CABDALA BUURANE IYO IDIRISKA OO CAAWO COCADA ISKU DAGAALAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024
  • ...

ความคิดเห็น • 452

  • @Ramos.films.1
    @Ramos.films.1 ปีที่แล้ว +79

    Team idiriska isoo raaca 🤣

  • @abdijaliil8721
    @abdijaliil8721 ปีที่แล้ว +45

    Please challenge soo samee laastiig abdalla buurane Please noo sameey iyo idiriska 🤝😂😂😂😂😂😂

  • @Luuza1
    @Luuza1 ปีที่แล้ว +4

    Wllhi idiriska wax ka yaabiye ayuu arkey

  • @farhiyomohamed9160
    @farhiyomohamed9160 ปีที่แล้ว

    VIVA CABDALE BURANE IYO BAABA JEEY IYO KABTAN BAARO AJ IDIRKA KULIGEEN VI LOVE YOU WLH

  • @abshiroibraahim6937
    @abshiroibraahim6937 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah cabdala buurane

  • @arzaaqmohan6046
    @arzaaqmohan6046 ปีที่แล้ว +12

    Zxpt is dajiya wxan fun ee ma ahn run comedian 😊 marka just fun 🤩

  • @nastehaahmed1579
    @nastehaahmed1579 ปีที่แล้ว +2

    Guuuuuuuul cabdalle 😂😂😂😂😂

  • @mahadismacil155
    @mahadismacil155 ปีที่แล้ว +2

    😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @yzichebushawipi377
    @yzichebushawipi377 ปีที่แล้ว

    Cumar Cali

  • @kadermed9616
    @kadermed9616 ปีที่แล้ว

    Form BBD

  • @seynabali9688
    @seynabali9688 ปีที่แล้ว

    A.A.B.B.D THE LEGEND TH-camRS ☑️

  • @nastehamoha1945
    @nastehamoha1945 ปีที่แล้ว +2

    Alla beerka😂😂😂😂😂😂

  • @cshakuurmaxamuud8458
    @cshakuurmaxamuud8458 ปีที่แล้ว +1

    Buurane wa Jawan xaar ka buuxo

  • @anascabdi7646
    @anascabdi7646 ปีที่แล้ว +1

    Sxp soo badi please 🙏 🙏 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @dahabigazomaliya8991
    @dahabigazomaliya8991 ปีที่แล้ว

    Zxp kan tartanka laastiiiga laso duuba😅

  • @aminamohamud6583
    @aminamohamud6583 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk qofba qofkoo kadanbeeyo waa qusul miiran idiris ninaa loohelay babajey iyo baara ayuu harowsan jiray kkkkkk vidio soo badiya

  • @basraisak3551
    @basraisak3551 ปีที่แล้ว

    Baba jeey ninkaan layirahdo abdala buurane please kajooji cayartaan hadii kale madaawaneyno😡

  • @abdinasirali5605
    @abdinasirali5605 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️❤️

  • @farhiyomohamed9160
    @farhiyomohamed9160 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @komantikudhiigle1153
    @komantikudhiigle1153 ปีที่แล้ว

    WAR SAAD UKEENTEEN MIDKAAN BUURAN XOOG MAAHINE WAX KALE MAYAQAN

  • @hashicabdixamiid7697
    @hashicabdixamiid7697 ปีที่แล้ว +57

    Idirka wxa lagu wado ka daaya🥺cabdalla waana ciilciilosa team idiriska hada nahy😫

    • @amishmohaa737
      @amishmohaa737 ปีที่แล้ว +3

      Haa wlhi kaftan maahan waxan ee waa bahdilaad uuf doqonkan buuran wanbasonacay

    • @zakuukabiiwaye5998
      @zakuukabiiwaye5998 ปีที่แล้ว +2

      Abaayo dadkan wada shaqyn aa ka dhaxeyso wana dad is fahansan

    • @FahiimoXaamud
      @FahiimoXaamud 23 วันที่ผ่านมา +1

  • @mashamashaallah-oh5wz
    @mashamashaallah-oh5wz ปีที่แล้ว +7

    Illaah ha unaxriisto idiris xaaskiisa kitaabkeega gacanta midig illaah haka siiyo

  • @updirahmancirro9620
    @updirahmancirro9620 ปีที่แล้ว +29

    Idiriska Xaaskisa Alle Ha U Naxariisto 😢

  • @deeqoaadan8093
    @deeqoaadan8093 ปีที่แล้ว +23

    Kusaliya nabiga scw❤

  • @Jannah6981
    @Jannah6981 ปีที่แล้ว +3

    Cabdalla buurane idiriska sida ula dhaqmeyso waa qalad gacan kahadalka dhaaf nh wah ma adaa dhalay Marka ku qeylineyso😳

