Bidhaamiye TV
Bidhaamiye TV
  • 1 787
  • 487 295
DAAWO: Xaqiiqooyin ku saasan Maxaabiista ay is dhaafsadeen Xamaas iyo Israel iyo SAXAAFADDA CAALAMKA
Muuqaalkan waa sheekooyin ay ka soo aruuray saxaafadda caalamka oo siyaabo kala duwan uga warbixiyay hab dhaqanka fiican ee Ururka Xamaas ula dhaqmeen maxaabiista ay siidaayeen iyo sida cadowtooyada leh ee Israel ula dhaqmeen maxaabiista Falastiin. Aragtidaada ka dhiibo oo fadlan nagu soo biir.
#Palestine #OccupiedWestBank #WestBankRaids
มุมมอง: 160

วีดีโอ

ManUnited oo la kulantey guuldaradii 4aad shantii kulan ee ugu danbaysay & Mbappé oo dhigay wacdaro
มุมมอง 4812 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Tababaraha kooxda @ManchesterUnited Ruben Amorim ayaa sheegay in kooxdiisa ay noqotay malaha kooxdii ugu liidatay taarkhda horyaalka Ingiriisk 147-sano kadib #BrightonManchesterUnited #RealMaridMbappé #Bidhaamiyetv
Trump oo caawa la wareegaya xilka madaxweynaha Maraykanka ayaa haddana Iiran & Ruushka waxay gaareen
มุมมอง 7012 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Sabtidii madaxweynaha Ruuska ayaa Moscow ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha dalka Iiraan, waxaana labada dhinac ay kala saxiixdeen heshiisyo cusub oo cabsi durba ku beertay reer galbeedka. Aragtidaada ka dhiibo. #NorthKoreaMoscow #IiranRussia #MoscowTehran
Halkan ka ogow Xog Faahfaahsan oo ku saabsan wixii ka dhacday Gaza iyo Maxaabiista la is dhaafsaday
มุมมอง 21212 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Maalintii labaad ayey gashay heshiiska xabad joojinta ay kala saxiixdeen Israel iyo Xamaas, waxaana soo afjarmay dagaal Israel ay ka wado wax ka badan 15 bilood magaalada Qasa. Aragtidaada ka dhiibo oo nagu soo biir. #Israel #Palestine #Gaza
DAAWO:Damaashaadka ka jira Gaza iyo heshiiska Israel iyo Xamaas oo maanta si rasmi ah u billaabanaya
มุมมอง 4414 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Maanta gelinka dambe waxaa la filayaa in si rasmi ah uu dhaqangalo heshiiska Xamaas iyo Israel, waxaana ay labada dhinac is dhaafsan doonaa maxaabiis ay kala qabsadeen, sidoo kale heshiiskan waxaa uu soo afjari doonaa dagaal qaatay in ka badan 15 bilood. Aragtidaada noo soo dir. #PMNetanyahu #IsraelHamasCeasefire #GazaCeasefireDeal
Halka ka ogow khasaaraha ka dhashay dabkii cagta mariyay magaalada Los Angeles | BIDHAAMIYE TV |
มุมมอง 20614 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Muuqaalkan waxaa ku jira sida ay ahayd magaalada Los Angeles ka hor iyo kadib markii dabka xooggan uu baabi'yay, waxaana ay mudan tahay in lagu cibriqaato waxa ka dhacay magaaladan oo ka mid ah magaalooyinka ugu caansan dunidda. Maxaa kaaga baxay. #DoolloMN #LosAngeles LosAngelesWhipUpFires
Golaha wasiirada Israel oo oggolaaday heshiiska Xamaas iyo Guusha Xamaas ay ka gaartay dagaalka GAZA
มุมมอง 4316 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Golaha xukuumadda Israel ayaa meelmariyay xaley heshiis xabad joojin ah oo ay la galaan ururka Xamaas iyo guusha Xamaas ay gaartay. #Israelnews #DoolloMN #Gaza
Haaland oo rikoor cusub ka dhigay Premier League iyo Manchester City oo cayaartoy cusub la timid
