MAXAMED BK┇BINI AADAMKAA LAGU KALA BARTAA┇LYRICS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 538

  • @cabdallecawilyoohiye5182
    @cabdallecawilyoohiye5182 5 ปีที่แล้ว +57

    Weedhsame waa abwaanka qarniga.
    Bk waa fanaanka ugu codka macaan fanaaniinta geyiga somalida😢

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 4 ปีที่แล้ว +1

      Beenta WEEYE 😂🙏🤐

    • @najibabdishakur1118
      @najibabdishakur1118 11 หลายเดือนก่อน

      Cudoon waa runtii ​@@amiiraadan3017

    • @AfaceeyJimcaale
      @AfaceeyJimcaale 5 หลายเดือนก่อน

      wad saxantay pro

    • @najiibcolaad2876
      @najiibcolaad2876 13 วันที่ผ่านมา

      Waa abwaankayga, Bk na waa hiboole weyn.

  • @balqiisabdiahmancali2245
    @balqiisabdiahmancali2245 2 ปีที่แล้ว +65

    Bini admanka lagu kala barta marka bahan thy io marka thy basta😭 2022 yaila dhgaysanaya😭

  • @safaalaahi8950
    @safaalaahi8950 9 หลายเดือนก่อน +11

    2024 March yaa ila dhegaysanaya😢😢bariiradada macaan kugu boobayaan boholyow jacayl kugu beerayaan
    Bogashada dadkaay waxaad tahay badweyn.😮😊

  • @maxamedcabdikhadar12
    @maxamedcabdikhadar12 7 หลายเดือนก่อน +10

    Maxamed bk ex fanan
    Habeenku waa jimce
    Saacadu waa 9:19
    23 may 2024
    Waxaan ka dawanaya wadanka Uganda 🇺🇬 garaan ahaan caasimada Kampala
    Bini aadamkaa lagu kala bartaa
    Markaad baahantihiyo markaad tahay
    Bastaa❤😢

  • @Hassan_Turki
    @Hassan_Turki ปีที่แล้ว +12

    Its june 2023 lets see how many legends are listening to this master piece🔥👌

  • @nafisafamilychanel8080
    @nafisafamilychanel8080 4 ปีที่แล้ว +39

    Heestan waxaad moda in abwanku aniga iga qoray alow qof walba waxu tabanayo u sahal yarabi

  • @sakiizmail3034
    @sakiizmail3034 9 หลายเดือนก่อน +6

    Maxamed siciid Abdi Bk Ex fanaan
    Malinku waa arbaca
    Tariikhdu waa 10/4/2024
    Saacadu waa 04:45 galabnimo.
    Waa maalin farxadeed oo ciid ah ❤

  • @ruwaydacali3588
    @ruwaydacali3588 4 ปีที่แล้ว +17

    Bariidada macaaan
    Kugu baabayaan
    Boholyow jacayl
    Kugu beerayaan
    Inkastooy bishmaha
    kugu wada boqraan
    BINI AADAMKAA LAGU KALA BARTAA MARKAAD BAAHANTIYO MARKAAD BASTAA✨💯👌👏👏

  • @wiilkakiev3130
    @wiilkakiev3130 7 หลายเดือนก่อน +11

    20 may 2024 from muqdisho gar ahan d.hodan waliba jidka maka al mukarama taree biyaano imika fadhiyaa allow no saqir muraadkena oo macsi laheen ameeen

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri ปีที่แล้ว +7

    "Bogashada dadkaay
    Waxaa tahay badwayn"
    Alla intaasi micna waynaa.

  • @AsmazakariaAsmazakaria
    @AsmazakariaAsmazakaria หลายเดือนก่อน +3

    Kala baro dadka😢😢 10/12/2024💔😭😭💔😭👋

  • @haliimosacdiyo642
    @haliimosacdiyo642 5 ปีที่แล้ว +32

    Bini aadanka lagu kala bartaa markaad baahantihiyo markaaad tahay bestaa😓 wlh been mhn🤯 yaa dhagesysanaayo 2019

    • @strictmyn305
      @strictmyn305 4 ปีที่แล้ว

      Aniga dageysanayo,though i dnt comment

    • @quruxsan287
      @quruxsan287 4 ปีที่แล้ว

      @@strictmyn305 2020 baad dhageysatay adi not 2019 kasteee

  • @nastesxomoha2498
    @nastesxomoha2498 6 ปีที่แล้ว +77

    Hestaan said aa u daremayaa rabiyoow dhibka naga qaad waxa jacelahay iii sahal 😭😭😭

