AXMED AARSHE IYO ASMA SABAN | ULASHO | XIDIGAHA GEESKA 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 373

  • @heyfaali3576
    @heyfaali3576 5 ปีที่แล้ว +435

    NabiGeena inta jecel scw scw farta taga 😍😘

    • @haldoormediaproduction142
      @haldoormediaproduction142 5 ปีที่แล้ว +1

      1

    • @ziyemankish7736
      @ziyemankish7736 5 ปีที่แล้ว +1

      ☝🏻

    • @maryanmmcige9428
      @maryanmmcige9428 5 ปีที่แล้ว

      Nabiga iyo heesaha maxa iskalasoodoontaan horta waan idinkayaabe

    • @craxmanindho5664
      @craxmanindho5664 5 ปีที่แล้ว

      11

    • @subaydaabdiali7097
      @subaydaabdiali7097 5 ปีที่แล้ว

      Heyfa wll adoon xumaan ii arkeyn نبي الله صل الله عليه وسلم SHARAF AYUU INAGA MUDANYAHEY EE WLL QALI LIKE HAKU RAADIN ... انشاالله

  • @anr4578
    @anr4578 5 ปีที่แล้ว +8

    Aarshe waa nin dhamystiran sidii nin raga udhaqma romantic iyo xiiso mxay traysaa mashaa Allh Allh ha iskukiin daayo

  • @Cabdirisaaq_rissta-24
    @Cabdirisaaq_rissta-24 6 หลายเดือนก่อน +2

    Alayliyo alaylehe
    Igu soor itaal kaa
    Ana aan asagaa
    Idil kood ku dhafshe
    Xasan qiso axmed aarshe axmed wali f asma saban waan idin jecel nahay ehelkii fanka

  • @c.c.536
    @c.c.536 4 หลายเดือนก่อน +4

    Alle ha u naxariisto Asmo😢 caku adduunyo😢😢

    • @asmamohamed7416
      @asmamohamed7416 4 หลายเดือนก่อน

      Aamiin Aamiin 😢😢

  • @ahmedyazin720
    @ahmedyazin720 5 ปีที่แล้ว +34

    Arshe is smart men I like the way he hundle the unmbush question big respect bro all the way from London👏🏾

  • @c.raahidmahad115
    @c.raahidmahad115 5 ปีที่แล้ว +73

    from mogadishu burburki somalia kadib maan arag fanaan ka cod macaan axmed aarshe wuu dhameys tiran yahy runti ilike

    • @hothonuurto6104
      @hothonuurto6104 5 ปีที่แล้ว +1

      C.raahid Mahad Haa Walhi Waan Kula Qabaa Akhii🙏

    • @somalilanderjecelsomali6123
      @somalilanderjecelsomali6123 5 ปีที่แล้ว

      Juju niyaw somalia haday burbursantahay

    • @sucaadnur5100
      @sucaadnur5100 5 ปีที่แล้ว +2

      C.raahid Mahad ok kk muqdisho marka ma uso dirna

    • @scoreforwin7753
      @scoreforwin7753 5 ปีที่แล้ว +4

      Kaskeey. Bk. Cabdi Diini. Nimcaan. Cawaale. Daauud Xanfar. Iskalaji iyo Iide yare intuba way ila cod macaan yihiin.

    • @wizamintv9147
      @wizamintv9147 5 ปีที่แล้ว +1

      C.raahid Mahad ilma riyo halkani wa somaliland dawlad nga burburtayna anga majirto

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 5 ปีที่แล้ว +77

    Omg😂❤️

    • @ahmedibrahim4562
      @ahmedibrahim4562 5 ปีที่แล้ว +1

      Walal haa eee isoo mar isi sii raaacnee. kolay soo bixi mayside canada iska doonaysaa kkk

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet 5 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedibrahim4562 marabo wll canada dhulkaygan ka jeclahay adiga haday wax kula tahay so arag

    • @ahmedibrahim4562
      @ahmedibrahim4562 5 ปีที่แล้ว +1

      @@Inna_mohamet anba walal dalki ma joogo sowniga isoo mar ku leh aynu is raacde lol waanan kula kaftamye maxaad la xanaaqday ma saasad reer hargeisa ku tahay 🤔 hablihi imika lalama kaftami karaba 😢

