ABUKAATIHII SAYID CALI O LASOO WEERARAY IYO MAGTII LUUL O MIISKA SAARAN 😱

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 156

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska2  4 หลายเดือนก่อน +14

    Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi
    wa.link/yfrkhn

    • @ZahraAbdullah-nx1lt
      @ZahraAbdullah-nx1lt 4 หลายเดือนก่อน +1

      ABUU KAATAHAN WAXAA LAGU MAGCAABAA U DOODAHA GUBAYAASHA WAXAAN SUGNAABA WAA INAAN ARAGNAA ASAGOO LAGUBEY YAA MAALINTAAS UDOODIDOONA ABUU KAATAHAAS

  • @Abdullahi_thegoat
    @Abdullahi_thegoat 4 หลายเดือนก่อน +11

    ilahay ha u naxariisto luul & axmed dowloJanadiina Allaha ku casumo waa shahiid
    lkn axmed dawlo kiiskisa lama babunin qof lo toogtayna lama arkin

    • @aminaidris426
      @aminaidris426 4 หลายเดือนก่อน

      Waa looma ooyaan aakhiro ayaa looks gudi doonaa

  • @Nasra-w2k
    @Nasra-w2k 4 หลายเดือนก่อน +6

    Aabe wanaagsan baa dhalay gabadhaas allaha u naxariistee xaquuna ku taaganyahay haka laaban rabi hakula jiree

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 4 หลายเดือนก่อน +13

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @hagiohaji7937
    @hagiohaji7937 4 หลายเดือนก่อน +4

    Jazaakallahu kheyran sida wanaagsan oo aad warka xaqiiqdiisa aad noogu soo tabisay.

  • @msatl94
    @msatl94 4 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkaas Abukaato ma’ah wuxuu ahaa nin Canada degan oo dawlada biilsho oo Somalia soo aday ilmo iyo xaas u qabaa
    Xaaskisa ne waa shikhaal
    Weligiis Abukaatonimo ma baranin
    Ee Somalia qofki dibada ka imaado waxey umoodaan in wuxu sheegto iska Aaminaan
    Waa nin Dawlada canada wax siyaan oo weligii iskool galin
    Waa calooshisa u shaqeysto oo qaa’in eh

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 4 หลายเดือนก่อน +4

    Mashaa Allaah Tabaaraka Allaah, Allaha Ku Barakeeyo Guuleyso Adeer 🇸🇴

  • @shmohamed-mu7jd
    @shmohamed-mu7jd 4 หลายเดือนก่อน +2

    Cabdullaahi Run Waxaad Ku Weyday Been Ku Helimaysid
    Diyo Hadii Uu Qaadanaayo Intaa Masoo Gaadheen
    Mustaqabalka Haka Sheekeynin
    Allaah Ka Baq

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 4 หลายเดือนก่อน +10

    Scw scw scw scw scw scw

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 4 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allaah waa mahadsantahay waxaa ka helaa sida aad ugu doodi xaquuqda haweenka
    Ajar iyo xasanaad allaha kaa siiyo.

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 4 หลายเดือนก่อน +2

    Walee hadalkaagu waa xaqiiq inay jiri doonto maalin aan dood iyo muran iyo difaac jiri doonin.. Lanasoo hordhigi doono ninkan Allah hortiisa dulmigan uu kuraadsanayo luqmadda.

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 4 หลายเดือนก่อน +2

    Kan avocate ma ahan,
    Wajigiisa waxaa ka muuqata inuu waligiiba cunijiray xaaraan ,

  • @maxcali863
    @maxcali863 4 หลายเดือนก่อน

    Abukaataha weerar in lugu qaado wa qalad. Shaqadiisa ayo fulinaaya sharciga ma ogalo. Laakiin Luul xaqeeda Abukaataheyda aya laga raba iney karayaan. Waa sax abukaataha Sayid Cali si kaste shaqadiisa ufoolxuntahay wa shaqadiisa ino difaaco Lana safto wixi shaqaaleysay.

