Xog buuxda oo ku saabsan dalka Morocco | Ma carab baa mise...?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 166

  • @abdalacumar3372
    @abdalacumar3372 ปีที่แล้ว +18

    Aad u mahadsantahy
    ...........waxbadan ayaan ka fahamnay dalka Morocco 🇲🇦 oo tarikh dhigay sanadkaan 2022 world 🌎 cup

  • @Zakimohamed777
    @Zakimohamed777 ปีที่แล้ว +6

    So same sxp amaziqda iyo carabta farqiga udhaxeya

  • @amunabdi2441
    @amunabdi2441 ปีที่แล้ว +17

    Mr Golden voice ✨

  • @abdallaburco5932
    @abdallaburco5932 ปีที่แล้ว +11

    Tanaad waa channel aanku xidhanahay muddo 2sano ah si joogto ah oo aan wax badan ka bartay. Mahadsanid bro.

  • @saidqabile2250
    @saidqabile2250 ปีที่แล้ว +10

    Waligay ma arkin qof somali ah oo sidaa wax u soo diyariya mansha allh

    • @QM-fy3dr
      @QM-fy3dr 6 หลายเดือนก่อน

      Ogaansho iyo waberi media madan arag miya

    • @saidqabile2250
      @saidqabile2250 6 หลายเดือนก่อน +1

      @@QM-fy3dr ogaansho kaas igada ciyaal ka is cayaan
      Hadalkana mayaqan soo jedintisa ma ku qancin lkn Waberia media ninkasi a wa khatr

    • @QM-fy3dr
      @QM-fy3dr 6 หลายเดือนก่อน

      @@saidqabile2250 my sxb si fiican udhageeso ogaansho waa nin wayn wax fiicana soo gudbiyo

  • @MohamedAhmed-ng9dy
    @MohamedAhmed-ng9dy ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah , Mahdsnid Ustaad.❤

  • @Master__Bvlogs
    @Master__Bvlogs ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah thank you brother
    Inoo soo badi Wadamada Islamka Ah

  • @faqadaricumar5448
    @faqadaricumar5448 ปีที่แล้ว +5

    Run ahaantii sxp tanaad wax badan ayaa ka faaidey waxan jeclan laha in afarti maalin video nasoo galiso

  • @inamohamed5768
    @inamohamed5768 ปีที่แล้ว +3

    2019-2022 oo dhamnaya kuxiranahaY mahadsanid ustad kana BartaY cilmi tarikh iyo geo oo aad ubadan🫀🙏

  • @abdirahmanafrah878
    @abdirahmanafrah878 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaaaah allaaah ku xifdiyo aduun iyo aaaqiro eeeboow wlhi wax nadan ayaalagaa faaoday majadsnit nosobadi sxb

  • @khadarmoha9581
    @khadarmoha9581 ปีที่แล้ว +3

    Teacher of geography keep going

  • @hadillaium
    @hadillaium ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid tanaad🥰

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq ปีที่แล้ว +2

    Thanks Mo Allimuu

  • @cabdiraxmaancllaahisiraad179
    @cabdiraxmaancllaahisiraad179 ปีที่แล้ว +2

    M.a ustaad

  • @salahali1243
    @salahali1243 ปีที่แล้ว +5

    Masjidka ugu da,da ween Afrika wuxuu kuyaala somalia waan masjidka labada qiblo ama قبلتين🥰🥰

  • @ahmedmoalim0904
    @ahmedmoalim0904 ปีที่แล้ว +32

    Thanks father of Geography Tanaad 🦁👊

  • @queenmaryama9237
    @queenmaryama9237 ปีที่แล้ว +3

    Jah inbadan waa sugyaya xitaa pagekaga wakaa radiyay shukran wll sa nogu so diyarisay 🙈❤💯🌸

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 ปีที่แล้ว +3

    Thank you Tanaad

  • @mustafeabdulahi1850
    @mustafeabdulahi1850 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid Macalin Wax Badan iyo Taariikh Badan Ayaad Na Bartay.