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet 5 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedibrahim4562 hyeh wll kuso marayaa hlkeee jooggaaa mana xanaqineh 🙏🇮🇹💞

    • @ahmedibrahim4562
      @ahmedibrahim4562 5 ปีที่แล้ว +1

      @@Inna_mohamet qatar. Doha igu soo mar walal. Kolay waad i dhaafi e 😂

  • @geenyadadheer
    @geenyadadheer 5 ปีที่แล้ว +4

    Salama reer hargaysa idin jeclhay ehalu fankii somalia From garowe

  • @mohamedibnumuhumed3041
    @mohamedibnumuhumed3041 5 ปีที่แล้ว +82

    Fanka HARGEISA inta uqirtey like

    • @zimrancwali7407
      @zimrancwali7407 5 ปีที่แล้ว

      ❤💖💖💖💋💥🙏
      🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺💪👈

  • @absameamin3318
    @absameamin3318 5 ปีที่แล้ว +17

    Aniga waxan
    Si Wayn
    Ugu Haystaa asma
    Saban she is nice

  • @hanuush6787
    @hanuush6787 5 ปีที่แล้ว +8

    Axmed aarshe ajaniib dhagaysanaysa waan arkay wlhi waa best cod mashaallah isago Somali Ku heesa ya ayay naago iyo Niman Ku raxaysansya arkay ama dhagaysanaays

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +1

    Nabigii ugu dulqaadka badnaa ugu khayrka badnaa ugu naxariista badnaa intuu ilaahay abuuray oo dhan waa nabi muxammed sallallaahu calayhi wasallam (SCW) .igula salliya suubanaha 😍😍

  • @khadarbuush4893
    @khadarbuush4893 5 ปีที่แล้ว +7

    Intad furinle jeceshay in leeg ayu casha koos jecelyahay qoftu su'al xumaa 😭😭😭😭

    • @hamdahirad7191
      @hamdahirad7191 5 ปีที่แล้ว

      Kkk ana yaabay wll

    • @khadarbuush4893
      @khadarbuush4893 5 ปีที่แล้ว

      @@hamdahirad7191 wa iska sidasi markey fananintu su'al is weydinayan 😂😂😂😂

  • @istarcawad2132
    @istarcawad2132 5 ปีที่แล้ว +12

    Axmed aarshe fanaan aan aad utegero hesihiisane dhagesta 😘😘😘😘😘😘

    • @abdiarab7364
      @abdiarab7364 5 ปีที่แล้ว

      dad qaliya hragesa hoygi fanka iyo ilbaxnimda❤❤

  • @shamai6435
    @shamai6435 2 ปีที่แล้ว +5

    Ahmed Aarshe and saban are singing as a duo about love well done their voices truly praise love

  • @ahmedmohamedomer5783
    @ahmedmohamedomer5783 5 ปีที่แล้ว +3

    Maansho allah codad macaan iyo hees erayo iyo music fiican way gadan tahay inta igu raacsan like igu qabti

  • @braziliano12
    @braziliano12 5 ปีที่แล้ว +3

    xidigaha geeska cid gaari kartaa ma jirto runti waa koox horomar wayn sameeyey marka kooxdan waa kooxdii fanka somalia soo celisay fanaan kasto oo caan noqday waxa uu ka soo baxayaa warshada xidigaha geeska markaa kooxdan waaa koox aan la qaban karin kii yimaadama magac wayn buu helayaa markaa u fiirsato kuwa heesa maanta waa kooxda xidigaha geeska horay u socda cid idin gaari kartaa ma jirto cid walba ee ka baxdaa waay soo noqon markay soo daalaan ..horay u socda cadawgiina cagaha hoose ayaan lee yahay ..guuleesta xidigaha geeska

  • @shamsudinmohamed9339
    @shamsudinmohamed9339 5 ปีที่แล้ว +2

    Wwwwwwww laba fanaan op agtayda qli ku ah wllky Ahmed iyo asma saban hees aad umacan weeye ruunti 💝💝💝💝💝💝💝

  • @realwarya8215
    @realwarya8215 5 ปีที่แล้ว +6

    Axya Hees iyado Jacyl ihayen ayaan Jacayel Daremaya wllhy Heestan Xusus jacayel horu ayay iGalisay ❤️😭