มุมมอง 7816 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Weerar yahanka reer Norway ee Erling Haaland ayaa heshiis cusub la gaaray kooxaha Manchester City iyo horyaalka Ingiriiska, 24 sano jirkan ayaa Jimcihii saxeexay qandaraas soconaya ku dhawaad 10 sanno, sida laga soo xigtay Sky Sports. #DoolloMN #Premierleague #Football2025
Muxuu ka dhigan yahay heshiiska cusub ee Soomaaliya iyo Itoobiya ay ku gaaren Addis Ababa?
มุมมอง 111วันที่ผ่านมา
Magaalada Addis Ababa waxaa maalintii labaad ku sugan wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, madaxweynaha ayaa shaley iyo maanta kulan la yeeshay ra'iisal wasaare Abey Axmed waxaana ay ku dhawaaqeen in dib u soo celiyeen xiriirkii diblomaasiyadeed labada dal. Aragtidaada ka dhiibo. #EthiopiaSomalia #AddisAbabaMogadishu #HassanShAbeyAhmed
Trump oo amarro cusub soo saaraya iyo Biden oo Macsalaameeyay dadka USA Arbacada, Muxuu qabtey?
มุมมอง 1314 วันที่ผ่านมา
Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa sheegay in madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu khudbad sagootin ah uu jeedin doono Arbacada soo socota, 5 maalmood ka hor inta uusan xilka ku soo laaban Donald Trump, halka madaxweynaha la doortay uu doonayo inuu soo saaro 100 amar oo cusub maalinta ugu horreysa ee madaxtinimada. Nagu soo biir oo ka mid noqo saaxibbadeena. #BidenOval2025 #TrumpOval2025 #TrumpVSJoe...
DAAWO: Sida dadka cimbraysanaya ee ku sugan Xaramka ugu faraxsan yihiin roobabka | Bidhaamiye TV
มุมมอง 16114 วันที่ผ่านมา
Muuqaalkan waa roobab mahiigan ah oo ka da'ay aagga uu ku yaallo masjidka Xaramka iyo dadkii halkaas ku cibaadeysanayay oo ku farxay dhibicda Alle. #MasjidkaXaramka #BidhaamiyeTV #Makkahalmukarromah
Xogtii ugu dambeeyay dhulgariir xoog badan oo ku dhuftey dalka Itoobiya | Bidhaamiye TV
มุมมอง 4414 วันที่ผ่านมา
Muuqaalkan waa warbixin ku saabsan dhulgariir ku dhuftey bariga caasimadda Addis Ababa ee dalka iyo Itoobiya iyo khasaaraha ka dhashay Nagu soo biir #NorthwestBedesaOromia #AddisAbabaMagnitude5.2 #Ethiopia
XOG Cusub oo ku saabsan hoggaamiyaha cusub ee dalka Suuriya | Bidhaamiye TV |
มุมมอง 8914 วันที่ผ่านมา
Muuqaalkan waa warbixin ka hadleysa sida dalalka reer galbeedka ay u arkaan hoggaamiyaha cusub ee dalka Suuriya Maxamed Al Sharaac iyo isbaddalka ka dhacay dalka Suuriya kadib markii meesha laga saaray maamulkii Bishaar Al Asad. Nagu soo biir. #Syria #SyriaElectricityCrisis #RebuildingSyria
DAAWO Maxamed Salaax oo rikoor kale ka jabiyey horyaalka Premier League | BidhaamiyeTV|
มุมมอง 14014 วันที่ผ่านมา
Kooxda Liverpool walow lagu dhagay xaley kulankii ay kula cayaartay garoonkeeda Anfield Manchester United, kulankan oo ku dhammaaday barbaro 2-2, haddana taarikh kale ayuu lahaa oo xiddiga Masaarida Maxamed Saalax ayaa rikoor kale ka dhigay. Aragtidaada ka dhiibo. #ChelseaLiverpool #ManchesterUnitedAnfield #MohamedSalah
Trump oo magacaabay Ergagiisa Bariga dhexe, Erdogan oo hal shuruud ku xiray maamulka cusub ee Syria
มุมมอง 3014 วันที่ผ่านมา
Trump oo magacaabay Ergagiisa Bariga dhexe, Erdogan oo hal shuruud ku xiray maamulka cusub ee Syria
GORFEYTA DUNIDDA: Biden oo xayiraadda ka qaadaya Suuriya, Shirka Rooma ka dhacaya iyo arrimo kale
มุมมอง 5714 วันที่ผ่านมา
GORFEYTA DUNIDDA: Biden oo xayiraadda ka qaadaya Suuriya, Shirka Rooma ka dhacaya iyo arrimo kale
