WAXAAN SAMAYSTAY CANJEERO ONE DAY BEFORE RAMADAN | LAST BREAKFAST WELLCOME RAMADAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 793

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 ปีที่แล้ว +205

    Habeen Walba Naarta Musliminta Badh baa laga xoreeya bisha Ramadaan.🔥❌
    ILahow Nagu Biiri Kuwa Laga Xoreeye Naarta. 😢🤲🤲😢

  • @hibocadeyofficial1592
    @hibocadeyofficial1592 3 ปีที่แล้ว +112

    Wll ilahay ayaan ku dharshe ha idaafin adoon isobuqo😢
    Ilahay waalidkaa iyo adigaba janada haydin geeyo🤲🏾🤲🏾

  • @inacabdullahi1952
    @inacabdullahi1952 3 ปีที่แล้ว +95

    Asad wa talabsaty wlhi wll🥰🌺
    Inta Laxoox u taqaana wllyalow wax itusa🤗😂😂

    • @hindann3057
      @hindann3057 3 ปีที่แล้ว

      Manshaljaaa asad keepoing by DRS hinda

    • @fahadjama7056
      @fahadjama7056 3 ปีที่แล้ว

      Anagaa u naqaana wllshey

  • @shantiofficial6210
    @shantiofficial6210 3 ปีที่แล้ว +35

    Ramadan Mubarak to all Muslims 🤲🤲❤️❤️

  • @hanimohamed4474
    @hanimohamed4474 3 ปีที่แล้ว +14

    Ayyy Asad Wataqanaa lkn wa iska gubtay Canjeelada 😂😂 masha allah wllkei Ilhy Cafimaad Haku siiyo❤🤲RAMADAAN KARIIM 🌙🥰

  • @lalimohmmed5525
    @lalimohmmed5525 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah kusaqiro inaa markele lawadaada lugood kuso coto my bro iyo xaar beeq badan iyo raxmadleh caruur ey indhahaaga ku doog dsadaan

  • @done-caawiye
    @done-caawiye 3 ปีที่แล้ว +3

    Asad hagio waad taqanaa sida cajeerada loo dubo masha allah hormar wacan my brother ramadaan Mubarak alle haku sooceliyo lixadkada fadliga bishaan barakeysan of geeda

  • @asiyahussein682
    @asiyahussein682 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc walal asad as I said before you are the best cooker in this world m.a fantastic canjeroo

  • @xamdiitoibrahim8723
    @xamdiitoibrahim8723 3 ปีที่แล้ว +28

    Team CanJeero NacYb seetihiin 😂✋
    Inta ramadaanka wan ka raYsanYnaa 😁

    • @somaliboy447
      @somaliboy447 3 ปีที่แล้ว

      Walal subscribe Isaar waa codsi

    • @njmabaashe6405
      @njmabaashe6405 3 ปีที่แล้ว

      Haaa wlhie😰😂

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 ปีที่แล้ว +22

    Ramadan kareem all Muslim ❤

    • @ramlaiz9015
      @ramlaiz9015 3 ปีที่แล้ว

      Ramadan mubarak❣💯

  • @saidamohamed7024
    @saidamohamed7024 3 ปีที่แล้ว +23

    Wowww mshallh bro keep going may Allah protect you

    • @sahmiye9648
      @sahmiye9648 3 ปีที่แล้ว +1

      Wlal qaali fadlan wxan kacodsna inad subscribe isarto mhdsnd wlal

    • @osaamafamily4885
      @osaamafamily4885 3 ปีที่แล้ว

      67

  • @king...3695
    @king...3695 3 ปีที่แล้ว +36

    wll kusali nabiga scw fadlan.

