Mashaa Allah jzki kheyran sister waxad naga hilmaantay time Quran ka iyo tasbixda malaha . aduunka waxa badan ayaa luga daalay e akhiiro alaaha na xasusiyo
Hhhhhh telefonka wa waxa jirtay malinki dhan an telefon ku hadli jiray hadi kale ina xanunsanaya modi jiray qof tel ku hadlayo mel u wax dhigay ma yaqano xajiga waxu ishahi jiray adigo dhinac kale ujedid aya wax mel dhifta lkn hada waxa laga yaba week ina tel dhan ku hadlin gurigeyga wa nadif hada awal wasaq lkn ma ficno telka malayacniga ah
samiro abayo walahi jad walka anasisay aad ban ujac lahay ana uda neya sida nadafada guriga iyo il maha ladaneyo gawar aqli badan ayaa taha mcn aad ban kujec laha iyo sida noo daneso inaa jifka ka kacno ani waxa li dhaha fadumo oo kunol Kenya siwad da dalkada masha alah
my rajo channal 2 adi manoo so jawaabtid se cml. Qofaa comentiga kuso qoray moos ii ukun is la socoto wa lagu dhintaaa maxaa kaleedahay arinkaas my rajo
Mansha'allah waa jadwal aad u fiican. Lkn abaayo qaado ama fargeeto maa barto iney ku cunaan? Gacanta dhib maleh lkn school ka marka tagaan si ay uugu cunaan qaadada guriga iney ku bartaan baa fiican. Balse hooyo walba iyadaa og wixii u fiican caruurteeda. Shukran abaayo.
MashaAllah illaahey caruurta haku deysto xabibty, yoghurt ka iyo mooska masiin karaa cunug yaroo 6bilood jiro aa ii joogo ama noo soo gali wax yabaha LA siin karo thankz.
Mashaa Allah jzki kheyran sister waxad naga hilmaantay time Quran ka iyo tasbixda malaha . aduunka waxa badan ayaa luga daalay e akhiiro alaaha na xasusiyo
khadija diis gsthxhgfg
Masha Allah Qaali Ani Wali Ma guursan Lkn insha Allah Ilaahay ha ii soo dhaweeyo Aamiin Yaa rabi
.masha.allah 👍❤❤👌👌👌
Abaayo ma mataanaa caruurta mashaLLAH ILAAHOW CARUURTA KUUDAA AMEEN
Maasha Allah xbt Allaha kuu deysto ubadkaada jazakallahu kheyr insha Allah waantijibindoona aadey uwanaagsantahay
+Ifrah Abdulahi waiyaka Abaayo sidokale jezakallah qeer Abaayo rerkaga dhan illahey haku barakeyo Abaayo insha allah tijabi
Maasha allaah Ilmaha Maskaxiyan ayaa loo koriyaa Jazakallaah sida wanaaga dadkaga ula wadaageysid
Mashaa alhh ilaahow ku xafid adiyo caruurta haboda u ahay qaali waan ka sugoynaa cariurtaa afarahooda
Maashaalah wllo hala inoo ɓarakeeyo awlaada intaan haƴsana allha siiƴo si fiicaan ɓaad u fikiraysaa
Maashaa Allah waa jadwal fiican jazaaka Allah qeer😍😍
Waaaw masha Allah wan kahele qali jadwalka carurta aad wax nh wan kafaide wlh jazakallah kheir ilxun nima qabato.ilahe haku xafido carurta iyo familykaga.farxad kunolow qali
+Natasha Ahmed Natasha Ahmed Amiin Abaayo sidokale adiga iyo rerkaga dhan farxad igu nolada sidokale illahey haku barakeyo Abaayo qaali
my rajo channal 2 amiin abayo qali
Masha allah tabarakallah video aad uwanagsan jezakallahu kheyr me zus 😍😍😍😍😍
shukran abyo qali lakin biyaha qasabada iskaxir intad welka dhaqeysid waayo waadembi iyo nabsi biyaha nebigu wuxudhahay webi hadu gurigaga hormaro intakugu filan kaisticmaal igaralinoqo hadad idhibsatay walshy
barlin cilmi
Csw csw
Csw csw
Csw csw
♥️♥️♥️🤩
M.a allaha kuubarakeeyo apayo caqligaaga
mashallah xbbti inaba cadiiy maa ahan jadwalka mashallah waa wax muhim ah abayo allah haku😘barakeyo guriga mashallah💞♥🍇🌵i like it!!!!!!!!
Manshaallah abaayo aad Baan ugu raxeystaa video gaga you are reall mum Allah Ku Xifdiyo Caruurtana allaha ku daayo
Mnaha Allah abayo wan kuqiroday videos kaaan qeyr Allah kusiyo abayo macanto.