  • @ayanladeria2166
    @ayanladeria2166 6 ปีที่แล้ว +35

    Mahamed bk iyo abwaan weedhsame waaa haldoorada suuganta casriga cusub

  • @xadaari129
    @xadaari129 8 หลายเดือนก่อน +6

    ax ax xanuun baan dareemaya alaw iga qabooji 🤲🔥

    • @AfaceeyJimcaale
      @AfaceeyJimcaale 5 หลายเดือนก่อน

      wlhi labadena isku mid Aya nahay 😢😢

  • @ayaansmile4565
    @ayaansmile4565 4 ปีที่แล้ว +33

    Bariidada Macaan
    Kugu Baabayaan
    Boholyoow Jacayl
    Kugu Beerayaan😢

    • @hamdabashirnour8573
      @hamdabashirnour8573 4 ปีที่แล้ว +1

      😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥jcylka ayaba xanuna

    • @ultimate4271
      @ultimate4271 3 ปีที่แล้ว

      @@hamdabashirnour8573 ala wll kadaa xanuun maaha ee waa dawo

  • @poqoradanolosha3732
    @poqoradanolosha3732 5 ปีที่แล้ว +26

    Bk walahi wa legend ilove hesihiisa odhan kama xiiso dhaco❤️🤩😘😎

  • @axmedyazinhlg742
    @axmedyazinhlg742 7 ปีที่แล้ว +2

    Hees iga dhe
    thnks ZACK FILMS

  • @farduusguude3487
    @farduusguude3487 4 ปีที่แล้ว +10

    Ax wllhi heestaan wan jeclahey blz mantaa ayey inigaa iheystaa ax been mahaa

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 7 ปีที่แล้ว +9

    😍😍😍😍wwww www www bk cod aa kugu dhamaaday halyeey somaliyeed nooloow 😍😍😍😍😍😍😍😍😍 aniga waan ku taageeraa one love

  • @mussejamma1624
    @mussejamma1624 7 ปีที่แล้ว +137

    Bini Aadam Kaa Lagu Kala Barta Marka BahantiyOh Marka TahaY Bastaaah HaYgalA BakhaYlin

    • @sacdiybile7910
      @sacdiybile7910 4 ปีที่แล้ว +1

      Heestan waxaanba umaleeyaa iney aniga hadleyso biniaadamkaa lagu kala bartaa markaad baahantiyo markaa thy bestaa

  • @ahmedabdillahi334
    @ahmedabdillahi334 7 ปีที่แล้ว +5

    Wooow inaba caadi maaha niyow Bk Salaan boqortooyo,

  • @abdirisak3073
    @abdirisak3073 7 ปีที่แล้ว +10

    zackariye cali guriya thnkz bro✌✌💖

  • @ZACKFILMS
    @ZACKFILMS  7 ปีที่แล้ว +237

    Inkastooy Bu'aaan
    Balan Kula Galaan
    Been iyo Baroor
    Kula Baal Ordaan.
    Bariidada Macaan
    Kugu Baabayaan
    Boholyoow Jacayl
    Kugu Beerayaaan
    Bini-aadamkaa
    Lagu Kala Bartaa
    Markaad Baahantihiyo
    Markaad Tahay Bastaa.
    Inkastooy Bishmaha
    Kugu Wada Bokhraan
    Ama Baar-qab iyo
    Boqolkaa Ku Jiraan
    Badi Kaa Dhigaaan
    Inkastooy Badhkood
    Buun Kuu Tumaaan
    Balag Kuu Lulaaan
    Bini-aadamkaa
    Lagu Kala Bartaa
    Markaad Baahantihiyo
    Markaad Tahay Bastaa.
    Bogashada Dadkaaay
    Waxad Tahay Bad wayn
    Naf Ku Beeg Nafbaa
    Ku Basaasayaaan
    Qalbi Bayrle Baan
    In ku Beeerayaa
    Naxdin Baaji Baan
    Ku Busayl Muteee
    Hankan Baaluqoow
    Hay Baadiyayn
    Niyad Beeraqdaay
    Hay Beer Nuglayn

