Mufo barawe Waaaw cadi maha Ka faideyso

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 238

  • @maahirofficial6018
    @maahirofficial6018 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid madaama muufadeena noo faalisi thank you so much shukri masala ilove baraawe

  • @nuuranuura7603
    @nuuranuura7603 6 ปีที่แล้ว

    Abaayo shukriyey qeyr Alle haku siiyo birta buufada baraawaha waa in somaliya lagaaga so dhiba oo an dhib badan kugu qabaneyn,

  • @sofiaerilleey3B1G
    @sofiaerilleey3B1G 6 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah cadeey quruxeey!!! Anaga maqabno birtaas

  • @halimaabshiro8251
    @halimaabshiro8251 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah I love you sister you make easy for us mashallah I was tired paying money for muffo but now you show me mashallah jazak Allah khair thank you may Allah bless your

    • @samiramohamedabdi3951
      @samiramohamedabdi3951 5 ปีที่แล้ว

      Asc abayo marka hore waad mahad santahay waxa kuweta waxa kuqasatay mafahamin abayo qali inaa fahamo aysn raba

  • @jihaanxaji5453
    @jihaanxaji5453 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah yaa uqtii inaba cadi ma aha ilahey haku siyadiyo intan hesana ilahey hasiyo shukran qali

  • @bedrayusuf4792
    @bedrayusuf4792 6 ปีที่แล้ว +2

    Shukri aduunkan barwaaqo ku noolow, aakhirana janada insha allh.

  • @malikatuahlam4731
    @malikatuahlam4731 6 ปีที่แล้ว

    AbAyo tan kor iyo hoos kagaduidan aafiican aniga taasaan sameysanaayaa alaha kuu daaweeyo gacantaada ilaahey magooyo xabiibti

  • @sumayosiman2548
    @sumayosiman2548 6 ปีที่แล้ว

    maasha allaah xabiibti jasakallaahu qeyr waan uxiisay muufo baraawe iyo malaay ama dalac bilaash waan kaa faa idey xabiibti waan sameysana inshaa allaah

  • @ruqiyosalax5480
    @ruqiyosalax5480 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah macaanto ilahay gacantaada ha barakeeyo insha Allah

  • @calimohamed4666
    @calimohamed4666 6 ปีที่แล้ว

    Masha alah wan cuni jiray abayo marki barawe aan jogay walahi waa xasus ilahay haku xafido

  • @qamarqaali3209
    @qamarqaali3209 6 ปีที่แล้ว

    Mash allha shkuri sharafeey allha haku dhowro ee samalinada inte ka helaa xabbti💋💋💋

  • @daganqali1524
    @daganqali1524 6 ปีที่แล้ว

    masha allah macalimadena hadanbo qado ka dhiga maxa ka dhahday shukran qaali

  • @rahimafarah4365
    @rahimafarah4365 6 ปีที่แล้ว +1

    mcnto dadka sokorta qawo wax cuno ufican igasodis jazakaAllah kheiran habibty Alle hakubarakeyo I.A

    • @اميحيى-ر1ذ
      @اميحيى-ر1ذ 4 ปีที่แล้ว

      Sonkor hadaad qabtid macmacaanka iska dhowr iyo furutiska dhowr bilood kadib sonkorta wey kaa baxeysaa

  • @casho2011
    @casho2011 6 ปีที่แล้ว

    ala maxan jeclhay mufo barwe shukri masala qeeyr Allah haku siyo xabibti

  • @soomaalinimadandadkakagasa8255
    @soomaalinimadandadkakagasa8255 6 ปีที่แล้ว +1

    Shugriyeey dhareerka iga dhamaaday caawa maalin hore markan meesha sacdiyo kugu arkaay in aan xaafada ku weeydiyo iga hoostay illaah heeydiin daaweeyo quruxey dawashadad kama dhargo

  • @hawoali3858
    @hawoali3858 5 ปีที่แล้ว

    Alla dhareerka sidaa u jeclahay wiligey ma cunin lkn dhagta lee ka maqli jiray cawa inaa bartaa usoo radiye insha allah mar dhaw waan ka tuuranaa aniga insha allah mahadsanid abyo

