Podcast Ep1 / NAAGTAADA TELEFONKEEDA MA BAADHI LAHAYD IYO GUURKA DADK ACAANK AH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 252

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 3 หลายเดือนก่อน +127

    Ilaa goormee ka cararee saliga xabiibkeena muhammed scw ❤😢😢

    • @MunaOmarali-ds8yp
      @MunaOmarali-ds8yp 3 หลายเดือนก่อน

      Scw

    • @MohammedMsicid-ej1hh
      @MohammedMsicid-ej1hh 3 หลายเดือนก่อน

      Scw scw

    • @Supr93
      @Supr93 3 หลายเดือนก่อน

      plans civil clerks visiting saying colleagues it has billboards at bids of 😅🎉

    • @AnasDiini-t8q
      @AnasDiini-t8q หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

    • @ayoubfarahallaleh286
      @ayoubfarahallaleh286 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw ❤️

  • @TEAM27-AUGAST
    @TEAM27-AUGAST 3 หลายเดือนก่อน +33

    Kusali Nabigeni the best person ever the most knowledge able and the most shine all created more scw scw scw❤️🙏💯

  • @cabuud16
    @cabuud16 3 หลายเดือนก่อน +10

    Sxb podcast waad kasoo daahday lakinse waxaa jiro maah maah English “ better later than never” hore u soco

    • @abdirahmannour727
      @abdirahmannour727 3 หลายเดือนก่อน

      1m subscribe aa igu garacday zhp😂😂

  • @najmaadan9529
    @najmaadan9529 3 หลายเดือนก่อน +21

    Geedi sahan waa qof caqli bdan si dagan oo maskxleh ayuu uga jwaaabayaa suaalaha oo uu u hadlayaa Maanshlh

  • @drsMaryanFuaad
    @drsMaryanFuaad 3 หลายเดือนก่อน +7

    Dirisle iyo dhocilka kle waa labo xoolo uff 😅🚩🤮🤢

  • @asiaali6085
    @asiaali6085 3 หลายเดือนก่อน +26

    Geedi Sahan markasta he’s on point 😊

  • @laylomohamutt6735
    @laylomohamutt6735 3 หลายเดือนก่อน +38

    Qofku marku aqoon leeyhy sikasta wa kadhaxmuuqdaa doodaha Geedi sahan doodiisa markasta perfect❤❤

    • @JamilaGaas
      @JamilaGaas หลายเดือนก่อน +1

      Haa walahia ❤

  • @Akwadani
    @Akwadani 3 หลายเดือนก่อน +24

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️

  • @aminCaraale
    @aminCaraale 3 หลายเดือนก่อน +18

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
    mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼

  • @AyaanMaxamuud-m2c
    @AyaanMaxamuud-m2c 3 หลายเดือนก่อน +26

    Ku sali nabigeena muxamed scw

  • @theheba.0
    @theheba.0 3 หลายเดือนก่อน +8

    Geedi sahan is so smart and qof degnaan iyo aqoon ku duugan mashallah ❤

  • @ASADHHAJIYOW
    @ASADHHAJIYOW 3 หลายเดือนก่อน +17

    Kusali Nabi Mohamed Scw 🎉

  • @xaragozamu6594
    @xaragozamu6594 3 หลายเดือนก่อน +8

    Suashaas in Aayy ku ceeliso ayeey ku habooneeyd kawadhaa niinka la Aantii ilmaha musan imadeen marku leyahaay asakabaa kawadhaa la Aanteeda ilmahaa dunidaaa imanaayo oo ilahay ogu talakalaay miyeey suuroowi laheeyd haduusaan u dooriin ilmihisa hoyadooda kawadhaa la Aanteeda miyaa abo la oraan lahaa waa sual u bahan jawab??waxaan idiinka sugnaa waa jawab sax ah abo malagu oraan lahaa hooyo la Aanteeda waa mayaa marka waxbo yaan la is indhoo tiriin adeer✅

