The best positive comment of the day. Somali badan oo zineysata ayaa badan. Waxaa lala yaaban yahay gabar xalal guirsato markasta. Hadii aysan guursan ma zineysan laheyd waayahee.
Sister you are wearing hijab but seem to be laywoman on muslim marriage happiness and conduct. Do you really think couple who does shaytan behaviour with music and dancing in front of public will have good foundational base for happy islamic marriage 🤦🏽♂️
Fiska is a living legend and we support her to do whatever makes her happy o halal. Only thing I would say is, she deserves much better than this guy not because he’s young but because she is a superstar and he’s not close to being her level.
"Ma tahay qof jecel inuu waqtigiisa ugu badan la qaato maftiiisa kana fogaado dadka meelaha ay isugu yimaadaan..? Ma necebtahay buuqa iyo dhexgalka dadka sheekadooda..? Ma jeceshay inaad waqti ku soo qaadato meelaha dooga cagaaran leh dadkuna ku yaryihiin biyuhuna ay durdurayaan wax shanqar ahna aadan maqleyn marka laga reebo codka shimbiraha iyo jabaqda laamaha dhirta..? "Ogow waxad tahay qof ka badalan dadka, tilmaamahaasna waxa leh dadka wanaagsan weyna yaryihiin.." Nagu soo biir wl ❣🙏
Why are you upset, she is free in his marriage. She wants to marry young or old men. This is his future. Why are you upset, if he travels to the UK or sits in a country that is his life 😂😂😂😂😂😂 Congratulations farxio fisk🎉🎊❤
😂😹😹 I swear shine culey is so hilarious 😂 aniga marka sad ahay walahi page kisa soo boqda sida u qoslo walasheey waa sidas shine culey favorite keda waye 😂😹 we love you shine culey ❤️ all the way from Seattle Washington 🇺🇸
Farxiya fiska qalad may samayn kaliya way guursatay gabadhaaas somaliyeed halaga fuqo 🤐🤐🤐waxani waa ceeb diniyana ma fcna in qoys muslina lagu mashquulo 👉
Shiinow nib waynbaa tee maxaa laba qof oo xalaal isku guursadey inaa wax ka shegtid waa laga qurux badanyey rer dhisan weye imika Alle hayskubarakeeyo🥰👩❤️💋👨
Question: If it's other way around & fiska is a man, would we having this conversation? I See every day 60 plus men going Somalia, Somaliland or Kenya & get married with 16.18, 20, 22 & 25 years old girls. 30 years women is too old for 60 plus old. Congratulations to my Brother & Sister & may Allah protect & bless your Marriage🎊🎉🎈✨🎇🎁🎀
Anigu waxaan ahaaodaykii qadigii isku mehernayay wana kala weyihin labada qof allha isku barakeyo wan idin salmayaa hapalyo lacag layma siin weyna iga amuseen ilahaay dardii ayaan ku hadhay 😪
Heesha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu racsan.🖐❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤subscirbes bls wllo🥰🙏
m.a
Masha allh
Quraanka kariimka ayaa ka macaan heesaha ❤️❤️
Shimee kuugu danbaysay sheekadii qaamquu mase maba maqal ba halkan kadaawo xasuustii horn afrik
Q2aad
th-cam.com/video/ud_IxryX9uk/w-d-xo.html
Sax
War maxa kagalay adeer bada havelin
Fiska dhuunteeda codka kasoo baxa ayaan ku baranay ee kuma baran waxa labadeeda lugood ka jira., Qof sinaysta, dadka Xanta, umaddana isku dira ayaa raba inuu gabar sharaf leh oo guur xalaala nala wadaagtay inuu cayaar ka dhigto.
