Mash allah wannka helay fakirkaa insh allah mustaqbalka sida aya usameynaa arooskeyga thnks wlhi wa fikir ficn ❤️♥️🤙Allah ku barakeygo guurka abyo i am new
Mar kasta inaay gabdhaha Somaliyeed sidaa u quruxbadnaadaan oo u labisataan baan jeclahay. Xaragada xaraam maaha hadda arooskan mid niqaaban lama arkayyo haddana magaalada naagaha Somaliyeed dayac badan baa ka muuqda badankood indhashareer ayeey kuwada maraan sababta ma aqaani. BTW you and your husband looked sensational Alf mabruuk habibti. May Allah swt bless your marriage Ameen.
@@samiirosagal5637 laakiin walaal soo idinkan xafladaha iyo aroosyada wada feydan? Iyo tiktok iyo TH-cam iyo facebook? Soo niman halkaasba ma joogaan? Markaa anigu sabtaas kuma qancin ee sabab kale ayaa jirta oo ah in maradan Al Shabab la timi oo sidaa daradeed u wada gashateen. Ama maba ogidine sababtaad u xidhantihiin oo caado layskaga wada deydo bey noqotey idinkaana moodaaya in nimankoo dhan idunku maqanyihiin ama idiin jeedaan laakiin sidaa maaha may kuwa qurbahaba sidaa wax u eegaan soo isla nimankii uun maaha ee wadanka ka yimid hadayna mid ka helaan oo eegaan dhibaato ma jirto illahay baa isu keen abuuray hadaa ma niman bey eegi lahaayeen. Nimankan ma Somalia ayeey gabdhaha uun ku eegaan ineel soo kuwan gabdhaha somaliyeed siday u wada dhanyihiin kuwa wadanka debadiisa deggan aan midh niqaab lagu ogayne? 95% kuwa wadanka wey niqaaban yihiin kuwa debadanna boqolkiiba 99.9% ma niqaabna. Waa arrin la yaab ah.
Hambalyo xabibte❤ 🎉 anig uhoreyo xabibte
Mash allah wannka helay fakirkaa insh allah mustaqbalka sida aya usameynaa arooskeyga thnks wlhi wa fikir ficn ❤️♥️🤙Allah ku barakeygo guurka abyo i am new
hanbalyo xabibti barakalah laka wabaraka caleykum wajamaca beynakuma bil qeyr isku waara ubad qeerqaba kala hela kuwa dinta dalka iyo dadkaba abfaca amin ❤❤❤❤
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في الخير🎉
M.aa zizY BaRaKalaahu lakum ziZy guur qayR qBa I.A ziZy waxn k zugNaBa wa your home routine ❤
Maasha allah abyo hambalyo Allah kuu barakeeyo gurigaaga ❤💕🥰
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير
Aroosyadeena Sunadii Rasuulka Allh Waafajiyo Xishoodkana Allh Nagu Hadiyeyo Qatumadana Allh Noo Toosiyo
Hambalyo abaayo reerkaaga alle ha kuu barakeeyo farxada iyo awlaad baariyaal kuu rajeeynaa
Congratulations Abayo reekaga illhy hakuu barakeyo
Mashallah hamplyo isku wara adi io duuu abyo alf mabruug qaali ubad baari oo baraka leh inshallah gulesta aadban ugu farxay dacadiii👸🤍🤴🙈🤌
mashaallah félicitations sœur je te souhaite long vie avec bonheur 🥰😍
M.a hamplyo abyo guur khair leh allha kaga dhigo 🎉🎉
Rotuunda noo soobadi
Hambalyo hambalyo isku wara oo abud kheyr qabo Kalaha hela inshallah 🫶❤️❤️💍
Masha Allah tabarakalah mabruuk abaayo. Ilaahay waxaan idinkaga rajaynayaa guur aad ku dagtaan mahadisaan awlaad saciid ah idinka siiyo inuu idinkaga dhigo. AMIIN
Amiiin❤
Alf Mabrouk! Congratulations xppti,guri kheyr qabo allow ka yeel🎉❤
hambalyo xbibti noso gali asogo dhamestiran oo camerada lagu dubey 😊🎉❤
Congratulations reerkii nagaadey illaahey ha idinka dhigo❤
msha alh hambalyo wlshey kun iyo kow jeer i.a mustaqbal ifaayo ayaan kuu rajeynayaa
Abayo aroos qurux badan uu ahaa masha'allah🎉🎉🎉❤❤
Mar kasta inaay gabdhaha Somaliyeed sidaa u quruxbadnaadaan oo u labisataan baan jeclahay. Xaragada xaraam maaha hadda arooskan mid niqaaban lama arkayyo haddana magaalada naagaha Somaliyeed dayac badan baa ka muuqda badankood indhashareer ayeey kuwada maraan sababta ma aqaani. BTW you and your husband looked sensational Alf mabruuk habibti. May Allah swt bless your marriage Ameen.