  • @faysaldhegajuun3618
    @faysaldhegajuun3618 ปีที่แล้ว +3

    First view and first comment
    Like isaar

  • @abdinoorahmedfarah3860
    @abdinoorahmedfarah3860 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wll

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid Ustaad

  • @Hasey.7
    @Hasey.7 ปีที่แล้ว +3

    Our teacher 👏👏

  • @eilyascali7460
    @eilyascali7460 ปีที่แล้ว +2

    Thanks ustaadii

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad Tanad My Teacher

  • @Kaligeed-Amiirad
    @Kaligeed-Amiirad 7 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wadankaan waa wadan taariq leh

  • @walkaaweloo7562
    @walkaaweloo7562 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah Wll

  • @axmadbile3476
    @axmadbile3476 ปีที่แล้ว +8

    Love morocco 🇲🇦 ❤ 🇸🇴

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 ปีที่แล้ว +1

    Aad baad umahadsantahay sxb sare guuleyso waayo barnamishkan waa mid faa iido badanlah

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 ปีที่แล้ว +2

    Mr tanaad malmahan waad naga soo ragtay❤

  • @kurana289
    @kurana289 ปีที่แล้ว +2

    guuleyso sxb tanaad 👑😍❤🙏✊

  • @hamzaabdullahi6243
    @hamzaabdullahi6243 ปีที่แล้ว +4

    Vamos brother♥️

  • @gooleyare9620
    @gooleyare9620 ปีที่แล้ว +2

    Golden voice

  • @craxmandiini
    @craxmandiini ปีที่แล้ว +1

    Tanaad mahadsanid

  • @omarnuh
    @omarnuh ปีที่แล้ว +6

    Dank u wel Tanaadoos waa Topic aad uqiimo badan Runtii Xusuus ayay iitahay inaan Booqday Casablanca, Marokko in 1994kii maraan kusii jeeday Qaahira. zat.17:52pm.24dec.2022.Nl.

    • @mohameddahir2606
      @mohameddahir2606 ปีที่แล้ว

      Wll maroco somali maku nooshahay oo mala tegi kara ganacsi ahaan please

  • @apdixakintarabi7018
    @apdixakintarabi7018 ปีที่แล้ว +2

    Shp ad bad umahansanthy ka so hadal arhaamta Masar iyo xilligi LA dhisey🙏🙏

  • @Qeysar_90
    @Qeysar_90 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad ana ugu horeyo maanta pin ii saar please

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 ปีที่แล้ว +1

    Comon telent voice hore usoco bro no siyaasad aqoon kaliya

  • @muhamedsamater3863
    @muhamedsamater3863 ปีที่แล้ว +2

    Wll South Africa muuqaal kasoo samee

  • @lukmanabdirashidsaid5747
    @lukmanabdirashidsaid5747 ปีที่แล้ว +2

    Mar 2aad ban dawan kawaran
    Kamana xiisa dhicin
    Mahadsanid Tanaaad

  • @kinghared9960
    @kinghared9960 ปีที่แล้ว +2

    Tanaad Aniga Macalinkayga🙏🙏

  • @EngAA-yp1fi
    @EngAA-yp1fi ปีที่แล้ว +2

    South Sudan

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 ปีที่แล้ว

    Masha Allah M🇲🇦R🇲🇦G
    ad ayan uga helaya.

  • @Alen_news_tv
    @Alen_news_tv ปีที่แล้ว +3

    Wall malin walba waxan ku dhaha dalka jarmalka please ❤

  • @dhagaside4614
    @dhagaside4614 ปีที่แล้ว +2

    Keep going brother

  • @nbfrezy4655
    @nbfrezy4655 ปีที่แล้ว +2

    Keep going pro mid kle ayn kugu dari lahaa inad naga iloobin km 2 io kalinta uu kaga jiro dalalka dhulka adunka agu wayn

  • @oladadam7538
    @oladadam7538 ปีที่แล้ว

    Thanks Legend of Geography Tanaad

  • @asadbaashemuuse9498
    @asadbaashemuuse9498 ปีที่แล้ว +2

    Best of the best

  • @calimoha_official
    @calimoha_official ปีที่แล้ว +1

    First comment Tanaad

  • @daalodaawoquruxda4399
    @daalodaawoquruxda4399 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah dad wax fiican oo wax laga barto ayaan usoo gudbisaa runtii tanaad waligaa