Guurka waa Faan, waa Farxad, waa ka Fogaansho Fisqi Hambalyo Fiska✌️♥️
والله انك رجال !!👏🏻
Legend
Shimee kuugu danbaysay sheekadii qaamquu mase maba maqal ba halkan kadaawo xasuustii horn afrik
Q2aad
th-cam.com/video/ud_IxryX9uk/w-d-xo.html
Masha allaah waa runtaa waa kugu raacsaney Rayigaas somali maryoley qofkii heer sare gabadha lugaha ayey ka qabtaan waa xasad intooda badan Subhanallaah xasadku badanaa 😞😞😣
Haa wlhi Farxiya fiska waa gabar sharaf leh haday wiil yar guursato iyo haday oday guursataba ayada dookha iska leh
The best positive comment of the day. Somali badan oo zineysata ayaa badan. Waxaa lala yaaban yahay gabar xalal guirsato markasta. Hadii aysan guursan ma zineysan laheyd waayahee.
Ku saliya xabiibkena Muhamed SCW SCW ❤️❤️
Scw Scw Scw Scw Scw
Scw scw scw❤❤❤❤❤😭😭
Shimee kuugu danbaysay sheekadii qaamquu mase maba maqal ba halkan kadaawo xasuustii horn afrik
Q2aad
th-cam.com/video/ud_IxryX9uk/w-d-xo.html
CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H 😘 ♥ ❤ 😘😘😘😘
Salalaahu valeeyhi wasalam
*The best person ever the* *most knowledgeable and* *the most shine all Allah* *created is Prophet* *Muhammad* ❤❤
Shimee kuugu danbaysay sheekadii qaamquu mase maba maqal ba halkan kadaawo xasuustii horn afrik
Q2aad
th-cam.com/video/ud_IxryX9uk/w-d-xo.html
Salallahu calayhi wasalam❤️❤️❤️
Q
Scw
Scw 🥰
Shiine dad badan ayaa kugu xiran waxaa fiicnayd inaa dhalinyarada wax anfacaya usoo gudbiso ,waa fikirkayga.
Shiinow adba Manaal 20 sano ayaad ka wayentahay. Free Manaal😂😂😂😂
I support them Manshallah!!! As long as they love and respect each other!! Congratulations to the new couple!! Manshallah!!
Sister you are wearing hijab but seem to be laywoman on muslim marriage happiness and conduct. Do you really think couple who does shaytan behaviour with music and dancing in front of public will have good foundational base for happy islamic marriage 🤦🏽♂️
@@samizakariya5155 that’s their business. I don’t judge people.
Boqorada codka waxay gashay guur xalaal ah allaha isku barakeeyo wallee Mubaarak Naag buu helay Mabruuk caleekum
Shiine culay xaasid xaasid dhalay
Lamaanaha kadhamoow
Qadhmuunimada iyo aflagaada kala tag lamaanaha,
Xool xoolo dhalay
farhia fiska nasibkuu kuguursadan layaaba
Shiino haku fogaan Reerka Cusub"" Amaaan sii wiilkeena from Puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🌹🌹🌹👍
Calanka siraalyoon baa leh wallo
Alla ha isku barakeyo marwada iyo mudanaheda 🇸🇱👑👌
@@abdikanisuleimam9543
Wahan la aqoonbadana
Fiska is a living legend and we support her to do whatever makes her happy o halal. Only thing I would say is, she deserves much better than this guy not because he’s young but because she is a superstar and he’s not close to being her level.
"Ma tahay qof jecel inuu waqtigiisa ugu badan la qaato maftiiisa kana fogaado dadka meelaha ay isugu yimaadaan..?
Ma necebtahay buuqa iyo dhexgalka dadka sheekadooda..?
Ma jeceshay inaad waqti ku soo qaadato meelaha dooga cagaaran leh dadkuna ku yaryihiin biyuhuna ay durdurayaan wax shanqar ahna aadan maqleyn marka laga reebo codka shimbiraha iyo jabaqda laamaha dhirta..?
"Ogow waxad tahay qof ka badalan dadka, tilmaamahaasna waxa leh dadka wanaagsan weyna yaryihiin.."
