Commet somalida wanso nacay wad ninyahow manta dhan tuugsi le yaku jiri kara wa yaabe war video sameyso kadib hadiba laga helo walagu dawanaya baryo la.aan maxa intaan so tuugsi ah dad ku kalifay sxb wankugu tagersanahay hdlkaas wlhi mideda kale hada wexey ku leyhiin nabiga hada jeceshahay fadlan subscribe i saar lkn hadhow marki ay mel garaana wax yalo fisqi ah ayey so sidanayan war diinta amanka hala siiyo wax fcn aya lagula qarabtaa moye youtube ka daaya diinta aad ku qarawaneysan islaam hada tihiin hadi adan talante lehen maxa kaso doonte youtube qof walba shaqo ayu leyahay shadada raaco dee malin walba diinta aya ku qarawaneysan mideda kale inta tuugsiga ku mashqulsan tahay hadi aad shaqeyni lehed hormar ayad gaadi lehed aniga hada youtube ma lihi mana rawo wixi ilahey isiyay aya ka badan marka tuugsiga iska daya ama isku kalsonada wa side dee qof ku dawanaya kugu ieclanayo in aad melaha la tagnaato ninki nabiga jeclow ilah ban kugu dharshe wa waxasi wa diin daro iska ilaaliya horta wax le so duub ku cel celin wa wad gareysa hamigaga lkn nin tuugsi ku bilaaway wa maxay mesha ku garayo
Hhhhhhhh Shiinow Shp Run zad KU dhimatah Shp Ninkah Fiisaha wy kala raagty Taas nah Wax sababay Ma dooo nyso Inay Dhoofiso Inan tanah Wa ladhaxa Xamda Bilan intah igu raasan like Tah
nin weyn baa tahay ee xishow gabadha waa fanaanad reer muqdisho waana xamdi bilan waana xaas la qabo shiine nin weyn oo bilaa caqli baatahay youtobeka ka fadhiiso
Shiinow arintu kalsooni xumo mahee ee waxaa dawadayaasha loo gudbinayaa qofka ay midhu kusocdaan suu u eg yahay muqaal ahaan si ay dadku sawir guud uga qaataan 👍🏽
War shinoow sinmba mahe waa nimcan hilaac😂😂nin ka kaliya an dumar kaso ag muqan hadey hes la qadeen😊😊😁😂gulles simba Dee wan arkanay waliba hesti somali miya iyo kuwa kale😁😁😁lkn hada simba waji ka radineso ma shegin anu😂😂😂😂😂
@@MohamedAhmed-hw8mg man ilawin lkn waagaa Dee kama aheyn gabdha hesta ku kala gacaso 😁😁hadey sida ka ahan lehed hadu samen laha😊😊 lkn hada 😳😳😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Dee shine ayaba shegay
Nabar aad ogtahay naxdin ma leh 😂 Reactionka hadii aad ka heshay Fadlan Facebook iyo Whatsapp ku sii Share gareey oo maqaaxida dhinacaaga ka shid 🙏
Indrka guuled baad noo faanin iMnka weliga qabiil iska dayn maysid
Ar shiinow qufta xamdi billan wae war iiga siiii😂 adhiga maba arkeysidhee imanka alla ka qaad😅😂
Shiine culay waad waltee mursal ka naqus ilayn ninku wuu shaqaysanyaa ee ..
Maxd tidhii Gulled Simba Kuma Jirt0 Gabdh Ka Garab Ciyaarta 😱🤦♂️
Shiinow MalHa Waad Ilowday Ee Haan Kuzoo XasuusiyE Heesta Gulled Simba Ee Soomali Miyaa
Inanta Ku Jirta Ma Heestay La Qaadayza Waa Mayya
Markaa Naga Hubzo Waxd Sheegayzid 🤣
Sidan maqaaxida aan u shideyney waan daalnay adigana share out xitaa noomasameyneysid nacalaa sheydaan kuyaalee
Intii ilaahay iyo rasuulkiisa jecel fadlan like
Wll hadaad jeceshahay N.N.K.H IGU LA SALI (( scw scw scw scw)
Like 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
scw scw scw 💗💗💗💗
Scw scw 👆
Scw
❤️❤️SALALAAH ❤️❤️CALAYH ❤️❤️WASALAM ❤️❤️
Scw scw
Dadkaan iyagoo heeso dhageysanaya
Hadana leh hdd quranka jeceshahy like mxa idinka qaldan🤫
Lafteydaa ka yaabey.
