21 Oktoobar - Xusuus Kacaanki Barakeysnaa | LIBINTII KACAANKA LUGOOYAA KA DAMBAYSAY! Siad Barre

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 544

  • @mandeeqali9263
    @mandeeqali9263 7 ปีที่แล้ว +20

    the greatest leader Somalia has seen rest in peace aboo siyad bare. I got goosebumps watching these

  • @mohamedmohamed-ft1cl
    @mohamedmohamed-ft1cl 5 ปีที่แล้ว +35

    I'm 29 years old born and raised in Canada when I see back in the seventies sixties an 80s in 2019 I feel so bad rest in peace Aabe mohamed siyad👑✌ mo ❤

    • @ahmedjamac8421
      @ahmedjamac8421 2 ปีที่แล้ว +1

      Bro lam 20 years old now when l go back to history o Cry because we bacame failed state

    • @absjones2916
      @absjones2916 2 ปีที่แล้ว

      My son the Somali Communist Party destroy our homeland. You must understand that! The
      Somali Revolutionary Socialist Party (SRSP) was nothing but clandestine clan rule over the millions of citizens. Its was unIslamic and unsomali.
      I do understand that you never seen a free Somalia government and law and order with s strong military or a government. But that idiot general Barrie destroy your country and people al because of one mans love for keeping power.
      F the Somali Communist Party and its backwards ways and its evil sub clan clandestine clan government….

    • @j.jilani4535
      @j.jilani4535 ปีที่แล้ว

      Insh allah, Somalia will be. The great Somalia will start from Djibouti, this is the idea of the great leader Mahmoud Harbi Farah.

    • @kampalasubzero5096
      @kampalasubzero5096 ปีที่แล้ว

      Faqashhh ka ha gubtoo

    • @j.jilani4535
      @j.jilani4535 ปีที่แล้ว +1

      @@kampalasubzero5096 Qaran dumis, aamus

  • @mohamedadawe5866
    @mohamedadawe5866 9 ปีที่แล้ว +34

    Iam crying for mi country mi Allah regain bck peace in our country Illahayow Aameen

  • @Guhaad74
    @Guhaad74 8 ปีที่แล้ว +46

    Aabe siyaad naxariis iyo nabad ku jiiif amiin.

  • @fatoumamohamed4580
    @fatoumamohamed4580 7 ปีที่แล้ว +28

    hadanahay eer jibuuti waxan alle kabaryayna somaliya inu usoceelyo nabadedii amin

    • @abdiaziizfaarax8845
      @abdiaziizfaarax8845 6 ปีที่แล้ว +4

      gob gob dhashay salaaan sharaf iga gudooon gabadh soomaaliyeed

    • @saidabdi1390
      @saidabdi1390 2 ปีที่แล้ว +1

      Macha allah ana sido kale runti.
      Love you Somalia 😍💯👊💪

  • @ahmeddaacad1282
    @ahmeddaacad1282 3 ปีที่แล้ว +14

    Tears rolled down my eyes when I watched this song .Home is where the heart is .Guul wadankeygoow

  • @NophaZ253
    @NophaZ253 8 ปีที่แล้ว +9

    Allahow kuu naxariiso oo Soomaaliya halkeedii iyo meel ka saraysa ku soo celi.. Mar walba oo aan maqlo heesahan waan ooyaa.

  • @axmedmohamed9499
    @axmedmohamed9499 7 ปีที่แล้ว +20

    Ilaahoow kuu naxariiso aabe siyaad,magac iyo sharaf iyo dawladnimo markaas ayaa noogu dambeeysey
    Itoobiya iyo keenya iyo carabta maanta wadankeena ballooniga ku cayaaraya meel ayey naga saareen xisbiga iyo kacaanka barakeeysan
    1984 waxaan ku jiray xalane macalin bb inaan noqdo ayaan isu diyaarinayey,niyada iyo moralka iyo dareenkeyga waagaas lama lama qiyaasi karo
    Ilaahayoow wadankeena noo hagaaji oo shabaab shaydaan iyo qabiilka naga fogee Aamiin