  • @ramlaabdi6059
    @ramlaabdi6059 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allh wlh marhore aya igu dambeysay thnk you qaali

  • @waxiisheeg6618
    @waxiisheeg6618 6 ปีที่แล้ว

    Masha allh barkllh alle qeyr hka siiyo my teacher😋

  • @minaahassan4127
    @minaahassan4127 6 ปีที่แล้ว

    Hooyadey mcn sameyn jirtee 😢❣️
    Reer baraawe ❤️ shukri Mahadsanid habibti 👸🏻

  • @mzeeahmed1388
    @mzeeahmed1388 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah gacantaada gacan barako leh

  • @fadumo.hassan9780
    @fadumo.hassan9780 6 ปีที่แล้ว

    Hoooooyo Muufo bawaare i miss 4sano kahor baa igu dambeysey

  • @nasiimali5856
    @nasiimali5856 6 ปีที่แล้ว

    Maasha allah waaba jeclahay waana liiku soo kuriyay

  • @faizoali2918
    @faizoali2918 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah bil caafiya qaaliyey allaha ku dhowro oo gacantada allaha ku barakeeyo 😙😙😍😍 wan ka hellay mufada wana fahmay

  • @musdafaawad6770
    @musdafaawad6770 6 ปีที่แล้ว

    Walaal waan ku salaamay wamaxay limito soo doon soomaali kale

  • @SaaraAbdi-x8j
    @SaaraAbdi-x8j 9 หลายเดือนก่อน

    Sirta nagaha naga qarin jireen waa naga dabagaysay mahadsanid

  • @fadumaabdi6549
    @fadumaabdi6549 6 ปีที่แล้ว

    Asc waan fahmay shukri hooyo macaan waxaan kacodsanayaa in aad iii soo giliso qunbo loowaani waa iga codsi waad mahadsantahay

  • @najmataaj5181
    @najmataaj5181 5 ปีที่แล้ว

    If I don't have semolina flour can I use rice flour??

    • @sadiamohamed3077
      @sadiamohamed3077 5 ปีที่แล้ว +1

      No you can't use rice flour but look for corn flour

  • @fadumaa.kariinmaxamed893
    @fadumaa.kariinmaxamed893 6 ปีที่แล้ว

    masha allaah waan ka helay xajigeyga jecel wlhi waa usameynaa abyo waxaa ka codsanaa shawarma sida losameyo no so gali plz

  • @fooamohamed7645
    @fooamohamed7645 6 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allaah sunni Hamiltons walaalo krutet awal waaiga qoyi jirey dhsqsanka qaadi jirey jisakalaahu qeyr hadan cunoyah

  • @riyadhassan2080
    @riyadhassan2080 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashllh shukriyay walaaleey maba aqaan ilaahay dartii ayan ku jeclahay hadan kenya kuso laabto mustaqbalka waaban kuso radin inshllh

  • @ishwaaqishwaaq7305
    @ishwaaqishwaaq7305 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ninkii yaqaano muunfo barawe unba yaqaano hhhh Wow caadi ma ahaane thanks qaalu

  • @xawoxasan2299
    @xawoxasan2299 6 ปีที่แล้ว

    Abaayo kheyr allaha ku siiyo Waxan kaa codsanaa inaad noo sameysi San wej

  • @ياربارحمياالله
    @ياربارحمياالله 6 ปีที่แล้ว +2

    msha allx qali mufo cadi ma ahan shukrn

  • @princessumuayman331
    @princessumuayman331 6 ปีที่แล้ว +2

    maasha.alaah xbbti gacantaada alle hakuu barakeeyo

  • @zahraelmi750
    @zahraelmi750 6 ปีที่แล้ว

    samolinada ma isk dhafi karane
    becouse wadanka ma talo abyo shugrin
    thankx