  • @Najax-n2h
    @Najax-n2h 3 หลายเดือนก่อน +35

    TEAM IDISLE ONE LIKE❤

    • @firdows...
      @firdows... หลายเดือนก่อน

      Kan qofkii team u eh waa yahuudi

    • @Najax-n2h
      @Najax-n2h หลายเดือนก่อน

      ​@@firdows...ka nax oo nafta wa😂😂

  • @liibaancabdi2174
    @liibaancabdi2174 3 หลายเดือนก่อน +13

    1:❤MAAMA❤
    2:❤ UMMU KHEYR CURADEYDA❤
    3:❤MY ❤WIFE

  • @Abdullahigaani
    @Abdullahigaani 3 หลายเดือนก่อน +7

    Darisle legend sxb wan kugu habalyaynayah in ad podcast bilawday. Waxvadan ayaan tagera ku ahaa o an firsanjiray Reactions kaga, waliba channel’ladada o dhan wan ku xiranahay boss, ilaa anah TH-camr so noqday wa Abdalla Gaani TH-camr o habalyoo ku leh.

  • @aishaibrahim7513
    @aishaibrahim7513 3 หลายเดือนก่อน +4

    Geedi sahan nin aqoon Iyo aqli le Mashallah jawabihisa caadi maha

  • @mawlid7260
    @mawlid7260 3 หลายเดือนก่อน +5

    Waxan imika ma podcast ba waar sooomaaalaaay podcast yda faraha ka qaada
    Podcast waxa so fadhiista dad cilmi, aqoon, diin, maadi, waayo-aragnimo, saamayn leh
    Waa maxay waxan hooyo oo quraanka iyo xadiiska lagu sheegay halka ay inoogu jirto imika la iswaydinayo hooyo pooske ayad dhigi lahayd

    • @aminaosman3439
      @aminaosman3439 3 หลายเดือนก่อน

      Wa Sheeko Bess waxani 😂

  • @99Bilak
    @99Bilak 3 หลายเดือนก่อน +8

    Ogow Ashwaaq iyo drisle bye bye runti😢😢😢😢

  • @xasanxiis1999
    @xasanxiis1999 3 หลายเดือนก่อน +12

    Geedi sahan is not easy

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar 3 หลายเดือนก่อน +6

    Muna keyf maxay la aamusantahy si fiican noomay difaacin Hadaa gabdho nahy😅 waxooga xishood ayaa ku jira muna because iyadu waa xaaas❤

    • @ABDIHAKINMOHAMMEDAHMED
      @ABDIHAKINMOHAMMEDAHMED 3 หลายเดือนก่อน +1

      Idirisle wn ku salamay

    • @xafsoxasan2719
      @xafsoxasan2719 3 หลายเดือนก่อน +1

      Sido kale waa gabar aabe leh jecelna in aabehed ayada doorto😂

  • @yashhassan6195
    @yashhassan6195 2 หลายเดือนก่อน +1

    WALAL WIILKAN FINANADA MADOW XUMAN NEH IGAMA AHAN BARNAMIJKA LAMAJAAN QADI KARO WAXA LA RABA INU FIKIRADISA UU UFADHISIYO OO DADKA WAX KA DHADHICIN KARO LAKIN WAY KU ADAGTAHAY ISAG LKN WUXU WATAY FIKIR WANAGSAN XASKA GURIGA AYEE KU WANAGSANTAHAY

  • @axlaamali7560
    @axlaamali7560 3 หลายเดือนก่อน +3

    Xaazkagu wahugaaga xurmo kabadan familie kaga waineyy kahesha carurutan ayada kusiiseyy mailowdey taas wiilka funanada black ah laandhere libaax ah🦁🦁

  • @Jennie-w7x
    @Jennie-w7x 3 หลายเดือนก่อน +6

    Officially halkaas mxa ka cad ashwaq iyo dirisle iney is dayeeen they're break up

    • @lovely-e3r
      @lovely-e3r 3 หลายเดือนก่อน +3

      in uu xukumo ayuu rabay Lakin iyadana waa ku boday adiga shakeda ISKA fahan noh

    • @Jennie-w7x
      @Jennie-w7x 3 หลายเดือนก่อน +2

      @@lovely-e3r Allah ba k badbaadiyey kan haboon ku daaawdey imikama by ban leeyhey