Halkan ka ogow Macluumaad ku saabsan Kulanka Liverpool iyo United | Bidhaamiye TV | Premier League|
มุมมอง 14714 วันที่ผ่านมา
Halkan ka ogow Macluumaad ku saabsan Kulanka Liverpool iyo United | Bidhaamiye TV | Premier League|
Soomaaliya iyo Itoobiya oo bog cusub u billowday, DFS oo ka hadashay waxa ka socda Qasa iyo Suuriya
มุมมอง 3114 วันที่ผ่านมา
Soomaaliya iyo Itoobiya oo bog cusub u billowday, DFS oo ka hadashay waxa ka socda Qasa iyo Suuriya
Maxamed Saalax oo si rasmi ah u sheegay inuu ka tegayo Liverpool | MAXAA CUSUB | MOHAMED SALAH |
มุมมอง 11421 วันที่ผ่านมา
Maxamed Saalax oo si rasmi ah u sheegay inuu ka tegayo Liverpool | MAXAA CUSUB | MOHAMED SALAH |
Halkan ka ogow Macluumaad ku saabsan booqashada wasiirka arrimaha dibadda SYRIA uu ku tegayio Qadar
มุมมอง 8321 วันที่ผ่านมา
Halkan ka ogow Macluumaad ku saabsan booqashada wasiirka arrimaha dibadda SYRIA uu ku tegayio Qadar
GUUL MUHIIM AH: Soomaaliya oo 54 sano kaddib dib ugu biirtay Golaha Ammaanka QM | Bidhaamiye TV |
มุมมอง 1521 วันที่ผ่านมา
GUUL MUHIIM AH: Soomaaliya oo 54 sano kaddib dib ugu biirtay Golaha Ammaanka QM | Bidhaamiye TV |
Mid ka mid ah dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee ka dhacay dunidda | Bidhaamiye TV |
มุมมอง 5021 วันที่ผ่านมา
Mid ka mid ah dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee ka dhacay dunidda | Bidhaamiye TV |
Dhacdooyinkii ugu waayweynaa ee dhacay intii xukunka hayay madaxweyne Jimmy Carter oo geeriyooday
มุมมอง 3821 วันที่ผ่านมา
Dhacdooyinkii ugu waayweynaa ee dhacay intii xukunka hayay madaxweyne Jimmy Carter oo geeriyooday
Xaaska Asad oo aad u Xanuunsan ayaa loo diiday inay ku laabato UK si looga daweeyo Kansarka |
มุมมอง 3921 วันที่ผ่านมา
Xaaska Asad oo aad u Xanuunsan ayaa loo diiday inay ku laabato UK si looga daweeyo Kansarka |
Ronaldo': ''Cadaalad darro ayey u dhacday Ballon d’Or 2024, waxaa mudnaa Vinicius''| Bidhaamiye TV |
มุมมอง 26021 วันที่ผ่านมา
Ronaldo': ''Cadaalad darro ayey u dhacday Ballon d’Or 2024, waxaa mudnaa Vinicius''| Bidhaamiye TV |
Maxaa hadda keenay Putin inuu qirto in ay soo rideen diyaaradda Azerbaijan | Gorfeynta Dunidda |
มุมมอง 821 วันที่ผ่านมา
Maxaa hadda keenay Putin inuu qirto in ay soo rideen diyaaradda Azerbaijan | Gorfeynta Dunidda |
Qoyska Bishar Asad oo la Qabtay & Isbaddelo lagu sameenayo Hay'addaha Ammaanka | Gorfeynta Dunidda |
มุมมอง 16621 วันที่ผ่านมา
Qoyska Bishar Asad oo la Qabtay & Isbaddelo lagu sameenayo Hay'addaha Ammaanka | Gorfeynta Dunidda |
ETHIOPIA oo xaqiijisay in laga reebay howlgalka AUSSOM ee Somalia ka billaabanaya |GorfeyntaDunidda|
มุมมอง 12428 วันที่ผ่านมา
ETHIOPIA oo xaqiijisay in laga reebay howlgalka AUSSOM ee Somalia ka billaabanaya |GorfeyntaDunidda|
Israel oo ku dhawaad 30 qof oo ay ku jiraan saxafiyiin ku dishay Qasa maanta kaliya | Bidhaamiye TV
มุมมอง 8628 วันที่ผ่านมา
Israel oo ku dhawaad 30 qof oo ay ku jiraan saxafiyiin ku dishay Qasa maanta kaliya | Bidhaamiye TV
Turkiga oo ciidamo u dhisaya Suuriya iyo dalalka Carabta oo xiriiro la sameenaya maamulka cusub |
มุมมอง 5828 วันที่ผ่านมา
Turkiga oo ciidamo u dhisaya Suuriya iyo dalalka Carabta oo xiriiro la sameenaya maamulka cusub |