  • @abdulkadiramussa
    @abdulkadiramussa ปีที่แล้ว +1

    Wa ann xasusta waxtigaas. Guul-wade ayaan aha. Holwadhag!🇸🇴💙🇸🇴

  • @nazircade7704
    @nazircade7704 3 ปีที่แล้ว +9

    Aabe siyaad allow kuu naxariizo qabrigana alle hakuu waasiciyo eemeen ♥️♥️♥️♥️♥️♥️👏👏

  • @Xaawo_Taako
    @Xaawo_Taako 4 หลายเดือนก่อน +1

    Allaahu Akbar ilaahayoow umadeena dhigeeda kici oo iney shisheeyaha cadowga ah is qabtaan ku sabab.. ilaahayoow siyaad barena unaxariiso jantul firdowsana ka waraabi.❤

  • @ckdeq8973
    @ckdeq8973 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay ha u Naxariisto oo Jannatul firdawsa ha ka waraabiyo Madaxweyne Mohamed Siad Barre, Libaaxa ummada Somaaliyeed

  • @ajninweyn1115
    @ajninweyn1115 8 ปีที่แล้ว +18

    Legend siyaad Barre Allah yaraxma

    • @ahmedgure6031
      @ahmedgure6031 8 ปีที่แล้ว +2

      Ameen ameen ameen ya Allah

  • @libanjama4217
    @libanjama4217 2 ปีที่แล้ว +3

    WAXAN AHA UBAXI KACAANKI BARAKEYSANA EE AABO SIYAD ALLAHA UNAXARISTO wallahi emotions overcome me only madaxweyne farmaajo can make us great AGAIN

  • @qalanjo1104
    @qalanjo1104 7 ปีที่แล้ว +11

    i can't stop listening this song ilahow somali hishiis u dan ah qabiilada dhan iyo is aminaada sii intaas sano samraayeen.

  • @soomalimidnimowadajir5688
    @soomalimidnimowadajir5688 5 ปีที่แล้ว +7

    Thank You Abdi Askari for sharing this unique history with us❤️🇸🇴❤️🇸🇴

  • @faaruqali9179
    @faaruqali9179 7 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi cry cry and cry Allow kuu naxariiso Aabe Siyaad

  • @kingmoha9965
    @kingmoha9965 7 ปีที่แล้ว +19

    aaaabow siyaad all of us misssss uuuu ever we living with Ur remember that you was greated be now allaah mercy u his own baradise

  • @aadamaadam8765
    @aadamaadam8765 9 ปีที่แล้ว +21

    aaba siyaad alow kuu naxriisto janada fardowsa allaha kaa waraabiyo noloshii macaaneed aad soo heysay waan ku ciyaarnay . qabiil qabiil aan dhamaanaynin aa socda wali

  • @libanaden1376
    @libanaden1376 5 ปีที่แล้ว +3

    Wallahi wan ooyey xasuusti dowladii kacaankii barakeysana ee aabo siyad allaha unaxariisto. Waxan aha ubaxii kacaankii barakeysana. Aabo siyad oo kale madaxweyne Somalia kama dhalan doono

  • @liibaanjiinoow8084
    @liibaanjiinoow8084 4 ปีที่แล้ว +4

    Waxan dhashtay 1998 waxan jira 22 san wlh nasibkeygu ima tusin dowlad somaliyed o laga cabsado in sha alah wan jclhy in an arko dowlad an lenhg o xog badan

  • @HurreJunior
    @HurreJunior 7 ปีที่แล้ว +5

    oh! Founding father is so elegant. His charisma was overwhelmingly felt whenever he showed up.