Wow Masha alaah. Allah ha ku xafdiyo qaali qurax
Mashaa alaah qeyr alaah kusiiyo sidaa wax fiican no tustay
Hhhhhh telefonka wa waxa jirtay malinki dhan an telefon ku hadli jiray hadi kale ina xanunsanaya modi jiray qof tel ku hadlayo mel u wax dhigay ma yaqano xajiga waxu ishahi jiray adigo dhinac kale ujedid aya wax mel dhifta lkn hada waxa laga yaba week ina tel dhan ku hadlin gurigeyga wa nadif hada awal wasaq lkn ma ficno telka malayacniga ah
Aniga ku hadlo weliba callconversan maxaad igu cawinaa
Maashaaa alaaah abaayo laaakiiin biyaha gaaabi macaaanto waaalays weeydiinaaa waaakaaa faaa iid nay shugran👍🏼😘
Waa belo contadaan lkin xayaati caruurta wax caloosha u socodsiiyo isoo sheek thnkz
masha allah mcnto allaha kuxafido amiin
Masha aalaah wan uu sameyay wilkega wuu lastay qali shukraan
masha allah tabarakallah illahey haku xifdiyo iqtii waa kafaidney
ik ben de eerst maasha allaah muniira illaahey ku barakeeyo waa dadaaleysaa..
+Anisa cabdi ali Amiin Abaayo shukran sidokale illahey haku barakeyo Abaayo
mash alllah qaaali
Masha Allah illahay haidin hafido habo qaali
Masha Allah Allah hakudesto
+Yasmin Sabriye Amiin Abaayo shukran sidokale illahey haku barakeyo Abaayo
+Nadar Xaaji Amiin sidokale qeer allaha kusiiyo habo
Wllo ilmo hal sano jiro malasiinkaraa muuska iyo yoguhrtka
Mansha allh shukran qali
+Umu Almas Dahiye shukran Abaayo
Masha allh hoyo cfn
Masha Allah sis, may Allah reward macaanto
+Aisha Mah shukran Abaayo
Maasha allah shukran xabiibti 🌹🌷
jizaakillaahul kheyr abaayo💖🌷💖
waa nofaaideysay allaha hakaa awaal mariyo ukhti 🌷🌷🌹🌸🌺🌷
+Sumaya Hussien waiyaka Abaayo shukran sidokale illahey haku barakeyo Abaayo qaali igu
mashaa Allaha shugran abaayo Qaali ilahaye ha idin xifdiyo dhamaantiin
Waaaaaw mashaa allaaaaah. Xabiibti waa u sameynaa walee mahadsanid mcnto 😋
+فصبر صبرا. جميلا shukran Abaayo sidokale jezakallah qeer Abaayo insha allah u samey Abaayo
Masha allh abaayo wan tijaabiyay waanan ku guulaysto wd mahdsanty
mashaallah ilmaha Allah haku barakiyo abayo 😍😍
hadsanid abyo cunug sanad iyo bilo jiran haysata waxa kasta wuu iga dida maxa igu cawinkarta xbbt
Masha Allah abyo thanks
Masha alllh ill hey ha ku barakeyo
samiro abayo walahi jad walka anasisay aad ban ujac lahay ana uda neya sida nadafada guriga iyo il maha ladaneyo gawar aqli badan ayaa taha mcn aad ban kujec laha iyo sida noo daneso inaa jifka ka kacno ani waxa li dhaha fadumo oo kunol Kenya siwad da dalkada masha alah
dadka kuxu may nayo iska ilow abayo sidada usoco gadal haso firinin ani mesha kuno lahay wa Kenya a bayo jifka naga kicisay
Porridge ka miyaad shiiday walaalo
+Sagal Hassan may wa boos iyo gogar kaliya wllo
my rajo channal 2 gogar maxaa la dhahaa xabiibti
munira cadey mashaallah carorteyda weykofarxen wana kodawan qeeyer farabadan xabibti
Mansha allh jaza kalaah
Mashallah qali lakin caruurta bariska malqaacad kusi schoolka sii u ulaa qabsado mahadsanid
Masha Allah jazaakillah qeyr abayo
masha alaah abayo jazakalaah kheeyran ❤👍👌🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷
Muniira abaayo nederland intee ka joogtaa
Jazzaki llah wallo .