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 4 หลายเดือนก่อน +2

    NINKAN QAREEN MAHA MID DIIN ISLAAM IYO MID MAADIBA.
    SAKERADKA ALLE SWT HAKU DHIBO

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 4 หลายเดือนก่อน +5

    Meeshaan wax run sheegaaya adaa ka jira waaba ku wareeray laakiin adiga bes ayaan ku daawan doonaa ❤

  • @cashoMoha-o9h
    @cashoMoha-o9h 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wallhi waan ku farxsanahy in la toogto wiilkaas

  • @LUISFIGO-tr5pw
    @LUISFIGO-tr5pw 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wiilka cidiisa ehelkiisa ayaa dadk8 iska horkeeneen oo dhaaranaya

  • @maryanroble2500
    @maryanroble2500 4 หลายเดือนก่อน +3

    Abukate wax Kama yaqani

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 4 หลายเดือนก่อน

    Allah ha uu naxariisto Aamiin

  • @munaxuseen5456
    @munaxuseen5456 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan aakhiro ayuu ilowsanyahay

  • @KhadijaKhalif-wh6lx
    @KhadijaKhalif-wh6lx 4 หลายเดือนก่อน +1

    Subhanallah.allla.kaabasi.malah.abukiga

  • @NadifaAbdi-g5n
    @NadifaAbdi-g5n 4 หลายเดือนก่อน +2

    Good move to solve the burning issue btw the two clans

  • @Qadro-f5z
    @Qadro-f5z 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs wlle horta abukaataha ha ugafinna mxaa yeelay qofkasta oo eedaysane ah wxuu ubahanyahay abukate la,aantiisana abukatena lama maxkamadyn karo horta taa ogaada yaanan kugafin shaqsiyada abukatayaasha kulli waa shaqadii loogu tala galay waa shaqadoodii taana kudarsada

    • @khadraali9602
      @khadraali9602 4 หลายเดือนก่อน +1

      Markaas ma marxuum qaldaan meyuu arinku marayaa waxaan abukaat lamadhaho waa nin malcuun ah ee umada ALLA HAka qabto waxaa uu ku hadlayo munaafaqad waa dhaaftey waana fircoon dhashisi xalane acuudu bilaahi mina sheydhaani rajiim subxanalaah

  • @fatxixuseen6167
    @fatxixuseen6167 4 หลายเดือนก่อน

    Abukatahas xolihiisa xalal maahan subxana allah

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 4 หลายเดือนก่อน +1

    Walaahi ninkaa Abukaataha ah waa in laga qabto bulshada kaasi oo kale lama odhan karo waa sharci Aqoon

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 4 หลายเดือนก่อน +2

    Scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @clutchdeeqoalt9041
    @clutchdeeqoalt9041 4 หลายเดือนก่อน +1

    cabdulahi macalin xusun xaaskaaga lacag ayee nagaqabtaaa 180 doolar dhar ayaan kusoo celiney aan kagadane ilaahada nooma soocelinin ninyahoo nooga sooqaad adiga ayaan kaaga dacwoonayaaa xaas kaaga tahay

    • @maryanabdi9059
      @maryanabdi9059 4 หลายเดือนก่อน

      Dadka online lama aamino walal 😮

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa siday doonaan rerku

  • @LUISFIGO-tr5pw
    @LUISFIGO-tr5pw 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ma'am fiirisid isagoo nool meel madixiisi iyo indhihiisi meel ay marataan booskoodi wayka guureen

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 4 หลายเดือนก่อน

    XAQA ALLE SWT WAA IN UU WAXKASTA KA WEYN YAHAY.
    QABIIL MAAHA ARRINKAN
    HADI SEYD CALI UU KU DHICILAHA WAA GARAB ISTAAGI LAHEYN.

