Daawo Shaah Casriye Aad U macan By Nasra Abtidoon

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 571

  • @myrajochannal2
    @myrajochannal2 6 ปีที่แล้ว +122

    Masha Allah gawadheyda an jeclahay illahow I dhowro 😍❤galeyso waliga

    • @nasra_abtidoon
      @nasra_abtidoon  6 ปีที่แล้ว +11

      Mami Amiiin allah Iikaa Dhaafo
      ❤💯💋

    • @umusaluumicuntomacan
      @umusaluumicuntomacan 6 ปีที่แล้ว

      May rajo munira cadey wn ku slmy xabibti hawadan sxba kala ahy ma ogtahay mar love you wlh gabar kugu dayanaysa ahy hore usoco

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2 6 ปีที่แล้ว

      @@umusaluumicuntomacan .Wan ka qaday slnta 😍❤ Sidokale abaayo illahey haku dhowro aniga ka daran rer my rajo 😍❤

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2 6 ปีที่แล้ว +2

      @@nasra_abtidoon 😍❤👈

    • @sarhraabdille9886
      @sarhraabdille9886 6 ปีที่แล้ว

      h 7

  • @Leyaanachannel1
    @Leyaanachannel1 6 ปีที่แล้ว +66

    Shaah dhako jabiye iga dheh🍵☕

  • @shukrimoumindilihow5486
    @shukrimoumindilihow5486 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walashey xagee laga helaaaa alaabta aadku shubtay shaaha aad ayay u qurux badanyihiin wlhi

  • @nimcoabdi7170
    @nimcoabdi7170 4 ปีที่แล้ว

    waan ka hely shukran macalimadeyda Nasro Abtidon

  • @nimcoabdulkarim5823
    @nimcoabdulkarim5823 5 ปีที่แล้ว +3

    Wallahi waxaaad yahay gabadha oo kali ah aan waax kaa barto abayo aniga magaceyga maxaa la dhahaa Nimco kuna nool daalka Australia Wallahi been maa sheegayo sheexan markaan kariyay hooyo iyo ninkeyga waxeey ii dhaheen yaaa kariyay iyo sideed uu karisay Wallahi mcnto aniga waxaan jiraa 18 waana laa ii mehriyay waali guuri maa galin but inshallah inta aan hooyadeey guurigeed jooga ayaan kaa faa ii deeystaa alhamdullilah and waan kuu vote gareeyay guuleso waligaana guusha haa kuula jirto qali quruxeey Wallahi niinkii kuhelay ayaa saxiib ahaa Wallahi manshallah manshallah we love youuuu abayo all the way from Australian❤️❤️😘🤤❤️❤️❤️❤️❤️❤️😘😘😘

  • @naimaahmed2704
    @naimaahmed2704 4 ปีที่แล้ว

    yutubka cajib wye wllhi 2018waxii ahaa ayuu ileyahy dawo cml mntana waa 2020/5/25 masha allah xbbti Nasra intagero ku ahy adna u jeclahy in an wax kaa faaiido eg yahy umqleynaa shukrn in bdn macalimadeeda kuma ilabi dono maxaa yeelay wax an ka faaidey mar waliba kugu xasuusta horey u soco yaarabi soomaliyo mar waliba nbd ka dhig 🇸🇴😍😎

  • @istaahilcabdullahi2671
    @istaahilcabdullahi2671 4 ปีที่แล้ว

    Mash allah waaa shaah aad u macaan shkran abyo waxa badan ayaa ka faaiidahay

  • @aminablock5034
    @aminablock5034 6 ปีที่แล้ว

    masha allh Nasro illh hainoo kadayo filfil shaxlaku daraayo wiligey ma arg adi kahor
    insha allh wana tijabin donaa xppti
    👍👍❤❤💋💋💋

  • @hubixiis8459
    @hubixiis8459 6 ปีที่แล้ว

    Nasra abtidoon xbb Alpi shaah.mcn.le samaysay shukran

  • @sacdiyadagan8616
    @sacdiyadagan8616 4 ปีที่แล้ว

    Shaaxaan galabtaan sameeyay m.a macaan Allha ku xafido xbti Gacantaada allha kuu barakeeyo mcnto 💋💋❤❤❤💋💋❤❤

