reer burco iyo qaadka maxa kala haysta🤣🤣 kk

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 64

  • @11naa44
    @11naa44 3 หลายเดือนก่อน +19

    Lacagta raggi oo dhan wxa qabta xabashi 😢😢😢😢

  • @ABDOULKADERHOUSSEIN-q8l
    @ABDOULKADERHOUSSEIN-q8l 3 หลายเดือนก่อน +6

    Sakariye jakarta horey u sovo bro. From Djibouti

  • @samirr546
    @samirr546 3 หลายเดือนก่อน +9

    Subsaan Allah dad duloobay oo cadow sumaystay geed sun ah oo gaal beertay lacag ku bedelo ku waalo ku saaqid ku xoolo beel ku qurux beel ku cibaado beel ku sharaf beel ku akhlaaq beel ku ilko beel
    Ragii ku sumeeyeyna ciidan cir iyo dhul iyo bad ha kuu soo samaysteen iyaga oo aan bad lahayn!!!!
    Tarbiyad khasaartay.

  • @ABDOULKADERHOUSSEIN-q8l
    @ABDOULKADERHOUSSEIN-q8l 3 หลายเดือนก่อน +2

    Odayga ugu horeya wa Legende walahi 😂😅. From Djibouti

  • @farhansamatar6537
    @farhansamatar6537 3 หลายเดือนก่อน +7

    Nin Oroma ah ayaan fiirsaday oo dhahayo Reer Somaliland iska qayila tan anigaa ka talindoona warkiisii ayaa meesha ka muuqda

    • @nature1747
      @nature1747 3 หลายเดือนก่อน +1

      Sixir ayey isticmaalaan anaa diris la ah xabashi iyo Oromo wey kala baqdaan sixir midba ka kaluu ku eedeyaa sixir.

  • @asmafarax7311
    @asmafarax7311 3 หลายเดือนก่อน +7

    Wlhy Waa wayo Arag Odaygaasi Alle Haka Af Xidho Jaadka 😢

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 3 หลายเดือนก่อน +3

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍

  • @khalidahmed2253
    @khalidahmed2253 หลายเดือนก่อน

    protein baa laga helaa 😂😂😂😂

  • @sekeriyemadar4728
    @sekeriyemadar4728 3 หลายเดือนก่อน +1

    Legend sekeriye Jakarta guulayso sxb

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 3 หลายเดือนก่อน +3

    Anagu sanado ayaanu soojeednay adeeroy 1:25 laba hebeen kaliya ayaad kahadlaysaa , iminkadan 3:10 wallaahay habeen hore masexan oo maanta maseexan ,cawana wanigaa soojedna .

  • @alibarreh1368
    @alibarreh1368 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay umadda ha ka qabto jaadka, ragna dayaxa ayuu hiigsaday ,raggii soomaaliduna waa sidaa

  • @nature1747
    @nature1747 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sixran yihiin Oromo iyo itoobiyaanka kale way kala baqdaan xaga Sixirka mid a ka kale ayuu ku eedeeyaa in uu wax sixro.

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 หลายเดือนก่อน

    Waa waali cas

  • @abudarda00
    @abudarda00 3 หลายเดือนก่อน

    May mamnuucdo dowladu walahi waxkasta hagaagi lahaa. SubhanAllah nasiib daro walahi 2024 ba lagu jiraa aduunkii hormarey kuwani bal fiiri

    • @massiysomalimohamed2027
      @massiysomalimohamed2027 3 หลายเดือนก่อน

      DOWLADA QAATKA SIFIICAN AYEEY U CUNAAN. DHAQAALENA WEY KASA MEEYAAN. DADKAAN QAADKA HADII LAJUUJIYO WAX KALE AYEEY GALAYAAN

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dawuuladu waa inayi joojiyaan waayo dhalinyaradi waa rawaxeen walahi khasaarah

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 3 หลายเดือนก่อน +3

    Iyaga oo murqaansan ayay dhimanayaan.😂

  • @seed3966
    @seed3966 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc 🫵🫵🫵 war reerka waxa wareeriyey waa qaadka kkkkk day and night