  • @ismail.mo77
    @ismail.mo77 หลายเดือนก่อน +1

    aniga fikirkayga xaaskayga caruur kama hayn karo buuqna makarayo lkn guriga ayaan unadiiifinayaa micnaha guriga aan booqorka ka ahay ayaan nadiifsanayaa, xaga cuntadana maadaama oo aan cooker farta kaxidhan ahay anaa usamaynaya lkn iyaduna ciyaalka iyo sariirta habeenkii haka adkaato !!!!

  • @sucdiabdisamed7138
    @sucdiabdisamed7138 3 หลายเดือนก่อน +8

    @geedisahan wlhi he is legend 🙌 👏 ❤️ ♥️ 💙 you can feel us wlhi gabdha hadaa nahay hadaan nahay gabdho wax bartay ma joogi karno we have do something

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 3 หลายเดือนก่อน +6

    Idirisle tii uu lashee geesanaaye ayuu baaq udiraayaa 😂😂

  • @SumayaAbdi-vd1wm
    @SumayaAbdi-vd1wm 2 หลายเดือนก่อน +1

    Darisle waa nin aad ufahansanhy nolosha private life ku quruxantahay😊

  • @SouleimanIbrahim-n4e
    @SouleimanIbrahim-n4e 26 วันที่ผ่านมา +1

    Sxb youtube kaagii waynaa ee 1M waa ilawdee maxaa dhacay

  • @maryamo411
    @maryamo411 3 หลายเดือนก่อน +3

    Geedi sahan wa very smart m.a

  • @Mudane.
    @Mudane. หลายเดือนก่อน +2

    Geedi sahan dadkan uu ka level sareeya muxuu ula qaybsanyaaa doodan

  • @malaak1
    @malaak1 3 หลายเดือนก่อน +3

    Hi I enjoyed this podcast so thank you hope you do more

  • @ImaanCali-eb1xe
    @ImaanCali-eb1xe 3 หลายเดือนก่อน +1

    unfollow soomaaliland wadku soc socota❤💚🏳 0:07 😊

  • @Maame65
    @Maame65 2 หลายเดือนก่อน +3

    Hooyo is first
    Hooyo is first
    Hooyo is first

  • @SouleimanIbrahim-n4e
    @SouleimanIbrahim-n4e หลายเดือนก่อน +1

    sxb waad ilowdaa TH-cam kan maxaa dhacay

  • @mohametahmet-lf4nu
    @mohametahmet-lf4nu หลายเดือนก่อน +1

    Waar anuu maku rabo ogow waligaana ma guursanaysid

  • @yashhassan6195
    @yashhassan6195 2 หลายเดือนก่อน +1

    ANIGA IN LAYGU CASUMA AYAA JACELAN LAHAA

  • @sensoyussuf9291
    @sensoyussuf9291 3 หลายเดือนก่อน +2

    Xataa Ina Adeerkeeda koowad waa ka Ajnabi

  • @HassanNoor-zg6sq
    @HassanNoor-zg6sq 3 หลายเดือนก่อน +6

    Geedi sahan respect 🙏

  • @raxamoabdi6372
    @raxamoabdi6372 2 หลายเดือนก่อน +1

    Nınka caad aqli malahan waa from baadiyee caadiye😂😂

  • @FathiyaYakub
    @FathiyaYakub 3 หลายเดือนก่อน +2

    Dirisle 😂😂 gabadh baadiyaha kaso kaxeyso 😂😂😂

  • @nimcodayibadan2381
    @nimcodayibadan2381 3 หลายเดือนก่อน +5

    podcast kaliya geedi sahan dardii u daawanaya 👍

  • @BariiraPodcast
    @BariiraPodcast 3 หลายเดือนก่อน +1

    Number one hooyo number two ninka number three canuga sababtu waa ninka iyo canuga Yaa noloshyda kuso horeyey waa ninkyga then aan canug dhalnay sadex nagu noqday