  • @haajara_bint_cali5332
    @haajara_bint_cali5332 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Qaali ilahy ha Ku xifidiyo adiga iyo ciyaalkaga shaha canaha lagu karkariyo waxan ehenba ma cabo hoyadey mcn igu so korisay wlh love u shaah caano lagu karkariyo

  • @asuumamaxamuudasuumaa9664
    @asuumamaxamuudasuumaa9664 6 ปีที่แล้ว

    maasha allh abyo nasro alle haku xafido aadbad u mahadsanthy dadaalkada sii wad horumar wacan kuu rajeynaa insha allh

  • @sahraabdirahmanfarah7769
    @sahraabdirahmanfarah7769 4 ปีที่แล้ว

    Masha alah abayo nasra abtidoon allaha ku barakeeyo gacantada insha allah

  • @zeeynabzuuzu5292
    @zeeynabzuuzu5292 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaha waan ka helay waa casiriye aad iyo aad ii cajiwiye xbbti allaha kuu barakeeyo gacantaata mcnto mahasanid kun iyo koow jeeer

  • @hanaquen3842
    @hanaquen3842 6 ปีที่แล้ว

    maansha allah nasra channalle kaga waan ku cusubahay runtii aad ayaan uga hellay waxbadana waan kaa faaiday mansha allah wlhi xbbti alle khayr haku siiyo mcnto😍😍😍

  • @ummuzaapir3276
    @ummuzaapir3276 4 ปีที่แล้ว

    Keep going 😍😍😍😍waxbadanbaa kaafaiday

  • @asmaraan3807
    @asmaraan3807 6 ปีที่แล้ว

    nasro abtidoon aad aa kaga faidnay ukhtii jazaka alaa khyr

  • @beingme5765
    @beingme5765 5 ปีที่แล้ว

    Abayo quruxey calenta somalia wlh wa macaan meshan caleenta dabka mkula dari kartid chaaiga qarar u noqona

  • @dhamaystiran8342
    @dhamaystiran8342 6 ปีที่แล้ว +36

    Nasrooy ina adeerey horta hadaan rer mudug nahay shaaaha waan ku dhaaranaa marka koowad gabadha aan youtuberskii kale oga maarmaa tahay wlhy inta somalia joogta aday kugu tashtaan umaaaac xbbti nolow yaaqeu

    • @laughoutloud8561
      @laughoutloud8561 6 ปีที่แล้ว +3

      kkkkk cirka cabbaar idin jiraa reer mudug wallee dad wada daadshay iga dheh kkkkkkkkk

    • @nasraabdiraxmaan8950
      @nasraabdiraxmaan8950 3 ปีที่แล้ว

      Mnshalh

  • @hoodokhatin7811
    @hoodokhatin7811 5 ปีที่แล้ว

    Man sha allah wan ka helay

  • @qalbilulaabdi8946
    @qalbilulaabdi8946 5 ปีที่แล้ว

    Kenya 🇰🇪 ayaa lagu cabaa

  • @asiyamoha477
    @asiyamoha477 5 ปีที่แล้ว

    Shaah shidan IGA dheh masha allh

  • @nacimonuur1273
    @nacimonuur1273 6 ปีที่แล้ว

    maasha allaha walashey nasro allaha kubarakeyo

  • @sahralibinali8870
    @sahralibinali8870 5 ปีที่แล้ว

    Maashaaallaaah Nara mcnto cunto wacan allaha kubarakeeyo gacantaada

  • @ayaannuuramohamoud9933
    @ayaannuuramohamoud9933 5 ปีที่แล้ว

    Manshaa allah nasra inaad carruur leeday man moodayn aroosad ama reer cusub iila eegtay manshaa allah allah haku xiftiyo

  • @shushucadeychannel3550
    @shushucadeychannel3550 6 ปีที่แล้ว

    Mashaallah xbbty Nasro xaraaara iqabatayba 😭😭😭 hana wu shifa qaalidaydiiii

  • @deeqaxasan405
    @deeqaxasan405 2 ปีที่แล้ว

    Mashlah alle ha ku barakeyo wllo qali aadban kaga faidaysta marwalba

  • @drsayaan8442
    @drsayaan8442 5 ปีที่แล้ว

    Aad baad umahadsan tay Nasra walashay

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 6 ปีที่แล้ว

    Fil fil ico shah!!