  • @mohamedmahmud____2730
    @mohamedmahmud____2730 ปีที่แล้ว +2

    Morocco 🇲🇦 champions of world cup❤️❤️❤️❤️

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 ปีที่แล้ว

    Respect 🙏 full bro Tanaad 🙏 💯 🙌

  • @AhmedNourHussein
    @AhmedNourHussein ปีที่แล้ว +1

    Mr Golden voice

  • @SiyaadSalax
    @SiyaadSalax 3 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad ayaad u mahadsantahy

  • @sadiiqismacil7520
    @sadiiqismacil7520 ปีที่แล้ว

    Macalin thanks

  • @unknownperson3272
    @unknownperson3272 ปีที่แล้ว +2

    Tanaad pro western sahara warbaxin kasoo samee
    Kusoo dhakhso 🤴✌🙏👋🤳👁👂

  • @halimomohamudmohamed4495
    @halimomohamudmohamed4495 ปีที่แล้ว +2

    Golden Vioce Mohamed 🥇

    • @Cabdilaahifaro
      @Cabdilaahifaro 6 หลายเดือนก่อน

      Maadctaqaanaa sxb

  • @abdiweliahmett1137
    @abdiweliahmett1137 ปีที่แล้ว +1

    Thanks 😊

  • @mohamedshurie3173
    @mohamedshurie3173 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsanatahay zxb barnaamij qurux badan baad kaso diryaarisay moroco lkn waxan jeclaan laha inaad sido kale South sudan aad muqal kaso sameyso iyo Colaada kala dhaxeysa Sudan mahadsanid zxb

  • @mohamedsaadikchannel4354
    @mohamedsaadikchannel4354 ปีที่แล้ว

    Tanaad thnks alot

  • @duqus1234
    @duqus1234 ปีที่แล้ว +2

    Miami ka so hadal bro 🙏

  • @Rukaash___poi
    @Rukaash___poi ปีที่แล้ว

    Second comment golden voice

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 ปีที่แล้ว

    M.a keep Going bro Tanaad 💪 🙏 💯

  • @ayanlejr1854
    @ayanlejr1854 ปีที่แล้ว +1

    Ala maxad cajiibtahy wll

  • @kastaro4485
    @kastaro4485 ปีที่แล้ว +6

    Markale ayan leeyahay kanaalkan mahelin wali views ka iyo subscribe ta uu uqalmay

  • @xasanmaquusteofficial5145
    @xasanmaquusteofficial5145 9 หลายเดือนก่อน

    Waan usoo socona morocco 🇲🇦 naagu qur qurxan aye lee yihiin

  • @sharmagaming9434
    @sharmagaming9434 ปีที่แล้ว +1

    Tnk taanad

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 ปีที่แล้ว +2

    ❤️❤️Tanaad Channel ❤️❤️

  • @cabdiqaniindho6013
    @cabdiqaniindho6013 ปีที่แล้ว +2

    Sxb waanu kaasugaynay casharadan

  • @XamdaSidiiq-g4c
    @XamdaSidiiq-g4c 9 หลายเดือนก่อน

    Good tanaad❤❤❤

  • @zabnaabashiir9349
    @zabnaabashiir9349 ปีที่แล้ว +1

    Markii 2aad

  • @huseenhuseenhasan3826
    @huseenhuseenhasan3826 ปีที่แล้ว +1

    Tanaag guuleyso

  • @adowahmed9447
    @adowahmed9447 ปีที่แล้ว +2

    masjidka Somali waaa ilowday

  • @MohamettCabdi-wi6sq
    @MohamettCabdi-wi6sq 4 หลายเดือนก่อน

    Zxp Libia🇱🇾

  • @somalia641
    @somalia641 11 หลายเดือนก่อน +1

    Somalia meeqo luqadood aya laku hadla isheek wll

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 ปีที่แล้ว +2

    Asc Macalin mal Mahan wad nàga maqneyd sanad kan 2022 maxaa ku qab somey maxaa kaa Qab yo bey maxaa Pepline ah e ku Hortagan maxad se ra jey ney saa future time anigu kheyr cafimad iyo hor mar baan ku ra jey nayaa intaa an ku wey dii yey na hala yabin nabad galyo

  • @asaldhalad4186
    @asaldhalad4186 ปีที่แล้ว +1

    marwalbo wan ku xiranahay mowduucda lkn waxan kacodsanaa sida lagu tagi karo wadamadas inad kuso dartid mhdsnd

  • @XamdiXaabsey-rl2ok
    @XamdiXaabsey-rl2ok 11 หลายเดือนก่อน +1

    Tanaad kannal faa'ido badan oo loogu yimaado muhiimadda .

