DOOD SH MAXAMUD SHIBLI IYO TAKFIIR

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 49

  • @Ahmed-l3g6b
    @Ahmed-l3g6b 20 วันที่ผ่านมา +1

    Sheekh shibli khayr Allaah hasiiyo doodaa waad ku badisay

  • @abduqaadircabaas8272
    @abduqaadircabaas8272 2 ปีที่แล้ว +8

    walhi sheekh dr shibli waan kaa raali valinayaa dadaan xitaa naxwaha sifiican ugu baxsanayn ayaaba kusoo hor fadhiistay

  • @qadarqadar2387
    @qadarqadar2387 3 ปีที่แล้ว +6

    Sh maxamuud shibli sheequl fiqi wa,usuuluhu aloow kubarakee

    • @cabdikariimchannel4061
      @cabdikariimchannel4061 8 หลายเดือนก่อน

      شيخ محمود شبلي الله يحفظك ويبارك فيك اطال الله عمرك علي طاعته

  • @mohamedmohamoud3540
    @mohamedmohamoud3540 3 ปีที่แล้ว +7

    Walee shiikh shibli ayaa wata maan shaa allaah

  • @abdiyarebashiir1246
    @abdiyarebashiir1246 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh Dr mohamud Shibili Xafidu,LAAHU Iska ayaa Inaa badan Saxan Wadaada Kale Ee Takfiirka RAABBI (SWT) Haa Soo Hanuuniya Yaa RAABBI

  • @abdikhabiirmaxamuud1863
    @abdikhabiirmaxamuud1863 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah shiekh Dr maxamud shibli Allah haku barakeyo wad wadataa

  • @HassanGalo-kf8ml
    @HassanGalo-kf8ml ปีที่แล้ว +1

    Takfiir ilaahay islaamka haka badbaadiyo (waxaan xusuustey xikmad ahayd hadaadn aragto amxaar faraji xaaji) shibli ayaan xaaji noqday

  • @elmiyusuf396
    @elmiyusuf396 3 ปีที่แล้ว +5

    walaahi sheekh shibli ilaahay umada usoo diray waa nin wax bartay oo ay udheertahay geesinimo iyo iyo ku adkaanta qawaaniinta. lyo fiqiga

    • @mucjizo195
      @mucjizo195 3 ปีที่แล้ว +1

      جاهل ضل واضل كثيرا وضل عن سواء السبيل

    • @eunicemangoma6065
      @eunicemangoma6065 2 ปีที่แล้ว +2

      @@mucjizo195 adigaa jaahil ah wecel

  • @abdinasirismail5033
    @abdinasirismail5033 2 ปีที่แล้ว +4

    Aftahan cilmiga shareecada aad u yaqaan hadalka ogi eg meeshiisa dhigi yaqaan alle ha xafidee sheekh maxamed shibil
    bal ragaas aqoonyarida ka muuqata eega hal su'aal oo kaliya ayay shan ka dhigeen walle wax la idan tusi

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 2 ปีที่แล้ว +2

      Haa Su'aal Kaliyaata Ayey Shan Ka Dhigeen 😂😂😂

    • @abdiyarebashiir1246
      @abdiyarebashiir1246 ปีที่แล้ว

      Ameen Ameen Ameen Yaa RAABBI

  • @Abdalladhiif.
    @Abdalladhiif. 2 ปีที่แล้ว +2

    Kuwaan waa Nijaaso halagowraco. Sheikh Shibli Allaha Xifdiyo

    • @cabdiraxman6731
      @cabdiraxman6731 2 ปีที่แล้ว +1

      Ya dhiigoda ku baneyay wall

    • @abdiyarebashiir1246
      @abdiyarebashiir1246 ปีที่แล้ว +1

      Saxiib ado Raali ah Haa Aflaagadeen Waa Qolo Qalaadan Waan kuga Racsan haya Lakiina Nijaaso Waa Hadal aan Haboonina inuu Qof Muslima ah Yirahado Waajibka adiga ku Saraan Waa Duco Uu Duceeya Walaaheena Somaliyeeda Hadan Nala Wadago Diintena Subaan Haba Qaladaanadan Waxaay Sheekinaya Inaa Yihina Taad Muslima ah Caqiideeda Ka xumaatay Bro jaazke,LAAHU Kheyra Ramadan Mubarak Akhi Kareem

  • @maxamadyusuf7340
    @maxamadyusuf7340 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah sh shibili

  • @mahadhassan8343
    @mahadhassan8343 2 ปีที่แล้ว +3

    Takfiir meesha waxba kuma hayaan . Labo baab ayaa isaga qaldan

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha nasugo kolay Qowl iyo Ficilba waa in Allaahkaligii lagucaabudaa

  • @HoygaAqoonta-ew9og
    @HoygaAqoonta-ew9og 4 หลายเดือนก่อน

    Doodaa qaybteedii kale aaway tolow?

