Cimraanow dee kamaad xishoon gabadhaa afkeena ku heestey😂😂😂😂 Markaad tidhi Nimcaan oo la dhacay waabad iga nixisey oo in tuugo lacagihii showga uu ka sameeyey ka dhaceen baan moodey, markaanse wada dhageystey waan fahmey inaad heestaa laga dhacay ka wadey😂😂😂😂😂 war gabadhu waa dadaashey ee hala soo dhaweeyo soomaliyey luqadeenu waa adag tahay qofkii waan ku heesi is yidhaa hawl adag buu ka soo marayaa. 🎉🎉🎉🎉
@@HalimaCumar-kk9cw waligey ba qof kuma tashan xita mid illa dhashay ha nogde naagna is kaba daa war keeda nin is ku tasha day ayan ahay Biniadam bahi diisa Alle ka magan galay
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه و سلم ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🎉🎉
Oh lol welcome to Minneapolis sxb 😢😢 she wasn’t playing around
Niin xaaasleyh oooo inuuu xishowdo ooo nagaaahaa iskaadhafo Hadu furo kaan Marki horey niin maaheyn
Hargaysa aa wooow i take back my comment ! greet laday
Salalahu wacaleyhi wasalam 🎉❤❤❤❤❤❤
Gabadhu waa macalimad meesho waa jaamacada wayn ee Minnesota UFM arday ayaa wax lagu barayaa music amar la aantiisna maqaadan karaan sharci ayaa ka jira maraykanka
Cimraanow dee kamaad xishoon gabadhaa afkeena ku heestey😂😂😂😂 Markaad tidhi Nimcaan oo la dhacay waabad iga nixisey oo in tuugo lacagihii showga uu ka sameeyey ka dhaceen baan moodey, markaanse wada dhageystey waan fahmey inaad heestaa laga dhacay ka wadey😂😂😂😂😂 war gabadhu waa dadaashey ee hala soo dhaweeyo soomaliyey luqadeenu waa adag tahay qofkii waan ku heesi is yidhaa hawl adag buu ka soo marayaa. 🎉🎉🎉🎉
yaanagu soo fasaxay caasha carab la!! laakiiin meelaha qaar codka way keentay
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
He is a nice boi why is he ending the call
Iska hubi awoowe
Wuxu wa jiliin
Cadnaan naag maba qabo
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Kuwan cad cadi heesihii soomaaliga ahaa way kufsadeen
Barlin awey cimranow ❤
Waa qalad nin naag qabo inuu naag kale lashactiraysto ayadana inay ninkeeda aflagadayso oo ceebayso ma ahayn 😢😢😢
Waaba dayuusad haday raali ku noqoto Ninkeeda oo Naag live u shukaansanayo isagana Waa doqon aan naagtisa ixtiramaynin
Cimraanow ilma ahan run dadkaan beentooda aabadan lama aaminikaro
Markad basabir raadis tahay sida Adnaan model adigo live ku jiro ayay naag tada kugu bah dileysa so sorry Adnaan sxb waxa kugu dhacay
Markay naag kuu shaqayso ood masuuliyadaada gabto u diyaargarow taasoo kale
@@HalimaCumar-kk9cw waligey ba qof kuma tashan xita mid illa dhashay ha nogde naagna is kaba daa war keeda nin is ku tasha day ayan ahay Biniadam bahi diisa Alle ka magan galay
Waaba dayuusad haday raali ku noqoto Ninkeeda oo Naag live u shukaansanayo isagana Waa doqon aan naagtisa ixtiramaynin
@@mohamedsandheere6339Guurku wuxu Mudan yahay ixtiraam. Hadad ka baqayso haba guursan