Masar iyo itopiya marba mid uduul run tiii sheeko ilmo ilmadii Ayaan soo xasuus tay kan col baan la ahay adna col la noqo tii bey manta Somalia maray saaa
Waxba HA IS MAAWEELIN. * HAWIYE * ee GACANTA ma ka Dhunkateen Mr ABIY AXMAD . Futada ma Dhigateen . Abiy DAAROOD & RAXANWEYN isaga u madexweyne ah. DIR & SOMALILAND warkeda Samada ka eego.
Aroorti Uganda duhurkii itoobiya cisshihii masar wadamadi dhana waxay ogadeen inuu hassan cilaaj caadiya yahay lkn ay wax walba ka saxexadan
Xasan mawax fiican buu moodey sodhoweyn bad lagu saxixayo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Madaxweyn Guuleeysa
Alaahu akbar xasan gurgurte wax la taliyo ma waaye
Masar iyo itopiya marba mid uduul run tiii sheeko ilmo ilmadii Ayaan soo xasuus tay kan col baan la ahay adna col la noqo tii bey manta Somalia maray saaa
❤❤❤❤
Ayaa.soomaaalyeeeey😅dalkayaaleh
Madaxweyne diyarada ka so daag.
Xasan sh ha la xiro
Masar haiska soo cayriso mowqif laawaha xanuunsan
Thank you warqaadtv
Warmurtiyeed lama dhihi karo wuxu ahaa riwaayad dhalan teed iyo indho sarcaad xasan lagu dili rabo
Mid lagu qancinaayo ama lagu sasabanaayo si ay bad u helaan,bal adba.
DR XASAN WAA CADOW NACBAA LAAKIIIN MAQRIB IYO MASHRIQ MAXAA MUCAARADKOODA ADINKA AYAA ISKADABA LAADLAADISEEN KAXAAB XAABSHA
Sidookale?
Xasen xollo xayaewankas hawiye folxuma nacladas tukgas foshaxun soxira tukgas kujihada nacladas
Hawiye ha u gafin, waa dad sharaf leh. Ninkani waa shaqsi. Ehelkiisii ugu dhawaa ayaa talo kala daalay. Waa shaqsi meel kale kaga haysto.
Inlawaso😅Ayuu.itaahilaa.halsoomaali.manoolyahay
Ma yeeleno mana yeelidono badena in itoobiya soogaarto
War ninkan waalan maxaa wadanka looga qaban la yahay ninkaan sidii imaradka uu uga yimid isagoo wajigu gees dhan bararan tahay dhiig madona fadhiyo sidii qof lasoo garacay ka dib waxaa ka muqda dhaqan qof walan malinba dawlado coladi ka dhaxayso oo midba dan u gooni ah somaliya ka leyahay buu wax usoo saxiixayaa iyagibaaba ku wareeray teeda milgihii siyasada somaliya sharaftuu ka qaaday halkii isaga muqdisho loogu iman lahaa isagibaa wadamadodii ugu tagaya waxaase la yaab leh isaga waban garanaye aaway barlamankii may moshin ku ridaan bay ahayd ninkana ay wadanka qabtaan intuusan bohol ku ridin
Ethopia get out cidanka hanagabaxan bad na uma hayno.....
Xil waxey ushaqeyaan Shisheeyahay Waxeyhoristagayaan Horumarkadowlada???
Waxa igasual ah xasnshiq doolad bada lagaxigsaday
Xildhibaanado malaha somaaliya ee cayaarta nagadaa.
Maxey tahay heshiiska ethopia hadey jokinenin faragelinta kismaayo xassan sheeq fudededka in iska days uu kafiirsado ethopia waa cadawgeena side loo amin iyado weli ku heyso faragelin kismaayo iyo doolow
Waxba HA IS MAAWEELIN. * HAWIYE * ee GACANTA ma ka Dhunkateen Mr ABIY AXMAD . Futada ma Dhigateen . Abiy DAAROOD & RAXANWEYN isaga u madexweyne ah. DIR & SOMALILAND warkeda Samada ka eego.
Raaligalin kuye ethiopia ma madaxweyne xasan shiikhey wax udhimtay mise somalia ethiopianku ayagu mama yeelilahaayeen inta intaan dhulkooda qaadano ciimadaooda leyno maamuladooda faragalinto hub kudaabulno oo dhahno ethiopia maahan waa wax gumeystuhu sameeyey
Inaan raysalwasaarahooda sab ugu wacno kudhacno waa raaligalin xitaa aby axmad xamar imaan lahaa wax dhaney ahaan lahayd oo caasimada somaliya inta imaado shacabka iyo madaxweynahauu raaligalin lahaa waa loogaateen lkn ii imow waraa waa kuraaligalinbaraaye wax laqaadankaro maahin aby axmed waaba isalaweyn yahay inuu somalia raaligaliyo qaladkiisana qirto waana orom chance heley oo arkay dad barbaryaayaya iyo attention madaxweyne xasan
shiikh waa nagumeeyey!!
Ilahay amarkii diyaarada kama dagayo
Waxaan siyaasad ayaa ladhaha ee ka fariista ciyaal comment cadawgada dagaal kaliya loogama adkaado ee aan kawar sugno baarlamaanka wadanka uu leeyahay xasan kaligii wax masaxiixi karo
Sheka xasan waa ila dila jubalan haddana aan masar idinku dilo
Xasan caqli caruur,sidii ilmihii baa loo sasabtaa oo wax walba looga dhamaystaa,caqli iyo damiir toona malahan mowqif laawe
Dolanimada winxuriyad ulhato badaada
😂😂😂😂
Hassan sheekh iyo Abiye Ahmed labadiba Guul bay gaareen.
😊😅😅
........... GUUL, SOMALIA, DABA DHILIF. HA DHACO.
Soomalia guul in.sha aalaah