  • @hawaibrahim7532
    @hawaibrahim7532 2 ปีที่แล้ว +4

    Ramadan Mubarak all of the Muslims ☪️ ✨

  • @hoyomacaaan9629
    @hoyomacaaan9629 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla asad canjeero saliida saa ujeclahaa maalin walbaa cunaaa m.a ilhy hakuu daaweeyo

  • @Somaliniqabi
    @Somaliniqabi 3 ปีที่แล้ว +7

    You did a good job Masha allah barakillahu fiicum. Next time turn down the heat to medium or low so it doesn’t burn the back. Other than that ❤️ supporting you from Minnesota 🇺🇸

  • @ahmedgavi1426
    @ahmedgavi1426 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend team asad xajio silugutalagalo aya ukarisay wakuwata Ramadan Mubarak

  • @iftinosman6991
    @iftinosman6991 3 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah tabaraka allah ❤️❤️❤️❤️

  • @amalkaaba3178
    @amalkaaba3178 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walhi si wangsan baad utaqaana

  • @nadifaahmedmohamed8765
    @nadifaahmedmohamed8765 3 ปีที่แล้ว

    mash alaah canjero qurxn inkstoo fidiyoowg isoogry haben rmadhn ramdhn kariim wll

  • @fardowsomohamed9346
    @fardowsomohamed9346 2 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan mubaarak faadil

  • @najahhassan3206
    @najahhassan3206 3 ปีที่แล้ว

    يا رب يا رحمن بفضل شهر رمضان اشف اخونا أسد

  • @amiiradaqueen8118
    @amiiradaqueen8118 3 ปีที่แล้ว +13

    Asad hagio canjeeradaada qatar waye lkn birta kulyl kaa ah bes 💪❤🇸🇴💪

  • @zamzamofficial6007
    @zamzamofficial6007 3 ปีที่แล้ว +14

    Wllhy asad weliga dubi jirtey canjerada ani xata wad iga ba disa 😂😂

  • @istahilosmanabdi9190
    @istahilosmanabdi9190 3 ปีที่แล้ว +3

    Asad wll mcn waa maalin ramadan sheydaankuna waa naga xiranyahy ilaahey waxan kaaga baryaaa inad lugahaada ku istaagto dhawaan inta ila duceyneysa ismuujiya asxaapee aan wada jir ugu duceyno wllkeene

  • @nimcashanla6655
    @nimcashanla6655 3 ปีที่แล้ว

    Asad hajio walahi cajeero dubidda aad ayaad ugu fiicantahay aniguna taageerahaaga ahay keep going

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah waad ka baxsatay waadna taqaanaa caafimaad ku cun dabka ayaad udheeraysay in aad u gaabiso kaliya ayaa kuu dhiman qof aan soo marin ma jiro aan u malaynaa intaan dugsiga la aadin ayadoo kulul saliid ama subag yaa maashaa allaah caafimaad ku cun

  • @khalid-tn5ny
    @khalid-tn5ny 3 ปีที่แล้ว +2

    Ramadaanka ilaahay hanagaarsiiyo aamin dhaha
    رمضان كريم وكل عام وانتم بالف خير

    • @khalid-tn5ny
      @khalid-tn5ny 3 ปีที่แล้ว

      @Farax Adan anaa reply ii gu jirtaa hhhhhhhkkkkkk🤣😂🤣😂🤣😂😂😂

  • @miss_xalimo_beauty1
    @miss_xalimo_beauty1 3 ปีที่แล้ว +11

    Bisha ramadan fadligeeda walaalyaal blz 1k igaarsiiya team asad hagio qeer fara bdn alle ha idinku bedelee blz waa bil ramadaan

  • @simbafiber9084
    @simbafiber9084 2 ปีที่แล้ว

    mashalla wall safican ayad utaqan ilahay haguudaysto asad

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah Asad hagio
    Wad garanaysaa sida loo sameeyo canjeero, hore u soco guuleyso wll

  • @wiilkareerenjo3290
    @wiilkareerenjo3290 3 ปีที่แล้ว

    M.a ale hakuu barakeeyo asad ale lugahaga hakuusoocafiyo anaga ducada wan wadnaa 😭😭🙈❤❤❤✌