ความคิดเห็น

  • @Haleeleelin
    @Haleeleelin 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa qolama cabdulaahi axmad

  • @BidhaamiyeTV
    @BidhaamiyeTV 3 วันที่ผ่านมา

    Fadlan nagu soo biir oo ka mid noqo saaxibbada ku xiran @BidhaamiyeTV

  • @abdallajaceloow9470
    @abdallajaceloow9470 5 วันที่ผ่านมา

    Aaja

  • @BidhaamiyeTV
    @BidhaamiyeTV 5 วันที่ผ่านมา

    Fadlan saaxibbayaal sii share gareeya muuqaalkan iyo warbixinada aan soo gelino halkan. Mahadsanidiin.

  • @MaidoAli-s6o
    @MaidoAli-s6o 13 วันที่ผ่านมา

    Wow its very step to Somalia

  • @MaidoAli-s6o
    @MaidoAli-s6o 14 วันที่ผ่านมา

    MASHAA ALLAH

  • @MuxuboSheikhAhmed
    @MuxuboSheikhAhmed 20 วันที่ผ่านมา

    One o one 😂

  • @MuxuboSheikhAhmed
    @MuxuboSheikhAhmed 26 วันที่ผ่านมา

    Must be a rusted this women

  • @CabiraxmanMaxamad
    @CabiraxmanMaxamad 27 วันที่ผ่านมา

    Labadaan nin isu ekaa maxeey isku yihiin

  • @roobdaydayroob8439
    @roobdaydayroob8439 หลายเดือนก่อน

    Qofkii inooga aqoon roon Wikipedia hasoo galiyo Sawirrada & magacyada Kaluunka ama Malaayga oo Af-Somali & English ku horqoran. Mahadsanidiin

  • @alijamacsaleban7654
    @alijamacsaleban7654 หลายเดือนก่อน

    Degmada qoryooley waxay caan ku ta kanal weyn oo degmada qoryooley ku wareega waxana ladhaha liipaan qoryooley?