Nagu soo biir wl ❣🙏
Masha allaah waan ku haystaa meelahaas aad sheegtaan
Aniga miya iga hadleesa tollow I love it melaha sidaas ah ❤
Farxiya fiskaay naga baraanjee raga maxaa yeelay iyaguba imisaay gabadh yar guursadeen long life fiska😍
Yaa qaba cudurka loo yaqaan comment aqris sidaydo kle 😂😂
Aniga😁
Me 💔💔💔💔😂😂😂😂😂😂
Anaa kow ah
Wallhi social media iminka waxan isleyahay coment akhris awgii ma isaga deysaa xitaa heerkaan marayo coment 5k ah ayaan wada akhrinayaa
Ani🤣🤣
Why are you upset, she is free in his marriage. She wants to marry young or old men. This is his future. Why are you upset, if he travels to the UK or sits in a country that is his life
😂😂😂😂😂😂
Congratulations farxio fisk🎉🎊❤
Ciilaa haayo ninkan xunka asaga qooto qooto abti xabibi gabar uur ugu yeelay
War English waad kufsatay afsoomaali isaga hadal "she is free in his marriage" wax ladaho majiro.
Yeah , it's her life and chance , congratulations them
@@ibrahimmohamed3433 😂😂😂😂😂😂😂
It's none of your business, why are you upset?
😂😂😂😂
They upset because they can't get younger man by themselves🤣😅
Anaa jeclaan lahaa in ay ibarto cilmiga ay heysto farxiyo fiska masha Allah masha Allah 😄😄
Shiine culay nin kaa neefsan oo Reaction xun wali Ma arag gabdhaha xataa wxd rabto ku leedahay🥱🥱
Farxya duco waalid waa dhaaftay awoowgeed baa qabriga uga soo ducaynaya saqiin liqa daaya gabadha 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
😂😹😹 I swear shine culey is so hilarious 😂 aniga marka sad ahay walahi page kisa soo boqda sida u qoslo walasheey waa sidas shine culey favorite keda waye 😂😹 we love you shine culey ❤️ all the way from Seattle Washington 🇺🇸
I feel same whalhi I was wating his reaction 😃😃😃🙃😃😃😃🙃😃😃 kabankan kulha
Masha allh ka naax shiineow xasiid bad tahay laamaha ka dhex baxa farixiyo iyo Mubarak isku wara ubad khayr leh kala hela
Ilaahay aan ka cabsano shiinow
Shiinow dhiiqa lugaha kula jirtaa❤❤
Walahi benta maahan dhiiqo lugaha gashtay ee aaway asaga gabadhii oo abti xabibi uurka ugu yeelay halke aaday talow 😂
“10 sano la so dhaafay adan sanad nasan Masha’Allah” shine is hilarious 😂😂😂😂😂
Shiinow qeyrkaa dalkay hoogaan u yihiin adiguna xagaasaad dhiidhida dhex fedhidaa waar nio qeyrkaa facilkooduba maanu ku damqin. CIYAALKA XAAFADANA HAYS MOODIN TIISARE IYO TII HOOSANA WEY KU CADAADEENE. Lamaanhaana hambalyo kaa eeg!
FISKA IYO OCTOBER
ROYAL FAMILY 👪
Maseyr baa ku haya adigaba manaal waad dhali kartaa waana ka xishoo weysay
Waa run hees quraanka ayaa ka macaan
War haladaayo guurka xalaasha
Ilaahay ka baqa intaad like raadinaysaan
Farxiya waxbaa lagamaqaban karoo keep going 🙌🥰 Team shinee culay like kubooba comentiga
Farxiye fiska shiine adaaba ka weeyne is waanso manaal beeldaaje oo aad awoowo u tahaad hoosda ku haysadaaye sheem on you
Farxiya fiska qalad may samayn kaliya way guursatay gabadhaaas somaliyeed halaga fuqo 🤐🤐🤐waxani waa ceeb diniyana ma fcna in qoys muslina lagu mashquulo 👉
Happy is a good hearted person
Allah bearka waan jecelahay reaction shiine coolay 😃😃😄😄😄😄😁😁😁😄😄😄😅😃😄😄😄😄😄😄😄😄😄
Mashalh shacniga wa hawiye quruxdeda isma badasho alaha kuxifdiyo from isaaq
Daaya lamaanaha
Mubarak gabadh bu helayee daaya
Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴
First one shiinow legend tahay waLe
M.a farxiyo iyo mubaarak hanbalyo🥰.
Adna qooska isku faraxsan kaleexo Hadaad Alle taqaan🤫.