  • @SamiiraFayaxmire
    @SamiiraFayaxmire 4 หลายเดือนก่อน

    Subxaannallaaah ma aakhiraa laga soo hadlaa wallee xabaal iyo su,aallaa dambeeya marxuunka kulaha

  • @ummaarije2973
    @ummaarije2973 4 หลายเดือนก่อน +1

    This is insanity! After 2 court orders? 😢😢😢

  • @abdifitah-wu3xj
    @abdifitah-wu3xj 4 หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxristo walashena

  • @yonisbogoreh4240
    @yonisbogoreh4240 4 หลายเดือนก่อน

    Shaqada abukataha ayaba sidas iska ah sxb ee dadka hakusi dirin hadalkaga dartis ayay wax uso gadhi karan sxb from 🇩🇯

  • @AdoonAdoon-ei3dd
    @AdoonAdoon-ei3dd 4 หลายเดือนก่อน +1

    0:36 0:38 0:47 0:47

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 4 หลายเดือนก่อน

    Mag dad ku waa kala qaataa waa caadi lkn reerka sayid cali waji ma dhigan qaabkay udhaqmeen

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 4 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga xatee hadaan arki lahaa dhagax ayaan la dhici lahaa dabaalka ninkaa😂

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wuu iimaan la'yahay dhuuntuu dhulka ku dhuftay aakgiradiisiina wuu ilaaway waa xaaraan quute

  • @maryanroble2500
    @maryanroble2500 4 หลายเดือนก่อน +2

    Odaygan waa jiran yahay

  • @farrahosman5581
    @farrahosman5581 4 หลายเดือนก่อน

    Asc laakiin diinta Islaamka ayaa ogol in diya la qaato

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 4 หลายเดือนก่อน +1

    Midkaan asagaa aduun iyo aakharaba ka shalaay doona waanaba nin waashay wuxuu ku waashay lacag calooshiisa ayuu aduun iyo aakharo dhaafsaday 😢

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 4 หลายเดือนก่อน

    Allah inta dulman ha u gargaaro aamiin allah kuwa dulmiga iyo leynta shacabka wado ha ka qabto hana ka werjeeyo umada aamiin kan beenta uu ku shaqeysanaayo allah ha u soo dedejiyo beenta uu ku xaqirayo dadka dulman aamiin allah ha usoo dhaweeyo aamiin

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 4 หลายเดือนก่อน

    Aamiin yaa rabil caalamiin jisaakalaa Khayr

  • @NajmaAbdi-hf5yk
    @NajmaAbdi-hf5yk 4 หลายเดือนก่อน

    Salalaahu caleyhi wasalam 💖 ♥ ❤ ❤

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 4 หลายเดือนก่อน

    ASC WLLE MUJRIM CALI XALANE MA MAR HORE AYUU XAQII AXMED DOWLO DUUDSIYE OO LUUL XAQEEDIINA KU DARAY WAABA MUJRIM WEYN EE DOWLADA NINKAN WAA INEY ISAGA TOOGTAAN

  • @fathiyayusuf1332
    @fathiyayusuf1332 4 หลายเดือนก่อน

    Asc walaal waxaad meesha ku soo qortay waa qalad naga sax war fiican maaha in aad tiraahdid naagti luul ayaa miiska saran waxaa ka fiican in aad qorto marxuumada luul Allah yaa raxma baa miiska saran.

  • @mahadroble1184
    @mahadroble1184 4 หลายเดือนก่อน

    Waa nasiib daro weyn rag badan ayaana ku dhiira doona hadii aan toogan seyd cali

  • @abdiahmed484
    @abdiahmed484 4 หลายเดือนก่อน

    اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى اله وصحبه وسلم💦 ❤

  • @Amiiraib
    @Amiiraib 4 หลายเดือนก่อน

    Salallahu caleyhi wa salam 🥰

  • @ramlamohamedq9051
    @ramlamohamedq9051 4 หลายเดือนก่อน

    Yaaaa sheekh cabdi casisi ma magbuu qaatay

  • @MuftaaxN
    @MuftaaxN 4 หลายเดือนก่อน

    Allaah xaqa hatuso xalane

  • @ibraahinatoore1857
    @ibraahinatoore1857 4 หลายเดือนก่อน

    subxaanalaah kaani waa munaafaq ale kadabeeya kaan oo maalikale ayuu midhee heera guranaya

  • @XaliimocaliCali-z6h
    @XaliimocaliCali-z6h 4 หลายเดือนก่อน

    Sallaahu calayhi wasalam❤❤❤❤❤

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 4 หลายเดือนก่อน

    Waar hakadhigina mashruuc like lagu raadinaayo khalad waaye

  • @salaxudiincarap6372
    @salaxudiincarap6372 4 หลายเดือนก่อน

    Asc cajiib ani kalmasaas aan aad ulayaabay luul iyadaa isgubtay
    Qofdhin tay ayuu ku been abuuran kan iskadaaya wuu eedi doonaa