  • @Layland_1
    @Layland_1 3 หลายเดือนก่อน +1

    Delete all acounts of girl?
    Thats controlling and narcissistic

  • @hibomahamed944
    @hibomahamed944 หลายเดือนก่อน +1

    Oo heesta ma adaa leh waa hore ayaa lagu heesaye😂😂😂😂

  • @asadahmed8936
    @asadahmed8936 3 หลายเดือนก่อน +6

    Dirisle saaxib isku dooq baano nahay qofta aad guur satid dabeeca deheeda qof lamida baan rapa aniga

    • @aishaahmed7219
      @aishaahmed7219 3 หลายเดือนก่อน +1

      Dirisle waa maser badayhy😂

    • @asadahmed8936
      @asadahmed8936 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@aishaahmed7219 ana sido kle saaid waxa nahay isku dabeecad isku fikir

  • @Wiilkiifaysal
    @Wiilkiifaysal 2 หลายเดือนก่อน +1

    Geedi sahan iyo sadex dumara😂

  • @mohamedmuuse5853
    @mohamedmuuse5853 3 หลายเดือนก่อน +3

    Geedi sahan is lajan mashll

  • @nimcocabdilahi5435
    @nimcocabdilahi5435 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah geedi sahan alle caqliga ha u barakeeyo

  • @najmaali5157
    @najmaali5157 3 หลายเดือนก่อน +3

    Geedi sahan meeshan maxaa keenay oo uu isku ceebeyay dadkan isku Levelba maahe

    • @dhamme0
      @dhamme0 3 หลายเดือนก่อน +1

      Dadnimadu dhabta ahi waa inaad ogaataa inaanad dadka iskaweyneysiin

  • @AMIIRACraxmaan
    @AMIIRACraxmaan 3 หลายเดือนก่อน +2

    Jigjiga waxaa ka maqan podcast ee kalaye wll no sameya plz

  • @khadroabdi3493
    @khadroabdi3493 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ani rabee inaan kulahadlo dirisle xagee kala hadal

  • @abdiwali4669
    @abdiwali4669 3 หลายเดือนก่อน +1

    War saanaa lagaa rabaa hadeed podcastigaga tik-tok io fb hala isdex wado ee naga dhaaf naagbaa ninkeeda sidan yeshay io heblaaya sidan tidhi full stop dheh

  • @Xidigaadunka5
    @Xidigaadunka5 3 หลายเดือนก่อน +5

    Legend dirisale

  • @ibrahimhassen9450
    @ibrahimhassen9450 3 หลายเดือนก่อน +2

    4 tiinaba sida mubaarak qof walba lahjadiisa haku hadlo si waxa ay u qurux bataan

  • @AyaanKhadar-gd4mf
    @AyaanKhadar-gd4mf 3 หลายเดือนก่อน +1

    Adigu. Wada. Ku ficanahy. Maroko

  • @dekaltoss1129
    @dekaltoss1129 6 วันที่ผ่านมา

    Aragtida saxda ee ku salaysan dhaqanka Soomaalida waxaa haboon gabadhu inay joogtu guriga iyo caruurteeda

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 3 หลายเดือนก่อน +2

    25:48 😂😂😂😂 waxagu ma seer maahan dirisloow adi hinaasi ayaa tahay xaqiiq

  • @armyman5751
    @armyman5751 21 วันที่ผ่านมา

    Exactly mr mubarik dhowrsanaan macnaheedu waa in backgroundku u saxan yahay qofka😊❤

  • @RodaSaidyoussouf
    @RodaSaidyoussouf 2 หลายเดือนก่อน +1

    War waa ani Ila soo xirir imika for Djibouti

  • @dekaltoss1129
    @dekaltoss1129 6 วันที่ผ่านมา

    Dirisle wuu ku khladan yahay xataa inuu u furo Account cusub waxaa ka fiican inuu kaba daayo social media oo ay u joogtu uun gurigeeda