  • @fartunnuur5196
    @fartunnuur5196 6 ปีที่แล้ว

    Shugri abayo no jilci sikale nogu sheeg samaliina wa maxay waligey manmaqal mana arag ee abaayo nogaso jawab waxa aythy samalina

  • @abshirobarake6166
    @abshirobarake6166 6 ปีที่แล้ว +1

    Shukri cadey Ale haku xifdiyo

  • @ahmdsomalimairliness91
    @ahmdsomalimairliness91 6 ปีที่แล้ว +1

    abaayo shukriyeey samaliino waa maxay

  • @maanraa
    @maanraa 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilaahey haku xifdiyo

  • @gghvhvhbb1399
    @gghvhvhbb1399 6 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah shugran xabibti

  • @hibonuura4486
    @hibonuura4486 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allah gacan tada alle haku barakeyo

  • @xamdicadey8573
    @xamdicadey8573 6 ปีที่แล้ว +1

    Shukri qaliyey wlhi caawa inaa kuu imaado aa igu fcneen maanta wexeyga lee karineysaayee

  • @khadijaqurux660
    @khadijaqurux660 6 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaw masha allah alabta aanba kuheystaa aqwaan

  • @hodancabdinuur9521
    @hodancabdinuur9521 5 ปีที่แล้ว

    Abayo shugri wadmahadsantahay sharafay👍👍👍💓💓💓

  • @malikatuahlam4731
    @malikatuahlam4731 6 ปีที่แล้ว

    Qeyr alaha kusiiyo cabirkaaba ugu muhiimsan abaayo

  • @nuuraabdi1696
    @nuuraabdi1696 6 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah waaw shukri caday allaha ku barakeyo gacantada waad na dharjisay walahi kkkkkkk

    • @shukrimasala
      @shukrimasala  6 ปีที่แล้ว

      Nuura Abdi Kkkkkkkkkkkkk

  • @farxiyobilew5934
    @farxiyobilew5934 6 ปีที่แล้ว +1

    mashaa allh walh wan kahelay muufo marawe

  • @iqraahmed8233
    @iqraahmed8233 6 ปีที่แล้ว +1

    Asc walal waxan ka codsana sida cooksisters ama donat

  • @qaalidaahir2274
    @qaalidaahir2274 6 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah qurux abyo inshaa allaah waa sameysanaa beri qado ayn kadhigaa waa jeclahay muufada ilaahey gacanta hakuu barakeeyo wxaan ku weydiinaa mxaa iskaga dhaaftay liveka aa cuntada noogu karinjirtay mase waa iska mashquushay oo jaanisaa uweysay miyaa

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 4 ปีที่แล้ว

    Muufo baraawe IGA dheh

  • @wardasuldan7448
    @wardasuldan7448 6 ปีที่แล้ว +3

    Hupi gacanto kuma goodo Alleh xooga haa ku bara keeyo Ilove You qali❤💋

  • @ayaan-177
    @ayaan-177 6 ปีที่แล้ว +7

    samaliina waligey ma maqlin aragti iskaba daaye sheekadu waa geel indha kuul maxaas ka kasaa 😂😂😂😂 waa kaftan yaaaah mahadsanid macalimadeena shukri masala qaali badan i❤U 😘😘😘

  • @rashidabdi5332
    @rashidabdi5332 6 ปีที่แล้ว +1

    Abayo shukri digsiya xage kagade pls

  • @aymancadey8612
    @aymancadey8612 6 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaw masha allh 👌👌 macan wa dhaftay wlhi 👌👌👌👌

  • @rahmaa6859
    @rahmaa6859 6 ปีที่แล้ว +1

    asc abaayo samalina maxa laa dhaha please I sheg

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 6 ปีที่แล้ว +1

    Wcs sister thanks for the beautiful food and duco mash allaah

  • @malikatuahlam4731
    @malikatuahlam4731 6 ปีที่แล้ว

    Waxaan umaleeynaa maanta ciyaalka kumajiraan qadada

  • @nadiifamuqtar2148
    @nadiifamuqtar2148 4 ปีที่แล้ว +1

    😋😋😋

  • @dhemanxalane821
    @dhemanxalane821 6 ปีที่แล้ว

    Abaayo shukri samalila maxawayee

  • @umnalka7740
    @umnalka7740 6 ปีที่แล้ว +2

    Maan shaalaah and Jazaa’ kalaah cadowgaada ishiisa alaah hakaa qabto good jop Thanks