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 หลายเดือนก่อน +4

    Reer Burco Qaadka Dhiigooda ayaa ku shaqeeya ma istiri?😅😅😅

  • @UmooH
    @UmooH 2 หลายเดือนก่อน

    Qaadku waa Quud Awliyo 🥬

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 หลายเดือนก่อน

    Adeer cun aad u dhimatid in shah Allah

  • @unknownchick31
    @unknownchick31 3 หลายเดือนก่อน +1

    Bismillah Allaha ka madoobeeyo waa daraagis caadi ah waa naaski hooyo ku lahaa salaanmaad 😳

  • @AMIsmail22
    @AMIsmail22 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah odey gaas wa a waayo arag

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 3 หลายเดือนก่อน

    Walahi Somalida waa khasaartayi subhanallah

    • @WadajirAsad600
      @WadajirAsad600 3 หลายเดือนก่อน

      Rer waqooyiga ugu daran wlhi waan yaabay markii igu horeeysay qof jamacad kasoo baxay oo qad cunayo markan arkay iyo bare school oo sigaar cabaya waxas konfurta kamajiran dadka saqiday cuno jaatka

  • @SiraadQambi
    @SiraadQambi 16 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanalaah dadkan caqligoodu ma joogo waa daroogaysan yihiin aduun ba lama socdaan ilahayow soo hadee.

  • @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
    @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er 3 หลายเดือนก่อน +4

    Riyihii burco ayaad waraysanaysaa😂😂😂😂

  • @11naa44
    @11naa44 3 หลายเดือนก่อน +7

    Marqaan Land 😂😂😂😂😂

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hubaal reer burco qaadka aad u jecelyihin sida la shegay 😂😂😂

  • @rashiid187
    @rashiid187 2 หลายเดือนก่อน

    Qaadka ha xayaysiin waa daroogu ugu xun

  • @MohamedAbdi-b9z
    @MohamedAbdi-b9z 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan moodaa waxa magaalada meherad kuyaala inaan leeyahay !😂😂

  • @lulaa1113
    @lulaa1113 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanallaah waa dad baaba,ay

  • @SuldanBurco
    @SuldanBurco 3 หลายเดือนก่อน

    Ilahay haka qabto dadka😮

  • @umomuslima8318
    @umomuslima8318 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 manoolo maxu wadan dhismaa ragi waa wada maqan yihiin

  • @ZakiaCabdi-q3w
    @ZakiaCabdi-q3w 3 หลายเดือนก่อน

    Ileen waxee caqliga la la yihiin waxaan bee isku daldalaan bal markaa qaad cuneeysiin maa kafsar caleen iska cuntiin😭🤣🤣💔

  • @asmaismailsicid77
    @asmaismailsicid77 3 หลายเดือนก่อน +1

    wxn bilaa caqliga ah mxuu ahaa dadka ayuu ku dhiirigelinyaaa xalkii uu uga digi lahaa

  • @libanali4789
    @libanali4789 3 หลายเดือนก่อน +1

    Horta waxaan is weeydiyay waa iyaga odhanayo saacad na ka ma maarano. Duulku miyaanay ba seexan mise jiifka ayay ku cunaan bahalka?

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 2 หลายเดือนก่อน

    Cidna ha usheegina😂Camera la horkoogaa🙏

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkani xoolaha Aya dhaama
    Waliagood dadka nocasii meelahaha
    Afka Qaadhuman dhiigaye
    Dhaqaan adaa leedahayaba Lagu fanee laguu Liibaxaye Qof liitaa igadhahe

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 3 หลายเดือนก่อน

    Sakariye jikarta adigaa salamayaa hadana adigaaba iska qaadaya salaanta 😅😅😅

  • @nahawi1479
    @nahawi1479 3 หลายเดือนก่อน

    Reer Burco waxaan kula talin lahaa,Haddeynaan Jaadka iska Deyn karin Isku Daya inaad Beerataan. Waxaan Xusuustaa,1982 Dad ku Dhex Beeray Qaadka Wakaaladii Hargaha iyo Saamaha Ee Burco Si fiicaan ayuu u Baxay.