Dadka diinta ku qaraabta ee comments ku raadiya ma laha miyaa halabuur iyo hidise kale oo ay ku helaan like? 😆
Wey washen
Ma ila araagtey. Jaw
Commet somalida wanso nacay wad ninyahow manta dhan tuugsi le yaku jiri kara wa yaabe war video sameyso kadib hadiba laga helo walagu dawanaya baryo la.aan maxa intaan so tuugsi ah dad ku kalifay sxb wankugu tagersanahay hdlkaas wlhi mideda kale hada wexey ku leyhiin nabiga hada jeceshahay fadlan subscribe i saar lkn hadhow marki ay mel garaana wax yalo fisqi ah ayey so sidanayan war diinta amanka hala siiyo wax fcn aya lagula qarabtaa moye youtube ka daaya diinta aad ku qarawaneysan islaam hada tihiin hadi adan talante lehen maxa kaso doonte youtube qof walba shaqo ayu leyahay shadada raaco dee malin walba diinta aya ku qarawaneysan mideda kale inta tuugsiga ku mashqulsan tahay hadi aad shaqeyni lehed hormar ayad gaadi lehed aniga hada youtube ma lihi mana rawo wixi ilahey isiyay aya ka badan marka tuugsiga iska daya ama isku kalsonada wa side dee qof ku dawanaya kugu ieclanayo in aad melaha la tagnaato ninki nabiga jeclow ilah ban kugu dharshe wa waxasi wa diin daro iska ilaaliya horta wax le so duub ku cel celin wa wad gareysa hamigaga lkn nin tuugsi ku bilaaway wa maxay mesha ku garayo
INTA ARAGTA INAY XAMDA BILAN TAHY LIKE IISARA NACALA SHAYDAAN KU YAALE
First views From Boorama waqooyi Galbeed Waan idin salaamay dhamaan umada soomaliyeed meelwalbood joogtiin 💯❤💥Allow soomaali mideee
Amiin yaa Allah from u k
Aminow ado somalia oo reer slnd mxa 5tii laga bxay mxaa kaga wareegi
Wewe sln sare from borama
Isar sxb wankusare
@@omarsomaliofficial2443 diyaar
Shiine reactiinkaaga caadi maaha. Laakiin waxaan dareemooyaa in and Xamdi bilan aad hagaraneeyso waayo xamdi waa gabar aad iyo aad u cod macaan hanaan quruxoon fanaanad ah aad loo jecelahay. Fananiiyunah waa isla qaadaan heesaha. Marka intaas ayaa dareemay💕💕💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Inantan waa reer muqdishu🇸🇴🇸🇴😂😍
Adiga hees miyAad Reaction ka bixinee mise dad Ayaad isku diraysa
Adiga xataa fiiri meesha ay irsaaqdu ka gashay
Qofkii Igu racsan Like
Sxb shiinoow wll waa iga talee arimaha shaqsiyada ee qofka laguma fogaadee qofka xirfadiisa laqiimeeyaa adba in shaqsiyadaada gaarka inlaga hadlo majeclide waatalo walaalnimo sxb
zHp Hadal qof wx garadi yidha wad tidhi wlhi, waanu kumaqlaya isaguna
wn kugu racay wll
Wax garad baad tahay
Baaz media, caqliga Allah hakuu daayo.
