Geography ga markan waxan rajeynayaa inaad qaarada ku soo celiso sida Nigeria🇳🇬Benin🇧🇯Togo🇹🇬Namibia🇳🇦Ivory cost🇨🇮 Ghana🇬🇭 Morocco🇲🇦 Egypt🇪🇬 Botswana🇧🇼 cape verde🇨🇻 comoros🇰🇲
Mahad sanid macalin marka horey alle haw gar gaaro muslimiinta reer falas tiin Gasa lagu gymadayo allena hajabiyo yuhuu da horeyna usoco kheyr ban ku ra jeynayaa
Golden voice teacher next Afghanistan 🇦🇫 I.allh ❤❤
Waan kaa sugay ustaad tanaad
Next Afghanistan
Agaasime barnaamijyadada history-ga noso badi ama mawducyo kle kuso dar, lahjada ad uqurx badana wad kuso jedisa⭐🙏🏻
Keep going walalka noo soo badi barnamaijyada
Waan ku taageera muqalaada faaido leh aqoon yahan guul
جزاك الله خيرا معلم ❤
My favorite 🎉tube
Waan ku salaamay bare
Alaa weyn..alhu.akbar...
Shukran Mr geography😊
Horumar wacan walal🙏👏
Mahdsanid ustaad
Thankz for sharing Us brother
Mahadsanid Ustad
Georgia 🇬🇪 waa mid ka mid ah dalalkii ugu horeyey ee an ka Barton wadamada Qaarada Europe
Falasdhiin, iyo jordan next please
Mahadsanid bro🔥
Next South Africa 🇿🇦
Tanaad 🙏
Best of best
Thank you Bro
golden voice
Dhanka duurjoogta ustaadii 😂😂😂😂
Waa dad reer baadiya ah ana aqaana wana wada budhcad
Miyaa kunooleed
Maanta baaraaye waxa sababay dagaalkii georgia hadana adaa ka arkay mahadsanid wax badan ka faiday❤
Gorgeous voice next ameeerika
Geography ga markan waxan rajeynayaa inaad qaarada ku soo celiso sida Nigeria🇳🇬Benin🇧🇯Togo🇹🇬Namibia🇳🇦Ivory cost🇨🇮 Ghana🇬🇭 Morocco🇲🇦 Egypt🇪🇬 Botswana🇧🇼 cape verde🇨🇻 comoros🇰🇲
Sxb Botswana 🇧🇼 and Namibia 🇳🇦 waa laga hadlay inta kle mo ynee
@@suldaanzinzibaar5869marocco xita wuso dhigey
@@suldaanzinzibaar5869xitaa ghana 🇬🇭 io morocco 🇲🇦 wuu ka hdlay
Ustaad aad baa u mahadsantahay video xiga waaxaad naga faalootaa xaqiiqooyin ku saaabsan SHANTA SOOMAALIYA sida asalkooda xaga ay kayimaadeen ma carab baa mise afrifaan , iyo xaqiiqooyin kale oo daahsoon , Ustaad wxaan rajeynayaa inaad codsigeyga fulindoonta MAHADSAIN
Mar kale kaaga mahadcelinaya ugaas soo ceelinta background music-ta sbbta ah waay isku baxaan tabintaada iyo musicta
Tanaad horumar wcn wll
Next Afghanistan 🇦🇫 ❤
3:33 🎉
Tbilisi iyo Batumi 2015 Ayaa Booqday Meel Dalxiiska Ku Fiican Wye❤
Wll ma joogtaa hada
Thanks sxp❤
Mahad sanid macalin marka horey alle haw gar gaaro muslimiinta reer falas tiin Gasa lagu gymadayo allena hajabiyo yuhuu da horeyna usoco kheyr ban ku ra jeynayaa
M.a keep going bro TanaaD 😢❤❤
Next;Wales and Scotland 🏴
Ye
Please scotland noogu xiji ❤ waa taageerahaga from Mogadishu
Maanta baaraaye waxa sababay dagaalkii georgia hadana adaa ka arkay mahadsanid wax badan ka faiday
Ustaad ka soo hadal Equatorial Guinea
Waa dhul bilicsan oo cajiiba
Ani waxa aan qaba in aad wll kasoo hadashid eretariya oo aan isku dhownahay ahna dal xidh xidhan,
Inan coment so qaray waqti ban galshay sida daraded fallow iso dheh walal😂
Boqortoyadi maya ayaan karab sxb soda
❤❤❤TANAD CHANNEL❤❤❤
Southern Africa Geography 🌍 kusoo Celi
South Africa 🇿🇦 Botswana 🇧🇼 Lesotho 🇱🇸 Swaziland 🇸🇿
Malawi 🇲🇼
Zxip wadamadaan xun xunka ah naga daa oo dalalka iyo xogaha juquraafiyadeed ee caalamka nala wadaaaag
Egypt next
Dalkan waxan magacisa bartay marki rushku dulanka ku qaaday waxanan ilaa bariga u haystay dad muslim ah malaha shishan ban ku khaldayey.
waa khawkhaaziyiin.
Dalalka caalamul islaami kasoo hadal fadlan
Falastiin,Ciraaq,suuriya
Next kuwatamela
Aad ban kuu tager sanahay
Ustaad maxaa kugu dhacay ood ugu soo hadli weysantahay 5ta soomali
1.8 million oo sano ayey dib ugu laaban kulaha war gaaladu wa qiyaali ku nool aduunyadu inay intaas jirto alle subxaana watacala ayaa og
World war1 iyo w war 2 oo dhamayistiran sodaa
🎉🎉🎉🎉
Joorjiya
Next degastan ka so hadal waa gobol ku dhax yaalo Russia 🇷🇺
Aphganistan ku xigsii usdaad
Sxb dalkan dabaa jeelasheeda nagaga jir
Asc
Wad Mahadsantahay wlal
Waxan Ka.Codsan inaad Muqal.Ka.So.Diyariso Saylacda Baryahan Hadal.Hayntedu Badatay Sii an Wax Badan Uga Odhano Magalada
Miyaaad aadi rabtaa wll
Saylacda
Muqaal ka so same casrigii dhagaxa
Sxp saso klaa somalia uga soo hadal
Gobalada maraykanka ka so hadal szp sida California Florida New York
3:10
Kvrateshelia
Islaan giorgian ah Ayan derisnahay malinkan ku dhahay Somali Ayan ahay ad ayay iso dhoweysey waxayna isheegtay inay alsocoto in somalia dagalo Ka Jiren 30ki sano lasso dhafay
Inteeh??
Wll hda maku noshahy gorjiya mse
Agaasime barnaamijyadada history-ga noso badi ama mawducyo kle kuso dar, lahjada ad uqurx badana wad kuso jedisa⭐🙏🏻