Indha shareer hade xirano xe dhibee waba asturnaane
Wajigeena caawra maaha wllo kaliya markaan magaalada usocono waxaan uxiranaa yaad naan indha raga Soo jiidan oo aaysan idin qaban
@@samiirosagal5637 laakiin walaal soo idinkan xafladaha iyo aroosyada wada feydan? Iyo tiktok iyo TH-cam iyo facebook? Soo niman halkaasba ma joogaan? Markaa anigu sabtaas kuma qancin ee sabab kale ayaa jirta oo ah in maradan Al Shabab la timi oo sidaa daradeed u wada gashateen. Ama maba ogidine sababtaad u xidhantihiin oo caado layskaga wada deydo bey noqotey idinkaana moodaaya in nimankoo dhan idunku maqanyihiin ama idiin jeedaan laakiin sidaa maaha may kuwa qurbahaba sidaa wax u eegaan soo isla nimankii uun maaha ee wadanka ka yimid hadayna mid ka helaan oo eegaan dhibaato ma jirto illahay baa isu keen abuuray hadaa ma niman bey eegi lahaayeen. Nimankan ma Somalia ayeey gabdhaha uun ku eegaan ineel soo kuwan gabdhaha somaliyeed siday u wada dhanyihiin kuwa wadanka debadiisa deggan aan midh niqaab lagu ogayne? 95% kuwa wadanka wey niqaaban yihiin kuwa debadanna boqolkiiba 99.9% ma niqaabna. Waa arrin la yaab ah.
@@sagalmaxamednur210 walaal waxaad tidhi "indhashareer xuu dhibee", laakiin idinkuuba idin dhibaayya daqiiqad kastaad aad heshaan waad iska qaadaysaan waa wax aan u fiirsaday oo naagaha Somaliyeed caan bey ku yihiin niqaabkoo xagga dambe ka lulanayya oo wejigaba saarneen markaa suaashaydu waxay tahay mar haduusan wax lana faray ahayn oo waajib ahayn aadna dhibsanaysaanna maxaad ba u gashanaysaan oo idinku wata. Maxaad isu luggoynaysaan.