    • @simranhusein1583
      @simranhusein1583 5 ปีที่แล้ว

      heestan dad badan ayay xasuuso gelisay

  • @ayanali8861
    @ayanali8861 5 ปีที่แล้ว +13

    Arshe runtu shegay ninku gabdhu jclyay wu gursada alle hayzu kin dayo adiyo oridada❤❤❤❤

  • @samiiryare9144
    @samiiryare9144 5 ปีที่แล้ว +10

    Ahmed aarzhe wa fnan cod mcaan lkn xidgihi intas may nqden😘😘😘

  • @khadancadey8614
    @khadancadey8614 5 ปีที่แล้ว +82

    Aaarshe haduuu ooyayo xitaaa wan dhagysan lahaa 😂😂

  • @hanuush6787
    @hanuush6787 5 ปีที่แล้ว +1

    Alla tolaaay hargeisa cadey way nuraysaa mashaallah allow usiyaadi my home dear hargeisa Bilan waaan. Uxisay dhalinyaroy dhulkeeni MA aaadna💚🗯️❤️👌

  • @sabdi3612
    @sabdi3612 5 ปีที่แล้ว +7

    Ahmed arshe🥰🥰🥰 wa layga ka guursaday Lkn insha allah waqtiga badan😂😂😂

    • @mohnazirm
      @mohnazirm 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh😃🙊🙊🙊

    • @deekadegan8494
      @deekadegan8494 5 ปีที่แล้ว

      Masha allaah asma saban iyo axamed arshe ayaa ugu haystay

  • @studiodollar2763
    @studiodollar2763 5 ปีที่แล้ว +27

    Team aarshe Eid Mubarak

    • @salmaanstylar115
      @salmaanstylar115 5 ปีที่แล้ว

      Mohamed hassan dollar
      MID LAMIDA ZXB

    • @amunabdul3506
      @amunabdul3506 5 ปีที่แล้ว

      Tan asmadu cod xumaa horta

    • @studiodollar2763
      @studiodollar2763 5 ปีที่แล้ว

      Amun Abdul ma ka cod wacan tahay adigu😂😂

  • @niciimaaragsan2224
    @niciimaaragsan2224 5 ปีที่แล้ว +5

    Asma saban iyo axmed aarshe dad aan iska jecelhy runtii❣❣❣

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว +3

    A high level of romance and understanding ❤️😻😻😊😍 wow wow fantastic singers Asma Saban and Aarshe

  • @awaalekabsol9446
    @awaalekabsol9446 5 ปีที่แล้ว +4

    Mnsha Allah
    Nin raga lama caasiyee
    Alle cod u dhaliyay wiilka

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 2 ปีที่แล้ว +2

    Hadaad reer somaliland tahay gobtu isma dhaaftee
    👇

  • @awaalekabsol9446
    @awaalekabsol9446 5 ปีที่แล้ว +5

    Wooow beautiful voice
    It's amazing absolutely fantastic

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 5 ปีที่แล้ว +5

    Asma sabban Iyadoo la guursaday weli waan jeclahay😂❤😂.
    Boqortooyo

  • @kadermohamedaden449
    @kadermohamedaden449 5 ปีที่แล้ว +15

    Asma love su,aal xuma xidiga inta ila aregtay inay heeso uu kufican yihiin qadidoda lkn warays wxba ka kasayn like isara nio asma love mxa ka khaldan wxay sidey wax uwadi

  • @saabiriinabthirahman7498
    @saabiriinabthirahman7498 5 ปีที่แล้ว +2

    masha alaah gormuu guurzaday Ahmed aarshe hambalyo
    kkkk wariye sagal wayka maarmen wlh manta wnka helay qaabkay su aalaha izku waydiinaya faniintii kale xgay maren
    azma love wariye ayayba kuzo baxaysa ba wlhi KKK inta ila aragtay like

  • @ilhanbintusamatar2247
    @ilhanbintusamatar2247 4 ปีที่แล้ว +2

    Hees romantic💏 ahhh
    Mashallah ❤❤🙏 geep going 🙏
    Like ina laysladafin wlalayl ❤

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 5 ปีที่แล้ว +5

    Suaal aad morning u xun qof soo taagan ma romantic iyo inteed jeceshay qofna odhan maayo ma jecli walaashay azma suaashaas way ka hoosbaxday