  • @ayaaanfaysal4105
    @ayaaanfaysal4105 ปีที่แล้ว +4

    idrs Anigo necba sidu kabatan bara ula dhaqami jiray hadana wankanax sidu cabadle burane igalayo

    • @OKAMI778
      @OKAMI778 ปีที่แล้ว +1

      Haa wlhi

  • @asc5398
    @asc5398 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan waa qalad away team washamsi kuwaan maskinkan idriska ayey u tashteen

  • @simanboolo
    @simanboolo ปีที่แล้ว +3

    Cabdala iyo shabalaaza iyo kabtanka ciyaarta kle

  • @feysalmohamedissack8632
    @feysalmohamedissack8632 ปีที่แล้ว +15

    Idiriska itaabo
    Xaaskiisa Allah unaxariisto 😭

  • @abdinasir2808
    @abdinasir2808 ปีที่แล้ว +3

    Niyow ilahay amarkees moyeee Abdala buraan umadeena mahaan qoomkii nabii nuuh ayuu kaharii Ayan umaleyaa

  • @retwanneman3536
    @retwanneman3536 ปีที่แล้ว +13

    Cabdale buurane maandiirshe iyo Idiriska kaptan baara Challenge gii Laastiiga Ha wada Ciyaaran yaa igu raacsan

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 ปีที่แล้ว +13

    Aj TH-cam kisa inlaiga horeyo maba jecli 🥺🙌 Vedioga hadan dhamesanaa 😂🙌 marka comentiga aan uhoreyo 😂 Aj 100 kabadanuu uqalmaa maxaa uhesta wiilkena 🥺❤️🙌

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 ปีที่แล้ว +39

    😂😂😂 Aj dhul madhacayo baba kadaa ciyarta wiilka Aj naag didisa majirtee Love U Aj ❤️🙈

  • @abdiwaliOffical
    @abdiwaliOffical ปีที่แล้ว +3

    idriska cariiri dareemooyaa baryahaan

  • @zuualfatupe1560
    @zuualfatupe1560 ปีที่แล้ว +29

    Allaha unaxaristo xaska idiriska 🤲

  • @SaidoAli-yx4xf
    @SaidoAli-yx4xf ปีที่แล้ว +7

    Aj do more videos like this this is the best video so far I watch it like thousand times wlhi it’s so funny 😂 😂😂😂❤️

  • @shukriali2620
    @shukriali2620 ปีที่แล้ว +3

    Buurane wixiisa kabad badis wayee wlh uf

  • @axmedcadowciise3751
    @axmedcadowciise3751 ปีที่แล้ว +3

    Nin raga walikaa hayasiN saaxipeey 😂😂😂😂

  • @amirasharif9385
    @amirasharif9385 ปีที่แล้ว +8

    Captanka ma roorti 😂😂😂😂😂 iska samra Idiriska idiin booteen jiray 😂😂😂😂

  • @abdiwalimohamed8406
    @abdiwalimohamed8406 ปีที่แล้ว +3

    Shiirtedee kujiraa

  • @ina_hajiali
    @ina_hajiali ปีที่แล้ว +15

    idiriska funny waay3 keep goinging qosolaa idilay wllahi🤣

  • @F33709
    @F33709 ปีที่แล้ว +3

    Alla habeenkii waa ubutaariyihaa😂

  • @ubaaxnuux5932
    @ubaaxnuux5932 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh Aalah ma booli 😂😂😂😂😂

  • @cabdiwaasac8945
    @cabdiwaasac8945 ปีที่แล้ว +5

    Alle ha unaxariisto idiriska xaaskiisa😢

  • @princesslula6018
    @princesslula6018 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan siduu osogali marax beey mesha noqoti uuuf ninkan nagabixiya plz

  • @nimcoali5316
    @nimcoali5316 ปีที่แล้ว +6

    😂😂😂 Idiriska naf is gali ninkan iska celi halmar gaad😂

  • @amirasharif9385
    @amirasharif9385 ปีที่แล้ว +9

    Idinku idiin talaa wallahi 😂😂😂😂 wa wataa Mr Abdallah ❤❤❤❤

  • @amalyuusufdeerow7740
    @amalyuusufdeerow7740 ปีที่แล้ว +2

    Ilhow unxriso xaskisa idiris😭😭💔

  • @Abdalla-oe5kf
    @Abdalla-oe5kf ปีที่แล้ว +1

    Cabdaalle kaleexo idiriska dulmiga iskadaa waana qaldantahay daadka xooga kadaa

  • @gsak4748
    @gsak4748 ปีที่แล้ว +1

    baabajeeyow ilaheykabaqa cabdalle warkaceli waan kubaryeyaa

  • @abdijaliil8721
    @abdijaliil8721 ปีที่แล้ว +5

    Cabdalle buurane laastiig soo💔😂

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan maba la fiirsan karo suu udhaqmaayo