Nasteexo qurux hampalyo abyo guur qer io barako leh allah kaga dhigo hda video xiiso leh noso gali ia ❤❤
Abayo tashka maxaa u buuxinweysay qoorta
Masha Allah tabaraka Allah keep going uqtii
Masha Allah abaayo allaha ku barakeyo reerkaga
Hanbalyo ❤❤
بارك الله لك وبارك عليك وجمع بينكما في خير ❤❤❤
Hampalyo Hampalyo abaayo wada jire nabad gala abid kiin ❤ idam alle
hambalyo abaayo illahey ha isku kiin barakeeyo 🤲🤲
Wow cadi maha hotelka m.a marar bdn ban ku celiyay teda kle wlh inaa iska kaftameso modayey
Hampalyo hampalyo 💝💝ilahey guur qeyr qaba hakaga dhigo abayo
Masha allah hamplyo apyo rugsn io reer san😊❤
Hampalyo hppti guurkaga guur qayr iyo ubad zaalixa❤️
Abayo hampalyo marka hore lkn inad ka daysata fcned meshan wxaga qas ku ahado
Msha allah hamblyo abyo nasteexo gurigiiina allah ha idin barakeyo
Congratulations on your wedding
Sida wllshy camlla ugu farxe mashllh abyo guri qery😩❤
Congratulations queen🎉❤💍
Hambalaya 🎉❤ nasixa cdey gurkii lagu nastee lagunasto ala hakadhigo
Mabruuk xppti alle ha isku kiin barakeyo
Masha allha Holland xagey waye
Me and my guuled simaba king love you so much insh allah rajeeya 😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🤩🤩🤩🤩🤩🤩😘😘😘😝😗😊😚😇🥰😂😂😂😂🤝👏🏽🙏💓💓💞💞🧡💓💗💗💕💞💖💖💖💖💖
Wiilka waad isku egrihiin ilmo adeerkaaga miyaa xabiibti anyways hambalyo ❤
Congratulation queen or king isku waara ❤❤🎉
Gabdhihiii xishoon jiray markay aroosayaan wali manoolyihiin hada waaba
Masha alaah hanbalyo abayo alaha kubarakeyo gurigaga cusub amiin yarabi
Hanplyo guriga guri qeyr leh alha kga dhgo apayh🦋♥️
Hambalyo wllkey jamaal iyo dumashi nasteexo isku waara abidkiina ♥️♥️♥️
Hampalyo qurux waaye abayo masha allah❤❤
Masha Allah congratulations ❤❤❤🎉🎉
Mabruuk abyo guurkada guur qeer gurigaada guri nagi guulow kayeel amiiiin❤
Msha allah tabarakallah Msha allah hambalyo
Allahuma barik Nasteha and dumashi😊isla jira abid
Hotelkani xagee buu kuyaal
Msha allh congratulations queen 👸
Masha alah ilhay guriga haku barakeyo❤
Msha Allah hambalyo abyo allha idin barakeyo 🎉
Dhisma oo dhaqma wllo❤🎉🎉🎉
Masha Allah
Salon ka intu ku Hala abayo
Masha Allah mabruuuk alfa mabruuuk❤❤❤❤
Masha alaah ilaahey ha kuu barkeeyo ❤❤❤
Congrats and happy wedding dear❤
Maa shaa Allah Allahuma baarik
Masha Allah illaahey gurigaaga hakuu barakeeyo🎉❤🎉
MABRUK ABAYO🎉❤
Hamampo hamampo 🎉🎉🎉🎉 mcnto 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
الزواج علي سنة الله ورسوله والطريقة علي سنة الشيطان حقا مؤسف 🙄
صح والله مو هيك زواج المسلمين الله يهدي الجميع يارب
MashAllah🎉🎉🎉❤❤❤
Congratulations naztexa🎉❤
Msha allh hamblyo xbbt jwiga cabsi cabsi wye😂❤
Mabruug guri qeer qabo alah kaaga dhigo
Hambalyo hupi❤
late congrate hbbti form hargeisa somaliland
Hambalyo nasteha qurux masha allh
Masha allah hambalyo nasteexo qurux 🎉
Hambalyo guur qeyr qabo aka hakaaga dhigo
Maansha allaah habalyo wll❤❤❤❤
Congratulations mar labaad mcnto
Masha allah 👑 ❤ hambalyo family 👑 👪 ❤ family 👑 Hambalyo
Hambaliyo🎉❤
Mashaa allah hambaliyo quruxey
Abyo queen xaawo walalo maatihin
Congratulations million times sis ❤🎊 🎉❤
Masha allh mabruuk abyo
Manashalaah habalayo xbbti
Hamblyo gacalo ilaahay hakuubarakeeyo 💖💖💖
Mashaallah Hambalyo farxad ku waara
Masha Allah Hambalyo
Congratulations ❤
Maanshaa allah hamblyo qali❤
Masha allaah allaha idinxafido
Masha.allah hambalyo wll
M.a congratulations ❤
Hambaliyo cdy❤❤🎉
Hambalyo quruxeey
lakin qoorta ina dawoola te ahad
Maashaa allah hampalyo
Hambalyo walashey qaliga ah
M.a dumashi nastexo io apowe Jamal cabdullahi
Mabruk nastexo
Hambalyo Hambalyo abaayo