By all means , Ethopian troops will leave somalia by the end of December, otherwise if they insist on their troops to stay in somalia against the will of Somali government , that will be considered an act of war against the somali government.
ITOOBIYA, DAGAAL SHACAB AYAN ISAGA SAAREYNO, AWALBA MUQDISHO SHACABKEDA OO KALIYA AYA XABASHADU SOMALIYA KA SARTAY HADDANA DIYAAR AYA LOO YAHAY, XASSAN SHEKH, FEYLKA BADDA HANAGA XIRO ITOOBIYANA DALKA WA IN 24 SAAC LOO QABTO.
Markaa Soomalia way waalantahay sow maaha sidoo kale ma miyir qabo Xassan sheekh maxamuud maaha sow maaha waxa ku riixey in Xassan gurguurte Oo leh Ama sheeganaya in Uu metelo Soomalia in Uu siriq Ama danin isku rooriyo Xinka iyo Xaasid nimadda Uu ka qabo u hayo Jamhuuriyadda Somaliland wax la yidhi shaydaan ku kolkuu xaabada Uu sido qaadi kari waayo mid kala ayuu ku sii dusha iska saaraa kuna sii kordhyaa tii hore Ee Uu qaadi la'aa haatan waxaa ka dhigan shaydaan kaa Xassan qoslaaye
SOMALIDU WAA WAR LAADAY????.ETHOIPIA WAXAY TAAGAN TAHAY, XUDUUD KA SOMALIYA IYO ETHOIPIA EE GOBOLADA DHEXE WAX LAGU HESHIIYEY MEESHUU MARO OO SHARCI CAALAMI AHI JIRO!!!!!!.WAANA RUN MA JIRO!!!!!.
Warkiinu waa xaqiiqo. BBC iyo Voa labadava idinkaa ka war Xaqiiqsan. Dhexdhexaadka aad Tihiin waan idinku Amaanaya Weriyayaasha kaaramara News. Good
Guul.Dowlada dhexe e Somaliya Cadawga umada Somaliyed ha jabo insha Allah
Love you sumiya
Jenaraal odawaay waa sareeye gaas sawirka aad heysataana waa sareeye guuto sidaa darteed ogaada in la idin daawado mahadsanid adeer
By all means , Ethopian troops will leave somalia by the end of December, otherwise if they insist on their troops to stay in somalia against the will of Somali government , that will be considered an act of war against the somali government.
No Masar Noooooo
Ethiopia kama baxayso Somalia 3kun horleh ayba kusii gurty dhawr global oo somalia ka mid ah ayba Ethiopia katalisaa
1:56
ITOOBIYA, DAGAAL SHACAB AYAN ISAGA SAAREYNO, AWALBA MUQDISHO SHACABKEDA OO KALIYA AYA XABASHADU SOMALIYA KA SARTAY HADDANA DIYAAR AYA LOO YAHAY, XASSAN SHEKH, FEYLKA BADDA HANAGA XIRO ITOOBIYANA DALKA WA IN 24 SAAC LOO QABTO.
Kkkkkkk war itopya qalinka wa lagu dugay adunko dhana og
Itoobiya ida burbur qarka u saran o Abiy inti badnayd dakisa gacan kuma hayo tigre away Axmaro away
Weey ku qasan tahay itoobiya ineey ciidamada somaliya kala baxdo waxana wadanka ka saaraya sharciga
Markaa Soomalia way waalantahay sow maaha sidoo kale ma miyir qabo Xassan sheekh maxamuud maaha sow maaha waxa ku riixey in Xassan gurguurte Oo leh Ama sheeganaya in Uu metelo Soomalia in Uu siriq Ama danin isku rooriyo Xinka iyo Xaasid nimadda Uu ka qabo u hayo Jamhuuriyadda Somaliland wax la yidhi shaydaan ku kolkuu xaabada Uu sido qaadi kari waayo mid kala ayuu ku sii dusha iska saaraa kuna sii kordhyaa tii hore Ee Uu qaadi la'aa haatan waxaa ka dhigan shaydaan kaa Xassan qoslaaye
Abiy iyo itoobiya way iska hadlaysa Gudaha itoobiya aya guban hayasa maxu samayn kara Abiy wa Naf la cari
SOMALIDU WAA WAR LAADAY????.ETHOIPIA WAXAY TAAGAN TAHAY, XUDUUD KA SOMALIYA IYO ETHOIPIA EE GOBOLADA DHEXE WAX LAGU HESHIIYEY MEESHUU MARO OO SHARCI CAALAMI AHI JIRO!!!!!!.WAANA RUN MA JIRO!!!!!.
Xasanow kolba nin isku soo sawir intaa munaafaqada S/land baad ka shaqaynaydaa oo aad kolba diyaarad i fuulaysaa wadankii aad maanulaysayna mrel walba dab baad laga shiday,imikana gaas iyo kabriid iskugu keentay xamar waa waxa aad ka hesho
Hadad ka bixi weysid waa inoo dagaal yaad xoog ku leedahay