  • @sakariayuusuf9950
    @sakariayuusuf9950 5 ปีที่แล้ว +32

    inta tabtay abdi hani hashi like ta

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 ปีที่แล้ว +18

    Còdmacana axmed aarshe inad tan la heesto may aheyn wad inaga khasarisay cood ba ku dhacay ninkan aad ila xad

    • @rahmamuhant6450
      @rahmamuhant6450 5 ปีที่แล้ว

      Waxba dadak laga shego adiguba wadiga dhagysteh

    • @rahmaali2050
      @rahmaali2050 5 ปีที่แล้ว

      Regal snow mala odhan kara rag ma jiro? madhacaye idin dhexmaray inanta Somaliyed miyay kaga baxday sxb

    • @khadarmaah6933
      @khadarmaah6933 5 ปีที่แล้ว

      @@rahmaali2050 kan khadra silimo ayuu la masayray labada gabdhod ee Asmoyinka Mel walba uu ka caya wuxu nin mahe waa naag

    • @alonewolf4883
      @alonewolf4883 5 ปีที่แล้ว

      Xuuxyhy inanta maxaad ku maagty

  • @susansomaliland1
    @susansomaliland1 5 ปีที่แล้ว +24

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️No 🥰🥰🥰more wariye 😂 score walee kolay copy baad arki doontaan dhawaan
    Jamuuriyadaa Barakaysani waa intay dheertahay Xadaarinimada somalida kale WELL DONE 👍 Duriyadii❤️❤️❤️

  • @abdulahitakar5029
    @abdulahitakar5029 5 ปีที่แล้ว +1

    No more wariye new Action 😍😍wa xadaarinimo aan dheernahay

  • @aishoshariif3032
    @aishoshariif3032 4 ปีที่แล้ว +3

    When i hear the voice of asma saban my eyes becone tears😭

    • @ishakasmada3077
      @ishakasmada3077 4 ปีที่แล้ว

      It is good when you hear sister our holly Quran to tear 😓

  • @amalzanahmet8303
    @amalzanahmet8303 2 หลายเดือนก่อน

    Ilahyow asma u naxariiso Adaa weyne 😢

  • @prlloveu3202
    @prlloveu3202 5 ปีที่แล้ว +5

    Msha allah duriyadii
    Oo nadiif ah😘😘😘

  • @nabiihamoh9196
    @nabiihamoh9196 5 ปีที่แล้ว +8

    Asma love tu waa reer miyad bari dhawyd ilbaxday yaa ila arkay

  • @hamzefarah1070
    @hamzefarah1070 5 ปีที่แล้ว +9

    Waar dad kii meeye bk yurub abdihani
    Waar axmed wali meesha ma isaga iyo gabadhiisa ayuun kusoo hadhay ana aniga xumaan iyo qabyaalad igam ahee yaa xasuusta 2014 waa gey xidiguhu jireen🤔🤔

    • @queenofqueens4645
      @queenofqueens4645 5 ปีที่แล้ว +1

      imikaba sidii bey ujiraan waliba manta yey ka qurux badan yihiin masha allah dadkuna waalawada qabaa qaarba dhalay qaarba xanun san kara qaar baa dani qabsan karta marka dee inta joogto ayaa ka badan inta maqan

    • @khalidguntigab1175
      @khalidguntigab1175 5 ปีที่แล้ว

      2014 & 2013 waa barigay shidnayeen ee aay soo baxayen

    • @thelastone7763
      @thelastone7763 5 ปีที่แล้ว

      Yurub Putland ay jirtaa

  • @caashaabdinuur6495
    @caashaabdinuur6495 5 ปีที่แล้ว +1

    Alaa waxa iskuso baxaayay asbma saban iyo axmad arshe

  • @Cadnaan-CMS
    @Cadnaan-CMS 4 หลายเดือนก่อน

    Alle hakuu naxariisto walaal Saban😢🤲

  • @somalidhabah1485
    @somalidhabah1485 4 ปีที่แล้ว

    Axmed aarshe raganimo kugu dhan suaasha nacasnimada leh ay kuula timid doqontaasi jawaab baad ku siisay akhas calayk dhe neefadaasi iska badhaacisay