  • @xasanbarre8224
    @xasanbarre8224 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah cilmi Alle

  • @eunicemangoma6065
    @eunicemangoma6065 2 ปีที่แล้ว +2

    Nimankaan marambe fagaare Laguma arag🤣🤣🤣

  • @HoygaAqoonta-ew9og
    @HoygaAqoonta-ew9og 4 หลายเดือนก่อน

    Qofkii hayaa hayso diro

  • @omersuleiman04
    @omersuleiman04 ปีที่แล้ว +3

    ومن لم يحكم بما انزل الله فالك هم الكافرون

  • @acazaam
    @acazaam ปีที่แล้ว

    Nabiga scw wuxu aqbalay ninka diidan balaayaa qaaday

  • @xasanbarre8224
    @xasanbarre8224 3 ปีที่แล้ว +2

    Diintu waa nasteex

    • @abdiyarebashiir1246
      @abdiyarebashiir1246 ปีที่แล้ว

      Sax sax bro A Deenu Naseexa Waa Ruunta RAABBI (SWT) Haa Soo Hanuuniya Ameen Ameen Yaa RAABBI

  • @AliIssak-pb7lw
    @AliIssak-pb7lw ปีที่แล้ว +1

    War ragii fiirsanaayay Shakibaaba Galee hhhhhhhhhhh

  • @abdulahiyusuf5714
    @abdulahiyusuf5714 ปีที่แล้ว

    Shacbiga fursad siiyay 9 whatsupp sheegay laidinka soo woco

  • @jabaluhud2021-qr5cq
    @jabaluhud2021-qr5cq ปีที่แล้ว

    Kuligood wa takfiir wahaabiyo ah waxba yeysan iskala saarin

  • @omersuleiman04
    @omersuleiman04 ปีที่แล้ว

    Shareecada oo toos loo raaco

  • @mucjizo195
    @mucjizo195 3 ปีที่แล้ว +3

    SHIBILI WAA GAAL ILAAHAY KAFURTA HADUU ALLE KUU IDMAHAYO ILAAHAY HASOO HANUUNIYO AAMIN

    • @abshirseadmuse968
      @abshirseadmuse968 2 ปีที่แล้ว

      Hooyadaa iyo gaashi ku dhashay wasee shiikha afka kala bax takfiiryahaw

    • @hakimipoi9833
      @hakimipoi9833 2 ปีที่แล้ว +1

      Subxanllah

    • @eunicemangoma6065
      @eunicemangoma6065 2 ปีที่แล้ว

      Adigaa gaal ah iyo shuubadii kudhashe Alshabaab Aya thy wecel

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 2 ปีที่แล้ว +1

      Waar yaa Dadka Ha Gaalaysiin Caamo Aan Axkaamta Istijada Garanayn Ayaad Taheee

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 2 ปีที่แล้ว +1

      @Mucjizo Allaha nooga kaa filnaado. Laa xowla walaa quwwata illaa billaah

  • @omersuleiman04
    @omersuleiman04 ปีที่แล้ว

    Ma run baa mase waa been abuur.

    • @MouniraARAHMAN-ng9zn
      @MouniraARAHMAN-ng9zn 7 หลายเดือนก่อน

      haa waa sax lkn masalada laga hadlayaa taas ma ahan

  • @AliIssak-pb7lw
    @AliIssak-pb7lw ปีที่แล้ว +1

    War ragii fiirsanaayay Shakibaaba Galee hhhhhhhhhhh

    • @abdiyarebashiir1246
      @abdiyarebashiir1246 ปีที่แล้ว

      Adiga miyad Ku Faraxsan tahay maxaad laa Qosoleysa bila micano ah mise Qalbigeeda ayaa Xanuun ku jiro miya ma Fiicano inaad Waxaa aan Xaq aheen inaad ku Qososho RAABBI SWT Danbi Dhafa weeydiso Wadaa Gaftaaya adeer

    • @abdiyarebashiir1246
      @abdiyarebashiir1246 ปีที่แล้ว

      Ali adiga Ma kuwa shaki Galaya ayaad ku jirta Miya sida ku ogedtay mise Qalbiyeeda ayaad Dalaacada ama Wixii Qeybaga ayaa laa soco ama Qalbiyeedoda Ayaad waxaa ka oge tahay waa Yaab Qof muslim hadan Bila Cilmi laan iska hadaleyo Adiga ayaab Xanuusan Qalbigeeda Imaanka ku Yare kuwa kale iska dhafa adiga inaad I Saxaado ayaab wangsan laaheeda bro

  • @AliIssak-pb7lw
    @AliIssak-pb7lw ปีที่แล้ว

    War ragii fiirsanaayay Shakibaaba Galee hhhhhhhhhhh