  • @medoaljohni1008
    @medoaljohni1008 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha allh xbbti kujecliya casariyo mcn iga dheh anaa aad oga helay allah kuxafido intaa noga faideysay sharfey

  • @najuu_bbe8448
    @najuu_bbe8448 6 ปีที่แล้ว

    Wan ku faraxsanhy in an noqto qofka kuwad ee vediog firsato nasra apyo allah ku daaayo 👌👌
    Hore u socod wngsn

  • @nuurafarah2847
    @nuurafarah2847 6 ปีที่แล้ว

    Manshaaa allaha wlsheey illahay haky barkeeyo

  • @hennaofficial7268
    @hennaofficial7268 4 ปีที่แล้ว

    Alabta ka helay qurux waye mshlh

  • @caaliyaumucabas5308
    @caaliyaumucabas5308 4 ปีที่แล้ว

    Mashallh walhi aada ula dhacay alle gacnta haku barakeyo

  • @nalkahaji2560
    @nalkahaji2560 6 ปีที่แล้ว +2

    masha allh xbbt Aad baan kuu jeclhy nasra abtidooon go forward quruxeey

  • @umucabdalabintcabdala2811
    @umucabdalabintcabdala2811 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xbbti shaax cadi noosoogali an cadees eheen

  • @umuaxlaaam7090
    @umuaxlaaam7090 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh qurux waad mhdsanthy waa shaah mcn bdn maalinkaad ii sameysay ayaan ilaawin wali

  • @zeynabcabdiraxmaan5340
    @zeynabcabdiraxmaan5340 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah kan cml hadaan cabilahaa madxa xanuun waaan kareysan lahaaa

  • @mumtaasomer7916
    @mumtaasomer7916 3 ปีที่แล้ว

    Haa deeqsiyadeena♥️♥️♥️

  • @anisamohamed1763
    @anisamohamed1763 6 ปีที่แล้ว

    Wwwww dhagta uuba kadhadhamaa kan anaaa og masha allaaah abyo

  • @adoontiallen986
    @adoontiallen986 6 ปีที่แล้ว

    Caadi Mahan Abaayo Allaha ku xafido

  • @samsammohamedhussein2915
    @samsammohamedhussein2915 4 ปีที่แล้ว

    Guuuleyso Nasra abtidoon wan kutagera ❤

  • @mustaqbalchannel7589
    @mustaqbalchannel7589 6 ปีที่แล้ว

    masha alaah my nasro ilaahey haku xafido adiga iyo familkaaga gacantaadana allaha ku barakeyo waan ka helay cadiryahaan😍😍😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @umosalmogeneral3504
    @umosalmogeneral3504 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wlhi nasra gaariyaa tahay Inta aan dawanayay gabdhaha wax sameeyo adaa ugu fiican horay usoco walashey gacantada allaha ku barakeeyo wax badan ayaa bulshada ufaideysay abaayo

  • @asiyamoha477
    @asiyamoha477 5 ปีที่แล้ว

    Masha allha wslashay nasray allaha kusiyadsho aqligaga

  • @shaaddashaadda5424
    @shaaddashaadda5424 6 ปีที่แล้ว +1

    thanks abyo qali ilmaheyga wey jecelyihiin caanaha geel masha alh waa uga samena baarakallah Alh idin daaweeyo

  • @bintumaka3302
    @bintumaka3302 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah nasro abaayo shaaha canaha geela inaa ka sameya jeclahay shaha caadi maha qofki cabo ayaa ka shey ken karo

  • @iqraxasanaxmed7275
    @iqraxasanaxmed7275 5 ปีที่แล้ว

    Woow waankahelay Nasro allaha kudowro

  • @faadumoxasan9227
    @faadumoxasan9227 5 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah waan kariyey iminka waana ka helay Alle haku xifdiyo wllo

  • @farduusbarre4550
    @farduusbarre4550 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walashy nasro
    Allah hakubarakeyo Dhaka jabiye igadheh