  • @nabihamoha6253
    @nabihamoha6253 5 ปีที่แล้ว +2

    Indhaha ku tabaye ku dadaaal ag Jogayga😢❤ ax ya hees wlhi

  • @najaxmaxamed7052
    @najaxmaxamed7052 5 ปีที่แล้ว +4

    Ugbaad AragsaN waaN tabaY 😔

  • @abdihamdi5212
    @abdihamdi5212 5 ปีที่แล้ว +3

    Axmed arshe codkisa waa halasi inta igu racsan like isar😚

    • @nabiihamoh9196
      @nabiihamoh9196 5 ปีที่แล้ว

      Axmed isaaq yuu ka yahay cid baanu isku qabsanee cidii garanaysaay iso sheeg

  • @farhiyadhamys6403
    @farhiyadhamys6403 5 ปีที่แล้ว +5

    Wwww Arshe iyo Asma eshcaal hees 😍😍😍✌👏👏👏👏👏👌

  • @faaraxmohmoud5187
    @faaraxmohmoud5187 5 ปีที่แล้ว +3

    Xidigaha geesku waa hanti qaran waligood burburi maayaan.

  • @abdihamdi5212
    @abdihamdi5212 4 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed aarshe Codkisa waa halasi Runti 👌 lakiin Hal gobal ha isku koobin waxan rajaynaya inuu Hankadu dhaafo Hal Gobal waxaa tahay nin loo bahanyahay oo aad u Cod macan ama u qalma fanan qaran Waxaan in aad tagto meel kasta ooy somali Dagto

  • @hamdaabdillahiahmed2094
    @hamdaabdillahiahmed2094 5 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed waa fanaaan degen Edeb bdn maanshlaaah codnaleh

  • @munaaden9549
    @munaaden9549 5 ปีที่แล้ว +2

    Subhanallah maxaa qaawiyey islaantii ugu weyneyd

  • @alishakiib2602
    @alishakiib2602 5 ปีที่แล้ว +2

    Asma saban fanaanad sarre horay u soco abaayo

  • @cabdiqanihussain3352
    @cabdiqanihussain3352 5 ปีที่แล้ว +3

    Best talantaali aan baryahan arko hore usocdo xidigaha geeska

  • @ifrahebraahim7901
    @ifrahebraahim7901 5 ปีที่แล้ว +6

    Asma saban👌
    Aarshe👌best song

  • @garaadgalaydhjeesto2756
    @garaadgalaydhjeesto2756 5 ปีที่แล้ว

    Suall xumida iyo indho adeyga asma sanyar heestiiba waan joojiyey dhagaysigeedii

  • @zihamahmed9278
    @zihamahmed9278 5 ปีที่แล้ว

    Alay lahe hestan hes udhiganta ilamaha sanadkan inay sosocoto hore usocda 👏👏👏👏

  • @najaxcabdi3590
    @najaxcabdi3590 5 ปีที่แล้ว

    Shax cusup ayaa la imad xidig geesgu maansh allah hore uu socod dadkygii

  • @quenwacan1091
    @quenwacan1091 3 ปีที่แล้ว

    Fikir fican inaad mar mar wariye isku noqotaan

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 ปีที่แล้ว +1

    Wah waah

  • @kumanriyaqinebalkaadzo7042
    @kumanriyaqinebalkaadzo7042 5 ปีที่แล้ว +2

    asal hees talantaali ah tii ugu shidnayd ❤❤❤🌹🌹🌹❤❤❤

  • @ilhanbintusamatar2247
    @ilhanbintusamatar2247 4 ปีที่แล้ว +2

    The best👍💯 music🎤🎼🎹🎶

  • @mohakuule4396
    @mohakuule4396 5 ปีที่แล้ว +1

    intee in leeg baa jeceshahy🤩🤩

  • @buunijama8080
    @buunijama8080 5 ปีที่แล้ว +3

    Asma saban,asma love iyo aarshe fanaaninta ugu jecelahay👍👍👍👍

  • @niin128
    @niin128 5 ปีที่แล้ว +2

    Asma saban arsenal ma xasusata😂😂🖐🖐

    • @jamayare8972
      @jamayare8972 5 ปีที่แล้ว

      Si fcn cashier bay ahayd....

