Asc sh shiplanigey igu dhacdey gaari haleysan baan iibsadey warqad baan saxiixay anoon aqrin😂 waxana ku qorneyd as is marka waa runtaa wax ma aqrino jzkllh
Bal hala weydiiyo in hilibka dhurwaaga uu weysada jabin karo? waxaa laga yaabaa inuu yiraahdo Imaam hebel. ama dhariiqo habel ayaa qabaa inuusan jabanin!
@@nadamuqtar6086 , ma laga yaabaa marka kuuga xigtaa in aad qortid qofkii sheekh weydiiyo su'aal aadan jeclaysanin in uu qofkaasi diinta Islaamka ka baxay , oo ah dhaqan iyo dabeecad aad u xun. Fiiri, xataa, iskadaayoo muwaadin caadi ah, Culumada Soomaaliyeed dhexdooda ayaa iskaafirsiinahaya. Matalan, haddii hal sheekh yara mucaarado xadiith ( hal ) laga soo wariyey Imaamadii hore ee Carabta,sida Maalik ibn Anas, iyo kuwa la mid ah , waxay Sheekhaas Soomaaliyeed ku calaamadeynayaan inuu gabi ahaanba diinta Islaamka ka baxay oo in la khaariyo banaantahay, oo shakhsiyaad wax- ma- garato ah loo soo adeegsan karo. Fiiri , aniga wax aan Ilaahay uga cabsado culumo ama sheekhii jawaabaha bixinayay kuma aanan oran. Waxay u dhowdahay in aadan fahmi erayadii aan soo.qoray. Anigu waxaan hore u maqlay in ay jiraan wadaaddo qaba ama aaminsan in hilibka dhurwaaga " xalaal " yahay oo ah shey igu vusub oo aanan hore u maqal oo ay dhici karto in ay jiraan kuwa ( vulumo) kale oo sidaas aaminsan. Adigu siday kula tahay , haddii aan adigu ku weydiiyo, igana raalli ahaaw haddii aad meelkadhac u aragtid.
Mansha Allah shiikh dr shibli mahadsanid jasaakalahu khayr , runtii aad baan u jeclahay jawaabaha iyo su aalaha la weydiiyo drka mansha Allah .
Mashallah illahy hakubarakeyo aduun Iyo akhiraba shekh shibli wanagad fafinysudana illahy haka ablmariyo anaganakuwy anfacday hanagadhigo amiin amiin amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
شيخ الله يحفظك يا رب العالمين أستفيد أشياء كثيرة الله يجزيك الخير
Ku saliya Nebi Maxamad 💕 Salallahu caleehi wa salam
ماشاءالله تبارك الله جزاكم الله خيرا يا شيخ حفظ الله
Maashallah illaahey ha ku xafido aamiin yaa rabi
Allaahu mustacaan wakhtigan aynu joogno Jidhkii Muslimkaa laga baayac mustarayaa oo weliba bilaash lagu guranayaa qofkii oo noolbaaba laqalanayaa Allaah ha inoo sahlo
Jazakallaha yaa Sh…..💕💕💕
Jazakallahu khayr
Allaha ku barakeeyo sheikh
Masha allah haku xiftiyo
Ammmmmmiiin alh inwafijiyoo kharaka
الله يحفظك في الدنيا والآخرة
M.a shequna shible we love you
Mnashallah Allah tabrka Allah ha xifdo culmada
Laaluush so xaaran ma aha sheekh shibil
Sheikha wuxu yiri laaluush wa xaraan. Waxu kuu bananaani hadii xaq aad leedahay uu laaluush kaga xiranyahay wada kale oo aad u marto oo laaluush eheyna aad weyso.
HADAN SOMALI NAHAY HADALKA SI FCN UMA DHUUXNO WARQADAHA LASAXIIXAYANA ISKAMA AKHRINO ILAAHAY FUDEED HANO QABANIN.
