Cabdiraxmaan Tuur ilhay ha u naxariistee waxa uu dowlad aan saameyn balaaran yeelan oo uu Madxweyne ka ahaa Gen. Caydiid ka noqday Madaxweyne Kuxigeen 1994-1996, Suaal miyuu ka noqday soomaaliland?
Cabdiraxmaan Axmed Cali Illahay Ha U Naxriisto, Niman Munaafaqiin Ah Oo Dawladiisii Ahaa Ayuu Taayir Ka Rogi Waayey. Illaa Ay Markii U Dambeysay Ay Dalka Ka Saareen.
Maashaa Allah Raga Rageedii Runtaan kugu jeclahay cali gurey waa nin runta ku dhinta Guul iyo Gobonimo ✌️💕👏🌹🌹🌹💕
Cali waa run sheeg runta qofka illaahay ayaa kujeclaada
Wlaahi cali Guray waa mujaahid buuxa .. geesi geesi dhalay
Cali Gurey Halagu mushahar siiyo Xoghayaha Guud ee Somaliland
Cali guray nin Ilaahay garanaya oo qiimo badan barakalah
Masha Allah ragedi
Cabdiraxmaan Tuur ilhay ha u naxariistee waxa uu dowlad aan saameyn balaaran yeelan oo uu Madxweyne ka ahaa Gen. Caydiid ka noqday Madaxweyne Kuxigeen 1994-1996, Suaal miyuu ka noqday soomaaliland?
haa wuu ka noqday mabdii,II gooni isu taaga 1994
masha allaah guul sland
Ale. Ha. Naxariisto
Cabdiraxmaan nin wanaagsan buu ahaa oo hogaamiye dhab ah
laakiin waa mu,aamaradeeyey oo dawladiisii waa la curyaamiyey, SNM intii fiicnayd waa la iloobay oo taariikhdoodii waa la qariyey.
Imikana muusa markisiii, maraqii ha dhadhamiyo u sameyay c tuur😂
Cabdiraxmaan Axmed Cali Illahay Ha U Naxriisto, Niman Munaafaqiin Ah Oo Dawladiisii Ahaa Ayuu Taayir Ka Rogi Waayey. Illaa Ay Markii U Dambeysay Ay Dalka Ka Saareen.
Alla Yaa Raxma C/Raxmaan tuur wuxu Aha Geessi Diplomasi Ah Ragii maalmihiisi u Direy Deydeygii Kabbaha kalla Baxey Aya mmta Leh Ayaan Nallagu Qeylyin
Cabdiraxmaan. Tuur. Iyo. Dhamaan Mujaahidiintiintii. Kale. Ee. Dhintayba
Nali baad sii daysay😏
Laakiin faqashnimu ku danbeyey wa ninki waysayastey ee hadan kajey
Federalisam baad doonayseen waad is cadayseen
Rer somaliland wahaa aykalagranwayeen kuii usso halgmeey ee u dhintey eyo kuwa kurssidonka ahaa kkkkk
Cali orgi ninkii u baxshay ishuu ka toogtay, madashan waxa fadhiya Somaliland oo dhan mid snm ahaa iyo mid aan ahaynba,
Alle naxariistii jano haka waraabiyo cabdirxman axmed cali kuwuu kanasan waayay waa lawada ogyahay
Cali gurey Fact) Runtuu ka hadlaa
Allah yarxmee A raxmaan Tuur Taayir baa u rogmiwaayey waa Runtii
Somaliland inta ka qaloooocani waaa muuuuse
HHHHHHH MA HOYADAA BUU WASEY NEEFAW KKKKKK
Cali Gurey Shirarka yaan loo ogolaan. Waaa adeerkay, waa nin yara xanuusanaya
Ma runta ayaa ku dhibtay haday cidi xanuunsanayso adeer muuse ayaa xanuunsanaya.
💜🥰🌺💗💓💔💕♥️💖
ciro ma dhegaysanayaa dhegaha furo dhaha
Muse adan dhagayso dheeh
@@Sasqwwgvtgg ishaad ka riday
Muuse biixina Ha dhegeysto
Cali guray waa mujaahid xalaal ah oo runta sheega oo aan munaafiq aheyn, ilaahay cafimaadka iyo cimriga ha ku barakeeyo