  • @ahmedabdi1808
    @ahmedabdi1808 9 ปีที่แล้ว +13

    Allah Madaxdii dalka ha u naxariisto aamin..Illahoow Dawlad Diinta nagu dhaqdoo Awoodleh Ayan ku waydiisanay
    aamin aamin

  • @abdisalamadan8124
    @abdisalamadan8124 9 ปีที่แล้ว +8

    walahay waxan galay xasus, iyo wakhdiga lajoogo hada,, abee siyad, ilahay ha ku naxariisto aamiin

  • @maxamedisaaq3120
    @maxamedisaaq3120 ปีที่แล้ว +1

    Allaha kuu naxariisto jaale siyaad bare

  • @hawaabdi7635
    @hawaabdi7635 8 ปีที่แล้ว +9

    aabe siyaad alle Ha ha u naxariisto Ammin

  • @maxamedhaybe9019
    @maxamedhaybe9019 6 ปีที่แล้ว +10

    Alle hakuu naxariisto aaabihii somaalia jaale siyaad sumcadii iyl karaamadii umada somaaliyeed allow u soo celi somaalia agoomowdey jaale siyaad ka dib insha allah qaranku wuu soo noqon

  • @abdinasir911
    @abdinasir911 9 ปีที่แล้ว +59

    Who's crying like me.

    • @hanaanahmed1731
      @hanaanahmed1731 8 ปีที่แล้ว +5

      He was great person Somalia miss him still the fight

    • @sadiahussen362
      @sadiahussen362 7 ปีที่แล้ว

      Abdi Siad aniga

    • @xiinkaboy123
      @xiinkaboy123 7 ปีที่แล้ว +3

      Abdi Siad ,,omg 😱 of, course,,,why not,,,, really we miss,, baba siyad,,, 😢😢

    • @---bk4lg
      @---bk4lg 6 ปีที่แล้ว +1

      Alle ha u naxariisto Aabo Siyaad

    • @KaadSharub
      @KaadSharub 5 ปีที่แล้ว +1

      Abdi Siad
      We are all crying but baroortu qiima malaha, balse maxaa xiga oohinta?

  • @soomalimidnimowadajir5688
    @soomalimidnimowadajir5688 5 ปีที่แล้ว +3

    3 years kadib ayan caawa daawanayaa illahayoow Naxariistada sii M. S. Barre Libaax dalkiisa & dadkiisa jecel ayuu ahaa Wadankii udhisay dad qalato iyo Moryaan ayaa udanbeeyay badii xataa waa gateen Dhulkii markay dhameeyen illahayow kuwaan nagaso gaar adaa caadil ahe😭😭😭😭

  • @abdikadirmuhumed8538
    @abdikadirmuhumed8538 8 ปีที่แล้ว +4

    Ilahayoow kuu naxariiso maanta waxan arkaayo iyo waqtigaan farqi dheer ayaa u dhaxeeyo

  • @omarr_neio6177
    @omarr_neio6177 7 ปีที่แล้ว +10

    wan jeclahay somalia dalkayga iyo dadkayga love one!!

  • @mohamedabdirahman6519
    @mohamedabdirahman6519 4 ปีที่แล้ว +5

    I never had the opportunity to witness this wonderful times for somalia it sadness me OMG what we are now let's to make strong our country again

  • @thepacifist63
    @thepacifist63 7 ปีที่แล้ว +10

    tawradatan barakaysan. waan jeclaan lahaa in aan noolaan lahaa waagii Siyad Barre(aun) wadanka xukumi jiray!

    • @Mustafa22171
      @Mustafa22171 3 ปีที่แล้ว

      Sharaf iyo cizi ayay dadku ku nolayen, waxa hada na haysta ma jirin

  • @abwaanxaadyare8593
    @abwaanxaadyare8593 4 ปีที่แล้ว +4

    Alxamdulillah
    Thanks my brother for the History that I never seen.
    I wish I was one of the lucky ones who lived at that time

  • @abdikerow4061
    @abdikerow4061 4 ปีที่แล้ว +4

    Wlh my heart is trembling...may Allah make my country peace once again

  • @burhansamatar7983
    @burhansamatar7983 6 ปีที่แล้ว +7

    I am crying now. Ilaa hoow noo so celi dowladeenii

  • @ednaabdisamad3299
    @ednaabdisamad3299 7 ปีที่แล้ว +5

    I can't stop crying wallahi
    Allah yarxam aabe siyyad

  • @r.jnawaalhasan6583
    @r.jnawaalhasan6583 7 ปีที่แล้ว +3

    jaala Mahamed siyaad barre Allaha Unaxariista Waageesiga wadanka SooMaalia Allaha korkiisa kanabadyeelo