    • @Jaajale
      @Jaajale 7 ปีที่แล้ว +2

      fadlan ii tixgali codsiga ah in aad noo soo galiso axmed aarshe heestiisa faduuul adigoo mahadsan

    • @sharmarkeabdi9107
      @sharmarkeabdi9107 7 ปีที่แล้ว

      ZACK FILMS Thanks Masuul

    • @moemahir3384
      @moemahir3384 7 ปีที่แล้ว

      ZACK FILMS
      Masul ayaa Tahaay Ugas
      mdaxa Koor halkeda aya dhigtaay

    • @dekohassanali1289
      @dekohassanali1289 7 ปีที่แล้ว

      ZACK FILMS abowe viber ma lagu so diri karaa qoralkaaan ado mhadsan

    • @injineere
      @injineere 7 ปีที่แล้ว

      DEKO HASSAN ALI tan uusoo qorey ee Comment ahaanta ah ley copy dhaho

  • @Jaajale
    @Jaajale 7 ปีที่แล้ว +8

    caaawaa ugaaas qofkii 2aaad ayaaan ahay thankz indbn bro zack films

  • @somalilanderdhaba3850
    @somalilanderdhaba3850 7 ปีที่แล้ว +12

    BK fanan jira wlhi
    tarikhda ku xuzi donta
    nolow👏👏👏

  • @farahabuukar5141
    @farahabuukar5141 3 ปีที่แล้ว +16

    21/2/2021 09:46am
    💔💔💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    Bini aadamka qaar xayawaankaa dhaama😭😭😭😭😭😭💔💔💔

    • @zusanm8213
      @zusanm8213 2 ปีที่แล้ว

      🥺🥺🥺🥺🥺😢😥💔💔💔💔💔

    • @najiibcolaad2876
      @najiibcolaad2876 13 วันที่ผ่านมา

      Haa, mararka qaarkood wll.

  • @Zaynab_033
    @Zaynab_033 7 หลายเดือนก่อน +3

    Bini aadankaa lagu kala bartaa
    Markaad baahantahay iyo
    Markaa tahay bistaa🔥

  • @IkraanMuuse-ho6zm
    @IkraanMuuse-ho6zm 6 หลายเดือนก่อน +1

    Goobtu waab ceerigabo waqtiguna 2024 bishii 7/:11 kobyotopankeedi habeenku waa jimce qofkii i dhibayv wxaan rajeenyaa inuu mar uun maro xanuunkaan maray ana waan bogsanyaa hadaan noolado inzha allah sandka danpe anoo soo cafimdy ayaann rajeenyaa inaan soo booqdo😢 halkan like ii saraaaa iga danpeyow cafimaad waara iyo qalpi inoo kabmaan rajeenyaa dhamaan teen😢

  • @inantiiahmed246
    @inantiiahmed246 7 ปีที่แล้ว +18

    really i misst yr lyrics inpti😂😂😍bk hbibi dadah hestu😭😘

    • @CaliCabdulqadir-b5q
      @CaliCabdulqadir-b5q 10 หลายเดือนก่อน

      quruxey waa ka helay after 6 years ago 😅

    • @samiiir-dv3uk
      @samiiir-dv3uk 5 หลายเดือนก่อน

      7 sano kadib hadaad iskaabulo tahay inaan ku guursado baan diyaar u ahay inder😂❤😢

  • @weedhsanabdirahiim9109
    @weedhsanabdirahiim9109 7 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha allah pk nloow

  • @abdirisak3073
    @abdirisak3073 7 ปีที่แล้ว +17

    axyaa hees ✌
    viva maxamed Cabdi Ziciid bk ✌✌

  • @mzzsmileuggie8968
    @mzzsmileuggie8968 7 ปีที่แล้ว +10

    😥😥 wax jira iga dheh
    thnks ina cali gurayow

    • @ZACKFILMS
      @ZACKFILMS  7 ปีที่แล้ว +3

      Adigaa Mudan Walaashay Uggie

  • @s000rti6
    @s000rti6 7 ปีที่แล้ว +27

    bini aadamkaa lagu kala bartaa markaad baahantiyo marka tahay bestaa💔 amar ilaahay bk hadaan dhagaystaba hawlo hore xasuustood baan galaa👫🙇❤