Hodan in laga dulqaado waa rabi lahaa waayo xanuunka maserka ayey dareemi leheed waliba heeso dhaga hadal eh markaa laqaadeysey mahilmaantey 👌👌👌👌👌👌👌👌
Shiine culay legend wan sugaye reaction kaga 🤣🧡
Naa heedhe 6 youtob kabadan kugu arkaye qofka mezha zaran ma adiga qurux badanida💯🖐
@@sakikooshin1282 ha wllo wa aniga
@@bbenacnac nac nac baad tahay inader😅❤💋
Naa pal lambarka iga zoo qapo waa kuwataye 6175575 from Galkio
@@sakikooshin1282 qofta maku sooqabatay ina adeer 😂😂
Abaayo Xamdi Qali 💖💗💖Mar waliba tageera ku ahay
Hore ayu mursal uyidhi wa kuwa labadaydi xase yan lagu mashquulim Adna hadalka guryo dumiska iska ilali hadad akhrido like qab kusii
Waa fanaanad reer muqdisho ah xamda bilan fanan kama maqno ee wey ka dhantahay 👌👌👌👌👌❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏👏👏👏
shiina culay nacala sheydan ku yaalaa liketa dhac igu sii👍
1234 baad noqon banislaha lkn way noqon weyday like iisar kuusaraye
gabar soomaliyed
Shiinow wa kuwataa zhp wxad tahy ninka kaliya ee Reactionkiisa ka helo 😂🤣❤️
Maqaxida shiine culay waan ku haystaa keep marwalba iyo wakhti kastaba cadowgaa u nolow 💪💪💪💪💪
Shiinow reaction kaaga walaaqan waaku haystaa 😂😂😂😂😂😂😂
Shiine shiine umaddena maa ahiida anigu cimmadda waa kugu turay ciimamadda lama ahaysankaro
Anigu kugu tuuray cimamadda Garaad👏👏👏👏👏
Xikmadi Somaliduba Adigay Kugu
Dhantey Shiine Culey From Hargeisa
Maxaad ninka uwaaalaysaa
ninka haynagu waalin🤣🤣🤣
wa afsomali yaqaan Luqadi Asalka Somalida bu yaqana
Nabar aad ogthy naxdin maleh🤣🤣
Gabadha waa fanaanad reer muqdisha waana xaas gabar hodan eyka masereeso ma ahan
Shine culay reaction kaaga unbaa LA Daawan kraa🙈😜
Walaahi spuscripe waxaan kuu siiyay in aad somaliga hodan ku tahay huno long life shiine wallow qabiilka kugu ween yahay ilaaaahay haka reebo
Shiine culay waa suufi wlhy😂nabara ogtahay naxdin maleh kulahaa😂😂😂😂
Heestan inta tiktok kuso aragtay like me🥺🤞
Odey somaliYeed iga wla Dad reaction ayaad tahy noo zoo badi pinkuNa waa adiga 😂😂😂✌
Maqaaxida 40 jirta daacad haloo ahaado😂🙌🏻
Mursal hadaa biilka laga jarayaa 😂😂
Maqbuula ilaahayoow ka dhig kkkk. Ameen ta raaciya team Khadra
Hahahahahahahahaha l like your reaction, I swear your reaction is a fire
😂😂😂😂 shiine adaa iskudiraaya hodon iyo Khadro
Best reaction I have never seen shina culey manshaalah keep going my brother
Hadaa Galmudug taageersan tahay ismuuji😁
Galmudug ❤ guul insha allaah
Guul
GALMUDUGNIMO ❤️❤️
Waraa naga fariiso.shub aa kudashay
Nooci subag la oran jiray 🤣🤣🤣💯👏
😃😃😃😃😅😅
Nabar aad og tahay naxdin ma leh🤣
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Shiney another song on the way coming soon again mursal and the same lady wait and see
Noqo mid naxariis leh
Noqo mid daacad ah
Noqo mid degan oo miisaan leh
Noqo mid dulqaad badan
Noqo mid firfircoon
Noqo mid isku kalsoon
Noqo mid deeqsi ah
Noqo garsoore daacad ah
#subscribe dhac inoogu sii
Allh shiinaa dhibloow aa tahay noooh 😘😘😘😘 we love ❤️ u
Ninkaan waa legend
Alfanan mursal muuse cumar
Nimcaan hilaac iyo Waxas waa ciiyalka xafada
Beenta mahn zhp ninkan waa lagd mursal waa ninkii magaca xidigaha na bary lkn reer hargysa way ku masyreen baryihii danbe 😁
Yaa iLa Fahmey Gabeyga inuu ShiinE Culey Tiriyey😀
Caadi matihid sxb waa markii iigu horesay aan daawado video kaada laakin inta Somali ok falan qeeso video yadaa adaaa ugu shidan🥰🥰🥰.....
