Saalax qaasim ( Malaha jano wey hadhay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 25

  • @khadarahmedadem
    @khadarahmedadem 8 หลายเดือนก่อน +2

    Habeen Ramadan ah taariikhduna tahey 02.04.024 ķuna beegan Ramadan 24,1446 Hj.
    Waxaan fadhiyaa kasoo horjeedka kaalinta Caalami
    Jidka Wadnaha Gebiley.
    Allow cimriga iyo Caafimaadka noodheeree ummada Soomaaliyeedna Boggooda Burcad isku mari oo dantooda Garansii aduunyadu waa maalmo koobane.
    Waxaan rajeynayaa sanadkan kiisa insha Allah inaan soo buuqdo halkan dalkeena oo Barwaaqo ah 😢❤

  • @wadanifitness8277
    @wadanifitness8277 4 ปีที่แล้ว +10

    Sacabkaas ninkii garanayaa garanayee waa AUN #faysal omar mushteek allow qabriga u waasici

  • @caliismacil3814
    @caliismacil3814 2 ปีที่แล้ว

    Waah waah heestan wankumarqaamayaa hargaysa gaar ahaan fooqa jajabka tariikhdu waa 02 /11/20/220/ axyaa qarami cagahaa iisoodhacayba jaxdii jare taaganyahay hadaan irmaan lagujaladin afarayna aan lagu jiqsiin jilbis weeye labo aflee xaqiiq weeye walee abwaanka codka macan saalax qaasim naaji allaah janadii firdawsa hakawaraabiyo aamiin

  • @himilotv1258
    @himilotv1258 2 ปีที่แล้ว +5

    Ilmada iga jabaqle iyo
    Jileecaba aan Qarsado
    Malaha jano wey hadhee😢❤❤
    Inta sidayda marka ay heesaha dhageysanayaan faalooyinka iyo dareenka mucaashaqiintana dhinaca ka Akhridaa like ta hasaaraan.
    Mahadsanidiin
    Sept3,2022
    Gabiley 9:30PM

  • @khadarboqor3363
    @khadarboqor3363 2 ปีที่แล้ว

    waxaan jeedaaliyoon
    jaleeco hilaadiyaba
    dabadeed ku jiciirtey Howd
    woow Alfanaan Saalax Qaasim Naaji one of my favourite soomali singers long life

  • @youngdhegbour17
    @youngdhegbour17 4 ปีที่แล้ว +5

    Saalax qaasim naaji Allah cimriga haw barakeeyo ee waa fanaan cod macaan iyo laxan iyo muusik ba isku darsaday
    Qaraami media zhp adna wxd soo kordhisaa lyrics kii
    28/06/2020

    • @Qaramimedia1
      @Qaramimedia1  4 ปีที่แล้ว

      Ok insha alah weynu ku dedaali

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal ปีที่แล้ว +1

    Heestii Jeegaan erayada Cabdullahi Cabdi Fariid jileecaba aan qarsado waaw.

  • @umarabdi5814
    @umarabdi5814 4 ปีที่แล้ว +5

    Hestan waxan kadhagysan jiray cajilad wakhti hore 😄
    Madal ay wada fadhiyeen kuluc iyo salax qaasim abwan dacar faysal cumar mushteeq iyo qaarkale 😎

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 ปีที่แล้ว +2

    3 sadaxda somalida loogu jecelyahay
    Laxamadoda iyo kabankooda
    Waxa ey ku dhasheen gobolka hiiraan
    Taas ayaa la yabanahay 1 jiim shekh mumin 2 salax qasim 3 axmed nur jangow wllhi walayaap

  • @sandabaylodaybiiqay9691
    @sandabaylodaybiiqay9691 4 ปีที่แล้ว +1

    Woooooow yaa ahlul qaraam

  • @hakeem2297
    @hakeem2297 4 ปีที่แล้ว +13

    Lyrics----
    Markuu dadku jiifay xalayee
    Jir baa da'ay aan i helin
    Jug iyo onkod baan ku kacay
    Waxan jeedaaliyba
    Jaleeco hilaadiyaba
    Dabeed u jaciiray hawd
    Hadaan jeenyo laaban laa
    Hayaan ku jacsiin lahaa
    Jar iyo gabibaa iga xiga
    Jidbaa ka sokeeya dheer
    Talona jeerinbay gasho
    Jeegaanbaan is daawana
    Iyaba jilaalku helay
    Maxay jidhidhico dawayn
    Jacaylka miyay bi'in karta
    Haduu luma wada jirkii
    Shaxdii jara taagan yahay
    Hadaan irmaan lagu jaladin
    Afaray aan lagu jiqsiin
    Jilbis weeye laba afleee
    Ilmadan iga jabaqle iyo
    Jeleecaba aan qarsado
    Malaa jano way hadheee
    Qalbi sahal loo jabshaayee
    Abaar jaah saartay iyo
    Waqtigu uu jilib dhigoow
    Ileen jibin qaraxday iyo
    Danab subax jiririg yidhi
    Jidhkay ku xanuujiyaaan
    Shaxdii jara taagan yahay
    Hadaan irmaan lagu jaladin
    Afaray aan lagu jiqsiin
    Jilbis weeye laba afleee
    Ha yeeshe jala'a oon arkaaya
    Jidhaamo biyo lahayn
    Qamaanka ma joojiyeee

  • @ayubahmed3151
    @ayubahmed3151 4 ปีที่แล้ว +3

    Waad ku mahadsantahay sidda wacan ee aad noola wadaagtay

  • @cabdiqadiryuusuf7808
    @cabdiqadiryuusuf7808 10 หลายเดือนก่อน

    20 bisha 2 / 2024 waana salaasa hargaysa

  • @abdirahmanhala8372
    @abdirahmanhala8372 4 ปีที่แล้ว

    Axya wakas qaraami waayo waayo
    Wad mahad santay alfanan Nuuradin

  • @ubaxmohamed93
    @ubaxmohamed93 4 ปีที่แล้ว +1

    Eesh calaa❤

  • @umarabdi5814
    @umarabdi5814 4 ปีที่แล้ว +2

    Maxay jidhidhico dawayn
    Haduu lumay wada jirkii 😎

  • @xabiibcige6843
    @xabiibcige6843 7 หลายเดือนก่อน

    02-5-2024 reply❤

  • @xasanmagafe5780
    @xasanmagafe5780 4 ปีที่แล้ว

    Ereyadda yaa lahaa?

    • @farhanosman9717
      @farhanosman9717 3 ปีที่แล้ว

      Eesh calaa saalax Qaanin Allh ha ka raali noqo Ad ban ujecelahay heestan malah jano way hadhe wof wof nin kaa casab kagaraac yaana waa faysal cumar mushteg

    • @sandhereabdullahi5088
      @sandhereabdullahi5088 2 ปีที่แล้ว +1

      @@farhanosman9717 saalax qaasim oo meel kale ka sheegayan arkay. ABDULLAHI ABDI FARIID BAA LEH. Laxanka unbuu saaray saalax

  • @AbdifatahZ
    @AbdifatahZ 4 ปีที่แล้ว

    Saaxib Legend Baad tahay Wan Ku wataa Subscribe-taadu masii Haysan Karo Horay Usoco Kuna Mahadsanid