  • @AhmedZaawa-lv7yv
    @AhmedZaawa-lv7yv 3 หลายเดือนก่อน

    Kulahaa Qadka Buritiin Ayaa laga helaa

  • @Nima.Mahmoud
    @Nima.Mahmoud 3 หลายเดือนก่อน +1

    bismillah !! balwad maba lo arko miyaaaa 😂😂!!!!

  • @CaafiTiens
    @CaafiTiens 18 วันที่ผ่านมา

    Naaga yeena kuursan nin qaad cuno.

  • @alkhayratmedia5956
    @alkhayratmedia5956 3 หลายเดือนก่อน

    Qaadku waa xaaraan soomalidu waxay u qabtaa geed la cuno oo lagu marqaamo laakiinse waa daroogo xun oo miyirka iyo maankaba wax yeela isaga iyo khamriga wax weyn isma dheera halaga dheeraado

  • @AyaanJama-m4m
    @AyaanJama-m4m 2 หลายเดือนก่อน

    Qaad iyo reer waqooyi

  • @borowbaydhabo6201
    @borowbaydhabo6201 3 หลายเดือนก่อน +3

    Walee reer waqooyi waa ba een

    • @abusa3adS
      @abusa3adS 3 หลายเดือนก่อน +1

      Reer koonfurna miyay badhaadheen mise tolow maba qayilaan 😂

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 3 หลายเดือนก่อน

    Waa dad baaba ey

  • @SurprisedBoat-sk5it
    @SurprisedBoat-sk5it 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ninka qayilaya waa libaax ka aan qayilin futada hablaha ayuu leeyahay waa la wasi ka raa😅

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 3 หลายเดือนก่อน

      Khaniisiin baad tihiin Shaw,Abaarso been baan moodayay.

    • @AhmedMohammed-k8n
      @AhmedMohammed-k8n 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@NewsFusion24qof og inuu dhibaato kujira hadana isla sii saxan yaab inkaaraa kudhacday walhi balwadiin ba,day dheh

    • @Hassanabdi-sm9ch
      @Hassanabdi-sm9ch 2 หลายเดือนก่อน +1

      Xishoo koleey waxaan u malaynayaa inaad qof yar tahay aan weli aqliyeysan nin weyni waxan kuma hadleen koleey sidaan qabo

  • @abudarda00
    @abudarda00 3 หลายเดือนก่อน

    Dad baaba’ey weeye lacagtoodina amxaaro iyo habashi ba cunta intey reerohoodi ku daqan lahayeen

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 3 หลายเดือนก่อน

    Waxan dhiirigelinta usamayn khaadka iyo maandooriyaha dowlad la aantu waxaasi bay leedahay

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 3 หลายเดือนก่อน +1

    AKHAS. . Waar kan yar sumcadii umada ayuu xumaynayaa lacag ha loo ururiyo qofkan yar ee gaajoonaya

    • @isseyare837
      @isseyare837 3 หลายเดือนก่อน

      Sidii dumarkii baad u hadlaysaaye

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 3 หลายเดือนก่อน

    What is going on this old man?😳😳😳

  • @abusa3adS
    @abusa3adS 3 หลายเดือนก่อน +1

    Midhkaa wax ma taro
    Taranta ayuu yareeya
    Bal dhaandhaankan qaad iyo hooyadii simay miyuu miyir qabaa
    Ilaahay ha inaga qabto

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 หลายเดือนก่อน +2

    Murqaanland waxa caqli xumada Ku riday iyo waalid WA qaadka ruwaydo been ah iyo Qabiil Qaran ismooday Qaadow adiga leh 😅😮

  • @asmaismailsicid77
    @asmaismailsicid77 3 หลายเดือนก่อน

    sakariyoow maad uga digtid bahalka nio wlhi waad u sii jiibinysaaba adiguna wxba ma dhaantid,wxa la odan karaa adiga ayaaba ka daran.