  • @awdal_landtv9275
    @awdal_landtv9275 3 ปีที่แล้ว +1

    Maansh alleh alleh ku ilaasho meelksto joogto kuna barkeeyo wlky keep going bro alleh ka aqablo ducada alleh ku barkeeyo Asad Ramadan kareen

  • @aaminohassan4273
    @aaminohassan4273 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah mamo waataqana xas fiican Allah ku siyo

  • @cabdixaashi5300
    @cabdixaashi5300 2 ปีที่แล้ว +1

    Qofkii har iyo habeen utaagna ugaajoonayey u dhiigoonayey udhaxamoonayey udhaawacna siduu dacwa iyo diinta islaamka ku gaarsiyo qofkaasna waa nabiyullaahi mohamed sallaalaahu calayhi wasalm ku sali nabiga scw❤❤❤❤❤

  • @farhiyayu7279
    @farhiyayu7279 3 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah asad hagio wallky Allah kubarakeyo gacantada cajab waye saad ukarisay canjerada lkni hada kadib birta dabka kayare keep going walal Ramadan Mubarak team 27 ❤

  • @husniaftah2707
    @husniaftah2707 3 ปีที่แล้ว

    Mshalah tabarakallah wad taqana cajerada lkn iska ilaali dabkas yanad wax ku noqone plz

  • @فاطمةبنتيوسف
    @فاطمةبنتيوسف 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll qali masha allah siwacan ayad usamaysay hore usoco

  • @kookie-ls3vp
    @kookie-ls3vp 3 ปีที่แล้ว +3

    masha allaah sxb cadi matihid gacanaa ku taagay🥰🥰🥰👐🙈💯💯❤❤💋💋

  • @kifahmoha9785
    @kifahmoha9785 3 ปีที่แล้ว

    Asadow canjeelada dab yar baa lagu kariyaa waxay kaaga gubanaysaa waa dabka badan kulaylkana keenaya waad taqaanaa sida loo dubo keep going👏👏👏

  • @hafsamhd6329
    @hafsamhd6329 3 ปีที่แล้ว

    Abowe birtaas canjerada kudubeyso lagumatala galin ....panka fidsan isticmaal...midikale dabka zaaid waaye hoogohoo yarey I.A next time......adawyc good trial abowe asad

  • @somaliastar9512
    @somaliastar9512 3 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan Kareem all muslim one love people Muslim

  • @ummukhansaachannel9158
    @ummukhansaachannel9158 3 ปีที่แล้ว

    Asad wll Ilahay xaas wanagsan iyo ilmo bariya haku arsaqo

  • @khadiijoqali3817
    @khadiijoqali3817 3 ปีที่แล้ว

    Asc asad marka hore ilaahey gabar baari ah hakusiyo wax qalad ah malihid waxey ahayd in aad iska kaabiso makiinada wax lagu kariyo

  • @hamdacali5844
    @hamdacali5844 3 ปีที่แล้ว

    Dabka inad ka gaabiso ayaa ahayad lakin you did it absolutely true.

  • @Cigalle1082
    @Cigalle1082 3 ปีที่แล้ว

    Asadow sxb waad ka baxsatay wallahi axsan quraac M. ALLAH.

  • @halimayaslam4302
    @halimayaslam4302 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahey caafimaad ha Ku siiyo ilaahey idinkiisa ramadaanka fadligiisa

  • @sahrosheikh0052
    @sahrosheikh0052 3 ปีที่แล้ว +1

    walaal asad waa ramadan mubarak karim alle ayay sifadiisa tahay

  • @lalimohmmed5525
    @lalimohmmed5525 2 ปีที่แล้ว

    Alxd gacantaada allah ku barakeeyo my bro

  • @susenzozi6111
    @susenzozi6111 3 ปีที่แล้ว

    Ramadaan kariim asad waa bil ramadaana wllo waxa qalbigaga ku jira allah ha ku rumeeyo

