jawaab culus somaliland cadowgeda wey ugu talo galay aqoonsi helin waligeed,dagaalka jabuuti ,hawiye

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • #IIDAADI_WARKA,
    FADLAN SUBSCRIBE & LIKE & SHARE & COMMENT
    ♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥MAHADSANID♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥
    #Shere #Like #Subscrub

ความคิดเห็น • 16

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 3 หลายเดือนก่อน +1

    HEEGO LAND AMA HUUNO LAND
    AMA IIDOORI LAND KAAD JECESHIIIN ISUGU YEERA
    DALKU WAA SOOMAALIYA DADKUNA WAA SOOMAALI.
    DAWLADEENUNA WAA SOOMAALIWEEYN MADAX WENAHEENUNA WA XASAN SH MAXAMUUD. DEGAANKANA .
    QABIIL WALIBA DEGAANKIISA SIGAA LE TALDIISAN IYAGAA LE
    UGUNA TALIN MAYSAAN
    EE SOO RAAC UMADA SOOMAALIYEED.

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 3 หลายเดือนก่อน

    Waliba inantaasi haraaciso cida latirtiraya allaah muu odhane waa isaaq

  • @MursalAbdi-k6f
    @MursalAbdi-k6f 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkan warkiisu macara

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 หลายเดือนก่อน

    Hegoh Qadhmun to oromoh

  • @ClraxmanAxmad
    @ClraxmanAxmad 3 หลายเดือนก่อน

    Xitaa hadaynu nidhaahno samar ina geeya waxba inooga. Soo kordhayaa

  • @amiinaali779
    @amiinaali779 3 หลายเดือนก่อน

    Qabiil qaran noqon maayo, laakiin maamul goboleed somaliyeed waa noqon karaa.
    From ssc Khatumo 😂

  • @abdikadiromar8065
    @abdikadiromar8065 3 หลายเดือนก่อน

    Caqabadda ugu horreysa ee kugudban aqoonsiga Qaranka JAMHUURIYADDA SOMALILAND waa eray bixinta khaldan ee ay adeegsadaan dadka Reer SOMALILAND,
    Maxaa wacay?
    Cida ay ishayaan SOMALILAND ma ahan SOOMAALIYA ee waa MAJERTENIA & BANADIR,
    *SOOMAALIYA aanay ahayn SOMALILAND yaa ah ama noqon Kara?
    Reer SOMALILAND waa in ay joojiyaan adeegsiga SOMALILAND iyo SOOMAALIYA,
    Waxaa habon inay adeegsataan
    SOMALILAND iyo MAJERTENIA/PUNTLAND & BANADIR/HAWIYELAND,
    SOMALILAND waa SOOMAALIYA,
    SOOMAALIYA waa SOMALILAND,
    Ma collobi kataane
    Reer SOMALILANDow hadhkiina haka didina ee iska celiya Harti/PUNTLAND iyo BANADIR/HAWIYELAND

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 3 หลายเดือนก่อน

    Waruntaa dhalinyaraday fadhiga kakaca qalinka iyo warqada islahela muuse wakaa soo dhaweeyay idina raadiya xoog saara

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 3 หลายเดือนก่อน

    Hadaba madaxwaynaha aqoonyahanka ahaa ee geesiga ahaa ee warqada iyo qalinka isla helay ee lagu fahmay waa muuse libaax qoyay bay dacow umaleeyeen

  • @ahmedtaajirtv
    @ahmedtaajirtv 3 หลายเดือนก่อน

    Waan dhagaysanaa doodina dhamaan somali badanina way ku xidhan thy lkn pls and plz dooda afsoomali qofaan ku hadlayni yuu kaso qayb galin ileen dad English wada yaqaana doodina lama wadaagaysaane

  • @Saeed-me6gq
    @Saeed-me6gq 3 หลายเดือนก่อน

    Saeed waa hal yeye paranoid
    Somailand Guul ❤❤❤❤

    • @ShukriMaxmed-h9e
      @ShukriMaxmed-h9e 3 หลายเดือนก่อน

      😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz 3 หลายเดือนก่อน

    Ruuxaan waxa aw u xiiqayaa sidii qof diin faafinaya ruuxo kolkaw masaajidada muslimiinta ka fogado waa caynkaa yaa kaa dhefaysanayaa dhaqanka aan diinta kusalaysnayn.😊

    • @prosl11
      @prosl11 3 หลายเดือนก่อน

      Adiga maxaa kuu gubiyaa ? Ninkaani qadiyaad buu aaminsan yahay maxaad adiga kaa daba niiclaybisa orod meelaha kale taag hadaanad dhegaysani karin