  • @abyanahmedofficial4504
    @abyanahmedofficial4504 7 หลายเดือนก่อน +3

    Bini adanka lagu kala barta marka bahantahy iyo marka tahy besta😢😢😢2024 ya dhagesanya

  • @waryaamagaciibixi2998
    @waryaamagaciibixi2998 7 ปีที่แล้ว +10

    Bini Adamka lagu kala Bartaa
    Markaad Baahantihiyo
    Markaad tahay Bestaa😭😭😭

  • @muuminmuumindanan2544
    @muuminmuumindanan2544 3 ปีที่แล้ว +12

    I'm listening still 2022 hit song
    bini- Aadamka lagu kala bartaa markaad baahantihiyo markaad tahay bestaa RIP😒✌🎶

  • @naagadag4493
    @naagadag4493 2 ปีที่แล้ว +5

    Been io Barooor kula baal ordaan😭 ilahayoow qalbiyada beero naxariis ku beer salaaman dhamaan qof kasto comntgeyga arko sanadka cusub ayaa beri bilaaw ah sanadka tagayoow salaaman 2022/2023😭💔

  • @abdirisak3073
    @abdirisak3073 7 ปีที่แล้ว +80

    intaa iga danbeysa like and comment haa ila dhafina✌

  • @hudahussein5660
    @hudahussein5660 7 ปีที่แล้ว +20

    heestani waxyaabo jiroo xaqiiqay ka hadlaysa waa runtii dadkana maalin bad kala barataa

  • @ibrahimcarab231
    @ibrahimcarab231 3 ปีที่แล้ว +1

    2021 Yaa jooga halkaan?
    Ano isbitaal Athens, Greece 🇬🇷 ku yaal ku kor aya dhageesana galab casir liiq ah. Amuuraha allah sahlo.

  • @nafisamohamed7726
    @nafisamohamed7726 5 ปีที่แล้ว +5

    Illhow kudaa bk heeshaga waan isku dhaya Dr bk 😘😘😘😘😘

  • @khadrahassan8126
    @khadrahassan8126 5 ปีที่แล้ว +9

    Bini aadamkaa lagu kala bartaa markaad baahantiyo markaad bastaaa 🙏🙏👌👌👌❤️❤️💯

  • @balgeeshaid669
    @balgeeshaid669 6 ปีที่แล้ว +61

    THIS SONG TOUCHED ME👌💕❤️😍💕💕

  • @luulalaki6957
    @luulalaki6957 6 ปีที่แล้ว +16

    Bini aadamkaa lagu kala bartaaa markaad baahantiyo markaad tahay bestaa ❤️

  • @Najmah21371
    @Najmah21371 8 หลายเดือนก่อน +8

    8/5/2024😢💔

  • @abdilahisiciid5876
    @abdilahisiciid5876 7 ปีที่แล้ว +12

    woooow nice songs axyaaa heestan waaa qaybtii labde heestii Adduunyo
    Mrs M bk horuucozo bro

  • @sharmarkeabdi9107
    @sharmarkeabdi9107 7 ปีที่แล้ว +12

    Thank you for the lyrics Zack Films 🙏🏻

    • @SuhaybYusuf-iw7oi
      @SuhaybYusuf-iw7oi ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭👀👀👁👀💔💔

    • @somalilandusp
      @somalilandusp ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mubarikmk-i2s
    @mubarikmk-i2s 5 หลายเดือนก่อน +1

    Bini aadamka lagu ka barta
    Markaad baahan tahay
    Markad tahay bestaa
    Heestan waxan dip u dhegaysanaya oo soo booqday 5/8/2024 maalin isniina saacaduna tahay 09:35

  • @rashidsheikhhussein8088
    @rashidsheikhhussein8088 6 ปีที่แล้ว +23

    This song entails how human beings are! Some has lost humanity at all

    • @mohzackbeats89
      @mohzackbeats89 6 ปีที่แล้ว +4

      Waw way zhidan tahay bk!