    • @niin128
      @niin128 5 ปีที่แล้ว

      Walysku jafay mesha 😂

  • @muhabashiirabdi6099
    @muhabashiirabdi6099 5 ปีที่แล้ว +3

    Ax waxby igu kakicisy wawayan soo xasuusty😓😓😓😭

  • @qurayshaaxmed5700
    @qurayshaaxmed5700 5 ปีที่แล้ว

    San gaabo asma laveeey su aaal xumada kala teg fananka aarshe wn kutamaaa inaa arooskyda ku casuumo insha allah

  • @najkavlogs6845
    @najkavlogs6845 5 ปีที่แล้ว +21

    I disagree the question Asma love asked arshe. Waxay dhawacday ninka filankisa how does she knw inu ahen romantic wagi hore

  • @farxiyopasto4252
    @farxiyopasto4252 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkkk aniga isaaqa waan ka yaabay nin naagtiisa dhahaayo gabarteeyda ceeb whi 😂😂😂😂😂 hadaa ila aragtay like isaar

    • @miskimooge1636
      @miskimooge1636 5 ปีที่แล้ว

      😂😂🤣hortaa anaa yabay

    • @arliyaanwar2350
      @arliyaanwar2350 5 ปีที่แล้ว +1

      Farxiyo Pasto naa xishoo isaaaq kuma yaqane ka dhamaw afka qudhmuun hyso laxay hadaa shit nocaso midhanbaa laga nasan layahay

    • @mohamedhamse1061
      @mohamedhamse1061 5 ปีที่แล้ว +2

      Mesha af talyani lagu hadli maaye dhuumo abti qadad weyn
      Dad iga yaabiyay ninba inantisa Ku odhanaya waa gabadhaydii
      Subxaanaka war horta dadkani maxay ahaayen

    • @pureheart10
      @pureheart10 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkk gbdhyda is my daughter kkkkkkkkkkkkk taas aad bay ugu khaldanyihin iyo naag nin kuleh seedigay taasna waan la yaabaaa banange kkkkkkkkkk

    • @miskimooge1636
      @miskimooge1636 5 ปีที่แล้ว

      @@pureheart10 horta maila argten kaligey umaleynaye wlhi

  • @nimcocumar9460
    @nimcocumar9460 4 หลายเดือนก่อน

    Ilhy how naxaristo asma😢

  • @maxamedciise149
    @maxamedciise149 5 ปีที่แล้ว +2

    Axyaa hees way igusocota wale❤❤❤

  • @somalichallenge1
    @somalichallenge1 3 หลายเดือนก่อน

    Alle ha unaxariisto asma saban

  • @munaiskufiln5279
    @munaiskufiln5279 5 ปีที่แล้ว

    Xisigaha ninkeygiiba ka maqan c.risaq anshax cdehyga intee kle dhurwaa cuney🤣🤣😁😁from kmbla 🇺🇬🙏

  • @cibaadoyar847
    @cibaadoyar847 5 ปีที่แล้ว +2

    Xidigihi ma intan ba isugu so hadhay wa inti loogu necba except beeroof😁aar qabyalladu xumaa asma niicba meesha ka talinaysa

  • @xidigahmed2356
    @xidigahmed2356 5 ปีที่แล้ว +2

    😂🤣 asma love aarshe sawta kuqarxisay
    Romantic nin yaqana uma eka waa badaw 😂😂😂😂

  • @mahadabsalnmuhmed2116
    @mahadabsalnmuhmed2116 5 ปีที่แล้ว +1

    Alayl Iyo Alaylehe Igu Soori-taalkaa Ana aan Asaaga Idilkood Ku Dhaafshee
    2:13Am Wednesday ' August 14 Awdal

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaaaahow u naxariiso saban

  • @naasiribraahin323
    @naasiribraahin323 5 ปีที่แล้ว +20

    Su,aal xumida yaan yaan laydinku cadaabin
    Wax hagaasan iswaydiiya ama iska heesa uun

  • @buunijama8080
    @buunijama8080 5 ปีที่แล้ว +1

    Matanaha,asma love,asma saban masha allah,waa dhal fanaan

  • @wayelkajaqafsada3142
    @wayelkajaqafsada3142 5 ปีที่แล้ว +10

    War xidigahii geeska ma intana kahartay yaab wllhi maxaa khaldan waliba laba aana garanayn baa meesha iiga muuqata otherwise axmed aarshe wan taagera horay usoco lipax

  • @durdur77
    @durdur77 5 ปีที่แล้ว

    Axmed aarshe nin caqli badan weeye .suaasha iyo mid habeen gabadhi waydiisay oo aheyd qof ku dhaha waan ku jecelahay maxaad dhihi la heyd sidu uga jawaabay waxa muujinaysa in uu wax garad yahay