😂chine culey adigaba gabadhe yaar wadata wana kugu qadaney farxiya no dhaaf weyno aartey 🏋🏻♀️
Raga waa okay gabadh yar. But ladies who goes for young men is sugarmomma. No young man will take old woman serious.
Shiine culay waxn ku leeyhay love isaar 💖
Viva fiska iyo xaajigeda mubarak ululululay ❤️❤️❤️
Shiine sxb adigaba soo gabadhii abtiga u,eheed soo uur,umayelin cunugan haku mashquulin
Iskada maskiinta walhia wajigeda qisoyinba ka muqda🥺🤲alha u barakeyo
Wa ruunta walahi
Shine culey reer badiye, jaceylka Farah a ka qaad, qolkaaga isaga xirnow, adeerow
Shiine waa shakhsiga keliya ee rishankiisu isu dheelitiran yahay waan ka helaa reshanka runta ku qotoma shaqo wacan sxb well done
Shiinow nib waynbaa tee maxaa laba qof oo xalaal isku guursadey inaa wax ka shegtid waa laga qurux badanyey rer dhisan weye imika Alle hayskubarakeeyo🥰👩❤️💋👨
Maasha allah waa calaf wayna is calmadeen! Waxaanu leenahay alf.mabrouk wiil iyo caano gabar iyo malab!
raga waxeey rabaan ayagoo 80 jir ah in ey guur sadaan gabar yar 15 jira maxaa u diidey dumarka ineey guur sadaan wiil yara
Kkkkk shiine dhibloow sjukaansigiibaa maanta qilqiil galay ku lahaa🥰
Hhhh shine culus loo xiisay reaction kisi keep going bro
Waaaaaaaaw waxas hees laga dhah shiib iska dhah kkkkkkk hore u soco ku leyahay
Question: If it's other way around & fiska is a man, would we having this conversation? I See every day 60 plus men going Somalia, Somaliland or Kenya & get married with 16.18, 20, 22 & 25
years old girls. 30 years women is too old for 60 plus old.
Congratulations to my Brother & Sister & may Allah protect & bless your Marriage🎊🎉🎈✨🎇🎁🎀
Shiine 😁 🤣😅 casharka kadhaf jeceylka hawaaro aabo mcn dee iyo hooyo mcn💋💥💥💯💯💋
Masha Allah shiine culay siwanaagsan oo aqayaarnimo kujirta bad uga hadashay fiska waa qof wanagsan
Naagta carurta waaweyn leh ya naga fadhiso dheh balaayo Ku Lugo dheerede🤔🤔
Next guur farxiya Fiskus waa shiine Culey 🤣🤣🤣
Shiine Culay🤴🥰🥰🥰😂😂
Qofkii ugu sharaf badnaa Umada uguna qiimaha badnaa waa Nabi Muhammad Nnkhh.Isaguna Khadiija RC waxay ka waynayd 15 sano warka kale dhaafa
Allow shiine culay ha nagu soo jeedin😂
Hambaliyo 🎉🎉mashallh ❤nag kawin ba ku dhiqi karta hablo jalas ka daya so dhaweya aros ka ❤❤❤❤❤
Shiine culey gabadaa farxadeda haka hortistagin
Abti Xabiiibi ilamaha inaay wax badan ka weyn tahay mubaarak waa lagu wada jiraa Nin baa tahay haays dhihin
kkk qumay shino waxaad dhehda maasha allah farxiya fiska & mubaarak octobar hambalyo maasha allah wbt
Odaygan shiine wa bilaa waji😅🤣farxiya wlee inanay ku dhofinayn
Shine #Bacaacow gabadha ka dhamoow she is free guur xalaala haday guursatay Allaha barakeeyo in loo duceeyo ayay mudan yihiin.