  • @SacdaCali-i9d
    @SacdaCali-i9d 26 วันที่ผ่านมา

    Dumaashidiin Sodhaweye
    Dirisle Abdi my Husband Ya an Loodhawan❤😊

  • @siciidsheelkh744
    @siciidsheelkh744 3 หลายเดือนก่อน +1

    Zhp hdlka iddn dhibya wlhi podcast si vicn uga hdla anba caacda joojiya

  • @sensoyussuf9291
    @sensoyussuf9291 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ledes fasta waa waxa dumarkeeni duurgaliye waxaa waa hadal gaalo waa qalad

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 28 วันที่ผ่านมา

    Ladies farst waa qalad ee raga hormariya Aga ! Dadkeeni weey dhaqan bedelmeen Allow khatimada noo hagaaji

  • @mohamedmg1934
    @mohamedmg1934 24 วันที่ผ่านมา

    Asc wll abdirazak..... migag qof exemplaire ina ader je vous souhaite long life never give up bro I From djibouti 😊😊😊

  • @ArafoTalan
    @ArafoTalan 2 หลายเดือนก่อน +1

    Niin daadkiiysii oo laa xasuukawo dhahay itoobiyaan baa ayay waa 😮wlhi ee dareen Allaha kuu hibeyo.iina somali kaa dhalato waa better than .iin aad cisse kaa dhalato waa best because cisse waaya laakuu xasuukayo waa damiir io uugdaad ee daad aan ciilney naaku nacayiihi . Inader dir inay ku kaadin ❤

  • @Hinda-u2l
    @Hinda-u2l 3 หลายเดือนก่อน +2

    Adeerkay 2aad wuxu dhalay wlhi weesa igama jabiyan

  • @RaxmaHaaruun-zy4gw
    @RaxmaHaaruun-zy4gw 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gedisahan musdaqbalka isku diyari 2 ba cunug wayo naag 30 jirta laba wax ka badan ku dhalimeeso 😅 ku adkeeso

    • @dekaltoss1129
      @dekaltoss1129 6 วันที่ผ่านมา

      Waa been fikir ka odhanaaya gabadh 30 jirta waxay dhalaysaa 2 canug oo kaliya lkn waxay dhali kartaa 6 ilaa 7 xataa way ka badin kartaa inkastuu bixintu tahay ta ilaahay

  • @israatosh8053
    @israatosh8053 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wow wlhi dirislow saxbaathy wakugu raacsanahay go aankaga waxa quruxbadan gabadhu inay social media kujirin wayo maanta xaasidnimadii ayaa badatay wllka

  • @dekaltoss1129
    @dekaltoss1129 6 วันที่ผ่านมา

    Ajaanib ma guursadeen gabadh soomilyeed wax ii gaadhaya majiro

  • @hafsaapdi3355
    @hafsaapdi3355 3 หลายเดือนก่อน +2

    Anuu Hadan daawanayo darizle man ku gursaden

  • @dekaltoss1129
    @dekaltoss1129 6 วันที่ผ่านมา

    Haa background keedu waa inuu saxsanadaa oo ay ku soo barbaarto diin iyo dhaqan iyo waliba qoys wnagsan

  • @mawliidmaxamed4064
    @mawliidmaxamed4064 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ereyga masayr waa dhedig
    Halkaa iska hubso
    Ereyg labka waa hinaase
    Nin raga waan masayr raa
    Looga wacan

  • @abdirahmannourfarah5613
    @abdirahmannourfarah5613 3 หลายเดือนก่อน +5

    The goat of the youtube ❤

  • @suhuurali9273
    @suhuurali9273 3 หลายเดือนก่อน +1

    Darisle warwer baa qabtaa
    Kalsonidu waa muhime 😊😅😅

  • @dekaltoss1129
    @dekaltoss1129 6 วันที่ผ่านมา

    Wuu dhibaataynayaa waayo waa inay pastigeedu xataa ahaado wax wanaagsan lkn maaha inay wax xun soo martay