  • @somaliarchive2912
    @somaliarchive2912 3 ปีที่แล้ว +3

    Aabe siyaad Allh ha unaxariisto

  • @mandeeqahmed5289
    @mandeeqahmed5289 7 ปีที่แล้ว +3

    AUN SIYAD BARE GREATEST MAN SOMALIA HAS EVER SEEN

  • @ahmedabdiwahab5289
    @ahmedabdiwahab5289 7 ปีที่แล้ว +3

    allhu akbar allhu akbar wllhi geesi geesi dhaley aabo siyaad aabo aabo aabo ilaahow janada fardowas ugu bishaarey aamiin xa xa xa xa

  • @ahmedgure6031
    @ahmedgure6031 8 ปีที่แล้ว +1

    Mohamed Siad Barre naxarista janno insha Allah kuwaar

  • @khadraahmed6754
    @khadraahmed6754 9 ปีที่แล้ว +6

    mansha allaaah illaahow dib noogusooceli dowlad kheer badadn

  • @abdikadirmuhumed6399
    @abdikadirmuhumed6399 7 ปีที่แล้ว +4

    Ilahayow kuu naxariiso aabo siyaad

  • @hadraawialihussein9789
    @hadraawialihussein9789 4 ปีที่แล้ว +2

    Aabe Siyaad bare Alle Ha unaxariisto 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fardus5305
    @fardus5305 8 ปีที่แล้ว +2

    geesigii afrikow siyaad baroow janada kuwaar aamiin

    • @mandeeqali9263
      @mandeeqali9263 7 ปีที่แล้ว

      ahmed ali ameen totally agree with you

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 2 ปีที่แล้ว +2

    Waasax Kacaankii barakaysnaa lugooyaa kadambaysay, iyo dhimasho, aan xisaab lahayn😭💔💙🇸🇴

  • @abdiaziizfaarax8845
    @abdiaziizfaarax8845 6 ปีที่แล้ว +16

    Heestan kama daalo wankusoo celcelshtaa ilahow dawlad Nasii Awood leh
    Sharaftu waa dawlad wlahy
    qabiil qaran noqon waaa😓😓

  • @alwiosman8778
    @alwiosman8778 2 ปีที่แล้ว +5

    When i rise to power, im playing this song.

  • @nanifarah3471
    @nanifarah3471 8 ปีที่แล้ว +4

    allah yarhano jalle siyad barre .....naxaris jano ameen

  • @faaruqali9179
    @faaruqali9179 6 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi im still crying Yaa Allah sharaftenii nosoo celi

    • @abdiaziizfaarax8845
      @abdiaziizfaarax8845 6 ปีที่แล้ว +1

      waxaa tahay qof soomalinimadu ku weyn tahay wlashy ilahy dawlad awoodleh ha ina siiyo

  • @Dajiye614
    @Dajiye614 9 ปีที่แล้ว +35

    Walee waxaad noo aheyd maantaan ogaanay , sharafteenii iyo karamadeenii adigaa latagay Ilaah hakuu dambi dhaafo Aabe Siyad....

    • @SummerSissle
      @SummerSissle 9 ปีที่แล้ว +1

      Gio Warsame Faqash ma ilaahaagii afwayne ayaad tabtay, xaaraantii aad ka hoos cuni jirtay ayaad soo xasuusatay miyaa? Faqash.