  • @igziiraden6845
    @igziiraden6845 2 ปีที่แล้ว

    Ramadan kareem 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 walaakeen asad hajyuu

  • @jazminaziiz2983
    @jazminaziiz2983 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll matihid TH-camr kaliya xitaa waxaa tahay dhiirigealiye si ay dadka kuugu daydaan waliba dadka naafada ah lkn adi dadka lixda lixaad qaba ayaa wax dheertahay masha allh wll keep going bro guulayso

  • @idirisabukar4950
    @idirisabukar4950 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc asadow waxan ilaah kaga baryaa in aad cagahaga ku is tagto gabar raaliyo ah nolosha kula qeebsato ale ku wafajo waxa tahay qof qalbi furan iimana ale ku arsaaqay waxaad mudantahay ku dayasho waxan ku rajenayaa guul iyo gobonimo

  • @hooyadamaanta6220
    @hooyadamaanta6220 3 ปีที่แล้ว +4

    Ramadan mubarak dhamaan walalaha ku xiran Asad. Caafimaad kuwi kusooma kana faaideysta bishaan barakadeeda Allaah naga dhigo. Oo dambigooda la dhaafo. 🤲🤲🤲🤲

    • @somaliboy447
      @somaliboy447 3 ปีที่แล้ว

      Walal subscribe Isaar waa codsi 1

    • @hooyadamaanta6220
      @hooyadamaanta6220 3 ปีที่แล้ว

      @@somaliboy447 adigana ii saar wan ku saaraye

  • @aragsaninamaxamed7798
    @aragsaninamaxamed7798 3 ปีที่แล้ว

    Asad hagio wataqanaa masha Allah dabka yarey hada kadib weykutoose ish Allah

  • @lrhacklrhack5743
    @lrhacklrhack5743 3 ปีที่แล้ว

    Asad Hagio Zxp soo samee adigoo anfur sameesanaya waa Iga codsi qeybtii labaad

  • @maxamedali3718
    @maxamedali3718 3 ปีที่แล้ว

    Wll asad waa wllka boorow baydhabo oo kaa soo salamayaa baydhao janaay mar waliba waxan kuu rajeynayaa in aad lugahaada ku isgaagto wll qli

  • @omarbareejo778
    @omarbareejo778 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah walal Qali guuleyso inashallah ✅

  • @munaomar9994
    @munaomar9994 3 ปีที่แล้ว

    Aad ayaad u fiicantahay laakiin waxaa kaa maqan bir canjeero fidsan kistoo iyo tabool bircanyeero ama alqaban keep going Asad hagio👌👌👌👌👌

  • @hiboali6674
    @hiboali6674 3 ปีที่แล้ว +6

    Wankusalamy wll maxa iskudhibtay wll dabkaa kugubadna wadkurafaday illahay hakucafiyo dabka mardanbe haysdhibin

  • @cabdicaziizaalta3835
    @cabdicaziizaalta3835 3 ปีที่แล้ว

    ASAD DABKA SAAID WAAYE ISKA KAAWI MARKII CANJERADA DUBEEYSID OK TEEDI KALE DHAXDA KU AADI BURKA TAAWADA INSHA ALLAH WLLKA QYR BADAN ZXP ASAD

  • @ShaacirMuqtaar
    @ShaacirMuqtaar ปีที่แล้ว

    Maasha allaah asad tabaara kal laah❤❤❤

  • @ayuushosman7297
    @ayuushosman7297 3 ปีที่แล้ว

    M.a asad wll waad ku guulysty cajeelo dubow

  • @osmanjeylani7890
    @osmanjeylani7890 3 ปีที่แล้ว +1

    U r expert of canjera sxb asad hagioo yeer jinkiis male wye see cml

  • @fhassanmohamed1627
    @fhassanmohamed1627 3 ปีที่แล้ว +1

    Mascha allah xoogaa dabka ka yara gaabi asad yaanay kas guban canjeeradu Apatow👏👏👏👏🎁❤❤❤❤

