 3 ปีที่แล้ว

    Sheq alle hakuxifdiyo so alo kuweydi rawa xagen kalasoxiririiraa

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 3 ปีที่แล้ว

    JazakAllahu khayr sheikh Axmed

  • @SahraMshire
    @SahraMshire 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah tabaarakallaah sheikh wa qisso cibro wayn ku jirto

  • @deqafarah4039
    @deqafarah4039 3 ปีที่แล้ว

    Hodaan hodimo ha qodin hadii qodana dheren ku dhici doontana mooye

  • @abzuzamaki3573
    @abzuzamaki3573 2 ปีที่แล้ว

    Subxanallah 😭 😭

  • @sucdidahir1558
    @sucdidahir1558 3 ปีที่แล้ว

    Wcs wr wb shekh qer allh ku siyo

  • @hibamuhudin4014
    @hibamuhudin4014 3 ปีที่แล้ว +5

    Subaxanallah ilahay aya ka magan galay inaa qof ibni adam dulmiyo allow qalbigeena naxarisa nogali ilahay ma nagu ibatileyo waxa sokale

  • @xalimaabshir2872
    @xalimaabshir2872 3 ปีที่แล้ว

    الجزاء من جزي العمل

  • @farhiyayu7279
    @farhiyayu7279 3 ปีที่แล้ว

    Jazaka Allahu kheer ya sheikh

  • @kiinmohamed5916
    @kiinmohamed5916 3 ปีที่แล้ว

    Masha alah ❤️❤️❤️

  • @sabnaagaming5036
    @sabnaagaming5036 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaha

  • @hafsaabdirahman4519
    @hafsaabdirahman4519 3 ปีที่แล้ว

    Qof wiliga hadulmin

  • @queenema216
    @queenema216 3 ปีที่แล้ว

    maasha allaah sheq axmad alyamaani allaha kuxifdiyo aaaaamiin

  • @RashkaRashiid
    @RashkaRashiid 3 ปีที่แล้ว

    (ان الله لايحب الظالمين)

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 ปีที่แล้ว

    Share

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 ปีที่แล้ว

    Live

  • @dahaboliahabdi9077
    @dahaboliahabdi9077 3 ปีที่แล้ว

    Subhallah

  • @mustafaabdinur5531
    @mustafaabdinur5531 3 ปีที่แล้ว

    E

  • @اممصطفي-ك5ن
    @اممصطفي-ك5ن 3 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah

  • @kadramousseab5776
    @kadramousseab5776 3 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭💔💔💔💔

  • @umucabdalachannel9659
    @umucabdalachannel9659 3 ปีที่แล้ว

    Subxaanallah

  • @fatmasheikhuna7403
    @fatmasheikhuna7403 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah 🥰

  • @haawonuur2153
    @haawonuur2153 3 ปีที่แล้ว

    Cajiib

  • @Umma1
    @Umma1 3 ปีที่แล้ว

    MashAllah 💗💗💗

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Liboi-fl7ss
    @Liboi-fl7ss 3 ปีที่แล้ว

    masha alalh

  • @hamdimohamud2739
    @hamdimohamud2739 3 ปีที่แล้ว +2

    That true wallahi sheak Masha Allah

  • @haawonuur2153
    @haawonuur2153 3 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا يا شيخنا الكريم ❤❤

  • @aaminoburahn1144
    @aaminoburahn1144 2 ปีที่แล้ว

    ‏ما شاء الله تبارك الرحمن جزاكم الله خيرا شكرا يا شيخنا وفقك الله الله معاك الله يحفظك دنيا والآخرة آمين يا رب

  • @hanaassasasa12340
    @hanaassasasa12340 3 ปีที่แล้ว

    Sheekhoow beenaale ayaa tahay sheekooyinka mala awaalka ahi waa xaaraan

    • @sacdiyasiyaad7241
      @sacdiyasiyaad7241 3 ปีที่แล้ว

      ASC walashey Qayr alaah ku siiyo Marka Cayda iska daa qof kasta Camal kiisa horyalo sheeqa wax run ayuu ka hadlay somali hadan nahay waxaan ka xun ayaa Maalin walba dhaca Ragi somaliyed Qayr alaah siiyo meel walba ay joogan waa isku mid Dumarka somaliyed iyaga baa Cadow isku ah Qof mala sameyne ma jirto ilaahay ka cabso kuwi xaqa ku dhaqma alaah naga dhigo Ameen ya rabi

    • @malyuunxasan7190
      @malyuunxasan7190 3 ปีที่แล้ว

      Sideh

    • @faadumocabdikaafi1881
      @faadumocabdikaafi1881 3 ปีที่แล้ว

      Subxanalah sh banale ma aha ilehy kacabso abyo