    • @Dajiye614
      @Dajiye614 9 ปีที่แล้ว

      Summersissle gaal baatahay wax kudhaba raadso looolzz

    • @SummerSissle
      @SummerSissle 9 ปีที่แล้ว

      Gio Warsame Faqash dhiigyo cab baad tahay, naarta ha ku dhabto

    • @abdulqadersharifalawi5558
      @abdulqadersharifalawi5558 3 ปีที่แล้ว

      @@SummerSissle eyda ku dhashay was 30 sanaa rafaadnay weli ma qabiil ayaad ku haysaa shuubaa ku dhashee
      Maan madaxweyno noqdo maalin cadeey ku toogan lahaa

    • @cc-dc4fy
      @cc-dc4fy 3 ปีที่แล้ว

      @@abdulqadersharifalawi5558 adna ma waxad uu xistay xaranti aad cuni jirtay KACANKI wa dhamaday 30 sano ado rafad ku jiray

  • @kananhashi6368
    @kananhashi6368 9 ปีที่แล้ว +30

    I cry I cry I cry aabo siyaad ilaahow janada kugee aaamin our people miss you so much I meet him when I was 9 he kiss me on the cheek I was ubaxa kacaanka

  • @mohageellehirsi6281
    @mohageellehirsi6281 8 ปีที่แล้ว +6

    esh calaa wadan jira baanu ahayn wakaa samatar iyo siyaaad ya Allah u naxariiso

  • @woowe2
    @woowe2 6 ปีที่แล้ว +5

    soomaali dhamaanteed ayaa xaar dhex jiiftaa.siyaad barre allaha unaxariisto janadii firdowsana allaha kawaraaniyo in sha allah waayo waan arag naa soomaali dar xumada ay mareyso maanta

  • @anasmaxamed7789
    @anasmaxamed7789 7 ปีที่แล้ว +5

    libaax ilaahay hakuu naxariisto ax ax ax ma tanaa maanta nahaysata geesi geesi dhalay

  • @rahmaraysharet8504
    @rahmaraysharet8504 4 ปีที่แล้ว +5

    aabe siyaad alha unaxaristo wan udarsany😍😭😭

  • @nimconalka4918
    @nimconalka4918 8 ปีที่แล้ว +64

    can't stop crying miss u baba siyad

    • @wagardhac.arlibaxdarood8112
      @wagardhac.arlibaxdarood8112 8 ปีที่แล้ว +1

      Same here!!!

    • @sadiahussen362
      @sadiahussen362 7 ปีที่แล้ว +1

      Boqorada mareexaan allah u naxariista amiiin amiiin amiiin

    • @sadiahussen362
      @sadiahussen362 7 ปีที่แล้ว +1

      Boqorada mareexaan abaaya janada. allah geeya. amiiin amiiin

    • @abdifataxshaka8779
      @abdifataxshaka8779 7 ปีที่แล้ว +1

      Boqorada mareexaan wa runta wallahi zaid

    • @iamisaaqwetookdaaroodlandb3128
      @iamisaaqwetookdaaroodlandb3128 7 ปีที่แล้ว +2

      Boqorada mareexaan hhhhhh its only the mareexaan who love Dictator Siad barre.
      Thank General Mohamed Farah Aidiid who kicked him out of Muqdhisho

  • @faaruqali9179
    @faaruqali9179 7 ปีที่แล้ว +4

    Allow Janatul Firdoos kaa waraabi Aabe Siyadow wallee Somali kaam danbeen adi gadashaa Dhurwayaa nacunaayo Allow silacan nagasaar Yaa Rabi oo wanagenii nosoo celi

  • @abdirahmanhassan6851
    @abdirahmanhassan6851 7 ปีที่แล้ว +4

    masha allh alloow unaxariso halyeey

  • @abdiwaduuddhaanto1171
    @abdiwaduuddhaanto1171 6 ปีที่แล้ว +8

    omg 😭😭😭 aabeheen allaha u naxariisto

  • @siyaaddaahir7033
    @siyaaddaahir7033 6 ปีที่แล้ว +4

    Aabe Siyaad Allah kuu naxariisto

  • @j.m0handaj.m0handa89
    @j.m0handaj.m0handa89 2 ปีที่แล้ว +2

    isha Allah Dib baan usoo Labaneynaaa🇸🇴☪️

  • @WarsamecismanCabdi
    @WarsamecismanCabdi 3 หลายเดือนก่อน

    Alahayow naxariisti janotul fardowsa ka waraabi madame xxuseen maxamed biikalo aamiin

