Barro Noocyada Kalluunka laga helo Soomaaliya (XAQIIQ IYO XOG)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • Muuqaalkan kaga bogo noocyada kalluunka dalkeenna Soomaaliya laga helo. bal nooca aad jeceshahay ma sheegay ninku mise noocyo kale oo kalluun ayaa cuntaa. Aragtidaada noo reeb.
    Xuquuqda muuqaalka
    Fadlan Subscribe, Share iyo Kana aragti dhiibta dhaha barteenna TH-cam 👇
    #KalluunkaSomalia
    #KheyraadkaDalka
    #Guuxamedia

ความคิดเห็น • 3

  • @Heimatar
    @Heimatar 28 วันที่ผ่านมา +1

    Zaynab ama sucbaan ayaa u jeclahay AKA mackerel

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 ปีที่แล้ว +1

    marka danbe aad wax duubayso codka iska hagaaji waxba lagama fahmayo hadalkana waad boobsiinaysaa si dad hore kuula yaqaaney

    • @BidhaamiyeTV
      @BidhaamiyeTV  ปีที่แล้ว

      Walaal soo dhawow, waana soo dhaweenayaa dhaliishaada, ma codka ninka sharaxaya noocyada kalluunka ayaa ka wadaa mise warbxiin kale ayaa dhageysatay oo aad saluugtay, bal noo kala cadee waxa aad fahmi weysay, Mahadsanid