  • @zahracumar4297
    @zahracumar4297 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ilaahey haku xafido abaayo qaali

  • @fowsiadigaale1261
    @fowsiadigaale1261 6 ปีที่แล้ว

    ASc shugri abaayo qaali alle ha ku xafido waxaan doonayaa in aad ii soo sheegto uunsiga cadaanka ah iyo madowgaba waa imisa qiimihiisu walo gabdho badan baa doonaya oo jooga UK ma loo soo diri karaa

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaah. Ilaahey hanoo kadaayo sharafey😘❤️👈

  • @ilhamhassan3600
    @ilhamhassan3600 5 ปีที่แล้ว

    Semolina asxaabay waa galey shiidan sidii burkii aad daqiiq u ah markaa cadaan iyo jaalo labadaa kalar bay lee dahay waa uun galey

  • @nasteexoali8022
    @nasteexoali8022 6 ปีที่แล้ว

    abaayo maxaa ladha haa samaliino

  • @khadramumin175
    @khadramumin175 6 ปีที่แล้ว

    Samalina waa talyaani laakiinvwaa xiniin shiidan Spanish stores ayey taala diyaarada carabta.

  • @samiiranuur222
    @samiiranuur222 6 ปีที่แล้ว

    Asc abyo qali samaliinaha inte laga hela mano so shege karta adiga mahadsan shrfy

  • @maryamodaahir8820
    @maryamodaahir8820 5 ปีที่แล้ว

    Samaliina maxa ladhahaa yaa igu dhaama plz

  • @deeqoadam9940
    @deeqoadam9940 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo cafimad ku cuna

  • @aishacuud594
    @aishacuud594 6 ปีที่แล้ว +4

    Asc shukri cadey walaley samaliina maxa waye yurub Ayan joga ma aqan iney taalo sifican ma i tusi karta ama magac kale hadey ledahay wana ku mahad celinaya sida wax nogu faideyso ajar iyo xasanaat allaha kaa siiyo

    • @seynababdiqa4830
      @seynababdiqa4830 6 ปีที่แล้ว

      Aisha Hussein abayo watala yurub tukamada carabta lakahela waxayna uqorontahay semolina

    • @hawaaded8421
      @hawaaded8421 6 ปีที่แล้ว

      Aisha Hussein yurub intee ka joogtaa aisha

    • @aishacuud594
      @aishacuud594 6 ปีที่แล้ว

      Hawa Aded qaali Sweden ayan jooga ok wan ka raadina dukamanka carabta insha allah Thanks dhamantiina

    • @hawaaded8421
      @hawaaded8421 6 ปีที่แล้ว

      Aisha Hussein habiibtii turkida xataa wey gadaan marookaanta iyo carabta qaarkeed waxay u yaqaanaan sameed.cuscuus hadaa taqaanid waa iyadoo shiidan wax yar soorta ayaa kacad.xabiibtii.

    • @simanabdi8587
      @simanabdi8587 6 ปีที่แล้ว

      aisha hussein abaayo anaa sweden joogo wey taala dukanka carabta ka fiiri xataa kuwa swedhishka wey taalaa.

  • @fardowsahashim2938
    @fardowsahashim2938 6 ปีที่แล้ว

    abaayo shukri musala wan Ku hiisey

  • @roodomaxamed6039
    @roodomaxamed6039 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah inaba cadi msha

  • @salmaissedahir5547
    @salmaissedahir5547 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah abaayo thanks alha nokadayo

  • @naciimofarax8115
    @naciimofarax8115 6 ปีที่แล้ว +3

    aamiin yaarabi mcnto adne alaha ku xafido

  • @ayaanbodaye200
    @ayaanbodaye200 6 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaw masha Allah inaba caadi mahan