+bedra Yusuf waiyaka wllo qaali
Maasha allaaha abaayo allaaha ku barakeeyo
Mansha allah abaayo ilahay ha ku barakeyo adiga iyo ilmahaba ilahay haku xafido 😙😙😙😙😙💘💘💘💗💖💕
+muno dahir amiin Abaayo sidokale qeer allaha kusiiyo Ukhtii illahey haku barakeyo Abaayo qaali 😍❤❤
Abaayo ani chanelkaga wan jeclahay lkn adaa nanacsinayo bcoz suaashi lagu wediiyo ma reply gareesid
Wlhi ilmo 4sano jira ayan haysta afka ugaliya cuntada hadad u dhigo oon is dhaho ha cuno ma fadhisanayo wu cunto xunyahay
Aniga dulqaadkaan maba ulihi carurta tedakle anigaba gcntyda kusiiyo cuntada mana aaminsani gcntoda iney kudhergayaan lkn wan kubilaabi iney gcntoda waxkucunaan jzakallaho wll
wwww mashalaah jizakallwh qeer igu hele sax waye mama aqli leh ku dayo mudab
Masha alah xayaati thnks
Masha Allah abayo Munro jazakallahu
Nice
Mashallah mashallah jisakalahu kheyr
Asc abaayo Waan. Kusalamay waxaatahay gabar wanaagsan. O aqli Allah siyey allah haku barakeeyo carurtana ha ku xifdiyo wanaad mahadsantahay
Jazaka llaahu kheyr
masharida waa nocee Abayo wad Ku Mahad santahay
+Asia Mohamud Abaayo masharida waa isku mid lkn waa tan waween borshka ah jezakallah qeer
my rajo channal 2 adi manoo so jawaabtid se cml. Qofaa comentiga kuso qoray moos ii ukun is la socoto wa lagu dhintaaa maxaa kaleedahay arinkaas my rajo
aamiin insha allah
+umu aisha nuur shukran Abaayo sidokale Amiin
Jazakalaah khayr wll
Asc abaayo talefonkada iisheg
masha allh aaniga wali ma guursan lkn waxan jeclahay shaqada siida uu qabato hoyo wanagsan oo ku dayasho leh thabks
+asma dagan I love awdal sallal 11 shukran Abaayo waxan ku rajeyna insha allah guur qeer qabo oo wanagsan illahey haku barakeyo Abaayo
Masha allh asma abyadan wan jeclhy sido kle magursanin lkin wxey mudanthy in aan cashir kasibarano thanks my rajo channel
Mashaa Alla abyo
Illahay khayr hakusiiyo wlo
manta dhan asiga mn usheqeyaaa dulqadkaas maba.ulihi madaxa ixanunayo.inaa.siiyo leyqatay intaa manta dhan.wx maxaqi kari ilaha ilehe
Mansha'allah waa jadwal aad u fiican. Lkn abaayo qaado ama fargeeto maa barto iney ku cunaan? Gacanta dhib maleh lkn school ka marka tagaan si ay uugu cunaan qaadada guriga iney ku bartaan baa fiican. Balse hooyo walba iyadaa og wixii u fiican caruurteeda. Shukran abaayo.
+Umu kheyr. Shukran Abaayo lkn wey yeryahiin schoolka markii laga baro ayagabo ku dhahayo igu sii qando ama fargedo wad mahad santahay Abaayo qaali
Masha allaah
+Yusra Abdulqadir shukran Abaayo
Mashallah abayo qayr allaha kusiiyo
Mashalaah
Jizaakallaahu khayraa abaayo
+Mohamed Ismail waiyaka wll sidokale jezakallah qeer walal
Anaa tijaaabiyey abaayo aad baan uga helay ilmahana waa cunanan
Thank you so much sister ma sha Allah
Asc abayo mar waxad noso galisa ilmaha school ka adaayo qadada loxiro oo fuduud hada janis hesho abaayo jisakalah kher 😙😙😙
Abayo waxad o cud egtahay healthy and macaan adiga miyaa mise 2 qof kala tihiin
+Sumaya Ahmed Abaayo maya 2 quf ayan kalanahay shukran Abaayo
masha allh abaayo
+Mandeq Mahamed shukran Abaayo
wlhi mcnto anigaa barobeyaay xitaa anigaba dhinaceyga kacunay waxan jeclahay wilkeyga iyo yariska kuguyar wey is adan yhn sanad iyo 2bil ayuujiraa
Walaal inoo sogali sida loosameyo maraq indian
+Mn Mn insha allah Abaayo wad mahad santahay
abyo labarkaada isoo qor
Mahadsanid walal
Intaa laga soo xariira
My rajo walashis xagee kunoshahay adoo raliya
+qali qalbi uron walashey qaali waxan joga Holland ama Nederland Abaayo
my rajo channal 2 masha Allah rabi ha kugu amaansado abayo
shukran xabiibti
shugran qaali mahadsanid
MashaAllah illaahey caruurta haku deysto xabibty, yoghurt ka iyo mooska masiin karaa cunug yaroo 6bilood jiro aa ii joogo ama noo soo gali wax yabaha LA siin karo thankz.
+Firdosa Abdisalam amiin Abaayo sidokale jezakallah qeer Abaayo illahey haku barakeyo adiga iyo carurta da .haa wa sikarta 6bilood insha allah aniga sodiyarindona wad mahad santahay Abaayo
Jazakillah kheir xabibty
👍💘💘❤
+Fatuma Ahmed shukran Abaayo
mahad sanid
shunran xayaati
Masha allah tabarakallah mcnto allah haku barakeyo qalbiyey 😍😍😍😍
Cusbada. Caruurta lama siiyo lafaha u xuntahay baa. Dhakhaatiirtu. Dhehaan