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 ปีที่แล้ว +46

    Hhhhhhhhhhhhhhhh alla ma nooli baabajey kulaha maroodi miya hhhhhhhh

  • @maariya4a185
    @maariya4a185 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @simanomar7224
    @simanomar7224 ปีที่แล้ว +2

    Waa cabaaa looga kenay miskiin idriiska umadena ma ahn 😭😂😂😂

  • @sacdoyoabdikadir424
    @sacdoyoabdikadir424 ปีที่แล้ว +6

    Calosha i xanuntay wllhi san u qoslaye 😂😂😂

  • @sucdiabdikadir4388
    @sucdiabdikadir4388 ปีที่แล้ว +8

    A. J Ana jicl halii ilaaliyo asxabey ❤❤❤ waxan dara keep going my heart ❤ 💙 💜

  • @hassenabdullahi6487
    @hassenabdullahi6487 ปีที่แล้ว

    Whi kuwan godkoodi biyo ugu soo galeen 🙄😂🤣

  • @filsan101
    @filsan101 ปีที่แล้ว +19

    AJ Waa wiil wanagsn o ma.a ah gabar dideyso mlaha kabtan dhibka kadhaf wilka😇❤️

  • @nuuramohamed8675
    @nuuramohamed8675 ปีที่แล้ว +3

    Wllhi kabtnka waa kuheestaa funny waaye kkkkk

  • @NaasirDaalo-wd8ef
    @NaasirDaalo-wd8ef 8 หลายเดือนก่อน +1

    Anaa kurabaa aboowe
    ❤❤

  • @maxamedgubaye4822
    @maxamedgubaye4822 ปีที่แล้ว +2

    Sxb idirska hada xaskisa wey ka dhimatay miskiinka wan kaka taxsiyenaa wll mcn 😢😢😢😭😭

  • @F33709
    @F33709 ปีที่แล้ว +1

    Ar idiridkaa😂

  • @saalimofficial6422
    @saalimofficial6422 ปีที่แล้ว

    2 kurzi ayuuu ku fadhiyaaa iskorzaaran see cml 1 xabo ma jibinaaa cabdalla buuran 😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀

  • @zakariyeaxmed3025
    @zakariyeaxmed3025 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi San U qoslaYe Fareha I xanunaY Idiriska iitabo Umadena Ma ahin 🤣🤣🤣

  • @farhiyomohamed9160
    @farhiyomohamed9160 ปีที่แล้ว

    WLH MAANTA IYO CAAWO 10 MAR KABADAN WAA FIIRSADAY VIDIO GAAN DAACADA CABDALE BUURANE IYO WOSOLKA IDIRKA IITAABO WLH WAA FUURAY IYO BAABA JEEY OO MARBA DHINAC UCARARAYO MARKU DAACSADO A J AFKA ISKU QABSO WURUX LOW AATAHAYE MASHA ALLAAH LKN AFKA AA KALA HEYSO USKU QABSO NOOSO BADIDA COVO COLADA IYO DAACADA

  • @mohameddigale3563
    @mohameddigale3563 ปีที่แล้ว

    Maroodigan mxa ukeenten wayahan😇😂🤣😂😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣

  • @adenabdi1906
    @adenabdi1906 ปีที่แล้ว

    Video Buuranahan Kujiro Faa.ido Malahan Ama Qosol iyo Xiiso Malahn Markaan Arkaba Waan iskaga Dhaqaaqnaa Kaliya B.b.d.A and M.and micnaha Muna miski Umbaa Xiiso Leh

  • @CraxmaanAxmed-b5x
    @CraxmaanAxmed-b5x 11 หลายเดือนก่อน +1

    Aboowe anaakorabo

  • @maxamed912
    @maxamed912 ปีที่แล้ว +5

    Cawa captanka iyo idriska qosolka iga dhammeyen keep giing

  • @habkanoor2688
    @habkanoor2688 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 manoli manta

  • @hamdihassan7095
    @hamdihassan7095 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂😂

  • @osmanhassan7027
    @osmanhassan7027 ปีที่แล้ว

    Cabdalla burane 1kursi malagu heyn karo miyaa 2kursi liskugu dhaxgeliyay😂😂

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 ปีที่แล้ว

    Iskadaya maskiinka cabdalecatalayirahe waxarabinwanilagasine asaidinsinaye naftirkey manibiriyadacdanlaha KK 😁

  • @abdulahiomarabuhadi8382
    @abdulahiomarabuhadi8382 ปีที่แล้ว +1

    Buuranow

  • @xussendiya286
    @xussendiya286 ปีที่แล้ว

    Buurane idiriska suntii lagu dili lahaa waaye miyaa 🤣🤣🤣

  • @aishahassan6488
    @aishahassan6488 ปีที่แล้ว

    i hate abdalla burane🙄 too much waye wallahi, idriska miskeen zaid waaye halaga xishoodo