Waa Ku mahad santahay heesta aa noo jilcisay 😂😂😂
Haduu Mursal Mareykan soo galo, wuu baxsan doonaa sidii Khadar. Khadar Fihiima wuu ka cararay
Nin yaa isku dhoofiyo kkkk
Waa qayb ka mida ehlu naar nimada zxp markaad leedahay qolo ku takhakhustay arimaha qoyska shiinoow 💯💯💯💯💯💯💯
Eeeeyyyyy Bax waryaa 😂😂😂
Gabadhu waa Fanaanad waana Xamda bilan
Ar numberkeda iisoo qabo qoftaas
Inanta la acting graynaysa waa xamda pilan waa inan reer xamara😂😂
Miyey u ektahay mise waa iyada aniga waanba yaabee
You are funny bro you deserve my subscribe and likes. Keep it up the good work @shine culay am big fan of you. Somaliwayn hanolato.
Wan idin saaalamay reer boorame👍
🤣🤣🤣🤔🤔🤔👍👍👍
Wallahi Good haqodi haadad qodona Hadheryn ku dhicidontana maogiid 👍👍👍👍👍🤣🤣🤣🤔🤔🤔🤔🙃🙃🙃
Hhhhhhhh Shiinow Shp Run zad KU dhimatah Shp Ninkah Fiisaha wy kala raagty Taas nah Wax sababay Ma dooo nyso Inay Dhoofiso Inan tanah Wa ladhaxa Xamda Bilan intah igu raasan like Tah
Ninka ugu caaaqsan youtubrda 😏 uf
Gabadhu waa fanaanad reer muqdisho ah oo hargaysa tagtay
Shiinow marka hore kuma tagersanen lkn hestan sidaa u faaleysay Markan arkay calaamada cased wan kaa cadeye liketana dhac ayaan ku siiyey
nin weyn baa tahay ee xishow gabadha waa fanaanad reer muqdisho waana xamdi bilan waana xaas la qabo shiine nin weyn oo bilaa caqli baatahay youtobeka ka fadhiiso
🤣🤣🤣🤣🤣🤣shiine niin iga qusliyo ebow horey usoco
Banadir guul yes waan qad nay shiinow nacalaa sheydaan kuyaa Lee 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
I'm Number one yesssssses
@Halima Ali d
War dadka haku mashquulina reer TH-cam
iimaankaa idinka tagay
Shiine goordhaw waayihiisa youtuber nimo way soo afjarmayaan taa aniga iga qor wllhi ninkiiba nacas buu noqday nio aday simaliyeed Baan ahay odhan jiray hees buu reaction kasoo bixinayaa heestaba ma eegayee habluhuunbuu ku mashquulayaa sheeko ciyaal baad la timid wllhi waalaguu yaabaa adig nio😁😁🤥🤔🤗🤣
waa iga qosliyay shiine 😅😅
Shiinow arintu kalsooni xumo mahee ee waxaa dawadayaasha loo gudbinayaa qofka ay midhu kusocdaan suu u eg yahay muqaal ahaan si ay dadku sawir guud uga qaataan 👍🏽
Dhaqtarkii qalpigaay isma dhaafno🤲
Dhoolatus ...🤣😅
Gabar yar markad dhahday malaha magaceda ma taqaanid , gabadha waa fanaanad waxana ladhaha Xamdi Bilan,aniga ayeyba iga maseyrsiisay xamdi ,qofkii ifahmi karo baa ciyaarta fahmo kara😂😂
Nacalaa shydaankuyaale mursal waa tagay shiiinaw😅😅😅😅😅😅
Shiine culey wax caaadi mahan wlhi😂😂😂
Qofkii kowaad ayaan mantay noqday dhankasta comment iyo like ba
Nimcaanba miyaadan arag shiinow
Inta guleed zimpa tageerta like
War gabadhu wa xamada bilan from Muqdisho
Abaayo Xamdi Qali 💖💗💖
War shinoow sinmba mahe waa nimcan hilaac😂😂nin ka kaliya an dumar kaso ag muqan hadey hes la qadeen😊😊😁😂gulles simba Dee wan arkanay waliba hesti somali miya iyo kuwa kale😁😁😁lkn hada simba waji ka radineso ma shegin anu😂😂😂😂😂
Heestii Dabar Miyaad Iliwday