Fiska nin maba dhoofiso u sheega sababto ah uk qof fultim shaqeeya ayaa dad keeni kara fiska oo sanadba wadan u dhoofta waxba ka heli maayo 🤣🤣🤣🤣
Meqa ilmo heysata ABAYO beentada maahan makeneyso
Inta sugaysah subscribeka shiine culy intuu marayo liketa😂🤷🏽♂️
Shiine is just hilarious! 😂
Comment akhris hadaa usoo gashay like dhac iigu sii👍
Allah ha isku barkeyo waya isa jeclahy
Amiin amiíin
Shine cole please 🙏 ka foq jecelka
Supxanllah allhu akpar nabad galiya gabadh
Fiska ineey weeyneen waan wada ognahay vidio yadeeda dib ufiiri markeysoo lbaxeysi
Fiska❤
😮
2 sano ayad hrgyza Fadhida alla beerka😂😂😂 shiine culay waa balaayo
WARYAA SHIINE CULEY WIILKA YAR WAA KORSANEEYSAA FARXIYO OO DHUUBOOW MA JIRO HADA ARKEYSAA ASAGOO QURUXLOOW NOQDAY SIDA KII NIMCA HABY JAF JAFATEY WAAD ARAGTAY SUU U QURXOONAADEY FARXIYANA KA DARAN OO WAA GABAR EUROPEAN AH OO LACAG HEYSATA FANAANADNA SH MUBAARAK NASIIB BUU LEEYAHAY
farxiyo sharaftadii waad lumisay waana lagu shirqolay kan guur mahan waa ceeb
wow good the true is the best
ALLAH KU CAADAAB BEEBBNAWAAYS XAASIID!IYO MANAALA
Hapmlyo reer ka cusub shiine dumarkuu ku dhagaa raguu kabaqaa fulaydheh
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 this is 😁 😂 funnnnnnny !
teeda kale waa sunadii nebi geena scw jadijo 45 ayey aheet 25 ayuu ahaa suuba naheena scw
War iska daa ummad ilaahay hakaa baashaaleene.
Anigu waxaan ahaaodaykii qadigii isku mehernayay wana kala weyihin labada qof allha isku barakeyo wan idin salmayaa hapalyo lacag layma siin weyna iga amuseen ilahaay dardii ayaan ku hadhay 😪
Walaal ka xishood gabadha subhaana llaah
Alla shiinow maxaa kubeena ninweyn oo sidaan ubeen badan war wiilasheedu 3 xataa ma ahan mana la eka wiilkaan lakiin waa sax iney kaweyn tahay lakiin shiinow midaan abti xabiibi ah ninwohow waa dhali kartaa yaa kuu qabsaday
Shine new subscriber is here
Hambalyo mooyee hadal kale iigamafura kkkk
Shiine kugu xiintay maxaad ula hadhay
Hambayo Faxiya fiska iyo mubaarik yare
Da adiga ayee kuhesaa Farxiya fiska dA maheyso ane waa sugaa Farxiya😉
Abti xabiib adba gabar yar guursatee maxa fiska karabtaa
Somalida waan kaa yaabay waalahi xaata Nasiibkaa Illahey ku siiyay kumaa ogoolo yaab baadanaa🤔🤔🤔🤔🤔🤔
Adigaba manaal oo sedex nin soofureeyn soowdigii ku uureeyey abti xabiibi?
Isma arke islaam dhaan odoo 6dan Jira ayaa uureeyey gabar ad u tahay abti Shane of you😜🤣🤣🐐
hooyadaa dhadaqdabadneed was neefyohow maxaa fayuus karaadin 🖐️🖐️🖐️
Ader farxiyo fiska kama kaftamo 🥺😊
Masha allah naag qurux badan buu naga hantiyey ninka yar oo aan arag lahayni
Shinaculey gabdhahadaa wllow hadikale koox ayan kugusoowerarena🤣🤣🤣
Shiinow Ilaahay Kagabaq Oo Labadanqof
Isudaa ……Madayrkii Makaygubtey?
Sowtii Suubanaheeni Sharfana S.C.W
So Khadijah Maguursan Ookaweyn?
Nin ragga yareeysi ma lahan shiinow🤣🤣
Colusow fmly hala cawiyo ilhay halaga baqdo oo fmlyga wayaha iyo dhibatadu hhaystan halo gurmado mantay ino bahanyiin shiine culay
Shiine culay farxiyo iyo jacaylkeeda u hanbalyee