  • @fahmoaidiid9685
    @fahmoaidiid9685 6 ปีที่แล้ว

    M.a Abayo qali Alle haku barakeeyo illahi dartii ayaan kujeclahay xbbtii

  • @ruuzeenciise1054
    @ruuzeenciise1054 5 ปีที่แล้ว

    www Masha Allah waan kahelay

  • @xudayficismaan3114
    @xudayficismaan3114 ปีที่แล้ว

    Saah loos noo soosamee macalin nasra

  • @jawaahirabdifarah5535
    @jawaahirabdifarah5535 6 ปีที่แล้ว

    Masha alh shukran abayo wn ku taageeraaa gabar hami leh aya tahay

  • @shamso1005
    @shamso1005 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah masha allah Shugran xbbtii Jasakallahu qeer xbbtiii

  • @saabamaxamed8081
    @saabamaxamed8081 4 ปีที่แล้ว

    man sha sllh ha ku xafido wan ka faiday

  • @drsiqraahmedciyow3113
    @drsiqraahmedciyow3113 4 ปีที่แล้ว

    Ma sha allah abyo aaan aad ujeclahy alle haku barakeyo

  • @farxiyafaysal4639
    @farxiyafaysal4639 3 ปีที่แล้ว

    mansha Allah alle haku xifdiyo walshy ❤️ nasra abtidoon ♥️

  • @sucaadmuhudiinmohamed5137
    @sucaadmuhudiinmohamed5137 5 ปีที่แล้ว

    M.a nasra cdey guuleyso waligaa xayatoh

  • @queenidil5187
    @queenidil5187 6 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah jazakallah
    Intaan kahoreyo like iiisaara

  • @abyinadam1734
    @abyinadam1734 3 ปีที่แล้ว

    Ayy wllhy waan ku jeclhy allaha kuxafido wana cawisayy abyo❤🙏

  • @hafsaahmed6289
    @hafsaahmed6289 5 ปีที่แล้ว

    Mashlah qali rabi haka abaal mariyo

  • @istaahilcabdullahi2671
    @istaahilcabdullahi2671 4 ปีที่แล้ว

    .mash allah abyo mcn thnks alote

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 4 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaaw masha Allah Aabayo nasro shuran

  • @alsunnahofficial1096
    @alsunnahofficial1096 4 ปีที่แล้ว

    mashalah abaayo macan waye waana tujaabiyay abaayo macaan kujelnahay ana goo dhan 😙❤❤❤❤

  • @hodanomar7072
    @hodanomar7072 6 ปีที่แล้ว

    Nasra walalo ilaahy ha ino kaa daayo barakow

  • @Juusto1-u9z
    @Juusto1-u9z 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah nasra abtidoon qof la qabsaday qof kale lama qabsan karo keep going abayo

  • @cabdowmuse3220
    @cabdowmuse3220 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo wan kahelay qeyr allah kusiiyo gcntadana allah kubarakeyo

  • @sacdiyadeeq3007
    @sacdiyadeeq3007 4 ปีที่แล้ว

    Mansha lah nasra abtidoon

  • @Miss-sagal
    @Miss-sagal 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah @Nasra Abtidoon, alle gacanta haku barakeeyo qlih🥰

  • @faadumocadey8146
    @faadumocadey8146 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah xbbti allaah kuu xafiido

  • @medhabib3410
    @medhabib3410 5 ปีที่แล้ว +3

    Barak’Allah fik walalo Nasra ❤️and Thank you very much🥰

  • @hafsaadam3014
    @hafsaadam3014 5 ปีที่แล้ว

    Alllah maskaxda ha kuu barkeeyo

  • @xafsoxubi928
    @xafsoxubi928 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah abyo sow waxatahay qof qalbi wangsan wayo wax walpo otaqanid wano ga fa idesaa keep going ❤👌

  • @rayaancadeey5634
    @rayaancadeey5634 5 ปีที่แล้ว

    Abaayo ani shaah oo caano laheyn noosoo gali

  • @iqromaxamedadam704
    @iqromaxamedadam704 3 ปีที่แล้ว

    Masha Alah Abayo nasro ilahy haku dhowro

  • @saakinabuukar4848
    @saakinabuukar4848 6 ปีที่แล้ว +33

    Deeqsi inaad tahy shaki kuma jiro
    Wayo waxwalboo taqaan ayaad nogu faideesaa

    • @yasminjaceylka8727
      @yasminjaceylka8727 6 ปีที่แล้ว +1

      M.a

    • @juliyaacabdulle5127
      @juliyaacabdulle5127 4 ปีที่แล้ว

      Macato ilahy ha ku barakeyo wax badan ayan ka faiday walhi tagero buxo ban ku ahay wali comanti kama sobixin ilahy ha ino ka dayo