ماشاء الله جزاك الله خيرا
Mnsha Allah jizakallah kheyr shiikh shibli 🥰❤
Mansha allah tabaarakkallah
JazakaAllahu kheir
Mashallaah jazaakalahu qeer 💞💝
Asc sheekh ilaahey qeer hakusiiyo aduun iyo aaqiro
Alhamdulillah
Sheekh shibil ❤✋jizakallah kheyr
Allow noo dhowr Culumada
MASh Allah
Jasakalaah khyr sheekh
Mashallah shiikh allaha ku barakeyo
Culumadena ilahey hano xifdiyo
Amiin amiin amiin ya raxman ya rabi
جزاك الله خيرا
Asc Shiikh waxaa jiray nin aan caruur u dhalay wuxuu isticmaalaa muqaadaraad guriga noloshiisa sida oo kle biyaha korontada waraaqadihi hadaan siyo wuu jeexjeexaa qutul biilka ma isiyo Mar mar kis yar oo aan waxa walipa gaarin ayuu dhiipaa mudo halsano wax gogol kuma arkin wyo hada eber wye xaga gogosha marka wuu ifury marka rajactu idhahy marka waan diidy marka dambi myaa
Jisakallh shiiq
❤️MASHA ❤️ALLAH ❤️
Masha Allaha
Walalayaal isoo booqda
Asc sh shiplanigey igu dhacdey gaari haleysan baan iibsadey warqad baan saxiixay anoon aqrin😂 waxana ku qorneyd as is marka waa runtaa wax ma aqrino jzkllh
Sheekha waxaan weydiinaa su aal waxaan qabay naag mudo hadaan wada joognay waaxan dhahay waxaan arosaa naag kale iney abshir noonoqo oo alle ilmo nasiiyo aa laga yaba wey aqbashay wana arosay alle mahadii markaa guursaday nag2 midi hore uur ey yelatay kadib naagti horeysay cideedi anka dhaqi wayay markey dhashay 3bilkadib waxeey dhahday ifur ane wanfuray kadib 3 bilkadib waxeey sixir kusameeysay naagti 2 oo uur 3bil leh ilmihi weykasobexeen hada weyka hor had lee waxey.rabtaa inaa kala tag tan an qabo ee iidi unaqdo sheekh maxeey diinta ka qabtaa qofkaas hadii ladilo dhibkaas geystay maxaase ila gud boon inaa sameeyo mahadsanid
Wll shekha xageenka helikara su aloban ubahna in anwaydiiyo
Manshallah
Mansha allaaa tabarakallaah
Mashlh
jazakallah❤
Salalahu caleyhi wasalam ❣️😍🥰
الله أكبر
Aniga iyo odegeyga mudu lixisano ayaa buqu nadhaxa yaala
Wllo live ka xagee laga helaa su,aalo rabay inaan waydiiyo sheekha
Asc walaa low waxan rabaa mel an shiiqa hala hadlo
Asc shibil
Asc hadii aan ninka xaqloogu lahayn biilka sodohda ama sodoga soo gabadha laqabo laguma leh hadayna cidkale oo biilayso jirin sida inaan walaalo ladhalan ama kaligeed tahay ?
waan jeclaanlahaa inaan ogaado haday macquul tahay jasaakalahi khayr.
Waa suaal meesha ku jirta
Gabadha waajib kuma aha iney waalidked biisho
You don't get it.
Waxyar igu soceli hadana tef haqaban miyayna danbi ahayn sh?
❤❤❤❤❤❤❤👏
Tolow codkaan Hassan mabo lahe Qofka sheqa su alaha wey dinayo muxu isku garanaya
Waa run Macalin xassan codkiisa waan aqaana e anigaba waanyabanahay
NINKA.IYO.XASKISA.HADI.DHIGA.LAYSKAGA.SHUBO
Asc
Sheq sual ayan karabay labarka xagee ka helaa
Shaqo su a al ban baq
Shiikh maxamuud shibili wuxuu na Ka halaa lacag Dan 108 billion us dollars ayuu na Ka halaa California group of schools
Asc Sheekh waxn ku wedinaya sola
M.n
Ruqiyo office SUBSKREB like ISARA
Haye xbbi
Shiikha waydiiya lobster, crabs, scallops, calams, octopus, squid, cheese , maxaa xaaraan baa mise waa xalaal. Arintaa ha la waydiiyo.
Kkkkkkkkkkkk
Walal waxkasta oo bada kujiro wa xalaal xata gabaray manyada.
Cws
F
th-cam.com/video/vKhdunj7qmQ/w-d-xo.html
Siifaafiya mahadsanidiin wllo...
Bal hala weydiiyo in hilibka dhurwaaga uu weysada jabin karo? waxaa laga yaabaa inuu yiraahdo Imaam hebel. ama dhariiqo habel ayaa qabaa inuusan jabanin!
Ilahey ugcabso culumada alle adiga
@@nadamuqtar6086 , ma laga yaabaa marka kuuga xigtaa in aad qortid qofkii sheekh weydiiyo su'aal aadan jeclaysanin in uu qofkaasi diinta Islaamka ka baxay , oo ah dhaqan iyo dabeecad aad u xun. Fiiri, xataa, iskadaayoo muwaadin caadi ah, Culumada Soomaaliyeed dhexdooda ayaa iskaafirsiinahaya. Matalan, haddii hal sheekh yara mucaarado xadiith ( hal ) laga soo wariyey Imaamadii hore ee Carabta,sida Maalik ibn Anas, iyo kuwa la mid ah , waxay Sheekhaas Soomaaliyeed ku calaamadeynayaan inuu gabi ahaanba diinta Islaamka ka baxay oo in la khaariyo banaantahay, oo shakhsiyaad wax- ma- garato ah loo soo adeegsan karo. Fiiri , aniga wax aan Ilaahay uga cabsado culumo ama sheekhii jawaabaha bixinayay kuma aanan oran. Waxay u dhowdahay in aadan fahmi erayadii aan soo.qoray. Anigu waxaan hore u maqlay in ay jiraan wadaaddo qaba ama aaminsan in hilibka dhurwaaga " xalaal " yahay oo ah shey igu vusub oo aanan hore u maqal oo ay dhici karto in ay jiraan kuwa ( vulumo) kale oo sidaas aaminsan. Adigu siday kula tahay , haddii aan adigu ku weydiiyo, igana raalli ahaaw haddii aad meelkadhac u aragtid.
@@khalifmohamed2486 hadalkaaga wax bdn kama fahmin مختصر مفيد kistaan fahmay suaasha aa isoowaydiisay aniga mafadwiyi sheeqii hadii aadan kuqancin jawabteydane kaqancaysid wali wankulatalinayaa cilmigiisa qaado camalkiisa haqaadanin taadane kudadaal waxa cilmi uleedahayne kahadal
Manshalah