  • @dekaltoss1129
    @dekaltoss1129 6 วันที่ผ่านมา

    Fikirka mubaarak wuu ku saxanyahay qof markii horeba wanaagsanaa uun dooro

  • @dekaltoss1129
    @dekaltoss1129 6 วันที่ผ่านมา

    Geedi sahan wuxuu aaminsan yahay inay gabadhu u shaqeyso isaguna guriga ka shaqeeyo

  • @M000-35
    @M000-35 3 หลายเดือนก่อน +3

    Podcast wx dhageyto malahan ee nagala tag talenti la aanta

  • @MarshalHollande
    @MarshalHollande 3 หลายเดือนก่อน +1

    drisle in u doqon yahay waxad ku garanaysa fikirkiisa iyo sualihiisa

  • @dekaltoss1129
    @dekaltoss1129 6 วันที่ผ่านมา

    Fikirka saxda ah wuxuu odhanyaa gabadhu waa inay kaa yarataa marwalba waliba ugu yaraan waa inay kaa yarataa 5 sano iyo ka badanba

  • @a3d1rahman
    @a3d1rahman 19 วันที่ผ่านมา

    Darisle saas hadhihin Mida tv fadhiso oo fiirsaneyso Beri ayey bilaabi kartaa Caanna noqonkartaa

  • @barbatov288
    @barbatov288 3 หลายเดือนก่อน +2

    Gcanta ku wataa aaaa dirisle kulawo video var kuso qabtey😂😂

  • @SumayaAbdirashed
    @SumayaAbdirashed 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mubarak timkisa ahay😂

  • @AbdulkadirMohamed-y8q
    @AbdulkadirMohamed-y8q 3 หลายเดือนก่อน +4

    From team Geedi Sahan

  • @AbdirashiidIbraahim-kn7mw
    @AbdirashiidIbraahim-kn7mw 3 หลายเดือนก่อน +9

    Wa ku slmy zxb qaali ah idirisle cabdi ani ko ah abdirashiid ibrahim

  • @MrMoe612
    @MrMoe612 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guursada waa kherry guurja nasiib wacan all single

  • @HoodoAbdi-w4g
    @HoodoAbdi-w4g 3 หลายเดือนก่อน +1

    Meeshaba ninka ugu quruxda badan ma ugu caqli badan😂

  • @SamiaBiixi
    @SamiaBiixi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Adigu ka bax social media Kadip noloshadaa qurux badnysa marksad guur ku nagaaan

  • @Ubax-Nature
    @Ubax-Nature 3 หลายเดือนก่อน +1

    asc idirsle cabdi wandawada jalanal kaga waxaan dawady fidhyawgi ugu horeeyay iyo lacagtaad ka hesha wll intee cbasgrayb iyo veis baad haysatay wa dhirigelin mahadasanid

  • @dekaltoss1129
    @dekaltoss1129 6 วันที่ผ่านมา

    Waa been dirisle marabo gabadh garoobo iyo tu wayn labadaba

  • @MohammedFontel
    @MohammedFontel หลายเดือนก่อน

    عبد الرزاق أنت رجل لطيف

  • @Wllzoyaa
    @Wllzoyaa 29 วันที่ผ่านมา

    Naagtada in lagu hadlo maha waxa ka qurux badan gabdhada ama xaskada af somali xumida wllo bisinke 😮

  • @NAJMA11105
    @NAJMA11105 หลายเดือนก่อน

    Geedi sahan ha ley keno hablo yan leygu qabsan ninka cidkle radsada 😂😂🎉

  • @ayushupdy
    @ayushupdy 3 หลายเดือนก่อน +2

    Nosobadi dood wadagan darisle

  • @nasraabdullahifarah5941
    @nasraabdullahifarah5941 3 หลายเดือนก่อน +2

    geedi sahan waa perfect

  • @NAJMA11105
    @NAJMA11105 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 luqa maba furo kulaha geedi sahan marka siden kugu hela ❤

  • @dekaltoss1129
    @dekaltoss1129 6 วันที่ผ่านมา

    Mubaarak waa khabiir caqli badan inkasta oo aw yaryahay

  • @Mrudkbd
    @Mrudkbd 3 หลายเดือนก่อน +4

    Nosoo badi darislooooooooow