  • @MuhanadCadde1
    @MuhanadCadde1 2 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo Reer Somaliland 🎉 Hampalyo 🦁🫡

  • @CabdulahiMulqow
    @CabdulahiMulqow 2 หลายเดือนก่อน

    Asaa uweyn ilmaha😊

    • @BidhaamiyeTV
      @BidhaamiyeTV 2 หลายเดือนก่อน

      Cabdullaahi nagu soo biir oo TH-camkeenna soo Subiscribe tallana waa kagaa baahanahay, Mahadsanid

  • @MohamudMire-pm4un
    @MohamudMire-pm4un 2 หลายเดือนก่อน

    Ifafaala gaaraa lagu arkaaaaa Lagu asteeyaaaaa Lagu aqoooonsadaaaaa Ujeedaduna waa Isticmaarka iyo U adeegyadiis Markay na ajaleeeeen Oog nagu shideeeen Beeshu eedayoy Axdigii jabsheeen Indheer garadkii kacay Adigaaaa lahaaaaa Octoobarey adigaaa lahaaaa Urugadii bulshada ka uur gubashadeed Cadow iligta dara ka af qabashadeed Ambadkeedii lumay isu ururinteed Onkad iyo hillaac u odorasideed Ilayskii xornimo ugu baaqideed Adigaa lahaa octobarey adaa lahaa Aaniyo qabiil iil kaga xirkeed Eex iyo dilliin iyo dhac ka aasideed Bangiyada anfaaci albaab uga furkeed Warshadaheeda ugub u irmaaninteed Aaran iyo doog ku agaasinkeed Adigaa lahaaaa Actoobarey adaa lahaa Ubad iyo duq iyo doon iyo abeeer Oomaniyo wabax isu wada duwgeed Israac iyo midnimo u adeegisteed Adigaa lahaa Oktòobarey adaa lahaa

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 2 หลายเดือนก่อน

    ALLE HAW NAXARIISTO SICIID DUCAALE

  • @SamiiracalibileSamiiracalibile
    @SamiiracalibileSamiiracalibile 3 หลายเดือนก่อน

    Bidhaamiye median waxaan kacodsanayaa inuu noosoo gudbiyo Isagoo mahad san😢 Address duuliye xamse😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😮😮😮😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

    • @BidhaamiyeTV
      @BidhaamiyeTV 3 หลายเดือนก่อน

      Samiira waa diyaar walaal, soona dhawow. oo TH-camkeena soo Subiscribe dheh, Mahadsanid

  • @MaxamedamiinSiidcali-v5f
    @MaxamedamiinSiidcali-v5f 3 หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxriisto 😢😢😢

  • @AbdiMohamedd
    @AbdiMohamedd 3 หลายเดือนก่อน

    Guuuuuul iyo gobalmmo❤😂🎉😢😮😅😊

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 หลายเดือนก่อน

    Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹

  • @AbdinasirAbdiAli-iw8li
    @AbdinasirAbdiAli-iw8li 4 หลายเดือนก่อน

    Maalintaas waan xasuustaa 2019 bisha 8 galab casir ah

  • @AbdicaziizAbdullahi
    @AbdicaziizAbdullahi 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @AbdicaziizAbdullahi
    @AbdicaziizAbdullahi 4 หลายเดือนก่อน

    weriye wx bartey iga dheh

  • @waryaawariiri1812
    @waryaawariiri1812 4 หลายเดือนก่อน

    *Wamal xayaatul duniyaa ilaa mataacul quruur.*

  • @AhmedZiyad-uq3yy
    @AhmedZiyad-uq3yy 4 หลายเดือนก่อน

    dibmiyay usonoqon malmihiiwacnaa?

  • @BidhaamiyeTV
    @BidhaamiyeTV 5 หลายเดือนก่อน

    Subscribe noo dhaha oo waxa ay noo tahay dhiirgalin iyo in dad badan aan gaarno.