    • @ahmeddhere2019
      @ahmeddhere2019 2 ปีที่แล้ว

      Pm

    • @NimcoAden-lg6gc
      @NimcoAden-lg6gc ปีที่แล้ว

      ​@@ahmeddhere2019pp

    • @MahadMuuke
      @MahadMuuke ปีที่แล้ว

      ​@@ahmeddhere201911❤❤❤❤❤❤❤2 qaa ❤❤❤½2²

    • @animalsadanmanya4499
      @animalsadanmanya4499 ปีที่แล้ว +1

      It teaches us the behavior of human when you have a problem

  • @inapoqortooyo4868
    @inapoqortooyo4868 7 ปีที่แล้ว +9

    Bini Aadamkaa
    lagu kala bartaa
    markaad baahantiyo
    markaaad tahey bestaa
    xaqiiq wle ka hadashey
    ❤❤❤❤

    • @faadumaabdi2518
      @faadumaabdi2518 6 ปีที่แล้ว

      markaad baahantiyo markaad tahay bediening bartaataa

  • @kaarikoosmaan4752
    @kaarikoosmaan4752 ปีที่แล้ว +1

    maalin talaado Ah
    taariikhdu waa 24/1/2023/14:18
    xaaladuhu ma qurux badna
    Heestaan wlhi waan quutaa

  • @Jaajale
    @Jaajale 7 ปีที่แล้ว +36

    Bini aadamkaa lagu kala bartaa
    markaad baahantiyo
    markaa tahay bestaa
    Been ma uu sheegin waleee

  • @hodanali5677
    @hodanali5677 7 ปีที่แล้ว +4

    Axxxxxxxxx nice song ale ya cisiga isha cala bk nolow waliga ar London kuso noqa mar kale insha allah ❤❤👏👏👏🌹🌹👍👍👍💯💯

  • @amiishmahamed3811
    @amiishmahamed3811 7 ปีที่แล้ว +3

    manshaa Allaah bk nolow cadawgaa ma ciil baaxo

  • @mahadraaj1319
    @mahadraaj1319 3 ปีที่แล้ว

    Heestan runtii kama daalo ayada Iyo hees kale bk allaha hanuunka kugu wado wll qaali

  • @suldaanhalabuur4662
    @suldaanhalabuur4662 7 ปีที่แล้ว +36

    Naxli baajibaan u Busayl mutee.......
    inta baytkaasi Dareen Galiyaay like Isaara

  • @huseinmuhumed5875
    @huseinmuhumed5875 5 ปีที่แล้ว +18

    In kastoy bu aaan
    Balan kula galaan
    Been iyo baroor
    Kula baal ordaan😢😢😢😢😢😢😢sigaara Ayay ii tabanaysa heestan

  • @calicaruus8925
    @calicaruus8925 6 ปีที่แล้ว +95

    wlh been baaaha mrkaaa baahantahy xitaaaa mar baar salanta ubahantahy dadka qaaar na salanta kuqurxinaaya ayagoo kucunaaayo sorry ana kujiro dhib kaas nin hoyadii lajooogin dhib arkay iyo aaabahiii

  • @maxamedyaasin9807
    @maxamedyaasin9807 4 ปีที่แล้ว

    Woow nzp jira tahay Now maxed bk

  • @daganiitamcniita4136
    @daganiitamcniita4136 7 ปีที่แล้ว +49

    😢😢😢😢😢😢😢waan iska oynayaa anigu qalbiga😭😭😭

    • @subregdevice2101
      @subregdevice2101 6 ปีที่แล้ว +1

      Sax waye wlhi

    • @mohamedmohamed-ft1cl
      @mohamedmohamed-ft1cl 5 ปีที่แล้ว +1

      October 31 2019 listening in Canada 8:41pm 💔😢

    • @hassanadow2397
      @hassanadow2397 4 ปีที่แล้ว

      Sorry lakinse hada 3sano kasoo wareegtay maxaa dareemaysaana

  • @luulalaki6957
    @luulalaki6957 5 ปีที่แล้ว +7

    Hanka baaluqoow hay baadiyayn
    Niyad beeraqdaay hay beer nuglayn👏👌💯

  • @mraddow2805
    @mraddow2805 6 ปีที่แล้ว +1

    dad bdn aya ku kla bartay xirnashahga my elder pro jowhari insh alh wa ka bexena tan

  • @Somaliqueen1
    @Somaliqueen1 2 ปีที่แล้ว +7

    8 - 1 - 2023
    💔❤️‍🩹
    Bila adamka Xaaladaha adag unba Lakala Barta wajiyo badan Wan bartay oo wanaag aan kutirinayay Geeridi Aabahay😭 kadib xaalad adag oon galay garabkayga dad badan wan ka waayey qaarna iyagoo jooga ayay waxba igu tarin Aduunyo iyo xaalkeed

