Reer Puntland kuwa xiligii dowladii siyad bare ku indho furtay oo dalkava uhaysta xamar kuwaas aynu maquunino ama haisaga guura Deepankar Puntland looga baahna viruskee waa inaynu faro cidiyo leh ku dagaalana reer Puntlandow gudaha iyo banaankaba waa lajooga xiligii aynu qadiyadeena federal hir galin lahayn ama Somaliya ukala goyn lahayn nihi nihi looma baahna. PUNTLAND FIRST
Arag MUNAAFIQIINTA is salaameyso waa xasan sheekh IYO abii axmed
Masha allaah madaxwayne hassan sheekh dalxoreye guul ❤❤❤❤
Puntlan habar masayray. In aad saama jiidiyo sanqar tirasho kaladaa aahey xamar baad madaxwayne ka noqo naysaaye cayda badi 🤣🤣🤣
Xasan ku was
BAY MUXU KU BADASHAY, BADDA U XASSAN IIBINAYO WAA MIDDE ?
Somali maa isdhiibtay mase etobiya
Waa run wax nidaam ah kama jiro
Benaloow
AKHAS😂. BEENALE WAA SOMALIA WAXA IS DHIIBEY😂
Meeha masar baa waalaysa
SOmaliya ma xambaarsanayno dal iyo dadba Ethopia ayey naga jiraan waa inaynu udiyaar garowno kala goynta Somaliya xiligii waa lajooga❤❤xamseyaalka Puntland ayaa shaqo in laga qabta ubaahan xal haloo keeno xamseyaalka Puntish
Guul ma waxaad u taqaanaa in xasan sheekh badii soomaaliya ku wareejiyo itoobiya
Ascending
Beenaale
Xassan sheekh 😂😂Dalka ayuu iibiyey😂 sababtoo a Somaliland 😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Soomaaliye soomala aa alah
Xasan warkiisa waa yaqyaqsi iyo wadna xanuun ee naga daaya warkiisa marabno inaa maqalnee
Ala maxaad layaab leedahay wadanka uhadal qof hauhadline
Ooma malaynayo in warkaasi uu
Jiro ee Aloow itoobiya naga bad baadi
😂
Xasan dalxaraashi
Beentan kala yareyba sxib meesha waxii ka dhacay waanu wada ognahaye
Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha ❤
Ar niyow benta umada ka dhaaf wax guul mesha ma talo shalay uu saxsan xasan sheikh aniga wax u maleyna in black magic loo isticmaalay
Kismaanyo mooryaan ayay qabsatay
MD. XASSAN MUXU ABEY UGA SOO BADDASHAY, WARKA CADDE, KOLLEYBA WA LA OGAAN DOONA, ABEY ALKOLISTE WAXBA MA QARIYO.
Taas miyaa Ethiopia wax lagala tashado ama laga tuugo ah mise Ethiopia ayaa Amar looga qaadan go aanada Somalia 🇸🇴
Gurgurte wuxuu itoobiyo u aaday jubulaan iyo budlaan sharafta ayuu naga paaday walaalihiis samali asagaba la hadli karo
Ethopia cidda ay taageeri
Iyo cidda ay la dagaalami
Ruux u yeerin karo ma jiro.
Macaarad kas waaba na fhibay
War Naga Aamus benaalayahow itoboya iyada ayaaba waxa ay rabtay losaxixay Hasan caag warkisa ayaa haysaa
Kismaayu Ahmed madoobe xogamiya kooxeed baa hastaa
😊
P😊
😊p😊p
P😊
😊
Reer Puntland kuwa xiligii dowladii siyad bare ku indho furtay oo dalkava uhaysta xamar kuwaas aynu maquunino ama haisaga guura Deepankar Puntland looga baahna viruskee waa inaynu faro cidiyo leh ku dagaalana reer Puntlandow gudaha iyo banaankaba waa lajooga xiligii aynu qadiyadeena federal hir galin lahayn ama Somaliya ukala goyn lahayn nihi nihi looma baahna. PUNTLAND FIRST
Benta kada umada somaliyed xasan shekh gurgurte isago malobahanyahay ayu iskadhigay nin bahan inkarqabe xasan tug tugdhalay
Ar maxuu qar iska tuur yahay xasan munaafaq. Kulahaa abyi ayan labo qodob oo muhiim ah. Maba yaqaan abyi.
Beenlow etooboya ayadaa wax liitay
Itoobiya haddayba danteeda Gaadhay Faragalin kale maa dhiman
Been badana acuuudu bilaah badii somaliyeed inuu u saxiixay miyaa qarinee aduunka oo dhan ayaa og ilaahaw dalka iyo dadka noo bad baadi
Stop the lies you are spreading.Ethiopia didn’t surrender.
Ethiopia looks victorious.
Beenalee xarami
I AQOONSO BAD IYO BIRRINA QAADO GUUL MIYAA WAA SIDII MUUSE BIIXI OO KALE !!!
Waa lama filaan waxa baladweyn ka dhacay
th-cam.com/video/3GnA3Xf_Nd8/w-d-xo.htmlsi=DV0QMSxjnM5rKPgv