  • @BidhaamiyeTV
    @BidhaamiyeTV 5 หลายเดือนก่อน

    Fadlan saaxibbada nagu soo biira oo ka aragti dhiibta warbixinada halkan aan soo dhigno, warbixintan waxaa akhrinaya weriye Cabdiqaadir Yuusuf Irshaad. Mahadsanidiin.

  • @Hiteamfire
    @Hiteamfire 5 หลายเดือนก่อน

    Wow! Mahadsantid 💯

  • @Heimatar
    @Heimatar 5 หลายเดือนก่อน

    Zaynab ama sucbaan ayaa u jeclahay AKA mackerel

  • @BashiirTypicalexample
    @BashiirTypicalexample 5 หลายเดือนก่อน

    Wof yuusuf.qurbaawi.waanikiilahaa.garcadaawe.iyo.caashaq

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 6 หลายเดือนก่อน

    Erayada iyo laxanka abwaan cabdi bashiir indha buur heesaha wadaniga kuwa ugu badan asaa sameyy alla yarxam 😢

  • @tasfayehomerchigma1822
    @tasfayehomerchigma1822 7 หลายเดือนก่อน

  • @DeeqoAbdulaahi-sv1be
    @DeeqoAbdulaahi-sv1be 7 หลายเดือนก่อน

    😊

  • @DeeqoAbdulaahi-sv1be
    @DeeqoAbdulaahi-sv1be 7 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉😂😂😊😂😂

  • @Mohamed-k9c9w
    @Mohamed-k9c9w 8 หลายเดือนก่อน

    Mujaahid abwaan yusuf qurbaawi

  • @AaminoMaxames
    @AaminoMaxames 8 หลายเดือนก่อน

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🌷🌷

  • @QalidsacidMuse
    @QalidsacidMuse 9 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😊

  • @mushtaaqbintumih1074
    @mushtaaqbintumih1074 9 หลายเดือนก่อน

    Allah ha unaxariisto itii kudhimaytay intii dhaa wacatay allah haw booga dhayo qalbigana allah haydin qaboojiyo

  • @CelgardeMedia
    @CelgardeMedia 10 หลายเดือนก่อน

    Alle ha u naxariisto eng yariisow

  • @YahyaMoha-m3e
    @YahyaMoha-m3e 11 หลายเดือนก่อน

    Garee land

  • @AminaMohamed-r2g
    @AminaMohamed-r2g 11 หลายเดือนก่อน

    Mashallha 🥰🥰

  • @AbdirisaaqMohamed-g7i
    @AbdirisaaqMohamed-g7i 11 หลายเดือนก่อน

    yariisoow alaha unaxariisto laakiin Soomaalida qofka intuu noolyahay masheegaan wanaagiisa

  • @MaxamedibraahimBariis
    @MaxamedibraahimBariis ปีที่แล้ว

    Maxamed ibrahim bariis 45

  • @cabdimaxamed2106
    @cabdimaxamed2106 ปีที่แล้ว

    😢cabdi Bashiir Indhobuur ilaahow u naxariiso❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abbasosman8643
    @abbasosman8643 ปีที่แล้ว

    Cabdi Bashir ino buur allah yaa raxma

  • @bookhaxmed6583
    @bookhaxmed6583 ปีที่แล้ว

    Somaliya waa burburiyay ina siyaad

  • @AxmedYacquub-w1h
    @AxmedYacquub-w1h ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SeyfudiinQudus
    @SeyfudiinQudus ปีที่แล้ว

    Magaalo shiikhaal ❤❤❤

  • @daahircali7314
    @daahircali7314 ปีที่แล้ว

    Waw waa barnaamijk aad u fiican soo badiya sheekooyinka noocan oo kale.

  • @sabiriinabdullahi7098
    @sabiriinabdullahi7098 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto

  • @huurshowchanel3222
    @huurshowchanel3222 ปีที่แล้ว

    🎉 Xulkii Afrikee Xariirta Aheyd Xidigteena Xamar Jecliyaa❤