    • @captain7503
      @captain7503 ปีที่แล้ว

      Niyada marwalba khayr usheeg

    • @captain7503
      @captain7503 ปีที่แล้ว

      Alla jano fardusa ka warabiyo

  • @SamsamSalebaan
    @SamsamSalebaan 3 หลายเดือนก่อน

    Wlhi waa run heestan waa run bili adamka lagu kala bartaa markad bahantiyo markad tahay bestaa

  • @Hazuu350
    @Hazuu350 7 ปีที่แล้ว +13

    Am I the First "Commn" ...!!

  • @ahmedgudaal6341
    @ahmedgudaal6341 7 ปีที่แล้ว +2

    Bk fanan jira wan ku aminsanahay from muqdisho

  • @abdiqanijaalopiito9560
    @abdiqanijaalopiito9560 7 ปีที่แล้ว +2

    Zack films
    masuul afkaaga hooyo
    wanijeysa AF Somali dadka
    Igu SOO qortey
    noolow bro
    THANKZ ZACK FILMS✔

  • @zackmoe2880
    @zackmoe2880 7 ปีที่แล้ว +4

    Nice songg thanks Zack Films

  • @jamalbanks1751
    @jamalbanks1751 5 ปีที่แล้ว +2

    Heestan walaahi way I taabatay si weyn Mohamed bk nolow brother

  • @سميرةالصومالي
    @سميرةالصومالي 2 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭WA xaqiq bani adam

  • @daariqali4108
    @daariqali4108 4 ปีที่แล้ว +2

    Boholyoow jaceyl kugu beerayaan😔💘

  • @guledsalad153
    @guledsalad153 7 ปีที่แล้ว

    Boholyoow jecel kugu beerayaan bk nolow codka iyo erayada hhhh masha alaha

  • @hibaaqabokor8721
    @hibaaqabokor8721 6 ปีที่แล้ว +1

    Bini-aadamkaa lagu kala bartaa markaad baahantiyo markaad tahay bestii

  • @crisaaqsomali8357
    @crisaaqsomali8357 7 หลายเดือนก่อน +1

    24-5-2024. 00:09Am Goobta Hargaysa. Ayaan dhagaysanyaa. Wakhti igu adag runtiiii😮

  • @khuluudqueen4642
    @khuluudqueen4642 6 ปีที่แล้ว +1

    Wooow caadi maha midhah walee been maha markad bahantay iyo markda bes tahay 😭😭😭😭😭😭😭👌👌👌👌👌💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @hoostakaawashelikeisaar670
    @hoostakaawashelikeisaar670 7 ปีที่แล้ว +5

    bini adamka laguu kala barta markad bahantahay iyo markad basta tahay waxay baa hees laga dhaha like tuu waa xalkina reer youtube

  • @ayuubkaarlo2399
    @ayuubkaarlo2399 2 ปีที่แล้ว

    The zaCk adeH wllkeYyy❤🦁

  • @MohamedCazka
    @MohamedCazka 6 หลายเดือนก่อน

    Allaw anan bini adan anan waxba Ka sugin 🎉 wan Ka so gudbay 2019 Kan 2024 Isha Allah wan Ka gudbi xusuus qaaliya

  • @ismaaciilaarka3278
    @ismaaciilaarka3278 2 ปีที่แล้ว

    Hees taan markii iigu horeystay waxay ahayd2019 nirobia
    Hadana ku nool Bozazo

  • @Babnz
    @Babnz 6 ปีที่แล้ว +4

    Still top 2018. Wlhi kama dhargo heestan inaba caadi ma aha ✌️🤙

  • @asmaindho5752
    @asmaindho5752 7 ปีที่แล้ว +43

    ax bk Iloveyou
    😘😘😘😘Inkastay bu aa balan kula galaa
    been iyo baroor kula baal ordaa bariidada macan kugu baabaya 💕💕💝💞💞💓💓💞💕😘😘😘

