Subhan Allah walahi waa calool xumo sorry khadra, waxaan kula talin lahaa reer walbo somaliyeed oo wadanki jooga dadkan uruuriska ah ee guriga laysugu keenayo ee rag iyo dumarba leh in la joojiyo
Asma daus wan ku tagera walashay qalie,marna inadertay,chanalkagana aad ayan udawada. Waxan jeclanlaha inad noso galiso barnamijyo ka hadlaya horomarinta nafta. Love you from Djibouti 🇩🇯.
@@samiiraabdirahman7067 wllo way walantahay wax yaabo badan baa been ila eeeg 13jir wax kasta uu yaqan oo miiga jooga wllhi way ku iibsan waa laguursada ileen qurubo ku may dhalane 🙏🙏
Ilahy how fududeyo Laakin been ban arka waayo mar hore berigii la qaxay ban dhashay bay tidhii iminkan markan baby ah buu qaadku kotaraban ah kkkk hadan xiliga ilmaha dhashy waxay inu qoyasty 1995 to 1996 bal qaadka waxa la joojiyeye ban filyaa 86 or 87 gormay dhalty kkkkkkkk ilahiw ceeb astur mise daadea ayeye rabtaa iney qariso waayo run hadad sheegyso hadalkagu inuu is duqeyo ma fiicnaa
Qof kasto is qawiya o balwad yesha qiso aya ku hos dugan maskin Allah haku so xanuniyo
Khadra xaqiiqatan waa qof daacad ah sida ka muuqata waa qof waayihii soo helay ayka xoog bateen😢😢😢😢😢
I like the way she overcomes all the trauma she has undergone.very few victims have the courage to talk about there past
Subhan Allah walahi waa calool xumo sorry khadra, waxaan kula talin lahaa reer walbo somaliyeed oo wadanki jooga dadkan uruuriska ah ee guriga laysugu keenayo ee rag iyo dumarba leh in la joojiyo
Laba diinaba ALLAH ha idin soo hadeeyo. Life is challenging....and don't forget life is too short.
Désolé ma soeur tu es une femme brave
Inaadeertay hore u soco ASMA xikmat ee waad af somaali qurux badantahay from Djibouti ❤❤🎉🎉🎉🎉
Biyo badan ta ay khadri shegtay ana dhashay siday hoyaday ishegtay wa 1997ki dhamadkisi
Hablaha soomaaliyeed mental health(waalida ) niman baa waalay 😢😢. , yaa Allah iyana caafi anagana na xafid.
Walaal gabadh adagbaat tahay Allah haku xafido qofkale wuu waalan hahaaba, ❤❤❤
Asma daus wan ku tagera walashay qalie,marna inadertay,chanalkagana aad ayan udawada.
Waxan jeclanlaha inad noso galiso barnamijyo ka hadlaya horomarinta nafta.
Love you from Djibouti 🇩🇯.
She is a victim 😢such a strong woman so sorry 😢😢
Dayrti bayo badan waa 1998 bilawgiisi waana waayadi puntlnd la asaasay waana 1997 dhamaadkedi 26 baanakasoowareegtay ileen rer waqooyiguna waa yaqaanan
Khadra jama naag dhool love you habo
Ax waa hooyo dhib soo aragtay ALLE HAKU SOO HADEEYO
Amazing woman❤❤❤
I’m so sorry she went through such painful life
😂😂😂😂😂😂ala khadray nolow manta waad iga oohisay wanad iliga qoslisay nolow habo I love you
Maamo khadra alle haku daayo
Ahhhhhh😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 im sorry khadra allahu akbar gabadhan intaasu dhib ah ku dhacday 😢😢😢😢
Allh asturo o xaqa tuso hada
Wixi so maryna waa wax aad loga xumaado😢😢😢
Habeenka waan ooyeey live kaa ax eedo khadra😢😢😢
Khadra way sheeko macaan tahay
Asmay pls qali part 4 so gali
All mxay nolol so martey
Wn ka xumahey wn ka xumahey aad iyo aad 😢😢😢😢😢😢😢
❤❤❤❤ khadro love you abayo you're strong mom
You are so beautiful masha Allah
1997 ayey ahyd
Part 4 lasoo dhakhso
Ala qalbiga 😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔khadray sorry habo guulayso
Oh my God😢😢😢😢
Qeybtii kale meday
Naa walaal part 4 mee
Ilaahay ha ka masaxo balwada iyo dhibkii soo maray labadaba .