  • @mixedboy442
    @mixedboy442 ปีที่แล้ว +2

    Egypt 🇪🇬 kaso hadal pls

  • @walaalahaoffical7017
    @walaalahaoffical7017 ปีที่แล้ว

    I would like visit marroco
    From.somailand

  • @iftiinkawarka3558
    @iftiinkawarka3558 ปีที่แล้ว +1

    Geedkas argan Waa geedka dhulkeena ka baaxa ee kulanka la yidhahada lkn kama Fa'iideysano

  • @ahmeddeef6683
    @ahmeddeef6683 ปีที่แล้ว +1

    Sxb tanad ayaantan waa kuwayay xagee kabaxday

  • @sowdasowda4209
    @sowdasowda4209 ปีที่แล้ว +1

    Jah xogtaan wasugaayey ☺

  • @guledciidle3713
    @guledciidle3713 ปีที่แล้ว +1

    Tanaad mad kusoo celisay mise anaa mooday sxp

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 ปีที่แล้ว +3

    Golden voice 🗣️🦻

  • @madarmohamed4899
    @madarmohamed4899 ปีที่แล้ว

    Asalamu alaikum walal qali waxaad ka soo hadasha dadka amaziqh iyo barbarka aan wali helin aqoosiga

  • @abdirashidismail6631
    @abdirashidismail6631 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @duulqarneeynduulqarneeyn5913
    @duulqarneeynduulqarneeyn5913 ปีที่แล้ว +1

    Saaxib waxad igu caawisa filimka dawal digis sidu qoral ahan u dhigmo

  • @KaatunTube
    @KaatunTube ปีที่แล้ว +16

    Golden voice keeping up bro🥰

  • @somfrp
    @somfrp 9 หลายเดือนก่อน

    Maqrib❤

  • @sharmaakecabdiraxmaan
    @sharmaakecabdiraxmaan ปีที่แล้ว +2

    👍👏

  • @camirali4411
    @camirali4411 ปีที่แล้ว +2

    Plz wll somalia kaso hadal

  • @ahmedabdiqani6243
    @ahmedabdiqani6243 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad xala daawane makuso celise

    • @Tanaad
      @Tanaad  ปีที่แล้ว +1

      cilad yar ayaa dhacday wll

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +1

      @@Tanaad Ustaad adigo Mahadsan kasoo hadal Wadanka kyrgyzstan 🇰🇬 plz

  • @mhacadawe9085
    @mhacadawe9085 ปีที่แล้ว

    Macalinkeyga videogaaga ma isticmaali karaa

  • @zaidadam5916
    @zaidadam5916 ปีที่แล้ว +3

    Sxb kasohadal please 🙏 madaxweynaha china 🇨🇳 xi Jinping 🙏 wan jeclahay shakhsiyadisa please 🙏 wxan ahay asxabtada

  • @sayidcumarmaxamuud6269
    @sayidcumarmaxamuud6269 ปีที่แล้ว +1

    Wll tanaad youtubkaga ilaa meeqa raadinaaye awl waakuxirna wuuiga baxay magaca waa iloowe hada waakuhely waakutaageera

  • @walalmorgan5726
    @walalmorgan5726 ปีที่แล้ว +1

    24/12/2022 9:12 ayuu isoogaray

  • @OkOk-wy2qw
    @OkOk-wy2qw ปีที่แล้ว +1

    NORTHERN WAYE LIBAX

  • @lagarmuuse6465
    @lagarmuuse6465 ปีที่แล้ว +1

    Zxip xogta Westren sahara hanaga illaaein

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan ปีที่แล้ว +1

    Wa Dalkii 4 Sacadod Ku Burbruiyay Burtuqiiska