  • @abdulqadersharifalawi5558
    @abdulqadersharifalawi5558 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha unaxriisto jaale maxamed siyaad barre
    Geesigii wadanigii dhabta soomaaliyeed
    Bacdigiis dad iyo dalba way lumeen
    Waxaa haday jaajuus iyo shisheeye ushaqeeye dal gate xaa cunaa

  • @hanaanahmed1731
    @hanaanahmed1731 8 ปีที่แล้ว +6

    Aabe siyaad bare ilaahay ha uu naxariisto

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 2 ปีที่แล้ว

      We need Him more than Ever! Aabe siyaad bare,💗 He was the Heart and Brain of Somalia!😭

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 2 ปีที่แล้ว

      everyone who Hate "Aabe siyaad bare" is the enemy of Somalia!!

  • @mohamedjama6333
    @mohamedjama6333 8 ปีที่แล้ว +4

    insha allah mareexan way soo laaban diinan way qabsan doonan xukun soomalinidana waa lasara qaaadi calankayga ciilka wuu kabixi doonaa

  • @jaalesiyaadukliverpool4287
    @jaalesiyaadukliverpool4287 ปีที่แล้ว +1

    Allayaraxma Aaabe siyaad Barre

  • @abdihakiimabuukar5229
    @abdihakiimabuukar5229 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahayow unaxriis Jaalle Maxamed Siyaad Barre

  • @ibrahimmohamed6851
    @ibrahimmohamed6851 ปีที่แล้ว +3

    One day we will get stability insha Allah

    • @tenge529
      @tenge529 6 หลายเดือนก่อน +1

      God willing

  • @ahmedabdiismail6900
    @ahmedabdiismail6900 2 ปีที่แล้ว

    The pride of the once the most strongest nations in the HOA - ILAAHAY WUU NOO SOO CELIN KARAA KARAAMADII IYO SHARAFTII AAN ADUUNKA KU LAHAYN

  • @raxmunigabarqaran1927
    @raxmunigabarqaran1927 7 ปีที่แล้ว +17

    allow ku naxaristo abe siyaad wa lagu taway😢

  • @aydaruscaleydh7720
    @aydaruscaleydh7720 7 ปีที่แล้ว +8

    siyaad bare wuxuu ahaa wadani, ilaheey ha u naxariisto.

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 6 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ha u naxariisto Aabe siyaad

  • @shaficomar5370
    @shaficomar5370 9 ปีที่แล้ว +19

    waa xasuus mudan qadarin

  • @africanhorn4717
    @africanhorn4717 8 ปีที่แล้ว +15

    Somaliland is Somali and it wont get recognition

    • @albatrose9865
      @albatrose9865 7 ปีที่แล้ว +3

      Amin Naim who cares,aa long as we have peace and our children are safe,we forgive all happened but we wont forget,we are happy as it is.

    • @sportsstation2196
      @sportsstation2196 6 ปีที่แล้ว

      I’m so proud of seeing this country went to drain mtf. Long life to all somalilanders.

    • @YuusufShuaib77
      @YuusufShuaib77 4 ปีที่แล้ว +1

      African Horn I agree with You pro🙏

  • @sadiahussen362
    @sadiahussen362 7 ปีที่แล้ว +1

    this. topic about only meriixaan. I never forget geesigii. somalia I'm not was born that time but allh.u naxariisa. aabe. siyaad. bare

  • @ibahimabdiasis2952
    @ibahimabdiasis2952 8 ปีที่แล้ว +4

    maasha alaah alow noso celi awodaas

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah heerficnaydaa waagas

  • @---bk4lg
    @---bk4lg 6 ปีที่แล้ว +6

    Aabo Siyaad 🔱🔱

  • @maxamedisaaq3120
    @maxamedisaaq3120 ปีที่แล้ว

    Allaha kuu naxaristo jaale siyaad bare

  • @jamilohussein6591
    @jamilohussein6591 8 ปีที่แล้ว +1

    mahad siyad bar I alaha unaxariisda janadii fartoowso ilaheey ha keey

  • @faadumoshiikhfarah6004
    @faadumoshiikhfarah6004 8 ปีที่แล้ว +3

    sayid cabdile xasan siyad bare iga dhashay
    mana ciid ubahan allow idin naxariiso labo libaax

  • @daalnuurshe4046
    @daalnuurshe4046 8 ปีที่แล้ว +3

    Federal Republic Somalia (future)

  • @rashid6587
    @rashid6587 3 ปีที่แล้ว +3

    Maanta tariikdu waa 21/2/11 -- kenya oo tiri jubbaland iyo badda Somalia aa lenahay. AUN Jallé Siyaad.