  • @Fadumo383
    @Fadumo383 4 หลายเดือนก่อน

    salallaahu caleyhi wasalam

  • @ibraahinatoore1857
    @ibraahinatoore1857 4 หลายเดือนก่อน

    caleehi salaatu wasalaam

  • @nurta-gh2xb
    @nurta-gh2xb 4 หลายเดือนก่อน

    SALALAAHU CALEYHI WASALAM

  • @Xirsishow
    @Xirsishow 4 หลายเดือนก่อน

    Adigu adigu sxb jooji hackala hadhin denbigee

  • @Fadumo123-x4q
    @Fadumo123-x4q 4 หลายเดือนก่อน

    Scw❤❤❤❤

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs walalkey cabdulhi allxmduliilh allxmduliilh lkn maa u maleynye inu abe cabdiaziz lacg qaadanyo noooo ninkas diilaga ah maa lulu ayka fic yahy nooooo

  • @BilanPpe-rw8yr
    @BilanPpe-rw8yr 4 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊

  • @faycalaliabdi2790
    @faycalaliabdi2790 4 หลายเดือนก่อน

    Dhuunigiiisa ayuu eegayaa lkn tii aakhiro waa hilmaamay xalane

  • @AsmaIsmail-j3r
    @AsmaIsmail-j3r 4 หลายเดือนก่อน

    Amin

  • @SahraMuktar
    @SahraMuktar 4 หลายเดือนก่อน +1

    Scw Scw Scw Scw Scw❤

  • @xaawomaxamed81
    @xaawomaxamed81 4 หลายเดือนก่อน

    Saw scw scw ❤

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 4 หลายเดือนก่อน

    subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah

  • @FatumoMohamed-vc5te
    @FatumoMohamed-vc5te 4 หลายเดือนก่อน

    Scw

  • @dahabdaahir2164
    @dahabdaahir2164 4 หลายเดือนก่อน

    Abuukaate waa manaxe diintu kuyartey allaah hahanuuniyo Innaga iyo asagaba

  • @samiraamira-xo4wg
    @samiraamira-xo4wg 4 หลายเดือนก่อน

    ILAAHAY WAXAAN KA BARYAYAA INUU DADKII UU DULMIYAY IN ILAAHAY KU SALLADO OO MADAXA KA TOOGTAAN I.A DDULIGA DAALIMKA AH OO DULMIILAHA XAARAANTA KU NOOL ILMIHIISA IYO REERKIISA XAARAAN AYEY KU KOREEN WEYNA KASOO BAXEYSAA GOOR AY AHAATABA

  • @IkaraanGenyo-wq2ny
    @IkaraanGenyo-wq2ny 4 หลายเดือนก่อน

    Salalahu.caleyhi.wasalam.❤❤❤❤❤❤❤

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 4 หลายเดือนก่อน

    BEENLOOW , LUUL AABAHEED MAG WU DIIDAY SIDA LA WADA OGSOON YAHAY , EE MAADIGA AYU KA QAADANAYA ?

  • @abdiiafrah9687
    @abdiiafrah9687 4 หลายเดือนก่อน

    Sheeydaan miyaa kuu soo waramay adigu 😂😂

  • @Jamila-x1l
    @Jamila-x1l 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤ 1:05

  • @NimcoGedow
    @NimcoGedow 4 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 4 หลายเดือนก่อน

    Subxanalaah😢

  • @abdallaelmi
    @abdallaelmi 4 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw❤❤

  • @siraadadan4491
    @siraadadan4491 4 หลายเดือนก่อน

    Washaqale runta waa ogyahay

  • @MissGenius-qd5sk
    @MissGenius-qd5sk 4 หลายเดือนก่อน

    S.A.W

  • @Mudaneey
    @Mudaneey 4 หลายเดือนก่อน

    المرحوم غلطان
    Ayuu taagan yahay cali Xale
    Ilaahay ku soo qabay qof aan hadli karin buu qalad saarayaa