@@MohamedAhmed-hw8mg man ilawin lkn waagaa Dee kama aheyn gabdha hesta ku kala gacaso 😁😁hadey sida ka ahan lehed hadu samen laha😊😊 lkn hada 😳😳😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Dee shine ayaba shegay
Hahahahaha shiine waxwalan 😂😂😂 reaction kagu,wa dacaro iyo laabjeex ,😂😂😂😂 xooga kadhin dee
MURSAL MUUSE OMER & HODAN C RAXMAN 🥰🤩
waar shiinow heesta laba bilood kahor ayaa lasoo qaaday ee wey qarxi weydey 350k view
imikaaa lays leeyahay haqaraxdo
Shiinow inder cadi ma tihid hodan wadka nixisay🤣🤣🤣🤣🤣🤣✌✌ wanku wata bro
Xamdi bilan wa gabar fanand ah wana laqaba, mursal marabte cadi iska dhig wana xidigta rer muqdisho cadi iska dhig shine coleey
Naag la qabo oo siida uu duaqamaysa maxay tahay? Waxa dharaka ugu hooseey loo jeeda
Shiina waaba ubahnaa wax iifasira erayadan afsoomaaliga waaweeyn. Waligay ma maqal “dhaado” mahadsanid
Shiine Taliye _____maah maah DaN kugu jecLahee noobadi....maZuL 👍🥰🙏🙏👊✌🤟
Shiinow jecliyaa sidaa wax usheegto wey iigukabaxdaa dhoola cadees ayaa kudhameestaa video yada ad so dhigto🌼
Aniga uga hore walhi love isar noo😭😭😭❤🥀
Shine Culay Runta Kama gabado 😂
Lkn Waxan Ku leyahay Shakhsiyada Dadka Laguma Fogaado 🙏
Guleed simba sowkii asma love la qaaday beenta jooji shiinow
Iyo kiin jaamac
szp shine culay waad iga yaabisay waan kula haystaa
🤣🤣 Funny ayaatahay keep going
Kadaa shiinoow waa fanaan qarane ha ku dheeraane
Kkkkk... Hodan wey masertey kulaha... Kkkkk from kakuma Kenya...
Kakuma ❤ayan joogijiray waan ku salamay from America
#team rer kk samintan
Kakuma Mel xasuus mudan
Kakuma xage jogta ani Blck 4
Maqaxida waxa ka dhiman background shidan
Inta ila qabta like
shiine Cullayow Aduu Sideed Qurbaha ku Tagty. Balkasheekee aduu Waxuunbaad Reaction Kabixisaaye intaasaan Kaaaga Fadhigaa insha allaaah kanaalkakaygana sii Shere garee zxp Taptan Cullay.
Saxarihii liibya ayu so laqey ma isaga noolba 😂😂😂😂ka dib Malta ayu ka si galay jarmalka Mursal muse aya dhaama wax badan visa ayu ku imanaya USA 🇺🇸
Nunseseseseeee layskuma ka hayso 5 kun dumaarood uwstaay uguna qiimowuruxbadan iyoiyo ooridiis xastis bahbahyartan.exusemeeeee.👋
Hhhhh shiinow sidaad wax uwalaqdan jecelay reactionkaagu waa ilaacad dheer
shiine culay lagaa yaab walee waad taqaan sida makhaayadaadaloo shito nin adag waan ku wataa from hargeysa somaliland
Shiine you are number one☝️❤️❤️❤️❤️
Warya gabadhu waa fanaanad caan ah magaceedu waa hamda bilan waana model
Hodaneey hayeeey walee bohol hadimo ha qodin ayey dheeshu mareysaaaa kkkk
Wow, that's great explanation from shiine culay
Shiine Culey zxp qof talentle ayad tahay lkn inta yare qabyalada dhalinta ka ilali
Gabadhu waa fanaanad kale Hamdi bilan weeye shiine hadaad ka dhacsantahay saas ula soco
ruufyaan baa thy ee u guryaha islaamed ha dumin dayuus yhw
Shiine wllhi reactions kaga jecelhy 🤣🤣
Shiine culey waa ku wataa😍
Shiine culay yaa ku dhahay gabadha fananad ma ahan hamdi bilan ku qor TH-cam ka gabadha waa fananad sxb