  • @kiinmuleexoofficial4170
    @kiinmuleexoofficial4170 4 ปีที่แล้ว

    Shaax oo maashalaah eh

  • @samaaraaquen4326
    @samaaraaquen4326 4 ปีที่แล้ว +1

    Mcha allah aad io aad ugu hely

  • @miskihassanali8178
    @miskihassanali8178 5 ปีที่แล้ว

    Shahaan 2015 ilaa 2017 aan ku karsan jiray Bangladesh waliba waxaan isticmali jiray caano logu tala galay

  • @maryanalichannel9872
    @maryanalichannel9872 4 ปีที่แล้ว

    M.a abyo mcn keep going

  • @luuluzadi1598
    @luuluzadi1598 5 ปีที่แล้ว

    Naa nasro shaaheygi waye wlahi wagan carabta joogay cabi jiray somliya san u imid midka biyaha laga kariya iska cabaa xbbty thnks

  • @xawoxawocali9511
    @xawoxawocali9511 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allah abaayo aad ban uga helay waan samaysan

  • @ramlahachiabdullahi377
    @ramlahachiabdullahi377 6 ปีที่แล้ว +12

    Yes
    Maanta anaa ugu horeeyo
    Nasra abaayo pin dheh

    • @samiramohamed359
      @samiramohamed359 6 ปีที่แล้ว +2

      Masha ALLAH.

    • @sadiamohamud405
      @sadiamohamud405 6 ปีที่แล้ว

      Abaayo markan bartay chanlkaada kuwii kalaba sidii hore kuma ihi isma ogiye waxan ahay cunsri muqdisho jecelki ka batay albtadad shaxana weey qurux badantahay cadey marka imaado muqdisho igu saacid meesha kasoo gadaty mahadsanid

  • @shankaroonmaxamed6823
    @shankaroonmaxamed6823 5 ปีที่แล้ว

    Mnsha alh wlshey mcn nasro qurux wx bdn aa kafaidny

  • @bahjoali6834
    @bahjoali6834 4 ปีที่แล้ว

    masha allh shaah ka dhacy wallhi

  • @faysafaysal-t1v
    @faysafaysal-t1v 11 หลายเดือนก่อน

    masha allah nasra

  • @sahrashire1089
    @sahrashire1089 5 ปีที่แล้ว

    Abaayo waad mahad santahay

  • @haboonhussein2051
    @haboonhussein2051 6 ปีที่แล้ว +2

    woooow mashallah xbbti thanks galabtaanba kasoo tuuri waan kula casariyeeseenaa hhhhh

  • @umusadaqumusadaq6251
    @umusadaqumusadaq6251 5 ปีที่แล้ว

    Masha.alaah. ilahay. Gacantada alaha kubarakeeyo abayo

  • @deeqaallehaunaxriistoaabah2923
    @deeqaallehaunaxriistoaabah2923 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wllshy nasra horo u soco ku jecelnahay

  • @zuwariitamohamed4340
    @zuwariitamohamed4340 5 ปีที่แล้ว

    Abayo nasro Abtidoon

  • @shulekhoawilhaashi936
    @shulekhoawilhaashi936 6 ปีที่แล้ว

    Allow dhawr wlàashayda nasra Abdidoon

  • @asaldhaladindeeqasaldhalad6448
    @asaldhaladindeeqasaldhalad6448 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah xabbti illah haku barakeeyo

  • @fatxihashi9039
    @fatxihashi9039 5 ปีที่แล้ว

    mash alh allow kubarakey farxd kunollow queen love mee

  • @iyaadhassan9297
    @iyaadhassan9297 6 ปีที่แล้ว

    Nuurkii duniday nasra caday gacantada allah ku barakeyo qali

  • @dowsoabukar7397
    @dowsoabukar7397 6 ปีที่แล้ว

    Mash allah abyo mahadsnid waxbadana laga faiiday

  • @aminaqali1182
    @aminaqali1182 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah nasar abti doon wn ku xiisay

  • @ismahanmbeauty7366
    @ismahanmbeauty7366 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @ikraniitaa1236
    @ikraniitaa1236 4 ปีที่แล้ว

    Ala dartis kujeclahy qof wanagsanthy