  • @ZamzamAxmed-l5d
    @ZamzamAxmed-l5d 4 หลายเดือนก่อน

    Bisinka Daadku Maxay Daadka Ku Gubaan Salaamad Somalidu Caadi maha

  • @umuquteyba9260
    @umuquteyba9260 4 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga waxaan dhihi lahaa labada qabiilba waa dad walaala ah ee aabo abdiaziiz diyo haka qaato kadib marxuumada masaajid halooga sadaqeeyo si marxuumada looga fa,ideeyo sadaqatul jaariya wiilkana uu xoriyadiisu u helo waayo dadka waa wada dhasheen cuqdadna ma fiicno, illaahay dambigeena iyo kii waalidiinteenaba ha dhaafo, wllsheen luul Abdiaziizna illaahay qabrigeeda ha u waasiciyo kitaabkeedana midigta Allah ka siiyo.

  • @adonallah2302
    @adonallah2302 4 หลายเดือนก่อน

    Irsaqada meel xun ilaah nagama galiyo

  • @HamidaOsman-p7f
    @HamidaOsman-p7f 4 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw

  • @samiraamira-xo4wg
    @samiraamira-xo4wg 4 หลายเดือนก่อน

    illeeyn dadka la' gubo waaba caadadiinna reer muqdishoow wallee aakhiraa war jiraa 🤔🤔🤔

    • @AaminoHussien-pf6rm
      @AaminoHussien-pf6rm 4 หลายเดือนก่อน

      Ani reer muqdisho waan Ahaay laakin wuxuu ilaahay marak iga yahaay inaa rabo ninkaan ila dilo oo Aabahaan masaakiinka Ah gabadhiisa ay cadaalad hesho insha Allaah

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 4 หลายเดือนก่อน

    Ninkan advocate ma ahanee waa ,DEVIL ADVOCATE

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 4 หลายเดือนก่อน

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @KadraSheikhsiyad
    @KadraSheikhsiyad 4 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw

  • @qnus6858
    @qnus6858 4 หลายเดือนก่อน

    Makta maxeyeheryd oqadanayo ader cabdi casis da benta

  • @abdibarre7520
    @abdibarre7520 4 หลายเดือนก่อน

    Sax wllhi😢

  • @DeqaHasn
    @DeqaHasn 4 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @WaberiYoussouf-gk3xk
    @WaberiYoussouf-gk3xk 4 หลายเดือนก่อน

    Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @محمدعبدالله-ك5غ
    @محمدعبدالله-ك5غ 4 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw

  • @IbrahimSalat-ps4ko
    @IbrahimSalat-ps4ko 4 หลายเดือนก่อน

    ameen

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 4 หลายเดือนก่อน

    Adiga hada ma loyarka familkiisa dadka farta ugu fiiqeysa waa qaldan tahay kuwa u doodeyso iyo kuwa ninkooda dhibta geesten shacabka ugu fiiqeyso farra waa isku mid istaafurulaah dheh

  • @hdufydhnfifudu6134
    @hdufydhnfifudu6134 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @Maryamah1444
    @Maryamah1444 4 หลายเดือนก่อน

    War ninkan asg hala dilo 😂

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 4 หลายเดือนก่อน

    Kan maxaa ka qaldan waar ninkaan waa qareeen dadka dambeyada soo galay ayuu difacayaa sidii doono ha u difaaco qofka hadii uu dambele yahay wuxuu xaq u leeyahay inuu heli qareen difaaco wax caalami ah bal u fiirso maxkamdaja aduunka waxay leeyiiin qareeno dadka dufaaca waana sharci ee jaahilnimo ayaa madaxaaga ka buuxda qareenimada ama inaad qof dambeele ah inaad difaacdo jaamacdaa loga soo baxaa anigaa ka mid ah waxaana ka soo baxay كلية القانون والشريعه ام القراي

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 4 หลายเดือนก่อน

    Oday cabdicaziz horuu u sheegay inaanay diyo qaadan,

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 4 หลายเดือนก่อน

    Kan shaqo halaga qabto haday Soomaali jirto