They never let her to enjoy the childhood 😢
1997 weyaana walkaye ba dhadhaye
sad💔💔😭😭😭
Wlhy si Tosan u oyey😢😢😢😢😢😢
Benson and hax 😂 ala beerkay na cadaysay
Meeday qybtii 4aad asmay😂
Biyabadan kulih wayaqanan xagah bariganah bululuqah la odhanjiray waxay shegaysoh tariikhdeduh wawadah run hadah ilah 25sanah kaso waregtan umalynayah kadrah wa gabadh an u aqanay qofwalan lkn wah qof wayuhu ka awodbaten
Waxay aheed biyobadan 1999
Deertii biyo badan qof dhashay 1988 diii maa cunug dhali karto waabo tobacco jir
Derta biya badan la shego ma 1988 miya
1997 bay ahayd biyo badan wll
Illhy usamir dheh wixii dhibkaa kuu gaystyna alle ku reeb lkn mid baan odhan lahaa aduunku wuu dhamanya aakhiro ayaana la tagaya illhy danbi dhaaf waydiiso si aad raaxo uheshana jano ushaqayso
1997 Bay ahad Dartaas
Asma you are realey beutiful wit Sem naturel beuty
Biyo badan waa 1997 dii wa lagu yaqaan khadra
😢😢😢😢😢
I just want to hug her
Ilaahay baa xaqiiqadeena og horta islaan taan majecli waa khadra mana jecli qofka si kastoo duruuf iyo dhibaato kuu qabsato ilaahay baa ku jecele xumaan iyo wada uuna ilaahay raali ka ahayn nolo shaada haku raadin ilaahaygii samadaa dhisay dhulkaa fidiyey buurahaa ku qotomiyey wuu kugu filanyahay wax kastana wuu kaaga filanyahay bis wada saxan ilaahay iyo naftaada ku raali gali 😢asmaay dadka qaar waraysigooda iska dhaaf
Naa waad edeb darantahy yaa ku jecloow midakle waayeheeda ayey ka sheekaysay maxaa adiga heatka ku gaadhsiiyey😂
Soo lagama yaabo in ay ku nafisto oo dadka waaniyan oo hAlkas ay wanag uso jileecdo
Biyo badan waa 1997
Dayrti biyo badan wa 1998 ban maqle
Dadkas oo dhan iska cafi sii aad uga dawowdo nabaradaas adigana illahay isku xir oo balwada iyo qamradu inay murugo bi,isa la mooda lkn lkn qalbigey shidaa lkn quranka iyo digriga Allah ya qaboojiya plz wanku daremi karaa my Allah hill your pain
Waa ika
Part 4 meeeeeeee
1998 biyo badan
Very painful story
Biyo badan 1997 ayey ahyd
So sad very sorry 😢
It's was 1998
😢😢😢😢😢😢😢
So sad 😞 wlhi
Qaybti kale meeday asma
Aaway asmaay part 4
Ax 😢
❤❤❤👸🤝
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤️❤️❤️🤲
❤❤
Biyo badan 1999 ahayd
❤❤❤❤😢
❤❤❤❤❤❤❤❤❤😭😭😭😭😭
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
sorry khadra❤
حسبي الله ونعم الوكيل
I am sorry 😭
Biya badan 1997
Dayarta biya badan waxa ayaa ahayad 1997kii
Adigana reer miyi baad aheyd
1997 biyo bdan
Mise 1999kii bay ahayd 😮
@@qalpiga 1997
Oo ma waagasy khadro 14 jirty😂😂😂😂😂
Waa ay dhici kartaa qof weyn Uma eka khadro in ay dhalatay 1983
@@samiiraabdirahman7067 wllo way walantahay wax yaabo badan baa been ila eeeg 13jir wax kasta uu yaqan oo miiga jooga wllhi way ku iibsan waa laguursada ileen qurubo ku may dhalane 🙏🙏
😢
Qaybti 4 so dhig asmay
NAA Asmay sheekadii mad joojisay khdra Naga so daa wax
Sorry abayo mcn 🫠
Biyo badan waa 1997 kii
Biyo badan 1997
I’m sorry really 🥹💔😭
1997
😪😪
Maskin 😢
Ax sorry
Naagtan dhilada Oo asma la leeyahay waxay cayday diinta unsubscribe dhaha qabxadan foosha xun
Oo.asmaay so.adiga iskagaso.celcelinaya wa isla shekadi.bad baartiyo noga dhigysaa wax cusub ban modayny😂😂
Ilahy how fududeyo Laakin been ban arka waayo mar hore berigii la qaxay ban dhashay bay tidhii iminkan markan baby ah buu qaadku kotaraban ah kkkk hadan xiliga ilmaha dhashy waxay inu qoyasty 1995 to 1996 bal qaadka waxa la joojiyeye ban filyaa 86 or 87 gormay dhalty kkkkkkkk ilahiw ceeb astur mise daadea ayeye rabtaa iney qariso waayo run hadad sheegyso hadalkagu inuu is duqeyo ma fiicnaa
Hilmaam hadal kuma jiro inta saxda ah ka eeg waxay ilawday ama ay khalad shegty haw fiirsane
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
1997 ayey ahyd
❤️❤️❤️❤️❤️
😢😢😢😢😢😢
❤❤❤❤
😢😢