  • @prettylanda6940
    @prettylanda6940 5 ปีที่แล้ว +8

    Axyaa jaceyl
    Liketa igu saciida intiina mucashaqiinta ah 😍😘

  • @najmafarah6696
    @najmafarah6696 5 ปีที่แล้ว +2

    big tageero for Aarshe ❤️❤️❤️

  • @nafiisafarah5482
    @nafiisafarah5482 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaar asmadu suaaaal xumaaaaa bisinkeeee anaba ka naxeeeeeee jah jah

  • @kaisesharif3985
    @kaisesharif3985 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaar xidigaha geesga baaaaabaa noqdey where is labsaax

    • @kaisesharif3985
      @kaisesharif3985 5 ปีที่แล้ว

      Maamuuskii xiddigha geeska ma laabsalax bu ahaa waar don't destruct your production

  • @haldoormediaproduction142
    @haldoormediaproduction142 5 ปีที่แล้ว +14

    Abdi Hani Abdilaahi IYo Yurub Maxamed Cabdi Geenyo Haday Ka Maqanyihiin Meeshu Ma Shidana Wlee Yaa Igu Raacsan Taa

  • @zamirnasri8166
    @zamirnasri8166 5 ปีที่แล้ว +2

    Ma inta kaso hadhay xidigihi geeska

  • @blesssubscribeisarwalal8287
    @blesssubscribeisarwalal8287 5 ปีที่แล้ว +3

    cod Maca gabadha ♡♡♡♡inta ilagrgtay bless like ♡#♡♡♡

  • @hanaabdi5756
    @hanaabdi5756 5 ปีที่แล้ว +15

    Woow Aarshe ku hasta

  • @suleimanabdirahman6929
    @suleimanabdirahman6929 5 ปีที่แล้ว +13

    Asma love inay cidla ka bood tahay beri horaan sheegay .. nin dhanbay leedahay romantic kuguma aqoon... waxan is weydiiyey illeen waxba kama dhexeeyaane how she wanna see his romantic personality?..

    • @dhaayobila5444
      @dhaayobila5444 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhh yab😆

    • @najkavlogs6845
      @najkavlogs6845 5 ปีที่แล้ว

      I disagree that question. Lame asf 😡😡

    • @haniabdi2025
      @haniabdi2025 5 ปีที่แล้ว +2

      Ma u jeeda tolow ma Jacayl bay usoo bandhigatay mise qof ay taqaano ayuu ku gacan seydhey. Romantic kuguma aqaano ceebey tacaal marwo wax kalood weydiiso mey weysey mise maseyr aya ku haya?????

    • @ayaxrgo4755
      @ayaxrgo4755 5 ปีที่แล้ว

      Suleiman Apdurrahman 😂😂😂

    • @sayidcabdirisaqcawil899
      @sayidcabdirisaqcawil899 4 ปีที่แล้ว

      @@dhaayobila5444 9⁹yy⁸5utyya

  • @abdirahmanibrahim9230
    @abdirahmanibrahim9230 5 ปีที่แล้ว +5

    Axsan fanaaan axmed maxamed axned

  • @nazlitomohamed6545
    @nazlitomohamed6545 5 ปีที่แล้ว +2

    Hees cimamad leh 😍

  • @kotharkarim
    @kotharkarim 3 ปีที่แล้ว

    love is light show up 🤩🤩🤩 always man they never say

  • @muzthaphekunlizpayso1157
    @muzthaphekunlizpayso1157 5 ปีที่แล้ว +5

    Ahmed Aarshe Nin JcaYl mu AhaYn wLhi Wxu Aha Nin Kubaded Aad bu u XiisaYn jiraY kubadaha & Play station Ka saLaan Sare Sxb

  • @abdishukriragow8752
    @abdishukriragow8752 5 ปีที่แล้ว

    Wale fananimada wax laiskaa keeno maahaa arshee wan kusitaaaaa

  • @teambrothersofficial581
    @teambrothersofficial581 5 ปีที่แล้ว +2

    Mncha alH Hees lamodo inay aniGa igu soCotoH 🖐️🙄😜

  • @xamdaiftin1454
    @xamdaiftin1454 5 ปีที่แล้ว +5

    Hawaaro jacaylku 😘😍😍❤❤