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 2 ปีที่แล้ว +1

      Aabe Siyaad Barre waa Libaax dhab ah!! Aun!!!😓💗

  • @NasroaxmedNasroaxmed-hq5ii
    @NasroaxmedNasroaxmed-hq5ii 10 หลายเดือนก่อน +1

    SOOMAALI❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤1960

  • @mohamedali-ww9wq
    @mohamedali-ww9wq 6 ปีที่แล้ว +4

    Still crying missed u baba.

  • @hawaabdi7635
    @hawaabdi7635 8 ปีที่แล้ว

    viva Somalia Jabuuti Somali galbeed gaarisa dad soomalinimo ka muuqaro noolada gulaystaa Alana Waxaan kabaryey in aad nabad Ku noolataan aamiin

  • @abdirashiidibrahimmuse5771
    @abdirashiidibrahimmuse5771 6 ปีที่แล้ว +4

    halkii uu ina gaadhsiiyay iyo meelkasii sareysaba weynu gaadhaynaa hadaynu midowno oo gacmaha is qabsano
    salaan gobeed from Hargaysa

  • @ahmedabdiismail6900
    @ahmedabdiismail6900 2 ปีที่แล้ว

    Cabdi askari mahadsanid walaalkay waxa tahay muwaadin xalaal Ah

  • @libanjama4217
    @libanjama4217 2 ปีที่แล้ว

    Let's support FARMAAJO TO MAKE SOMALIA GREAT AGAIN

  • @drabdihakienhussien2994
    @drabdihakienhussien2994 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha ku naxariisto madaxweyne jalle siyad bare janatul fardawsana ilahay ha kugu bishaareeyo
    Madaxweynaheena farmaajo ilahay shaqada ha u dhib yareeyo
    Somalia United one day Insha allah

  • @maxamadsaciid5961
    @maxamadsaciid5961 4 ปีที่แล้ว

    Aabe siyaad ilaahay hakuunaxriisto...Somali maanta xabashi iyk Kenyan baa gumaysanaya..bisadihii aad garanaysay....oohinta igasicata ma istaagayso.....dadkagiiyaw wazmaqla

  • @nimanjaarso6086
    @nimanjaarso6086 8 ปีที่แล้ว

    Ax wataa dowladi allow soo celi dowlad ka dhaxaysa soomaali wayn guuuuuul insha allah

  • @Mustafa22171
    @Mustafa22171 3 ปีที่แล้ว +1

    Allow dowlad ayan ka barinaya sharaf iyo cizi leh,

  • @ahmedjamac8421
    @ahmedjamac8421 2 ปีที่แล้ว

    The best president mohamed siyad bare ilahay janadii haku geyo

  • @duraan126aliyare4
    @duraan126aliyare4 8 ปีที่แล้ว +9

    October waa xasuus aan LA iloobi Karin

    • @harrisj338
      @harrisj338 8 ปีที่แล้ว +1

      talabadii AAA qaadeen dawenaha aad daryeesheen allow dowladii hore inoo so celi

  • @nimconalka4918
    @nimconalka4918 8 ปีที่แล้ว +19

    my ayes became a river.

  • @obahqunjo5879
    @obahqunjo5879 7 ปีที่แล้ว +3

    masha allah.aabe.siyad haduu dalkeeyga.saan.soo marry insha allah.geesigena.labad.waan hesanah.😭😭😓illah.hakuu.naxriisto dalkeeyga.oo.nawd.aan.aragno.mar.lawaad.😢😢

  • @laylamohamed7732
    @laylamohamed7732 9 ปีที่แล้ว +3

    waaaaaaaaw Somalia nolaw waliga