  • @nasiimali5856
    @nasiimali5856 6 ปีที่แล้ว

    Shukri ilmaha ma cunaayaan miyaa bas baaska bas ka dheh

  • @badkanuur7636
    @badkanuur7636 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh jazakallah abyo

  • @raalinaraalinaabdi8389
    @raalinaraalinaabdi8389 6 ปีที่แล้ว

    samaniinada iyo ogaadiga sawir noogu soo qaad ee noo soo saar abaayo

  • @maymacadey5367
    @maymacadey5367 6 ปีที่แล้ว

    Asc abayo wan Ku salamey wan Ku heesta darustda mahasanid

  • @deeqomohamud1426
    @deeqomohamud1426 6 ปีที่แล้ว +1

    abayohadan helikarin semolina mxaxn kasameya shuriyey waadku mhadsàntahy

  • @fauziaahmed4250
    @fauziaahmed4250 6 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo jazaka lahu kheer

  • @awilibrahim613
    @awilibrahim613 6 ปีที่แล้ว +1

    samaliina makamaarmaa😍😍😍😍😍

  • @bellaabu7767
    @bellaabu7767 6 ปีที่แล้ว +1

    Mufo barawani cusub 👌

  • @Kdj7506
    @Kdj7506 6 ปีที่แล้ว +2

    maasha Allah

  • @maryansaciid7213
    @maryansaciid7213 6 ปีที่แล้ว

    mashallah mahdsanid shukri

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 6 ปีที่แล้ว +1

    Gaajaaba igalisay dhiigow. Daawo ilaahey ha kuugudaro😍😍

    • @candiqani1027
      @candiqani1027 4 ปีที่แล้ว

      Wlshey semolina la,anted malasamenkara

  • @amiinacumar8472
    @amiinacumar8472 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah dalc bilaasha basbas leh

  • @sahorrubaccomgaxwoqaraar6924
    @sahorrubaccomgaxwoqaraar6924 6 ปีที่แล้ว

    Samaliina mxa la dhahaaa

  • @burhaanabdirashiid487
    @burhaanabdirashiid487 ปีที่แล้ว

    Mio sorrela grazzio mille

  • @nimcoabdi5024
    @nimcoabdi5024 6 ปีที่แล้ว

    Samalina maxaa waaye abaayo

  • @caashofiiloow3557
    @caashofiiloow3557 2 ปีที่แล้ว

    Samaliino xaa loola jeedaa abaayo

  • @riyadhassan2080
    @riyadhassan2080 6 ปีที่แล้ว

    Samalina maxan ku badalan karaa

  • @falishusseinisxaaq6865
    @falishusseinisxaaq6865 6 ปีที่แล้ว +1

    Thanks abyo jazakllah qer lkn ma fahmin samaliina

  • @_ya_boi_jj_3402
    @_ya_boi_jj_3402 6 ปีที่แล้ว +1

    Manahallah Quruux👌👌👌 hunguri yuqyuq yah 😂😂😂

  • @munajaanduug2950
    @munajaanduug2950 6 ปีที่แล้ว +1

    Walaasha ayaankugu dhajin kkkkk

  • @deeqohuseyn6308
    @deeqohuseyn6308 6 ปีที่แล้ว

    Abayo samaliina maxaa ladhaha

  • @timiraisaaq1220
    @timiraisaaq1220 6 ปีที่แล้ว

    Shugariy semolino maxeey kasameesanatahay

  • @mursaljama9294
    @mursaljama9294 6 ปีที่แล้ว +1

    Waan kafaa ideystay runtii mahad cilin aad ubalaaran abaayo😍😍😍😍😍😍

    • @xawobare3883
      @xawobare3883 6 ปีที่แล้ว

      Abaayo gale hada hesan samalino gali makuqasikara

  • @sharifasharaf4093
    @sharifasharaf4093 6 ปีที่แล้ว +1

    msh allaha abyo bilcafiya

  • @iizaabdi6502
    @iizaabdi6502 6 ปีที่แล้ว +2

    mashallah