    • @asmaindho5752
      @asmaindho5752 7 ปีที่แล้ว

      wn kugu qabty wll

    • @suldaanhalabuur4662
      @suldaanhalabuur4662 7 ปีที่แล้ว +1

      Asma Yaasin Isku Sibaa laynoo hayaa huuno

    • @sharmarkeabdi9107
      @sharmarkeabdi9107 7 ปีที่แล้ว +2

      Asma Yaasin Eesh calaaaaa

    • @muunasaxardiid1552
      @muunasaxardiid1552 7 ปีที่แล้ว +1

      Viva Mohamed Siciid Bk
      Faraan Qaran nolow

    • @mohhanad2827
      @mohhanad2827 7 ปีที่แล้ว

      Asma indho ax ax ooo hadan ax I have wide I don't need birch

  • @ayuubmire8207
    @ayuubmire8207 7 ปีที่แล้ว +8

    first Mac isiiya

  • @مبدعواحساسجميل
    @مبدعواحساسجميل 7 ปีที่แล้ว +9

    maschlah bk from Eritrea love musuc somallina bk und Nicmaan und mursal mussa hhhhhhh but not understand

  • @Iqraabdulahi-wf2vi
    @Iqraabdulahi-wf2vi 5 หลายเดือนก่อน

    Bani Aadamka lagu kala barta marka bahantiyo marka thy besta😔😭😭

  • @22snani
    @22snani 4 ปีที่แล้ว

    Maan sha allaah bk wlhy waan taagera horay usoco

  • @heavyman2306
    @heavyman2306 3 ปีที่แล้ว +1

    Hestan aniga ayey ikusocota wlhi qof balan ikaqaday hader na wey ikaga baxday ✌️😩

  • @abdikhalaqmakaraan4144
    @abdikhalaqmakaraan4144 7 ปีที่แล้ว

    waaaw maxamed saciid bk walle inaa tahy boqorka codka waa kuu qirtay

  • @sucaadcabdi9535
    @sucaadcabdi9535 4 ปีที่แล้ว +18

    Been iyo baroro kul baar ordaan waa wax naa haysta ilmderyalo😂

  • @nimcocabas3767
    @nimcocabas3767 4 ปีที่แล้ว +1

    Bini aadankaa lagu kala gartaa marka bahan tahy iyo marka tahay bastaa😢xaqiiq weeye😢✔

  • @caaliyaosman5465
    @caaliyaosman5465 7 ปีที่แล้ว

    cadi Mahan h eestani M bk alle haku dhowro

  • @noraibrahim3406
    @noraibrahim3406 5 ปีที่แล้ว +7

    xaqiiq wlhi 😍😍

  • @josephhassan5764
    @josephhassan5764 8 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiqda bay hadlaysa heestaan 😢 2024 baan dhagaysanaya

  • @yurub5288
    @yurub5288 5 ปีที่แล้ว +1

    Caku tolaanta heshey mantay ku dhacaday b.k waa geesi gobey liicoo hajabin cadow giiso hajabo waa geesi

  • @Isko790
    @Isko790 3 ปีที่แล้ว

    xaqiiq weeye aalla maxaan dad bartay

  • @abdilahisiciid5876
    @abdilahisiciid5876 7 ปีที่แล้ว +2

    Zack films thanks bro qlia
    wxanka sugyaa bro heestii Raxma ee uu qaddo C iskalajo

  • @saadiacodey9847
    @saadiacodey9847 6 ปีที่แล้ว +9

    Wlhi blhi tlhi i can't stop my tears wlhi Allah xanuuuun badana xxxxxx

  • @IbrahimZamZam-g6d
    @IbrahimZamZam-g6d 2 หลายเดือนก่อน

    Ayyyyy😢😢😢😢😢😢😢 c'est pur vérité✅💯 wlhi merci beaucoup med bk ❤❤❤❤vs êtes non chanteur préféré va avez un voix d'or facilitation frère qali 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🫶🫶🫶🥰🌹🥰🥰🥰

  • @abdishakourshakti7364
    @abdishakourshakti7364 3 ปีที่แล้ว +2

    Xataa Xayawaanka Jooga Meel Heesta BK Ka Baxayso Waa Hubaal Inay Xadraynayaaan
    Alle Ha Kusugo Wadada Xaqa Ah ee Uu doortay Imkka Iyo Jidka Toosan

  • @abdirizak8407
    @abdirizak8407 ปีที่แล้ว

    Qalbi bayrle baan
    iin ku beerayaa
    naxli baajibaan
    ku busayl muste hees way dhaaftay tani 18/07/2023 habeen salasi so galaso 1:41