  • @simranomar4119
    @simranomar4119 ปีที่แล้ว

    Abadalle burane been been kudilosa idirska iska celi meqo nef dheylo kugu maqan wlhi wax ka yabiye lo kenay

  • @hamdimohammed9094
    @hamdimohammed9094 ปีที่แล้ว

    Halkii caag cocacola waxaa ku jirto 7 qaado sokora ee saas hau cabina yeysan sokor idinku dhicin cabitanada aashitada leh waasun

  • @abdimalikmoalim600
    @abdimalikmoalim600 ปีที่แล้ว

    Damiiiraka iyo bani aadan nimada kuma jirto qof weyn saan in loo galo baaba jey xoolo ayaa tahay munaafuq ama yahuud ah dadka muslin waxaa leeyihiin damiir iyo dad nimo damiir isku yeel dadka inoo isku balamiso ayaa keen baraha bulshada Hortood
    tani waa waano

  • @faizoabdiazizahmed8336
    @faizoabdiazizahmed8336 ปีที่แล้ว

    Horta qfkan weyne ilahay iska barariyay mxa kaqaldan war wala kaftama wana lafaraka cayara ee sidan dadka haudilin oo hautijabin dadka awododa wyo wey kaxishonayan ee kama awod yare

  • @farhiaaden297
    @farhiaaden297 ปีที่แล้ว

    Nikaan weyn hala qabto idiriska itaabo iska celi ninka khalad waaye wuxuu samaynaayo buurane

  • @munoabdi4316
    @munoabdi4316 ปีที่แล้ว +3

    M.a Aj team kaga wa idhin tagera keep going

  • @MuxudiinYuusufa
    @MuxudiinYuusufa ปีที่แล้ว

    Candle buurane ninfican matihid xadkaga hasoo gudbin cidaa ma Adah thy maleh

  • @cabdimaxamed-ek6fz
    @cabdimaxamed-ek6fz ปีที่แล้ว

    Wacel wadilantahay ee isdawey idiriska wakusalamam

  • @luulfhhgg7755
    @luulfhhgg7755 ปีที่แล้ว

    bal ballarka kadaah wilasha dílka waxas kaftan mahan deeh idiriska qabo qabo ayaat kudishen

  • @NajiiAbdy
    @NajiiAbdy ปีที่แล้ว

    idriisow ninka keliya kuudan qaday waa kaptan baara abdalla buurane miskiinka been been kudilay ayuu rabaa srry

  • @omar_hassan7158
    @omar_hassan7158 ปีที่แล้ว +3

    Idiriska cariiri uu dareemooya maalmahan🤣🤣😂🤣

  • @deeqodagan1975
    @deeqodagan1975 ปีที่แล้ว

    Qosol badan naa meesheen hhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @xaawomaxamed-pv6ok
    @xaawomaxamed-pv6ok ปีที่แล้ว

    Niman yahaow maad ka qabataan ninkaan ninkaan dilaya Mar walba mise Anaa ka qabana hhhhhh
    Was iga kaftan yaah

  • @shucaybcabdilahi-zy7pb
    @shucaybcabdilahi-zy7pb ปีที่แล้ว

    War waxanburan Willka ka Celiya uf dheh

  • @MaxanuudMaxamed
    @MaxanuudMaxamed หลายเดือนก่อน

    Hhhhhhhhhhhhh😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @luushaofficial1017
    @luushaofficial1017 ปีที่แล้ว

    Idiriska wuu caatobay wlhi cuna qawateen ayuu saaraya ninkaan cabdala buurane

  • @ciilowcabdirahmaan7195
    @ciilowcabdirahmaan7195 ปีที่แล้ว

    War cawada saan uqoslay yaab waaye hadakidib idiriska cabdale leee haloo keeno

  • @najmafaysal6157
    @najmafaysal6157 ปีที่แล้ว

    Abdale buurane idiriska iskada noh ku cawandiyota miyaa🥲

  • @mr.abdiwahaab2942
    @mr.abdiwahaab2942 ปีที่แล้ว

    C buurna laba kursi caga ku fadhiya miyaa ilen halka wa ajabaa miyaa😀😀

  • @F33709
    @F33709 ปีที่แล้ว +2

    Zxp part 2 qoso😂

  • @abdulahiomar3488
    @abdulahiomar3488 ปีที่แล้ว

    cabdulahi buurane ha lay keno waxaas wax ma aha haduu cabi karo 10 xabo

  • @deeqamahamedyurub8645
    @deeqamahamedyurub8645 ปีที่แล้ว

    Garacbaaf tihiine ninka haku engine gun isku timid tihiin wllhi

  • @poishamra9391
    @poishamra9391 9 หลายเดือนก่อน

    jaalanjiga laastiiga cabdale buran soosamee❤❤