  • @farhanomar442
    @farhanomar442 3 ปีที่แล้ว +1

    woow ma zhp mcn asad pro ramadaan kariim t3am 27 augst dhaman waan salaamey ilaahey caafimaad hakusiiya insha allah isla ramadaanka dhexdiisa aaamiin 😍😍😍

  • @najmaabdielmi8761
    @najmaabdielmi8761 3 ปีที่แล้ว

    Asad walakey m.a Allh ku xafido abowe markaa dubeeso dabka iska yareey markaas qurux ee ku naqanee

  • @deeqaaweys6848
    @deeqaaweys6848 2 ปีที่แล้ว

    Asad xajiyow canjero gubataya ayad kasoturtay masha Allaha

  • @ubahshaadiya725
    @ubahshaadiya725 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah xoga wakagubaty okaliya hadan kula jogi lahay wanku dubi lahay

  • @MaryaCumar
    @MaryaCumar 2 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan mubarka wll mcn 🤲🤲🥰🥰❤️❤️💯💯

  • @aminohassan3053
    @aminohassan3053 3 ปีที่แล้ว

    Asc asad wallkey masha Allah waaa dadaalaysaa gabdhaha waaraadiyaan wiilasha cuntakarinta taqano masha Allah wallkey waxa kugu darsanaa hada kadib marka canjeero karinaysid wallkey dabka uyaree siaysan kagagubin dadbadan ayaa kataqana sida loodubo canjeerada gabdha aqoonba xitaa

  • @fadumaabdi4472
    @fadumaabdi4472 2 ปีที่แล้ว

    Asad aboowe waataqaanaa masha Allah kaliya dabka iska Yara gaabi

  • @wardaxasan5550
    @wardaxasan5550 3 ปีที่แล้ว

    Asadooow wllo waa bil ramadaan oo aad ukhyr badan ilhy waxn kga baryayaa waa 5galbnimo waa mry samdu furnthy raxmaanku inuuu lugahga inuuu kugu istaajiyo adooo lugahga kutagna ilhy ituso alhuma Amiiiiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲raxmaanku nolol dhamysiyo farxadaan dhamaan wllo mcn wllky jclhy tahye ilhy ayaan kuwaydiyy cafimaad taaama🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥺

  • @nuurnadaaraofficial9525
    @nuurnadaaraofficial9525 3 ปีที่แล้ว

    M.a keep going my bro markaad canjeero dubaysid gaaska iska gaabi dad badan ayaa dhaantaa

  • @muwaahibhassan7796
    @muwaahibhassan7796 3 ปีที่แล้ว

    Mzha allll wllky azad hagio alle ha ku daayo cimri dheer iyo cfmd alle ha ku siiyo muraadka oo aan macsi lahyna alle ha ku siiyo wllo

  • @samiraali9808
    @samiraali9808 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah asad waataqaanaa lkn birta ayaa aad kaaga kululaatay dabka hadaa kayara kaabin laheed masha allah ayeey kuu noqonleheed

  • @hamdamuse8137
    @hamdamuse8137 3 ปีที่แล้ว

    Wcs waraxma een Asad m.a sii wacana ukarise m.a laknse marka wax karsaneyso waxa iska yareysa dabka wayo wixi wuu kaguuwan dabka iskayerey hada kadib canjeradha iyo ukunta oo kale wey fududyihin dabka saaidhka maqaadan karaan hada kayareyso manaka guwanayan gaska iska yarey wankahelne mar Horan like saare byee

  • @zainabhassan20112
    @zainabhassan20112 3 ปีที่แล้ว

    Manshaa alaah walalkeey asad hagio wad iskudaydey wadna kentey hadan malesia jogi lahaay anaa kuu dubi lahaay laakiin uk ayaan joogaa dhamaan walalahey rer hagio Ramadan mubarak ♥🥰

  • @leylaahmed3834
    @leylaahmed3834 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhh ramadan mubarak walaalkey asad hora usoco walal inshallah marlamad oo can jela samey neysid dab ka kayaree ok

  • @foxeyplayz7524
    @foxeyplayz7524 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Asad hada kadib dabka gaabi markaad wax karsaneysid Ramadan Mubarak

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah asad mama mcn waan kuu duceeyaa illaah qalbiga kaama dilo aamiin aamiin aamiin🤲

  • @craxmaanmustafa529
    @craxmaanmustafa529 ปีที่แล้ว

    Ramadan mubaarak

  • @anisorigaax4423
    @anisorigaax4423 3 ปีที่แล้ว

    M.a allha kudayo wllkey Ramadan wye insha allha waan kusodu ceynaa insha allha adoo lugahaga kutan wan arkidownaa insha allllha can jerad wakenty dabka waalooyarey hdiikale saaney kaagaguban wax walbo haa iskuda 💯💯💯❤❤❤❤❤❤🌙🌙🌙🌙

  • @bazmaabuubakar9353
    @bazmaabuubakar9353 3 ปีที่แล้ว +2

    Ramadan mubaarak allow nagadhig kuwii lagaxoreeyo naarta🌙🥰

  • @hoyomacaaan9629
    @hoyomacaaan9629 3 ปีที่แล้ว

    Ramadaan kariim inti muslimiina

  • @whizyoga_86oficiall74
    @whizyoga_86oficiall74 3 ปีที่แล้ว +1

    Sdo kle wllkey qli wxn ku,rajeynayaa in illahay kherkeda nasiyo

  • @tuuney88
    @tuuney88 3 ปีที่แล้ว

    Wall key dabka kaaban gu dub canjerada wad mahadsantay wall Ramadan mubarik

  • @cabdidiiriyexasab9524
    @cabdidiiriyexasab9524 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @nasteexomoalim5406
    @nasteexomoalim5406 3 ปีที่แล้ว

    Asad cajeerada mrkaa smeeysaneesid dabka ugaabi insha Allah wll wxa kaa GU way dabka badan wye

  • @umunawaaf168
    @umunawaaf168 3 ปีที่แล้ว

    M.sh allh ayaa wllkyga anjclhy bil caafi

  • @ahmedsalebanmohammed9719
    @ahmedsalebanmohammed9719 3 ปีที่แล้ว +3

    Ramadan Kareem all muslimiin🌒🌙🌛🌛

  • @israliban7910
    @israliban7910 3 ปีที่แล้ว

    Asad hagio ramadan Mubarak abti

  • @zainababubakar7106
    @zainababubakar7106 3 ปีที่แล้ว

    Illahayow nin wahkarin San uyaqano isih

  • @idilrobleh8382
    @idilrobleh8382 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah my bor

  • @kaahabarimedia6144
    @kaahabarimedia6144 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaha horumar wacan

  • @sacdiyobashiir4967
    @sacdiyobashiir4967 2 ปีที่แล้ว

    Wowi wad iga badisa run ahaantii keep going bro

  • @haniomarmohamed2031
    @haniomarmohamed2031 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah walalkey asad caafiimaad taam ah allah haku siiyo

  • @samiraabdi3534
    @samiraabdi3534 3 ปีที่แล้ว +4

    Mash Allaaaaaaah wlky an dar Alle ujeclhy Allaaaaaaah haku xifdiyo🥰

  • @sacdiyomoalin7064
    @sacdiyomoalin7064 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Asad muusaa kaa dhina Lee ilah hakuu daweeyo Aboowe.

  • @axmedkayse179
    @axmedkayse179 3 ปีที่แล้ว

    Wllo asad wllhy rijaal ba tahay Waayo nolosha marbaad cidlo bikarta wllo maalinta ugu huraaysa noo soo duub

  • @keysesalaadali4054
    @keysesalaadali4054 3 ปีที่แล้ว +4

    Kal iyo laap my pro Asad wanku taageraa iila soo xariir lipx